Dhaqan keena Suuban dhaqan lamida dunida kama jiro, waxaan lee nahay dhaqan ku dhisan is qadarin iyo Is gacan qabad , inagoon is liidin madaxyadu sare yihiin baan wada nool nahay, Laakiin reer magaalku wuxuu soo kordhiyay Caado xun taas oo dhaqankeena ka dhigeysa mid laga faano bal eego daawo dhaqan noocaan ah miyuu lee yahay midh la tuura !!!!? Jawaabta adinkaan idin daayay
Wah wah. Waayo waayo guur waa guurkii hore iyo dhaqankii soamlida Mashalaah. Xasuus
Shukran wllo
Dhaqan wanaag iyo suaal walba in maskax laysu waydiiyo iyo jawaab garaadka lgu qiimeeyo
gabari waa gabdhihii hore way naga nasiib bad nayeen
Masha Allah Allah maxan uxisay dhaqankan iyo kashekeynteeda
WAA DHAQANKII WANAAGSANAA EE SOOMALIDA
2 yrs age ayan halkan sobooqday waana markii iigu horaysay fadlan like iisar 💓
Soo dhawoow walaal
Caweyska Dalmar
Mahadsanidin
waan soodhaweynayaa dhaqankeena wanagsam
masha allh waa xeer aad u fiican
Daanta damaad magaceeda isheega wll qofkeeyaqaan
Waa tan ruclips.net/video/3Tp2lKc7YFE/видео.html
Masha alh meshan maantabaighhorysa madaan mshA ahwankely Whi dhqanmiiwaxdhamalawaa hablaha iilaaliya shampoos xjshaadkiiwakatageen Lkn xisoodwakan
Sheekooyinka guurka soomaliyeed
Walaley wan kusalamy ano joga hargaysa qabkad uudubtay wan ladhacay wan naga macanaysay eee sumaha meeshu fiiq wiixi ka danbeya
waxaas ayaa dhaqan layiraahdaa
Wow
hadiii aaan mayi tagi lahaaa meel baan isku keeeni lahaaa hablaha. oo idil.
Waxa ayaa dhaqan ah
kkkkkk Ninkaan waa Afmaal Gabadhii maalin kaliya meel ku ogaaday!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Waar yaadhaheen haasawahaa
Qasabka ahaa ayaa fiicnaa imika hadaad
Xageedaba eegto waa hooy
Waa aduunyo dhimatay
Abdikani Ibrahim aad iyo aad brother
Caadi maahan ar waxaanaa dhaqan la yiraa
Runtii waa dhaqankii saxdaahaa
Caawa galinka hore
GARBO SIMAN KUTUMA
DHAANTADA MAXAAN UXIISAY
WAA MIDII ASALKA AHAYD
MAXAAN NOGOB DHAANTO KUTUMAY WALIBA AGA GAARKA GARASLAY
Caqli xigasho wixii hore fahamka xaalkasta po yimaada ayaaa gundhig U ahaaa guurkeenii hore EEE somaluliyeed, gabarna Maraaci Jirir nin aaniyada gayn sikastaba maal qurux Iyo laandheernimo wixii taboo hasheegtee, caqliga Iyo xeeladahiisa xalineed hawlaha aduunyo.
Dhaqan keena Suuban dhaqan lamida dunida kama jiro, waxaan lee nahay dhaqan ku dhisan is qadarin iyo Is gacan qabad , inagoon is liidin madaxyadu sare yihiin baan wada nool nahay, Laakiin reer magaalku wuxuu soo kordhiyay Caado xun taas oo dhaqankeena ka dhigeysa mid laga faano bal eego daawo dhaqan noocaan ah miyuu lee yahay midh la tuura !!!!?
Jawaabta adinkaan idin daayay
Walee kuwa hadda joogo ee ninkiba uu ka gaabsanaayo ma ahan ha ween wa kuwii hore
Xaqiiqada ayaad ka hadashay
sida wan u la shekaystay barigii aan yaraa
dhib badan buu kamaray shukaansigeeda
mashaalh runti wamacan
waaaw masha alaah
Sidu u eegyo ayan marakaliy ma siinyso indhaha waa wixi dumar lagu ogaa
Oo saan u eegyay say isku dhamaatyb koram durab laso dony kor tay isa baraten iyo goratey is iyo gorti lasodony iyo gorti LA aroosyb isku dhawa
War gabadha waa laysa siiyaye mayadaa lameheriyayba see wax ujiraan
Halmaalin maa la isku jeclaadaa dhaqanka soomaliga waxaa kahaboon in lagu saleeye kan islam
wlhy tan waa ku dhibtooday naf iyo maalba wuu ku dhameeyey
ani kuma rabee abahay utag ku teh kkkkk
mashaa alah wan ladacay walahi kamadalo firsiga daqankena masha alah xasus ayay iku yeladay xalfadan anigabo wan somaray san camal kkkk
@@zahrujasiyad2990 masha Allah 100 halaad o geel Malaga bixiye
WakA
Waa shukaansi khasab ah aniga marka ugu horeysa ee ay is adkeyso baan katagi leh
Shukaansi nuucaan ah illaahbaa nooga raayay hadda waa la isku wadda baahan yahay
Alishire Mahamed kkk
🤣🤣🤣
Runtii waa dhaqankii horee somaalideena
Hhhhhhaaa waa sax
Hhhhh labadan quf sideebay isko faha mayan wayabe
sidani waa jikaare ma shukaansi baa hhhhhh wa isku adkayne
sjdnmdnkdnenhebebbejpdbebbsbnelsbsbnendkpdnpfhfkffjrntkrpbrktntlfltnrltbtpfjflkr
gr8 jhfk gyidfttdgtfgvbjiklkmnkijuyvnxukfcyuckgkkcjnndhdhdjbdn