Falanqeyn: hadalkii Ilhan Omar iyo jawaabtii Somaliland yaase ka danbeeyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Falanqeyn: hadalkii Ilhan Omar iyo jawaabtii Somaliland yaase ka danbeeyey

Комментарии • 307

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 7 месяцев назад +10

    SOMALILAND SOMALILAND BAA ISKA LEH WAXBA LAGAMA BADALI KARO ILHAAN NIIICNA NAFTEEDANAY KA WAR QABI😂😂😂😂😂😂😂😂WAA TABCAAN

  • @user-zw9dp1tq9s
    @user-zw9dp1tq9s 7 месяцев назад +8

    Waaaar guruuje waa Lawyer waana aqoon yahan aftahana wlaahi baaanad xaaaaarkiisa gaaadhayn

    • @ayaanqaali8570
      @ayaanqaali8570 7 месяцев назад +3

      Cali Xaraare ma waayo mid neef ah oo qosolka iyo maalaayacniga ku caawiya kkkkkk Guruuje Ma runtaa lagula coloobay???????

  • @abdikarimmohamed-vb3kr
    @abdikarimmohamed-vb3kr 7 месяцев назад +7

    What's wrong with having 3 somali independent states. 1Djibouti,2somalia,3somaliland.

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 7 месяцев назад +1

      That ain't happening because it hasn't what it takes to become independent state including defined borders , consent of other indigenous clans, not to mention legality of disolving unilaterally its self from the union of the republic of Somalia. It is not free and open gate that you can enter or leave anytime as you wish and feel like doing it. There are binding rules and other criteria to go through before you exit or inter.

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 7 месяцев назад

      @@moeawale4891soon or later it will happen

    • @GeckoWiz
      @GeckoWiz 7 месяцев назад

      ​@@moeawale4891thats shame were not asking kacaan orpahns 😂😂.

    • @abdikarimmohamed-vb3kr
      @abdikarimmohamed-vb3kr 6 месяцев назад

      @@moeawale4891 Do you feel insecure if Somaliland gets recognized?

  • @anabhusseun6502
    @anabhusseun6502 7 месяцев назад +12

    She lied to her self and she need to sort her life out (doqon)😂😂😂

  • @abdulrahmanali101
    @abdulrahmanali101 7 месяцев назад +33

    President of JSL H E Muse Biixi is the only President elected in one man one vote, Deni is elected by 60 people in a hall.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 7 месяцев назад

      Ina biixi is not real president maybe he president of thieves

    • @farxaancawil926
      @farxaancawil926 7 месяцев назад +4

      That is the reality , he is the only somali president, elected by one man one vote.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 7 месяцев назад

      @farxaancawil926 he stole the election and sool people most if them did not vote for him and u can not say that when ina xaash said we stole for him

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 7 месяцев назад +2

      And Hassan by 200 people in a room

    • @MubarakTMC
      @MubarakTMC 7 месяцев назад +3

      Yes bro President of the Republic of Somaliland is fully elected by the people

  • @user-xu8in4qi4z
    @user-xu8in4qi4z 7 месяцев назад +3

    hadal hayntu waa sharaf marka tahy wadan horu maray somaliland❤

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 7 месяцев назад +3

    Somalilan guul guul guul

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 7 месяцев назад +9

    She is not senater is sax she is member house representative. Is Sax. Thanks.

    • @khadrayar
      @khadrayar 7 месяцев назад

      Does he know the difference? May be he doesn't

  • @user-bo6rl7ko9l
    @user-bo6rl7ko9l 7 месяцев назад +5

    Brother ali hari ilhan omar is the real one who left islam somalia nationality by support ing LGB community and her thirty voice thus not concerned as somalilanders may allah bless somaliland ❤

  • @fatumanur6974
    @fatumanur6974 7 месяцев назад +1

    GOD PROTECT SOMALILAND from all EVIL .

