Ugaska Habar jeclo o Muse ka naxiyay & falanqayn Halyayga bil difac kaga jiray Goojacade kadib jabki

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • ★ ★ Channel-ka Wardheer Media ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕 💕

Комментарии • 67

  • @user-ld3gg9nd6y
    @user-ld3gg9nd6y 11 месяцев назад +5

    SSC GUUUUL GUUUUL INASHA ALLAH ❤❤❤❤❤

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 11 месяцев назад +7

    ASC.GUULEEDOOW ADEER ALIF AYAA MALAHA HORE LAGUU SIIYEY ANIGUNA XIDDIG AYAAN KU SIIYEY GUULEED XIDDIGLE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅

  • @Ali34388
    @Ali34388 11 месяцев назад +4

    Maasha alaah waaruntaa walaal waatusaalewanaagsan🤣🤣🤣👍

  • @mahamudh9589
    @mahamudh9589 11 месяцев назад +6

    Wan idin salamay tol jira oo joga

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy 11 месяцев назад +5

    GUUL MAAMULKA CUSUB EE SSC KHAATUMO OF ALLAAHU 🤲

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 11 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤ maashaa allaah waa runtii waa nin wax garada muuse umda wada degan is dhashay buu isku dirayaa

  • @mohamud3921
    @mohamud3921 11 месяцев назад +4

    Asc ugaas guud oo soomaaliyeed ayaad istaahishaa Allah ha ku xifdiyo

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy 11 месяцев назад +4

    GUUL WAA IGA QOSOL SIISEY 😂😂😂😂👍

  • @yarka4574
    @yarka4574 11 месяцев назад +2

    Habar-Jeclo Bidoodka hala gumaado. Habar-Jeclo waa kuwa ugudaran, tuulada Burco halaga qaxo. 😎

  • @siciidcalimaxamed6384
    @siciidcalimaxamed6384 11 месяцев назад +5

    Ugaaska habar jeclo waxa uu ogyahay waxa xaqiida buu ogyahay

  • @samiracabdalla7514
    @samiracabdalla7514 11 месяцев назад +4

    Thank you, both

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 11 месяцев назад +3

    Ugaasku wuxuu ogyaha Xaqiiqada oo dee isagu ma lahay Dhulka qaar ay degan yihiin markaa wuxuu garanayaa inay Xaqiiqada tegi doonto hadii la joogi waayo

  • @user-ld3gg9nd6y
    @user-ld3gg9nd6y 11 месяцев назад +2

    Jamariyadii waa laqawiyey wlhi h😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yurubsamatar4433
    @yurubsamatar4433 11 месяцев назад +1

    Wuxi ku suganyahay muqdisho

  • @maxamuudgzboose8759
    @maxamuudgzboose8759 11 месяцев назад +2

    Asxaabu kaaf kkkkkkkkk

  • @Ayan-mf9yx
    @Ayan-mf9yx 11 месяцев назад +6

    Dadkaan masiibada ku dhacday ee guryahoodii uga soo cararayaan maxay tahay somali reer kastaa guryahoodii bay joogaan oo meeshii Allah ku abuuray bay ku faraxsanyihiina kuwaan maxaa deriskii inay kudul noolaadaan urabaan ar haku duceystaan Allah inuu waxooda tuso oo u macaaneeyo bisinka.

  • @TheGUDGUDE
    @TheGUDGUDE 11 месяцев назад +1

    Waxaad dhalateen 1991 ogaadeena waad ugu caqli fiican tihiin meeshu maaha TV maddex banan laakiin u bixiya DAAROOD TV

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 11 месяцев назад

    Ugaas ahmed shede waa ugaas habar jeclelo waxuu jogaa hadda muqdisho

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 11 месяцев назад +1

    Askarigu malah dee wuxuu isu ekaysiiyey Cali Harti oo Maydkuu cunayey 😂😂😂😂😂😂😂

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 11 месяцев назад +4

    Miyarki baa u so noqadey

  • @khadarawil5512
    @khadarawil5512 11 месяцев назад

    Guleedow anaa kuu sheegaye waad qarinwysaya wuxu jooga xamar

  • @choi662
    @choi662 11 месяцев назад

    Muqdisho ayu jogaa ugaska

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 11 месяцев назад +1

    Kani ugaas ma ah reer ma ahba slnd wxba cid ma metalo😂kkkk

  • @rageosman1726
    @rageosman1726 11 месяцев назад +1

    Kan wa ugaas FAZUU, wa ugaas ku sheegii oran jiray Ciidamada Qaranku wey wadayaan Duqeynta ila Garaadadu is dhiibaan

