Xogta Hoose ee Waftiga Itoobiya ee Muqdisho Tegay Oo Qorshe Khatara Fushaday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 янв 2025

Комментарии • 88

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 17 дней назад +9

    🇸🇴❤️👍 Somaliye Wadankeena Gacan Shisheye ayuu ku sii Socda 👍🇸🇴 Wadanka Away Dalkii Wax yar OO Damiir ah Ku haray 👍🇸🇴

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 17 дней назад +7

    X sh Qaadka ayaa loo pallan Qaaday in asiga iyo familkiisa oo kaliya loo ogolaaday itoopiya soo dhawaada

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 17 дней назад +4

    Somalia waxay noqon gumaysiga Ethiopia. Gumaysiga cusub hala soo daweeyo waayo adoonimo ayan ogaalanay somalina wa xeshinwayday. Marka la guulsto wa inad is dhiibta wa daad gumaysi ku fican dhabadhilifnimo ayay jecelyihin. Somalia waxay noqon Palestine cusub

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 17 дней назад +5

    Allow naga qabo sharkoda xasan waa fashilmay ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 16 дней назад

    ما في بحر للاتوبيا اخراج الجيش الاتوبي من الحدود وبعيد من جوبيلان وتوسيطير الحكوماه الشرعيه الحدود والمحفضات المعارضين الي. كان تدعمهم اتوبيا. نجاح كبير

  • @Mohamedgoley
    @Mohamedgoley 16 дней назад

    Afhayeenka Ethopia
    Shaqofiican ayaa uhaysaaa
    Xabashidda

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 16 дней назад +1

    نفيل وقت الجيش التوبي. حفض السلام. تحتا اشراف الحكومه. نجاح. كبير. وممنوع. اتوبيا تتفاضل. شون. الداخليه. في. حالت. تدخول الحدود موسكر. النسر. للسومال

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 17 дней назад

    Gurgurte Must resign bro this is shameful wallahi

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 17 дней назад +3

    WAKIILADA QARAMADA MIDOOBAY WAXAY NOQDEEN RUQE NINKII LAHAA DABADA KAGAJOOGI MAKOCO, DALKEENII WUXU NOQDAY REER BO'OOW YAAKULE, WAXA LAYIDHI NINBAY BUTI QAADATAY BERI HORE NIMAN UU LA JOOGAY AYAA YIDHI WAAR GEEDKA QABSO, GEEDKA QABSO, BUTIDII AYAA TIDHI!! WAA HADAAN ULA LEEXDABA OO JAHAKALE ULACARARTAY, XASAN SHEEKH MAXAMUD WAA BUTIDAA EE ALLAAH DALKA HANOOGA BADBAADIYO INSHA ALLAAH.

  • @umumohammed6310
    @umumohammed6310 16 дней назад

    Xabashida waxeey heysataa ciidan bada markeey liido timaado eey xabadeeyso shacabka kaluumeeysatada somaliyed

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 17 дней назад

    waddanka halaga qabto xasan sheekh maxamuud oo ah nin aan go,aan lahayn oo jilicsan Ethiopia waa cadawga kowaad ee soomaalia ma rabno Ethiopia

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 16 дней назад

    Ciil badana itobiya o wxa walbo kanugul, dhaqala ahan io siyasad ahan , ninka iskaceliwayy xaqiiqatan, ladhihikara wa meed an dilacin xassan dhiiqa!😢😢

  • @mohamedisse9986
    @mohamedisse9986 17 дней назад

    Hassan waxuu rabaa in Ethiopia gacanta ay ku hayso ilaa laga gaarayo 21years

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 17 дней назад

    Xaashow waqti hayskaga lumin itoobiya inaaney baxayn qofkasta oo soomaaliyihi waa ogyahay inaaney ka baxayn somaliya majiirahana uhayso

  • @Drqadraqurux
    @Drqadraqurux 16 дней назад

    waa dal baow yaa ku leh cajiiip

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379 17 дней назад +1

    Xaashi reerbaadiye waar waxba Kagaranmeeysid Siyaasadda Samalida ee uu nagu Hogaminaayo Sultan Cali Balcad iyo Fiqi Ahmed Ee Shaqqoyeelo xoolayahaw cunsuriga Ku caanbaxay. Nabadeey. Allah hanna hanuuniyo Aamiin Yaa Allah Yaa Raxmaan Yaa Raxiim Wabillahi Tawfiiq

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 16 дней назад

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @amunahbintumohamed9907
    @amunahbintumohamed9907 17 дней назад

    Anigoo ah hawiye and baan kuu taageersanaa mudo xileedkii farmaajo aad baad utaageeri jiray horfadhi waana kuxirnaa lkn hada waa nacay

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 17 дней назад

    Waa dal ba,ay yaa ku leh cajiib.

