Xuuthi & Mareykan Bada dhaxdeed maxaa kala qabsaday| yaab! Biyihii Suuriya O la xaday| Ceeb ayey Dha

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 янв 2025

Комментарии •

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  День назад +18

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @MohamudAbdalle
      @MohamudAbdalle День назад +1

      Shiekhow xuutiyiinta sow ma ogid iney maamulka puntland kusoo hubeeyedn argagaxiso

  • @Duqabto
    @Duqabto 20 часов назад +2

    Sheekh Farqiga noo dhaxeeya waa caqliga maskaxday ka shaqaysiiyan dadkaas anaga diina ma jirla fiiriyo caqliga ma jirto Subxanallah

  • @OS-db8um
    @OS-db8um 21 час назад +2

    Dawlada Falastiniyiinta wa dad la gumaysto sida darted maha dawlad ikhtiyarkeda wax ku samayn karta wixi sameya la dhaho un bay sameyan wanay ku khasbanyihiin wayo iyagiba la dilaya
    Illahay cadawga ha uga gargaaro si dhakhso ah dhaman Falastiniyiinta Allhma aamiin 😢

  • @FarhanKeinan
    @FarhanKeinan День назад +3

    Ku weena waa tuug dhamaan toot 1 xasan tuug waa tuug ❤❤❤❤❤❤ mahadsenid

  • @abdiali2478
    @abdiali2478 День назад +5

    Ilaahayoow xuuthi Jano ugu bishaareey

  • @Hussein-e7y1b
    @Hussein-e7y1b День назад +3

    May Allah protect Muslim countries from their enemies

  • @ashawooo
    @ashawooo День назад +1

    Maxamud Cabsa illahay ha dhafiya umada waa Shadanka la jira Yuhuda illahaya ha Jabiya Yuhuda iyo inta la jira inshallah

  • @AbdiAbni-n1p
    @AbdiAbni-n1p День назад +3

    Allah haugargaaro walaalaha Muslimka ahs war nimankan xuuthiyiintu iimaan ayay leeyihiin

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 День назад +1

    Xuuthiyiin rag baa ilaahay ka dhigay daa habaabiiyeen cadawga soo jireenka ah yuhuud naclatullaahi calayhim
    Xuutiyiin ❤❤❤❤❤👍🏻👍👍🏿

    • @haa8793
      @haa8793 23 часа назад

      Wlhi waaa Ben wa bishar oo hadlaayo

  • @kautharabdikadir9237
    @kautharabdikadir9237 День назад +2

    Ya Allah protect Palestinians may Allah give us Muslim good and honest leadership

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n День назад +2

    Ilaahow ugargaar Reer Falastiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbdulkadirIssa-o2n
    @AbdulkadirIssa-o2n 19 часов назад

    Xasan tuuga soomaaliya waa in uu kabartaa Iscasilaada RW Canada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyasaid1
    @safiyasaid1 День назад +2

    In qof dumarah loodhiibo cadow waa xanuun aan magac loo hayn Israiil qof gacanta u galayna ilahay baan u baryaaynaa 😢😢😢

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h День назад +2

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤

  • @TOPSOMTV-k1h
    @TOPSOMTV-k1h 20 часов назад

    Runtii waa hadal jeedintii ugu fiicneyd ee wayahan aan arkin guuleyso ustaad

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 День назад +2

    Madaxda Africa ka qalbiga madow
    Shacabka ayeey xasuuqeen
    Ceeb ma arkaan
    Cadaaka wax yar oo guul dara hadey arkaan sharaftooda ayeey ilaashtaan

    • @Nourdaahir-j9k
      @Nourdaahir-j9k День назад

      Marka horeba meesha uma iman inay dhaqaale kasameeyaan
      Sida kataagan somalia

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 20 часов назад

    Sheekhow Allah ha ku barakeeyee waxa Haysda dawlad ku sheeka Falastiin oday Maxamuud Cabaas waxaa meeshaba dhigtay waa Yuhuud oo u shaqeeya Marka wa dad gumeysi ku jira Allah ha ka dul qaado Amin

