Wuxuu ka hadlayaa dhulkii hore ee howd and reserve area ee wadagaan majeerteen dhulbahante iyo isaaq dhulkaas la isku dhahaa dhulkii howdka ee dhuulkii ogadenia gaarka ka ahaa ee lagu darey markii danbe
Somland laascaano waxay oran jireen huwan iyo argagixiso ayaa xuduudi ku soo xad gudbay iyagoo xasuuq ka getstay kuna laayay dad shacab ah maanta waxan aragnaa iyagoo u doodayaya kuwa ku heebta ah ee itobiya ku nool oo leh shacab ayaa la xasuuqay una fidiyeen gurnad iyo hiil isaaq Marka iyagu xuduudaha waa isaga gudbayaan dadkoodana waa difaacayaan dhulbahante hadii harti u soo hiiliyay waxay ku oranayaan cadow ayaa inagu soo duulay bal caqligii fiican ha isku keen qabadsiiyo
Waxaanu dawlada faderalka da dalbanaynaa inay ciidamo u gaara deegaanada hawd and reserve aria ay noogu tababarto oo dhalinayaradana iyo shacabkana shaqo abuura loogu sameeyo lana soo gaadhsiiyo mashaariicada deegaanak waayo wuxuu mustafe cagjar kala dagaalamay waxqabadka deegaanada iyo shacabkaba tiiyoo uu waxqabad kasta oo loo baahnaa inay deegaanadu u sinaadaan uu ka ilaalinayay deegaanadan hawd and reserve aria isagoo wax walba deegaanadiisa ugu leexinayay hadii ay tahay wax qabad iyo tababarada ciidamada iyo shaqaalaha kaleba waana waxyaalaha ay deegaanadu ay u doonayaan u maamul gaara iyo gobol gaara ay ua dalbanayaan dawlada faderalka ethiopia markaa waa inay hawlahaasi oodhan ay si hoose noola eegto oo uu waxnoogu qabato raysalwasaare abey axmed ali iyo dhamaan madaxda sare ee dawladuba!!?
Masha allah guul gull Somaligalbed Luyu bolic from Shinile ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Beenale iskumidbanu nahay af qadhmuunle reer sheekh isahaaq iskumid gaalo
Guul iyo go animo
Maashalah guul isaaqa iyo cadowga somaliland oo jabay guul ishalah
Doollo xagay kadagaan wariye dalka soo baro.
Wuxuu ka hadlayaa dhulkii hore ee howd and reserve area ee wadagaan majeerteen dhulbahante iyo isaaq dhulkaas la isku dhahaa dhulkii howdka ee dhuulkii ogadenia gaarka ka ahaa ee lagu darey markii danbe
Benale isaq wa u dh
anyahauy
Sxb garxajis wa ku dhintay awalna wa ku dhintay Arabna wa ku dhintay
Ilaahay kunac kadaab ehelunara baatahay 😂😂Allah yanacalak
Idoor haa laarafo xaarshin qaaxoti ayay ku yimaden idoor laand haa lagu ceesho
Hoo.tiimirta
CAGDHEER KALAALAABO RESERVE AREA
Idoor xarshin ayagoo qaxooti ayey soo galeen abaartii dabadheer 1974 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
WAA MAXAY SL??? FADLAN DHEH MAAMULKA SL...!!!
Deegaan bad leh waa in ogadeen ka helaan isaaq
Kkkk kkk Ree Xaaji Isaxaaq aad ayaad usheehtaa magacooda sheeg.