  • @FutoXar
    @FutoXar 17 дней назад

    Waa in la bad baadiyo dalka intiisa kale oo Somaliya aynu kala goynaa xal kale majiro, beesha Direed dhulkoodii haday iibshaan iyagaa cirka roob ku og haloo wado gooyo cadkaas awdal state

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 17 дней назад

    Waa maxay dhiiga itoobiya noo hurtay waa suale ?

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 17 дней назад

    Waxan dowlad maahe ilaahey ha dhaafiyo dadka waa xoolo la soo ururiyey meeley u socdaan ma yaqaaniin

  • @QalbisaafiMuuse-n4x
    @QalbisaafiMuuse-n4x 16 дней назад

    Waxaan noqonay maamul gobaleed itobiya katirsan hada kadib waxaan nahay kilinka 6 aad

  • @شيخبسامالجرار
    @شيخبسامالجرار 17 дней назад

    Asc habaar iyo cudur qabyaalad iyo huguri raac mid aan doowlad waxba kagarane intaas ayey somaliya gacanta ugashay lakiin waxan Allah subxanahu watacalaa karajeenaya wax badan oo aay somartay oo tan kadaran ayu kabadbadiyey hadana kabadbadiyo

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 17 дней назад

    Ina gumeedyo aan xishood lahayn oo cuqdadaysan ayaa tihiin uf

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 16 дней назад

    Dad a
    Badan ee soomali ah
    Ayaa caluul xumo haysaa. Waa yoo nmajecla gumaysi in ilma hooda gacan ajaanib galaan.!!!

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 17 дней назад

    Hawiye hadaydunto dowlada ayakay udaran tahay dheefteeda ubadsaday

  • @museali5897
    @museali5897 17 дней назад

    Hasan Sh nin wadan lagu aamino maahee Somaalyeey hurdada ka kacaa ( balaayo ka horteg bay leedahee kadabadek malaha).

  • @Cabdimaalikshariif
    @Cabdimaalikshariif 16 дней назад

    Itobiya soomaaliya oo dhan haqaadato maxaa utari karnaa dhulka soomaaliya

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 17 дней назад

    Walee Somaaliya bohol bay kusii dhacaysaa shacabkiina waa lamaaweeliyay

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 17 дней назад

    xasan daciif waa fashilmay waa daciif aan go,aan lahayn dalka halaga badbaadiyo ma rabno Ethiopia waa cadawga kowaad ee soomaali

  • @cimraanbanibraahim9413
    @cimraanbanibraahim9413 16 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 17 дней назад

    DALKA DAD AAN LAGU KALSOONEN O MEEL XUN NAGEEYNAYO UBADKA SOMALIYEED QATAR GELINAYO MAXAA DALKA LOGU DHIIBAY . QOF LAGU KALSONYAHAY O CABSI LADAREEMIN MARKEE TALADA HEEYSO HALOO DHIIBO KUWA MINTIDIIN KU AH SOMALINIMO IYO SOMALIYA O ADUUNKA HORUMARAY LASIMAN
    WAA OGTIHIIN.

    • @XhuseinMoha
      @XhuseinMoha 17 дней назад

      Hussein mean's everything's
      Husein waa siyaasi xuseen waa looyar afmaale xuseen waa qof waxoo ogaado dhexgalo siween suaalo badana kuwaalo kuwa qabiirka u ah waxaas. Xuseen waa Qof dunida usiman o qofna jecleen dadkiisa iyo dunidaba ka qosliya e dad gooni wax u ogoleen dad inay murugodaan aad iyo aad uneceb. Guulna u arko Guul.dadka o dhan markoo gaaro. Xuseen waa shaqsiyad leh ama isku yeelo hab dhaqanka kuwa wanagsan sidaas ayuu u wanagsanyahay.
      Hadaa aragto qof iscaaynayo e is amaanin si xeeladeesan Dhaqtarka maskaxda u geey. 😂

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 17 дней назад +1

    Ethiopia weey qabsaneeysaa somalia iyaga ayaana gacanta u geliyeen xabashida. Xasan.cali balcad. Xuseen macallin.tik tok Sanbloosh waddankii iyaga ayaa kula heshiiyay. Ee somaaliyeey 4 nin ma iska qaban karnaa .mise wan iska daawanaa.