  • @sadikaden9085
    @sadikaden9085 День назад +2

    Rer falastiin allah haugargaaro gebadas na hakasofakiyo yahuuda

  • @cabdishakuur9760
    @cabdishakuur9760 День назад +1

    Sheekho waxa ugu wacan boqortoyada lagaaridi

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 День назад +1

    آلهم آنصر أخواننا في غزة الهم آنصر أخواننا المسلمين أجمعين في كل مكان

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h День назад +2

    Wax dimiirla islaamka waxa jira yaman xutiyiinta dhiiga islaamka dhiiga carab layihiin kuwe kala madaxda carabta waa jaajus yuhuuda Allaha ha jibiyo

  • @nadifamohamed9397
    @nadifamohamed9397 21 час назад

    Yaa rabi nasri kuli muslimiinta oo dhan amiin yaa rabi

  • @AbucubaydaDiin
    @AbucubaydaDiin День назад +1

    Allahow ugar gar falastiin iyo intii muslimiinta dhan

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan День назад +1

    ❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow ❤

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 23 часа назад

    Reer yurub madaxdooda waxaa ka soo baxday cuqubadii ReerGaza kala carara oo aduunka ciriiri Allaha uga dhigo waxay mareykan iyo yahuud ayey ku taageereen iney dulmi ku garab istaageen
    Xuuti Allaha ugargaaro sidey walaaleheen u garab istaageen Aamiin yaarabal ❤❤❤❤❤❤

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 День назад +1

    Waa.uun.xasan.sheekh.ninka.dalka.baabi.iyey

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn День назад +1

    WCS SHEEKH 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤

  • @MohamedTaha19122
    @MohamedTaha19122 День назад +2

    Mailinta la xasuuki doono yahuuda sida ad u arkaysin wax u naxarisan dooni ma jiri doona?

  • @Tak2314
    @Tak2314 12 часов назад +1

    Wa anti kabaqaya tas cml gabadha kudhacday iney dad somaliyed oo itobian dilo oo mamulada dhibi doonan allaha nagasogaro amiin

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 22 часа назад

    Guul reer falaastiin and reer YEMEN 🇾🇪 🙏 insha Allah..

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 19 часов назад

    Maxmid cabaas naftigiisa hal xabo al yaasin halgu dhufto eyga

  • @yuusufyare3617
    @yuusufyare3617 День назад

    Wlhi waa wax laga xumaado lkn aan waxbo laga qaban karin 😢
    Shiikh Dulmidiid arrinta gabadha falastiiniyada ah bal soo hubi in israaiil loo dhiibay ma xaaiiq baa alle haka badbaadiyee

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf День назад +1

    Subhana Allah

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j День назад +1

    Reer suuriya waxay isku dayee inay qabsato waayo waxay ogtahay inay yihiin meeshii daadku kasoo galilahaa insha Allah mardhow way jabee

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n День назад +2

    Ala hafashilo qorshaha daalimiinta 😮😮😮😮😮😮

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 День назад +1

    Carab.&Afrikaanka..Naxariista.ayaa.kamaqan.wax.ey.qorteen.ayey.ayaa.celiya

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 День назад +1

    Wcs wrx wbr sheikh subaxley miyaa noqotay

  • @leylanur3645
    @leylanur3645 16 часов назад

    Wm Maxamuud Cabaas waa jaajuus u shaqeeyo kofiyagaabata cadowga

  • @AbdulkadirfarahAli
    @AbdulkadirfarahAli 23 часа назад +1

    Waa fadeexad aad u weeyn in la dhiibo Gabar ficil wanaagsan sameysay

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 19 часов назад

      Maxmud cabaas wax midii kuboobsiyo mal waayaya doofaarka

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb День назад +1

    Mahamoud Abaas 90 jiir Doqon ah yuhuud u shaqeya damir laawee weyan odeygas,

  • @Khayrsheegtv
    @Khayrsheegtv День назад +2

    Wadamada misliminta waxa jirin maxkamad madax banan oo xisabisa madaxda iyo waliba sistem gaar gaar ka ah marka madaxda dunida sadexaad sarwada iyo awooda ayaga iskuqata markasay waxwalba noqdan xataa dawladana yeeshaan ee liqaan

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 20 часов назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @hibaq123
    @hibaq123 21 час назад

    Waa Run dad Ilaahey ka baqin

  • @YaasiinMaadey-t7v
    @YaasiinMaadey-t7v День назад +1

    Shekh biyaha wa nolosha mel an biyo lahen nolol ma jirto

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 День назад +1

    Barkalaaha.xuutiyiin.ilaahow.xaqa.kusug
    O.uhiiiiili.xuuuti

  • @MohamedaadanHassan-nr7ti
    @MohamedaadanHassan-nr7ti День назад +1

    Kuweena waxaa lacagta meesha taalo leeskama casili karo ay isdhahaan ceeb mayaqaanaan yaab😮🎉🎉😂