  • @user-zw9dp1tq9s
    @user-zw9dp1tq9s 7 месяцев назад +5

    Ha karaama seegina habaar laygu kari waaye dhuxulaysato, Naagtaa yar yeelkeed lkn bal waxan eega munaafaqadan qaawan

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 7 месяцев назад +6

    Goormay dheheen somali manihin sowkuwa wata somaliland daar ood inkaar buu qabaa adigana Naaska hooyadaa ayaa kuqabanaya yaahuuu😢😢😢😢

    • @Qaali12
      @Qaali12 7 месяцев назад

      Somali people inay dhahanay ahayd. Lkn hada somaliland hadi la fasiro waa dhulka Somaliya🤔

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud8165 7 месяцев назад +6

    Waxa mushkilad ah Reer dhan oo qabiil xanbaarsan xildhibaan, warrige, professor Alle ha idin caafiyo

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam 7 месяцев назад +1

      Adna Alle Qoraalka aafkeenna ha ku baro! Reerkaanna ma ihi 😂

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 7 месяцев назад +5

    Soomaaliland Cadawgeedu
    Hadhaco cidina waxba mayeeli karto waanaTashatay

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser2114 7 месяцев назад +2

    Cali Xareer dont missguide the puplic ilaaham Somaliland may caayin waxay ka hadashay kuwa iibinaaya wadanka

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 7 месяцев назад +2

    Daaroodku waa ciidan ilaahay u sootdiray soomali waayo xoog iyo hadalba iidoor soomali way kusoo celinayaan❤❤❤🎉🎉🎉

    • @bilana289
      @bilana289 7 месяцев назад

      Faqasheey bal kaalay igu soo celi adeerka hakuu maray ayad mari

    • @UmaHashim-is6zh
      @UmaHashim-is6zh 7 месяцев назад

      @@bilana289 adeerkay intuu dhagaha kaa shafay oo cagta kumariyey Ayaan hadana ssc macso aan LA arag Kala kulantay Daaroodku idinku kujoogaa soomali inuu kolba casrigii cusub idin edbiyo

    • @bilana289
      @bilana289 7 месяцев назад

      @@UmaHashim-is6zh
      lol adeerka isagoo qaaxo weyn ayuu suuli Nigeria ah ku bakhtiyey
      Qaxbad qomalud raacda wexeedu waa niic
      Khatumo seeg sii soco soo soco ILLAAHAY wax noguma daro uf🤮

    • @UmaHashim-is6zh
      @UmaHashim-is6zh 7 месяцев назад

      @@bilana289 taarikh way idinku dhacday ee sorry rer tolkay inay idin jiiran waa uun edbin iyos wax kale ma aha hadaa adeb qaadatan gacanta waa laidinka dayni

    • @bilana289
      @bilana289 7 месяцев назад

      @@UmaHashim-is6zh
      Caac naaya been isugu sheeke oo ku seexo khiyaali
      Tolkaa iyagoo haysta dawladii Africa ugu awooda weynayd ILLAAHAY baa awood lehe ayay SNM hilfaha u aqaaday weli kama ay daan soo kaban Kenya qaxoonigeda waxa ilaa maanta fadhiya waa Doorood wax aydaan ka kaban karin ayaa idin soo gaadhay kibirkii halkuu maray

  • @mastaafareofficial513
    @mastaafareofficial513 7 месяцев назад +2

    Soomaali anigaa dowlada u sameeyay shalay maantana baa biinaaya anigoo Isaaq ah

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 7 месяцев назад +3

    Somalinimo qabyaalada maaha wariyadanimada qabyaalada .xanuunka ku hayaa dawo ma lahaa .ka ku qosalaya qolkana miyuu ku daganyaahay.garuuji waa nin ka sharaf badan ka qiimo badan.tani gabadh maaha ilhaan waa fusuq fusuq dhalay qof.

  • @mohamedheef7328
    @mohamedheef7328 7 месяцев назад +4

    Gabadhaas qabiil reer bahal ah baad qaadsiiseen heerkeed baad ka dumiseen gaal cadaana h baa ku rarteen qabiil owgiis lkn hadda dadki somaliyeed wey arkeen hadalkeedna waa olalaha doorashada ka dhigan rabtay

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 7 месяцев назад +3

    Nimanka hada gabdhaha ma yasayaan mise waydifaacayaan
    Cajiib
    Waa niman waawayn oo qaadan

  • @yandel7092
    @yandel7092 7 месяцев назад

    To make it simple for Somalia citizens : a Somalilander is a somali like a somali from Ethiopia, Djibouti and Kenya. Being somali doesn't mean being somalia citizen.