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 11 месяцев назад +2

    Kkkkkkk yaa mouse biix

  • @fahmoali4186
    @fahmoali4186 11 месяцев назад +1

    Kkkk isaaq uducayaa

  • @shiinexasan4191
    @shiinexasan4191 11 месяцев назад

    Wuxuu ahaa qorya ismaris Wuxuu cuni jirey meydadkoodii

  • @CabdiJaamac-zu6xw
    @CabdiJaamac-zu6xw 10 дней назад

    😊
    😊

  • @bloo3370
    @bloo3370 11 месяцев назад

    Ogadeen dhulkissaa

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 11 месяцев назад

    Waxuu jogijir laasconood for mangalore markii uu dhacay dagaalka ayuu ka caraway waxuu aaday muqdisho waa mucaarad mr shedo

  • @jeestoabdullahi8671
    @jeestoabdullahi8671 11 месяцев назад +1

    Wardheer midya waxaan inaga Soo salamena jiiida hoore ee og ankoo raagbadan ayaa cawaa dawaanena kuulii giin jamahiirata ayaa inii salamesa siikhasa jaamac gaalad nuuguu saalaama

  • @FaadumoAbdulahi-fm5dl
    @FaadumoAbdulahi-fm5dl 11 месяцев назад +2

    Reeeer iyagadhan wada marqaansan kkkk

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 11 месяцев назад +1

    ina alif qof illahay sharfay ooukarameyey ayadledahay waawasakh waxadtahay cawan andiinta waxka aqon oojahila huguriradis. Unbakahadlinya

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 11 месяцев назад

    Hhhhhhhhh reerbka hartida ayuu cunayay

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 11 месяцев назад

    Waa qalad 80% ee 100 kiiba 200 xamar ayuu hanjabi lahaa maxaa yeelay asigoo hargaysa jooga ayuu hanjabi jiray

  • @user-gm2sn1qy7l
    @user-gm2sn1qy7l 11 месяцев назад

    muuse maba noxo isaaq waxba haysku dirin faqasheey isaaq waa walaalo dhexda yadu kuma qaado idinba waad isku habar wacateen alloow cadawgayaga cadaw kaafiya kubeeg cagdheereey alle oromo idinku salid iyo kiiniyaati amiin

    • @YuuuYuu-bn5te
      @YuuuYuu-bn5te 11 месяцев назад

      25 August 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-gm2sn1qy7l
      @user-gm2sn1qy7l 11 месяцев назад

      sideedii bilood miaad ilawda aad goojacade arki kari wayday shinbiri malin bay dab qaaday oo uun alay gubtay

  • @halimomohamed290
    @halimomohamed290 11 месяцев назад +2

    Filed dhabadanaa😂😂😂😂

  • @TheGUDGUDE
    @TheGUDGUDE 11 месяцев назад

    Laankiin waxaa hiil iyo abaabul idiinka kililka shanaad iyo NFD oo laydinku adoonsaddo

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 11 месяцев назад +1

    😂😂😂

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 11 месяцев назад

    W.m.santihiin .

  • @faadumocali-yt9zp
    @faadumocali-yt9zp 11 месяцев назад

    NINKAAN WAA KII MAJEERTEEN YUNUUDA KU SHEEGAYEY. DHULBAHANTE DHULKA HALALA GOOYO OO HA QAXEEN LAHAA. WAAR IIDOOR LAMA DHEGAYSTO. MAANTAY IYO BERI MARBA MEESHII HAWADU USOCOTAY RAACAAN. DAN BAA U RUN SHEEGTAY.

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 11 месяцев назад +1

    Walaal waxa dhici kartay in qof maan gaab ahi hayey oo soo gudbiyey illeen waxa dhami waa qaraabo habaryartiis inay hoosta ku haysey baa lag yaabaa.

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o 11 месяцев назад

    Ugaasku Soow Tuu Oran Jirey
    Majeerteen Waa Yuhuud.
    Raali Gelin Maka Bixiyey Hadalkaas.
    Hadduusan Gefkaas Qaadan Hadda Hadalkiisa Kuma Qancayno Mana Rumeysanano, Waxaan U Arkeynaa In Uu Yahay Nin Hadalkiisa Wax Ku Duugan Yihiin.