  • @MuuseBalbalow
    @MuuseBalbalow 20 часов назад

    Maxamuud cabaas waa camiil israa'iil u shaqeeya ee illaahoow ka qabo falastiin

  • @sucdinur8963
    @sucdinur8963 День назад +1

    Waa duli nimo 😢

  • @MohamedAbukarMaallin
    @MohamedAbukarMaallin День назад

    ماشاءالله
    لاحول ولاقوة الابالله

  • @Bilaalmedia15
    @Bilaalmedia15 День назад +1

    Somalida io afrikaanta kle waa dad baahan oo xaaraan kusoo koray

  • @jamalmohamed-c8r
    @jamalmohamed-c8r День назад

    wadaadku wuxuuleeyay ceeb ma idinlatahay soomaaliya madaxdeeda iyo carabta madax deeda ceeb makayaxyaxaan horta من يهن يسهل الهوان عليه ما لجرح بميت إيلام

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 День назад +3

    African isaggoo is ogg inuuna wax qabaneyn ayuu danihiisa u ordaa

  • @sunniic
    @sunniic День назад +1

    Waa loo sheega in eey is casilaan kkkkkk

  • @Nourdaahir-j9k
    @Nourdaahir-j9k День назад

    لا حول ولاقوة الابالله
    Allow kasoo daa miskiintaa yaa allah

  • @IqtaribHaji
    @IqtaribHaji День назад

    Maxamud cabas wa jajus ha isaga dago kursi benta u yuhuda ugu adego

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 День назад +1

    Suni.ayaga.ayaa.isduleyeen

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf День назад +1

    Ceelal bay qotaan reer qaaasa

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 День назад +1

    Caabasaas.waa.duli.damiir.la.aan.ah

  • @hawaismail8960
    @hawaismail8960 День назад

    Asc
    Waa sidaa aad uga jawaabtay walkay

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 День назад +1

    Asaga dulki o doono gathaya😂

  • @sunniic
    @sunniic День назад +1

    Aaway nimankii is wallaseyey biyo aaa

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 17 часов назад

    ☝️ Lacnadi ☝️ KORKOODA ☝️ Ha ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️

  • @hawaismail8960
    @hawaismail8960 День назад

    Damiirkii iyo karaamadii ay lahaayeen yuhuud bay ka iibsadeen

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 День назад +1

    Maxamud.cabaad.waa.sahnuni.aan.damiir.la.aan

  • @barashadafarsamadagacanta
    @barashadafarsamadagacanta День назад

    Laga bartaa laga badiyaa

  • @aminaduale7604
    @aminaduale7604 21 час назад

    Asc skiekhow waxa ka sheekenesa dad dufoobey

  • @FardowsoXaniif
    @FardowsoXaniif 21 час назад

    sheekh koorsada whatsAppka mashaqeeya dhakhso lasoo jawaabaayo

  • @asha3777
    @asha3777 20 часов назад

    Waxa ay ku kalsoonyihiin Dastuurka iyo qawaaniita ay doorteen, ama Islamka iyo Somalida waa ummadda qalbiga ka qawan oo aan ka baqanayeen Illahay iyo dadka ay masuulka ka yihiin

  • @sahalmaxamedamooreamoore5647
    @sahalmaxamedamooreamoore5647 18 часов назад

    Too murch sharaxaad iyo xayeeysiis

  • @SandraHill-y5w
    @SandraHill-y5w 12 часов назад

    Thanks for the breakdown! A bit off-topic, but I wanted to ask: My OKX wallet holds some USDT, and I have the seed phrase. (air carpet target dish off jeans toilet sweet piano spoil fruit essay). What's the best way to send them to Binance?