  • @user-hx2fw4lq7i
    @user-hx2fw4lq7i 7 месяцев назад +3

    Passporta wa aqoonsiga kaliya aan radinayo maaha mid anu jacayl u qaadanayso waaki anu xorriyada ku keenay somalida bilaa caqliga ah waxas logu shekeya waxna waa xaq wxni waa rabitaan midnimo somali ma donanyno lkn wan si qadanayna intaan mid ingaar ah heleyo

  • @w410921
    @w410921 7 месяцев назад

    It’s over for Ilhan Omar.
    Somaliland is not easy.
    That tweet against Ilhan Omar has now reached 4 million people.

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 7 месяцев назад +1

    Somaliland hada oromo ayey noqdeen

  • @alijama2479
    @alijama2479 7 месяцев назад +5

    Somaliland kaacdy sxb😂😂😂

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 7 месяцев назад +3

    Ku shubaad tihiin
    Guruuje waa libaax ee iska ciya sida xoolaha

  • @user-hx2fw4lq7i
    @user-hx2fw4lq7i 7 месяцев назад +2

    Sida aan Dhulka lowada lahayn ayan badda lowada lahayn ilhan gurigeeda ha fadhido hadanay doonayn in loo jawaabi garuje wa aqonyhn slnder muwadin ah

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 7 месяцев назад +2

    😂😂😂 Dad Soomaali sheegonaayaa
    Iyada Soomaali Sheeganeysa

  • @MaxamedYuusuf-jo7vh
    @MaxamedYuusuf-jo7vh 7 месяцев назад +1

    Guruuje.waa.halyay.isaga.ayaa.leh.bada.gacanka.cadmeed.iyo.baabul.mandab.adna.waxba.kumayyad.lihid.faan.waynaa.

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 7 месяцев назад

    Dhiiri galin ayey ka wadey, waa Nin rag iska dhig Somalia 🇸🇴 ma tahid Ilhan waa gabar Somalia 🇸🇴 ah

  • @Osob_5
    @Osob_5 7 месяцев назад +2

    Asc waar Odaya fadhi ku dirir Ladegey Soomalilandi waxay ku qaldanyihiin Calanka iyo Passaport iga ayaa lahaahaa

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 7 месяцев назад

    Maansha allh maansha allh wll waaaruntiiiin yaa allh❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤👨‍✈️🎉❤❤❤🎉

  • @caesar2671
    @caesar2671 7 месяцев назад

    Munaafaqnimada jooji Mr.Xaraare. iLhan hadaad ilmaadeernimo ku difaacayso waa halkeeda. Lkn khaladkeeda sheeg

  • @zahrahaji622
    @zahrahaji622 7 месяцев назад +1

    Waxaan maqli jiray ragu waa rag iyo rag u eke

  • @abdirahmanmohamed47976
    @abdirahmanmohamed47976 7 месяцев назад

    Dadkii xata hoos kanecbaa ee iska dhigi jiray inay jecelyihiin somaliland ayaa toos soo wada baxay reer somaliland guulaysta 🙏🙏

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 7 месяцев назад +3

    Habarta wareersan ninkii somaliyeed ayey gaal cad ka dooratay Somali inay ka hadashaaba khalada waa la arki Somaliland bad gaalo leedshay may bixine stop yuhuudiyad yahay

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 7 месяцев назад +1

      Idoorka Oromadda Gaaladda Ah Kaduceeysatay Diinta Islaamka Maxeeykaqabtaa Naayaa Hee? Ilhaan ninkeedda Iyo Hadda Guud Maxaa Iskagalay? Malaayacnigii La Idinkuyaqaanay Baad Biloowddeen Yaa Masaakiin.

  • @SAIDJAMA-mj1fe
    @SAIDJAMA-mj1fe 7 месяцев назад +2

    Haday ilhaan somalinimo ilaalinayso , haku noqoto odaygeedii somaliyeed ee ayka carartay, haka soo noqoto yuhuudiga ay la jogto

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 7 месяцев назад

      Dadka Guud ee Somaaliya Iyo Ilhaan Nolosheedda Maxaa Iskuxiray? Hadda Ilhaan Omar Nin Ajanabi Ah beey Guursatay Soomaaliya Saameeyn Miyee Kuyeelatay Guurkeedda Sidda Badda? Waa Maya. Kalabaro Nolasha Shaqsi Iyo Danta Guud Ee Soomaaliya.

