Khadijo Hiiran & Shimaali Axmed Shimaali l Ha Burburin Wacadko

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 95

  • @Daljir143
    @Daljir143 2 года назад +13

    Khadiija Hiiraan qurux badnaa waa naag Cali Madaxweyne ah oo Buulabarde ku dhalay💕

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 2 года назад +1

      Waxan ku dawaday National theater hargeysa wayo wayo

    • @maxamedcaagane
      @maxamedcaagane 2 года назад +2

      Markaas waaba qaraabadee saddex Cali yey ka tahay?

    • @Daljir143
      @Daljir143 2 года назад +1

      @@maxamedcaagane Daarood.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Месяц назад

      Buulabarde waa magaalada soo saartay dadka ugu caansan soomaalida,

  • @ZuzanAdamz
    @ZuzanAdamz 4 месяца назад +2

    Masha allah
    Shimali iyo Asxabta Createrka Salamaynaaa❤❤

  • @Cabdirisaaq-p7s
    @Cabdirisaaq-p7s 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤ best of songs wa hesta si gud uga turjumaysa somalida calanka dhowranaysa guuuuuuuùuuuuuuuuuuuuuuuul soooooooomaaaaalia guuuuuul

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 4 года назад +3

    Labadaba aaaad baanu isugu eegnahay sax waan ku faanayaa indhahaa yaryar iyo sancadaa shimaaliba.

  • @mustafehassan7228
    @mustafehassan7228 9 месяцев назад +2

    Very Very professional camera man and golden voice so sweet and beautiful

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  9 месяцев назад +1

      Recorded late 1989 by Somali National TV. Mogadishu

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 6 лет назад +15

    Shimaali axmed shimaali my favorite Singer

  • @zamiirdaacad...3474
    @zamiirdaacad...3474 3 года назад +12

    Runtii heestani waa mid kamida heeshihii uugu laxanka iyo midhaha macaanaa ❤ somalida 2021

    • @aminibrahim8360
      @aminibrahim8360 2 года назад +1

      Abwaan sarkaal ciidanka aha oo reer hargeysa ba sameeyay Fanax walaal

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 месяца назад

      ​@@aminibrahim8360cabdalla yuusuf hanuuniye ayaa lahaa erayada, laxankaba, waxayna ka mid aheyd 3 heesood oo uu hanuuniye ku daray riwaayad uu lahaa jaamac saleebaan.

  • @amelali5868
    @amelali5868 Год назад +5

    Mashallh shimali timahiisa buluko ayaay lamooda qurux

    • @xayaatxilwa8256
      @xayaatxilwa8256 4 месяца назад

      Waa ninka kaliyee ay bidaarta ilowday 😂

  • @abdirahmansalah3461
    @abdirahmansalah3461 2 года назад +2

    aaaaaw old is gold beautiful my people Somalia ilaahay khayr haydiin siiyo dhamaan tiinba

  • @usuboyussuf
    @usuboyussuf 9 месяцев назад +2

    Old is gold my country be blessed

  • @mohmudjama121
    @mohmudjama121 2 года назад +11

    Ereyada jamac saleban
    Laxankana Hanuuniye
    Waxayku jirtay riwaayadii isaseega jacaylka oo aya wada laha yeen jamac iyo Hanuuniye
    Original ka heest waxa laha Hanuuniye iyo faadumo duur waxanay sobaxday 1975 yadi

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 года назад +3

      Mahadsanid, waxaan ka duubay mar aan fasax ku Muqdisho August 1990 TVGA Qaranka, intaan burburku dhicin, cajalkii VHS ahaa baan ilaa hayaa, waxay ku jirtay barnaamij Khamiista ama Jimcaha la odhan jirey Dookhina iyo Todobaadka, mahadsanid macluumadka taarikhda heesta

    • @mohmudjama121
      @mohmudjama121 2 года назад

      @@caweyskadalmar . Adaa mudan wlo waadku. Mahad santahy kayd ka Aad ila ilaxiliga duubty Aad noo haysay

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 месяца назад

      ​@@mohmudjama121macaa heesta erayadeeda waxaa lahaa hanuuniye, waana mid ka mid ah sadex heesood oo uu riwaayadda ku lahaaa.

  • @mohameddalmarabdi6967
    @mohameddalmarabdi6967 Год назад +2

    Shimalii ahmed shimaali khadijo hiraan alla yaraxmaa...?