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m День назад

    ASC Waale Waxa taagan maanta xadiski rasulka SWC

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s День назад +1

    SOMALIDA KU XIGTA OGAADA

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 8 часов назад

    😅الغلطان قلبا وغالبا يغلط كل شيء ولا يدري من اختاره😅، انظر الصومال فكيف ؟ حسن وحمزه يعملون علي كيفيتهم😮،

  • @fatimaduale7068
    @fatimaduale7068 14 часов назад

    Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin maamulka falastiin daanta galbeed waxay u adeegaan gumaystaha waxaana ladhihi karaa iyaga oo nool baydhinteen because qofku wuxuu nool yahay inta uu damiir kiisu nool yahay marhadii qofka damiir kiisu dhinto kama duwana inuu dhintay walaalaheen reer falastiin Allah garab buuxa hasiiyo nasrigiisana ha usoo dadajiyo cadowgaa gaamurayna Allah awoodiisa haku burburiyo aamiin yaa rabil caalamiin

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by День назад +1

    Xasan ayax soomaali maaha midabka iyo lahjada ayuu kayahay soomaali balse fikirkiisa iyo ficilkiisu waa cadaw xaqiiq

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 16 часов назад

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @CabdirisaqNuur-fx7hj
    @CabdirisaqNuur-fx7hj День назад

    Iyaga wax ay aamìsan yiniin is ku dhaqmaan laakin annaga maya😢

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed День назад +2

    Taa ogolaashaha waalid ama wakiil sharciya

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z День назад

    Wll qaali

  • @sunniic
    @sunniic День назад +1

    Anaga wax jiraba maleh

  • @Alioahmed123
    @Alioahmed123 День назад +1

    انا لله وانا اليه راجعون .😂هذا الرئيس فلسطين هل هو عرب ام اسراءيلي؟ ام أهو مسلم؟

  • @husseinhassan7110
    @husseinhassan7110 21 час назад

    Ma free baa Barashada quranka?

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 19 часов назад

    ASC SHEEQ DULMI DIID KUWA WESTERN WAXAA DOORTEY SHACAKIISA KUWA AFRICA IYO CARABTA AYAGA IS DOORATEY SIDAASE AYEEY KU KALADUBAN YIHIIN

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 День назад

    Carabta Gaalo aya ka buuxdo.Wa Dadkaaga oo cadow kugu ah.Wa ciil.Ilaahey ha u gargaaro Reer falastiin iyo reer suuriya,Dhamaan intii xoog lagu hasto oo gumeysi ku jiro

  • @seidalimahamud5823
    @seidalimahamud5823 18 часов назад

    Barnamijkan xalay ayaaan firsaday 😅😅😅😅😅

  • @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
    @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv День назад +1

    Wcs

  • @mohamedolad7707
    @mohamedolad7707 День назад +1

    Reer qaza mar waliba tirtirid bay ku xukuman yihiin oo kuwii la dhasha ka dambeeya

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 23 часа назад

    Golaysda falastine insha Allah 😢❤❤❤❤❤

  • @abdikadirsalat6841
    @abdikadirsalat6841 20 часов назад

    MADAXWEINHI SOUTH KOREA 🇰🇷 AYA ISCAZILAY OO WALIBA DACWEISAN

  • @maxamedshariif8191
    @maxamedshariif8191 23 часа назад +1

    Maxamuud Cabaas waa in marka hore lala diriraa oo lala dagaalaa lagana takhalusaa iyo inta u shaqeyso ileyn israa,iil ayagaa ka daran !!!

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade День назад +1

    Yahuuda malayaabesa adigu seuldhaqmeso gaza waxa kadaran oromo oo smomali qabsata yahuud iqarse noqon intaan gaza kashekeenesid tan hoos nogajirta aan iskailaalino 😮

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 22 часа назад

    😂😂😂Xuutiga wuu bareeray cid hor istaagi kartana ma jirto cidna u joojin maayo

  • @ImanHadi-w3w
    @ImanHadi-w3w День назад +1

    Dowlad majirto

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 День назад

    Because xasan dhiiqo heerkaas magaarin waa tuug indha adag

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s День назад +1

    TALA CARBEED AYAA KEENTEY

  • @MyAllahLove-k5r
    @MyAllahLove-k5r День назад

    Kuweena Meesha Waa Lagu Heystaa iNta La Sixre Baa Wixi Rabo Lagu Sameystaa

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z День назад

    Asc

  • @HfZh-w9u
    @HfZh-w9u День назад +1

    scw

  • @MahamedTooxyarw
    @MahamedTooxyarw 18 часов назад

    Shiikh waaladulaystey fatax

  • @abduladen3855
    @abduladen3855 День назад

    This is has nothing to do with system, it’s a principle.