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 7 месяцев назад

      ​@@Cici_mimiIIhan waxba ha difaacin watii Dadka isgu jinsiga ah uu olalayinasay muslin namadiida shakibaa ku jiraa

  • @user-qm9cn6jk5g
    @user-qm9cn6jk5g 7 месяцев назад +1

    Horta ka lajoogo Hayee Hayee mooye Wax fikir malahaa miyaa? mise marqaati buu uyahay.

  • @Osob_5
    @Osob_5 7 месяцев назад +1

    Oo idinku ma dhaantaan every dhey halkaasaad soo fadhidaanee

  • @nathra7351
    @nathra7351 7 месяцев назад

    Cadowga somaliland ilaahay baa jecel wixii faraha lagalaana waay ku gubtaan ishalah

  • @safiyoabdulkadir1217
    @safiyoabdulkadir1217 7 месяцев назад +1

    Harare wax badan baa kaa qaldan xaga siyaasada

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 Месяц назад

    Laakiin UK waxa lagu tagaa baasaboorka Somaliland Caliyoow

  • @awilfarah1865
    @awilfarah1865 7 месяцев назад +1

    Guruuje waa xildhibaaan qaran.

  • @xamdiducaale6463
    @xamdiducaale6463 7 месяцев назад +1

    😂😂😂😂 ilhaan war cunsinada way cadaysatee adiga iyo nacablahagu iska dheeyaa 😂😂😂

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 7 месяцев назад +1

    Adna aadan bad caydan oo aad tiraahdan waa galad marka inaga bilabay inaad mamo iyo gabadhba aad caydan

  • @aadualeh4692
    @aadualeh4692 7 месяцев назад

    Somaliland guul👏🏾🇹🇯👏🏾🇹🇯👍🇹🇯👍🇹🇯

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 7 месяцев назад +1

    Si fcn ayaa loo karbaashey lahjada reer xamar
    Ilhaan luqada hooyadeed ayey ku hadashey oo ay kusoo kortey
    USA

  • @khaalid7528
    @khaalid7528 7 месяцев назад

    Munaafaq somaliland way guulaysanaysaa hadalkaagu iyo nacnacdaadu waxba uma dhimayso

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 Месяц назад

    Ihaan waa caadi, waxaanu u heynaana gabadh u jawaabta.

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 7 месяцев назад +2

    Kkk ma Dani baa ku soo baxay democratie? Mise qori baa looga keeny 8 Jan kadib boobay xildhibaaadii PL Beenta jooji

  • @abdikanibarre3830
    @abdikanibarre3830 7 месяцев назад

    In qaniisad wayn hadalkeeda la wadwado waa ceeb rag waaweyn baad tihiin waxdhaama kahadla

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 7 месяцев назад

    Masha.Allah.wa.mahafsantihiin.walalayal.thanks❤

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 7 месяцев назад +1

    Horta aan idin saxo adinkoo America joogo ayad kala aqoon Senate-ka iyo House of Representatives midka ay ku jirto Ilhan. Gabadha maaha senator ee waa Representative. Intaas kadib, Yasin wuxu ku billaabay “maxaa galiyey badda.” Waa su’aal qaldan. Qofka oo Somali ah ayaa bada ka hadli kara.

  • @saedali5705
    @saedali5705 7 месяцев назад

    Waxan ahay Somaali Somalilander ah . Manajirto meel reer Somaliland yidhaahdeen Somaali manihin lkn waxay yidhaahdeen Somalia wax layeelanmayno . Calow haday Somalinimadu kaadhabtahay , Inaderta qiil ha usamayne runta u sheeg oo Dadka kadhamode . Bada waxa iskale Ninka kataliya ee Alle ku abuuray .

  • @kaydsaneabdi6772
    @kaydsaneabdi6772 7 месяцев назад +1

    Somali

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 7 месяцев назад +1

    ali niyow nagala tag sheekada daaroodisamka , kkkk caqliga mad so marin waar somalilanders ba leh bada qadaadwayntu sharub ma saari karto, nacska doqonka ah ee kuu naagaye ee la yidhahdo yaasin doqon😅😅😅

  • @yaakcon
    @yaakcon 7 месяцев назад

    Ninkaan jaakada ku dhagan ma Goodwill ayuu ka soo iibsaday.