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Год назад +2

      way nool yihiin sxb inkastoo naxariista loo wada baahan yahay

    • @ZuzanAdamz
      @ZuzanAdamz 4 месяца назад

      Aamiin
      shimali ayaa ku salamaya❤❤❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 года назад +4

    Ha Bur burinin wacadkoo🎧❤️

  • @saylicisaylicimahamed7863
    @saylicisaylicimahamed7863 2 года назад +1

    Maashaaallaa
    A
    H

  • @jejeyj9980
    @jejeyj9980 4 года назад +3

    Qadijo hiran iyo shimali wa hees Ada uu macan

  • @mustafadiriye6870
    @mustafadiriye6870 4 года назад +7

    1.46 Marka uu leeyahay page hore ha but burin wacadkoo xitaa music ayaa lagu caburaya bur burka bal dhawaaqa dhegayso. Waxaasi ayaa musician iyo fanaan la yidhaa somali farxad quwad way Soo martey

  • @fatimaelmi5360
    @fatimaelmi5360 Месяц назад

    Wow🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴 Soomaaliya hanoolato soomaaliya hays raacdo.

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 Год назад +2

    Hada xaguu kudambeyay shimali ❤

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Год назад

      Muqdisho buu ku haysraa dukaan dawaarle ama harqaanle

    • @adancubeyd6764
      @adancubeyd6764 Год назад

      xamar ayuu kunool yahay waadawaarle ama harqaanle sida aad utaqaan

    • @AbdifitaaxMaxamad-j1l
      @AbdifitaaxMaxamad-j1l 9 месяцев назад

      Mukhdisho Ayuu joogaa taliye

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 4 месяца назад

    Ereyadii abwaan sooraan aun

  • @Poqorfahad
    @Poqorfahad 3 месяца назад

    Bidixdiyo waxaan nahay midigtoo isku baahane❤

  • @mariamufs2023
    @mariamufs2023 5 лет назад +21

    Golden ages of my country 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️

    • @babasubraa6067
      @babasubraa6067 5 лет назад +2

      I feel to cry when I heard that my homeland was once peaceful place and interesting in All countries in the world....may Allah bring us peace again

    • @ZuzanAdamz
      @ZuzanAdamz 4 месяца назад

      Maryan shinmali ku salamaya
      ❤❤❤

  • @hamunhassan8929
    @hamunhassan8929 Год назад +1

    Nimca haybe walashet mya

  • @mounaelmi6865
    @mounaelmi6865 2 года назад +1

    🇩🇯ayey ku qaaden heestan

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 года назад

      Maya waa Muqdishu, ana duubay August 1990 kana duubay TVGA Qaranka Soomaliyeed. Cajacaldii VHS ahayd ku duubayna waan hayaa, heesta dib baan u soo galiyey kuna Dalmar, laakin waxaan soo galiyey iayada 10 heesood oo kale November 2006.

    • @mounaelmi6865
      @mounaelmi6865 2 года назад

      @@caweyskadalmar ok

  • @Entertainhub1974
    @Entertainhub1974 7 лет назад +3

    qaraami ish calaa hees

  • @cabdulqadirmahamedn7197
    @cabdulqadirmahamedn7197 3 года назад

    Mansha Allah Kooxdii Iftiin

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Год назад +1

    Inaba caadi eedadey qadijo iyo shimaali

  • @Umel.kheyr1
    @Umel.kheyr1 Год назад +4

    She looks like Nimco Yassin 🤔💘💘💘💘

  • @CabdiJamac-vp1jt
    @CabdiJamac-vp1jt 4 месяца назад

    Shimaali

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 5 лет назад +3

    Xasuus qaali ah

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Год назад +1

    Cajiib. 2023

  • @libangooye5169
    @libangooye5169 4 года назад +3

    Stay tuned from garowe

  • @Cartan7
    @Cartan7 7 лет назад +2

    hal-abuur u dhashay waqooyi somali alifay erayada riwayaddii isa seeg 1980

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 5 лет назад +2

      cartan 21 fanin cod macaan oo koofur u dhashay na wey ku luuqeeyeen 🇸🇴❤️

    • @rukiaabdulle420
      @rukiaabdulle420 3 года назад

      Beentaa Sangub baa alifay

  • @xasankoobln1724
    @xasankoobln1724 3 года назад +1

    Xasan koobin

  • @AbdirahmanAliQorey
    @AbdirahmanAliQorey Месяц назад

    ERAYADA JAAMAC SALEE BAN LAXANKA CABDALA YUUSYF HANUUNIYI MUUSIGA KOXDII IFTN WASAARADA WAXBARASHADA IYO BAR BAARINTA CODADKA KHADIIJA HIÌRAAN IYO SHIMAALI AXMAD SHIMAALI WAXAY KAMID AHAYD HEESA KU JIRAY REWAYADII ISA SEEG I975 HORE HEESTA WAXAA UQAADAY HANUUNIYE IYO FAADUMO DUUR

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 месяцев назад

    gabadha gabadha qatraaaayEEycaday yariisEEy

  • @leilajelani5984
    @leilajelani5984 2 года назад

    Beri samaadkii.