Dadki iska laha deganka lagu dagalamay maleshiyad haku shegin inan gumed yohow
one love somali
Somland laascaano waxay oran jireen huwan iyo argagixiso ayaa xuduudi ku soo xad gudbay iyagoo xasuuq ka getstay kuna laayay dad shacab ah maanta waxan aragnaa iyagoo u doodayaya kuwa ku heebta ah ee itobiya ku nool oo leh shacab ayaa la xasuuqay una fidiyeen gurnad iyo hiil isaaq
Marka iyagu xuduudaha waa isaga gudbayaan dadkoodana waa difaacayaan dhulbahante hadii harti u soo hiiliyay waxay ku oranayaan cadow ayaa inagu soo duulay bal caqligii fiican ha isku keen qabadsiiyo
COLDOON WAA ARGAGIXISO WEYN EE HALA SOO QABTO CADOWGA XUN...!!!
War ma haysid itobiyan iyo somaliland Aya la wareegay amaanka.liyuugi waa laga mamnuucay degaanka.direyskiibaa laga dhigey liyuugii
Waxaanu dawlada faderalka da dalbanaynaa inay ciidamo u gaara deegaanada hawd and reserve aria ay noogu tababarto oo dhalinayaradana iyo shacabkana shaqo abuura loogu sameeyo lana soo gaadhsiiyo mashaariicada deegaanak waayo wuxuu mustafe cagjar kala dagaalamay waxqabadka deegaanada iyo shacabkaba tiiyoo uu waxqabad kasta oo loo baahnaa inay deegaanadu u sinaadaan uu ka ilaalinayay deegaanadan hawd and reserve aria isagoo wax walba deegaanadiisa ugu leexinayay hadii ay tahay wax qabad iyo tababarada ciidamada iyo shaqaalaha kaleba waana waxyaalaha ay deegaanadu ay u doonayaan u maamul gaara iyo gobol gaara ay ua dalbanayaan dawlada faderalka ethiopia markaa waa inay hawlahaasi oodhan ay si hoose noola eegto oo uu waxnoogu qabato raysalwasaare abey axmed ali iyo dhamaan madaxda sare ee dawladuba!!?
😮😮 woow 😂😂 washeeko cajiiba wahwaah ani wayaabanahay 3degmo maamul cajiiba afka faysal kuhelay war hanbalyo inileyay
War Ogaadeen weeye waxaagu ogaadeen 15% ayuu ka yahay degaanka Soomaalida
Hhhhhh 15% siduu idiin maamuli jiray reer afkanoolow tabartiinaa comment kaliya noqotay😂😂😂 Faleenbadii viruska 30ka sano idinku socday haa natiijadiisa bilow ah malaha 😂😂😂
jileeca mustafe weeye waxaasi cabdi ilay walaahay baanay hadli jirin nacaskan mustafe ladhahoniska qabta ogaadeenoow
Hadii Arab la xasuuqay sidaabaanu uga hadhi karnaa sow dad isaaqa lama laynin rag
Dooqon.dooqon.dhaalay.waanu.laadhiimanyna.waalaakayo.aarab
Ogadeen wuxuu u baahanyahay deked ku yaala s.laan.
Hadii kale dds ka guuraan
Cadawga ka is yeelyeela ayaa ugu daran waxaa ku dhaama kuwa beentooda la badheedha ee Jaamac galad kamidyahay hhhh
haduu goayaan maxay la goi oo dhula oo ay leeyihin isaaq
Barbara ogadeen xaq ayay ku leeyihiin
Hadii kale waa in barbara dds dagaal ku qaado
Somalilnd qabyalad iyo qabiilka nàcsiiyey somaliya ayay rabtaa iney degaanka kabilawdey qabyalad iyo isneceyb
❤❤❤❤❤❤❤
Adigu ma tihid wariye ma tihid
Lkn waxd tahay ni n qabiiliya
Nafta kuhaysa
CAGJAR WAA INUU HARTI SIIYAA DEGMOOYIN IYO GOBOLADII AY U DIIDANAAYEEN.. !!!
Liyu igu soo dagdag maaha
Somaliland fayraska qabyalada iyo falalka argagixiso ee ay kawado deeds way kashaleyn doontaa
Kkkkk...ma manta ayaad hadal coldon no so qaatay....warkaasi wa argagixiso..