  • @adanabdi8337
    @adanabdi8337 7 месяцев назад +1

    Ilhan omar ayadaa malaxa somali shegaad kuaah..wecel inta aad wecel dixin ayuu wecel kudaxaa.
    Ilhan halabaro..somali maaxane..gaal ayeey gursate

  • @sainabsaed2516
    @sainabsaed2516 7 месяцев назад +2

    Miskiin maxaa yaala garoowe

  • @omarcagta3645
    @omarcagta3645 7 месяцев назад +1

    😂😂😂😂mamulka somali iyo qomiyada somalida kala qaad 😂😂

  • @yassinmahamad2636
    @yassinmahamad2636 7 месяцев назад +1

    ASC nacas nimo badisal agfadhian
    sidan wax kabaedela waxani waa wali
    wad kaso daraysan Cali dad ku wayaben marti iyo yassin waxlkodu
    nacasnimo kawey waxan samaynaya.
    masika xigmad laan

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 7 месяцев назад +1

    Viva axmed libaax

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 7 месяцев назад +1

    Waryaa Ali iska dhaaf Cuqdada Mohamud Saleban isjana ilow aad wax yeeli karto.

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 7 месяцев назад +1

    waar iminka ayaan ku hysana im thy cadowga somaliland

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 7 месяцев назад

    Passporka Somaliland wlalahi Uk ba lagu yimaada ee cuqdada iska saar.

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 7 месяцев назад +1

    Gabadha ha xishooto.

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 7 месяцев назад +1

    Qaylisaye maxaad qaban
    Gurxantaye maxaad tari

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 7 месяцев назад

    Isaaq waa the real Somalis waxa kale waa qadaadweyn iyo faqash

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 7 месяцев назад +1

    Waar inanta waa runteed waayo dad soomaali diiday oo marleh Israel ayaan nahay mar oromo ayaan nahay mar carab sow ayagu isma cadayn iney soomaali sheegteen ee aanay ahayn maxaa nagu diray hadaad walee ilhaan ayaa isha ka riday

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 7 месяцев назад

    Somaali fudadka ayaa kaga yaabay
    Hadalka sida aad u malaynaysaan ma aha Subxaanalaah

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 7 месяцев назад

    CALI WAA. IN CUQDAD QABA ANNAGU 1983 to 1984 BAANU AHAYN NATIONAL SERVICE QABYAALADDA IYO NACAYBKA UU U QABO ISAAQA WALIBA UU KU DHEX KORAY OO DHALAY AYUU DADKA IVU NECBAA WANA NA BASAASI JIRAY XADHIGAYAGII ISAGAA KA DANBEEYAY WAA. AHL DULLI AH

  • @user-dd3yu1nn7p
    @user-dd3yu1nn7p 7 месяцев назад +1

    Saaxiib, goorma ayay naagtan waalani noqotay Senator? Waxaan ku ogaa congresswoman. Xanuun Somaliland baa kugu dhacaye bal is dhegeyso, dulliyahaw duufka lihi. Khalkhal buu xaasidnimada dadkii bariiskooda ku siin jiray nacybkoodu kugu riday.!!

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 7 месяцев назад

    Khaniisada umada ha laga qabto fasahadkii hore la yabanayn ee ay u olalanaysay qoomu luudka hadana in yadoo maraykan iyo minnesota matasha in ay arimaha somalia iyo somaliland ay dhinac ka rarnato ha lagu dacweeyo arintaas

  • @user-dq7qg5rq2e
    @user-dq7qg5rq2e 7 месяцев назад

    Hade ayaga somalinimada ayaga diday ilhan humar kahor

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 7 месяцев назад

    Aduu Ali Ku shubasho ma tihid miyaa

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 7 месяцев назад

    Cali Xaarweyne unada afka somaliga ku hadasha waxaa laga wadaa kuukuyada Darood iyo kuwa iyo iyada dega ee Darood 5 Somali niiicooow

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 7 месяцев назад

    Ilhaan inantayada roodaa aakhiro u dirtay

  • @gaadhayegaadhaye777
    @gaadhayegaadhaye777 7 месяцев назад +1

    Khamrigaaga iska cab shaqadada maha waxan soconaya

  • @mechagaming448
    @mechagaming448 7 месяцев назад

    Somali hadey sheeganayaan badana dad somali sheegta baa leh yaa daaroodiya

  • @shibiskadhehtv8382
    @shibiskadhehtv8382 7 месяцев назад +1

    Ma qoomada luuda ayaad noo soo qaadanaysa 😂😂😂😂😂 qaybyaaladii ku qaadatay kuma dhigto ama barooro ma oy oo ciil u dhimo niyo tani quuq way qof yar oo adoon ahe 😂😂😂😂😂😂

  • @user-qb5qn5zn2u
    @user-qb5qn5zn2u 7 месяцев назад

    Ilhan maha somaliad maha hargeisa mahay ku samaysay

  • @espogamingnnn3558
    @espogamingnnn3558 7 месяцев назад

    Labadan nin waa reer dhuxul .wasangeli waye .