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah 2 года назад +1

    💪💪💪

  • @mohamedmohamuud8803
    @mohamedmohamuud8803 4 года назад +2

    M.a shimali malikistaba arka

  • @ohbohooo4650
    @ohbohooo4650 4 года назад +2

    3/2/2020

  • @cabdikariimsonkaay1544
    @cabdikariimsonkaay1544 2 года назад

    Walee waa waqti hore dadna waa dadkii hore no more make up

  • @nasruden1420
    @nasruden1420 3 года назад

    Heeskaan originalkeega ma kanbaa? Oo hortii cidina ma ay qaadin?. Thnks.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 года назад

      Ma ogi laakin video waxaan ka duubay dhamaadkii 1990 tvga Soomaliyeed Qaranka Muqdisho, adiga muddan

    • @nasruden1420
      @nasruden1420 3 года назад +1

      @@caweyskadalmar ku mahadsanid ogaal warankaaga walaal qaali.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 года назад

      @@nasruden1420 Adiga muddan

    • @alimahamudhassan650
      @alimahamudhassan650 3 года назад

      @@caweyskadalmar adiga Maa dubay fidiyowga mise waxaa dubay shaqlaha tifiga mise waad ka mid eheed shaqalah tvga

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 года назад

      @@alimahamudhassan650 maya ma duubin shaqalaha tvga baa duubay. Waxaan cajalad vhs baan ku duubay kana duubay barnaamij wiigi mar la keeni jirey la odhan dookhina iyo todobaadka dhowr heesood baan ka duubay. Tan Ka mid tahay ruclips.net/video/9-CD6hI5Ujs/видео.html fiiri inta heestu bilaabmin

  • @xasankoobln1724
    @xasankoobln1724 3 года назад +1

    Xasankoobin,🤔

  • @FoosiyoAadan-m8l
    @FoosiyoAadan-m8l 3 месяца назад

    2024😂😂

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 месяцев назад

    LEE tttt cantrobaqash yaawaaye, yartaanaa tanaaa waa laguu yaqaanE qiimobadan murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad qaasatan facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan iyoiyo fariidad

  • @ClrisaqMaxamed-c1q
    @ClrisaqMaxamed-c1q 27 дней назад

    😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @cabdinuurkhadar7424
    @cabdinuurkhadar7424 Год назад

    khadijja axmed xgee ku dambeysy

  • @libangooye5169
    @libangooye5169 4 года назад +2

    Respect u have to get it from people?

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 года назад

    Heestaan asalkeeda waxaa qaaday cabdalla yuusuf hanuuniye & faadumo duur.
    Erayadii & laxankii C.Y.Hanuuniye😢

    • @MinatoNamikaze-bn9so
      @MinatoNamikaze-bn9so 2 года назад

      Hhh origanal shimaali iyo nimco yaasiin waaye adeer

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 года назад

      ​@@MinatoNamikaze-bn9so you tube ka raadi iyadoo hanuuniye & faadumo duur qaadayaan oo asalkii ah.
      Shimaali iyo nimco riwaayadda ayey ku jileen, laxanka & erayadana hanuuniye ayaa leh.

    • @MinatoNamikaze-bn9so
      @MinatoNamikaze-bn9so 2 года назад

      @@sayidka6911 hhh faadumo duur iyo hanuuniye dubai markeey joogeen waaye 1997 shalay eheed

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 года назад

      @@MinatoNamikaze-bn9so tii Dubai ay ku qaadeen, iyo tii asalka aheydba you tube bay ku jiraan.

    • @abucabaas277
      @abucabaas277 Год назад

      Asalku waa hanuuniye iyo faadumo duur

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 месяцев назад

    As, Familyyyyyy yaawaayE,sahrascadayyareey yartaanaa tanaaa ooridumaroo cadayyareey qiimobadan murwodumaroo Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey qaasatan facyaashay qayryaashay waanba dhaafaaba gabadha dhamaystiran

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 года назад

    🤏Dhigaalku waa kula socoda intaay haawshasi socoto 20+20 ugee maxa sobaxay👌🤭🤭🤑🤣