  • @calidaclood5205
    @calidaclood5205 11 месяцев назад

    1= Bare-ILKACASE, &
    2= Guuleed-Alifle.
    Waan idin Salaamayaa.
    Waxaanse idiin sheegayaa Ninkan Ugaaska ah, ee Habar-jeclo, maxaad u amaanaysaan miyaydaan hore umaqlijirin waxyaalihii uu ku hadlijirey?. !!!!!!!

  • @filsanmo4987
    @filsanmo4987 11 месяцев назад

    Maanta laga biloobo SNM dowladooda foorarsatay wax loogu yeedhaya “Jamhuuriyada Beelaysan”

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 11 месяцев назад

    Hhhhh xamar buu u cararay markuu burco joogay waana caayeyay huwanta hala,lasyo buu lahas

  • @khadarawil5512
    @khadarawil5512 11 месяцев назад

    Waa beentaye maaha habar jeclo ugas guud ee dadka beenta ka daa

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 11 месяцев назад

    EYDAN MAXAY U AABSANWEYDAY ETHIOPIANKII LAHA
    TAKALE UGADEN IYO DAAROODBA WEYBEENE TUMA GEBLADA CIYAARTA

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 11 месяцев назад

    Afnooliba waa hadlaa ayna waa ciyaa,heryada ku saaran ee itoobiya iyo keenya markaad iska qaado isku day inaad wax sheegto,iminkase madashu idiinma ferrari waxanse ogahay ruux gumaysi qabaa inuusan xishoodka aqoon iyo islayaabka,hadaba waxa rabid ku hadal Mar hadaanad qasoobayn

  • @user-pe9jy7ym8h
    @user-pe9jy7ym8h 11 месяцев назад

    Ninkaas magaaladuukujiray hDuujiro shacab buu ajA hadiihalena qaabarBugaando guridunsan buukunoolaa moobelkiisa buuhastY markShacabuu HA mrkuugaarayna oog quulabistay dirays

  • @Queenugbaad
    @Queenugbaad 11 месяцев назад

    Farmajo Alshabaab Farmajo Alshabaab Farmajo Alshabaab fake huwaan news

  • @osmanarrale6467
    @osmanarrale6467 11 месяцев назад +1

    Guuleed Sxb jiirka SSC La.Nool ayey isaaq moodaayaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 11 месяцев назад

    Ogaaden kuma wanaagsana were waayo nacas nimadaa ku badan markaa wariyaashiin waa lablabo

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 11 месяцев назад

    oday tuugaadtahay 8 bilood markii laascaanood laduqaynayay xagee jiray tuugu

  • @user-gm2sn1qy7l
    @user-gm2sn1qy7l 11 месяцев назад

    kkkkkk sideedii bilood sidaanu idiin galay waadii baroorwiish laydiinku bixiyay

  • @hassanhussein6110
    @hassanhussein6110 11 месяцев назад

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK DO NOT BELEIVE

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 11 месяцев назад

    Viva oroma

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 11 месяцев назад

      GAALA MADOOW DOWN😊😊😊😊😊😊😊

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 11 месяцев назад

    Habar jeclo ee garxajis muxuu ka wadaa war waa ugaas falso ah

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 11 месяцев назад

    Kkkkkkkk kii ciidanka muuse juudaan garaaci jireen miyaanay ahayn yuu u taliyaa yuu xukumaa miskiin qaali naf leh ah waayo difaaci lahaayeen haduu ugaas uyahay😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanosmanyusuf2529
    @abdirahmanosmanyusuf2529 11 месяцев назад

    Beenta jooji guuleed ugaas bud ah ayaad ku sheegeysaa iska Hubi ninkaa waa beenaale

  • @khadarawil5512
    @khadarawil5512 11 месяцев назад

    Waar nimankan ogaadee horta somaliland maxay ku sameyesey ileyn waxani oohin ka badanee cidankeda iyo dadkeda maxa ka khuseyaa jimanka ay leyihin beenbaan loogu shekeyaa waa ku wii budhiga madhan ka kireyn jireen isaaq waa kaas ogadow

  • @simaneygacal4968
    @simaneygacal4968 11 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