  • @Xoghayaanshe
    @Xoghayaanshe 7 месяцев назад

    Raggan waa rag is fahansan waan idin salamay 😂😂😂

  • @faisalmohamed7125
    @faisalmohamed7125 7 месяцев назад

    Ilhan Omar na digsi bay madaxa la gashay senator ka Waa laga tuuraya.

  • @hafsaismail6338
    @hafsaismail6338 7 месяцев назад

    Arintani Somalia iyo Ethiopia ayay u dhaxaysaa! Beesha isaaq hawl u taal maaha. Haddii qabiil loo baahdo it’s Samaroon and Cisa territory! Ilhan is a hero!!! We all need to support the current government because they’re all we have.

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 7 месяцев назад

      Aa fariid garanaya afka in giriis

  • @mastaafareofficial513
    @mastaafareofficial513 7 месяцев назад

    Ali xaraarow waxaad iska dhigaysaa nin dhex dhexaad ah maalin kaliya kuma arag adigoo tageeraya Somaliland waxaad wadaa sheeko daaroodism mana kaa yeelayno

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 7 месяцев назад

    Listen the way she talked saying some people who calim to be somaild

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 7 месяцев назад

    Passport republiken of somaliland is not visa .

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb 7 месяцев назад

    Waynu arki inay congrats ka shagayso iyo inay Somali u shaqayso

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 7 месяцев назад

    Adiga. Ayaa. Yibiir. Ah Soomaalnimadiina. Ku Xaaray. Bis. Yaab

  • @jamaabdi4355
    @jamaabdi4355 7 месяцев назад

    Ciyaalka tiktoka miyaa ka fiican tihiin???

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 7 месяцев назад +1

    JEEGAANTA waa qabiilo isku tagay laakiin Habarawal iyo Habarjeclo ayaa u badan Ehlunaar Muuse biixi iyo Saleebaan Gaal ayaana u Madax ay Ugu dambayn Axmaaro ayay naga iibiyeen Illaahay ha naga qabto .

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 7 месяцев назад

    Hota ilhaan in lalayabo mahaa cagligeda ayay hadache ee siyasadeyna garaneyn

  • @abdulahiesse5946
    @abdulahiesse5946 7 месяцев назад

    Ali iyoyaasiin xanuun majeerteen baa idinku dhacay ee dumarka ka fuqo.gogaradooda.

  • @khadrahassan2803
    @khadrahassan2803 7 месяцев назад

    Niman waa wayn oo faaruqa adeer passports aad sheegayso abaal idinkuma qabno cida xaq ulihi waa somaliland

  • @Keenadiid100
    @Keenadiid100 7 месяцев назад

    Adoon. Eebahano inta sharaf tiray Ingiriina kaboqaad u noqday,xorba ma noqon karo. Ilhaan waa boqorad.

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 7 месяцев назад +1

    Layaab malah waxay u hiilinaysa oo ay badhitaaraysa waxay ka soo jeeda iyana oo aanu unaqana dadqalada buuraha xargaga kunool een cidiba agalin waa huwan bari ila galbeed iy yaxaasyada kunool wabiyada shabeele wa waxalunol xamar iyo wixilamida 2dadqal iyo yaxaas = waa xayawaanka duurjoogtaha ee subaxii inay dhiig afkagalitan mooye aanoolankarin wakuwaas kuwa ehel uha

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 7 месяцев назад

    Huuro Huuro Faqash Faqash dhashay she must be expelled from USA. Soomaali waa ethnic in five countries.

  • @amosnaftali2495
    @amosnaftali2495 7 месяцев назад

    😂😂😂😂😂 Idoor waa Laangaab

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 7 месяцев назад +1

    Cali Munaafiq! So nimco degaan is not Somali when you curse her live ???