  • @adanhasan1897
    @adanhasan1897 17 дней назад +1

    Hassan wadanka halaga qabto

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 17 дней назад +1

    Xasan.tansaniya.turkiya.kanya.imaraad.intaas.oo.dhan.ayuu.dhitay.hantidii.umada.somaliyeed.dalkana.macmiyad.sidii.reer.falastiin.ayuu.geliyey.umada.somaliyeed.ilaaheey.ayaa.umiciin.ah.lkn.ayax.ooman.ayaa.kuhabsada.dhulbad.beri.kuli.waa.laxraasahay

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 17 дней назад

    🥲waa qarar tani hadaan laga qaban gacmaha xasan gurguurte waa bahdil soomaaliya ay hagoogantahay

  • @Maxamuuddiiryeaadan
    @Maxamuuddiiryeaadan 17 дней назад

    soomali waa soomali un

  • @Umo580
    @Umo580 17 дней назад +1

    SUBXAANLAA SOOMALIYA ALLAAH HACAAWIYO WA MARKII AYUGU NIDHAH XUMEED XASAN SOOMALI MA AHA WAYO DAD IYO DALBA UNIXIMAAYO FARAHA LAGAHAYO XUMAA O UDALKII UDIIBEY 😭😭😭😭😭😭😭

  • @burhanabdulahihasan
    @burhanabdulahihasan 17 дней назад

    Ohinta 😂😂😂😂 iyo qabyalada iyo qurunka kale tagay umada somamalieed beenta kale tagay

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 17 дней назад

    Gurguurte fulay dalkii itoobiya ayuu ku wareejiyey

  • @FadumoMuse-l1y
    @FadumoMuse-l1y 17 дней назад

    Dalka. Somali leh sideed bada ugu ogalaanee balcad xasan

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 17 дней назад +1

    💔🇸🇴😠😭 Somaliya God dheer ayuu ku Riden Xasan iyo kooxdiisa 😭💔🇸🇴 Damiir Xuma Haysa aye sheegayan WAA nagulul Qabsadey 😠😭💔🇸🇴

  • @abdifatahaways2388
    @abdifatahaways2388 17 дней назад +1

    Kama shakinayo xasan madaama dhulkii danta guud uu iibsaday dan lawada leedahay ma ilaalinaayo

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 17 дней назад

    YAA KUU SHEEGA QATARAHA IYO QURAAFAADKA AAD SHEEGTO

  • @ahmedmahmud5488
    @ahmedmahmud5488 17 дней назад

    Xashiyow walalkeyow naga xiisho warkada ayaantan wariyenimo maa ahaan ee xasan sheekh lee ku kacsan tahay walalkey warkada iyo waqtigada ku cibadeyso oo ku dar alaa kacabsi noqo wariye macquul ah hanoqon wariye qof neceb thank you waxan ku jareyna cafimad bro

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 17 дней назад

      Markii horeba dhex dhexaad muu ahayn waa CBB dii hore ee madaxwayne farmaajo waxaana loo yaqaan use full idiot.

    • @Caliya7
      @Caliya7 17 дней назад +1

      Walaal runtu wey qaraartahay laakiin macnuhu ma ahan personal attack ee waa in laga hadlo dhulka somaliyed

  • @jamaomar8775
    @jamaomar8775 16 дней назад

    Dhirbaaxo culus baa ku dhacday

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 16 дней назад

    Waxaa kutalin lahaa m.xassan Culusow baritan masakaxad lagu sameeyo habara socoto haday utimado inuu heshiisa ula saxii xanayo hala siaka qabato

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 17 дней назад

    Waan ku daalnay somali qushigeeda halqaato madx xanuunka naga jooji xashi meeshay ka gasho somali halaga galo ..waxaan dhageystay chanal afka carbi ku hadlo oo itbiya siyaasiyiin hadlka ugu dambeyso waxay rabaan in la gaaray waqtigii laga faa.iideysan lahaa in la joogo somali waxay rabaan hal dal in la noqdo

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 17 дней назад

    Somali rabbit ayay leedahay thuma rag baa u nool ayaa jiro

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 17 дней назад

    NUKLIYEERKA RUUSHKA XOG HOOSE OO AANU HELNAY CODE KIISA WAA !!??££€€;;::%%% INTAASAA BEENTAADII KA DHIMANE

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 17 дней назад +1

    🤟 Itoobiya Waxa ay ARAGTAY Wadan Xaraash ah 😭😠💔Qaaimiin MADAX ka ah 😭 🇸🇴

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 17 дней назад

    Bakhti beenaale ah qabyaalad badan

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 17 дней назад

      Qabyalaad baa adiga kuwada adiga lkn runta xasaan sheikh wa dal xarashe manaxishodo diim. Amaaa don

