Qabshaxsade oo lasoo daayay ayaa kahadlay xaaladdiisa iyo Qaraxyadii xalay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 41

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 месяца назад +3

    Ac
    Wariye Abwan kabayare
    Rer muqdisho allaha unaxariisto

  • @doonmedia6512
    @doonmedia6512 2 месяца назад

    Qabshaxsade walal qiimowayn u leh ummadda wa cawo kale hadii adiga oo xor ah aad ummaddaadi oo aad muddobadan kala baadeen, mar kale la so hadleyso🎉

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 месяца назад +2

    Masha Allah Eebow ilaahey gacantode makasobexiyey 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimcomusse9429
    @nimcomusse9429 2 месяца назад +1

    Masha allaah abowe haduu alle xornimadaada ku soo celshay .

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 2 месяца назад

    Waxaala yiri walaal inuu macaan yahay ninkii madi ahaa og waxaan ka wadaa dadka soomaaliyeed ee meel kasta ku dayacmay baa og qiimaha dawladnimadu leedahay ilaahey hakuu maciino walaal aad bey ii xanuujisay dayaca kugu dhacay adiga iyo nita kulamidka ah samir waad guuleysan isha allaah

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 2 месяца назад +1

    Mashaa Allaah Tabaarakalaah waa mahad illaah❤❤❤

  • @fahadhassannuur7329
    @fahadhassannuur7329 2 месяца назад

    Welcome back brother 🎉

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 месяца назад

    Alxamdu lilaah

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 месяца назад +3

    Hiraab waa dabaqiiq mardambe yaan wadankaan lagusoo lugoyn.

  • @umumucaad3298
    @umumucaad3298 2 месяца назад

    Alxamdulilaah ❤

  • @hakimoali3794
    @hakimoali3794 2 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 qabshaxsade welcome back inshallah

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 месяца назад

    Oo yaa xirey wiilka

  • @OhjusrebmememberedNohw
    @OhjusrebmememberedNohw 2 месяца назад

    Somali isma qarxiso ee waa Hawiye iyo Koonfur.

  • @mohamedbedel7982
    @mohamedbedel7982 2 месяца назад

    M.a wll qabshaxsade wax badan oo qabyo kaa ahaa inaad dhameystirato 😂😂😂😂

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад

    wabshax sadow haduu alle kaasoo badbadiyey khabiil iyo hadala xun kafagow somaliyana dawlad alle raali kayahay hanoo keeno shabaabna aduunka allaha katirtiro aamiin somali hal calaney leedahay waa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰❤💖

  • @umumucaad3298
    @umumucaad3298 2 месяца назад

    Haduu ilaah kaa soo badbaadshay cadawgi

  • @mahmoudislaam4312
    @mahmoudislaam4312 2 месяца назад +1

    Masha Allah Qabshaxsade brother waa kugu tabay.aad ayaan ugh faraxsanahay inaan codkaaga maqlo

  • @Yunis114
    @Yunis114 2 месяца назад +1

    Nin culus baa lasoo daayey

  • @mohammudali299
    @mohammudali299 2 месяца назад

    Irir samale nimadi ma dhimatay walal runta ayuu ogaaday

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 2 месяца назад

    MAAHIR MAHAD KAWANLE IYO MAHAD KARAATAY BAA 2DII SANO UU XILKA HAAYEY ALSHABAAB KUDEXBEERAY GUDAHA XAMAR IYO TALISKA NISA ....JUGTANA WAI SOCON

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 2 месяца назад +1

    QABSHAXSADE WAXAAD KA SHAQAYN JIRTEY BAY DHALINYARADA SOOMAALIYEED MAANTA U LE'DEEN MAANTANA MAXAAD USOO JEEDINEE MA QABYAALAD LAGU ROGMADEY.

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE 2 месяца назад +3

    RUclips channel sameeyso Xildhibaan Qabshaxsade

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 месяца назад

    Xabsiga Maxaad Kula So Kulantay Maka Nabad Gashay qabshaxsade

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 месяца назад

    Waxaan maqlay wuxuu kamid ahaa magafayaash

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 2 месяца назад +1

    Intuu hirab talo nabad dalka ka dheer

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 2 месяца назад

    Gaabgaabso yaanlaguxiri markalle

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se 2 месяца назад

    QADAAD WAYN WALIIN KUJIRA QARAXAA IYO DABAR GO ILAA AADNAGA HADHAAN WAANU IDINKU WADAYNAA QARAXAA IYO BAABA AA

    • @mamamuslim1003
      @mamamuslim1003 2 месяца назад

      Acmaqam maxamed xasan qaraxyada aadku farxeyso dad somaliyed oo waxay kuu geysten jirin ayaaku dhinto kudhawacmay marka adiga kufarxaya dhiig muslim somaliyed hoostada kadaylee axmarkad jeceshahay yuuna kusoo qaxin

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE 2 месяца назад

    Magaca caadi na ku sameeyso

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 месяца назад

    😢😢😢

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 2 месяца назад

    Mr kabayare qabsgaxsade maad weydiisid dowladii uu kuriday irir samaale awey isaga ookale ayaa dowlad wanagsan eey kashaqeyn weydy nonsense

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 месяца назад

    Oo maxaa lagu xiray tolow?
    Ninkan waa ninkii media qabiilka iyo kicintaba bilaabay. Maantana wuxuu inoola soo laabtay iskuduubni.markuu xanuunka xabsiga arkay ayuu soo waayo arkay miyaa? Waad fiican tahay hadaad imika midnimo uhadlayso.

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 2 месяца назад

    Ninkan so ki ma aha IRIRSAMALE qabil dadka ka la faqidi jiray Inkar a kugu dhacday Jail ka ku haya

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 месяца назад

    Qabshaxdade waa Ninka kaliya -
    Ee ‘Aan ka maqlay irirsamaale -
    Ayadoo wax dhaibaato’Ah Aanay -
    Jirin oo Dadka Qabyaalad ku kicin
    Jirey!! Maxaa loosoo daayey fidna
    Walaha ! Qabyaaladiistaha Ah !!

    • @fahadhassannuur7329
      @fahadhassannuur7329 2 месяца назад

      Adigaa mudan xabsi

    • @bulohus8548
      @bulohus8548 2 месяца назад

      Kkkkk ! What you sowed!?
      I’m not Killing human ! I’m not -
      gotten Anything ! How can I’m-
      gogin jail! Ilma xaaraan ku naax !
      ilma Guri islameed ku kor stop ✋
      To talking me

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 2 месяца назад

    MAAHIR MAHAD KAWANLE IYO MAHAD KARAATAY BAA 2DII SANO UU XILKA HAAYEY ALSHABAAB KUDEXBEERAY GUDAHA XAMAR IYO TALISKA NISA ....JUGTANA WAI SOCON

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 2 месяца назад

    MAAHIR MAHAD KAWANLE IYO MAHAD KARAATAY BAA 2DII SANO UU XILKA HAAYEY ALSHABAAB KUDEXBEERAY GUDAHA XAMAR IYO TALISKA NISA ....JUGTANA WAI SOCON

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 2 месяца назад

    MAAHIR MAHAD KAWANLE IYO MAHAD KARAATAY BAA 2DII SANO UU XILKA HAAYEY ALSHABAAB KUDEXBEERAY GUDAHA XAMAR IYO TALISKA NISA ....JUGTANA WAI SOCON