  • @Maher_somali
    @Maher_somali 17 дней назад +1

    madax weyne xasan shiekh Hal sano, afar Bilood iyo saddex iyo toban maalmood ayaa uga hartay muddo-xileedkiisii sharciga ahaa ee madaxweynaha markii maanta laga tiriyo.bay bay bay bay bay

  • @FatumaOsmn
    @FatumaOsmn 17 дней назад

    Dowlaad majirte rerwalbo dhulkisa hadifacdo moqdiisho dadka jogoo oleh waxbaan mathalnaa ninwalbo gobolkisa haqabto

  • @homeh3455
    @homeh3455 17 дней назад

    Xasan sh soomaliya waxa uu ku riday hog aaaaaaaaaaad u dheer oo aanay ka soo nopon karin somaliland na ciro ayaa isaguna meel xun ku wada

  • @ZizouRoger-k7n
    @ZizouRoger-k7n 17 дней назад

    Somalie Reed see maley jojiya beentaa

  • @MustafeGaas-p8q
    @MustafeGaas-p8q 17 дней назад

    Ninkaliya ma dal ayuu bixinkaa waa laiska riyoonayaa waxba kama aha kuwani wadanka

  • @gjama9511
    @gjama9511 17 дней назад +1

    DAAROOD WAXAA WADKIISA AH DAWLADA XASAN SH AYAA TALAABO HORE UQAADAY !! WALAXAA KUGU RARAN !! FAQASHEEY .

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 16 дней назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿

  • @omarelmi4568
    @omarelmi4568 17 дней назад

    Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤

  • @MaymunMohamed-f1y
    @MaymunMohamed-f1y 17 дней назад

    War beenta Maad iska dhaaftid waad dhimaneysaaye.

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 17 дней назад

    Sharciyada. Benta. Ah. E. X. Culisow. Lodhibay. Waqaran. Du.is. dadka. Iyo. Badba. Walagu. Qafan. Sitosa. X. Culusow. Somali. God. Bukuriday. Wuna. Quman. Yahay. Cid. Laxisabtamaysa. Banjirin. Wa. Jabwayn

  • @Khad-j1r
    @Khad-j1r 17 дней назад

    darod ayaa horay u kenay Itopiya hadana yiri wa walalahey Itopiya hada markey kenen hawiye mad ka carotay Kkk

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 17 дней назад +2

      Darood aqoon siyasded bay leeyihin. Bad iyo dhul toona MA siin. LAKIIN ADIGU hawiey ah markii horena kinya sii say. Oo FARMAAJO baa soo dhici yey. Maanta ithopia baad siisay dal iyo badba. Markaa darood ku waxuu yaqaan Sida siyaasda loo maareyo. LAKIIN idinku waad ku dhex hafantan.

    • @AsserAsser-cj4hz
      @AsserAsser-cj4hz 17 дней назад

      Munaafaqada cidaada utahay awaoba dhuö daarood xabashi heesteennbada ay usocdaan maahan Bad Hawiye maxaa naga kalay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂​@@mohamud12adam50

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 17 дней назад

      Daarood xagee itobiya ku keenay xitaa ciidanki la dhihi jirey c/lahi yuusuf baa keenay cali max,ed geeddi ayaa ku faanay o yidhi wax qabadkaygi yaan nin kale laygaga shegin social media yahay ku jirta ,
      Xasan xilligissi hore madaxtoyada waxa u fadhiyey gabre o itobiyan ah habenki farmajo ladortay bu ka cararay wa markhaati madoon,
      Xasan sheikh wa madaxwaynihi somaliyed e ugu horeyey e jigjiga ka dhaanteeya isago itobiya u aqonsan ,
      Wad xususata shriifka iyo c/c,sh , badda heerkay gaadhsiyeen iyado maxkamad lagaga adkaday haddana xasan sheikh ba heshis kula ah inay qaataan
      Adigo maskax fayow ku hadlaya bal sheeg daarood wuxu dalka ka cunay illeen ayax na maaha dhulki dadwaynaha boobaya o hadda xamar waxa ka socda daah kaama saarnee

  • @umumohammed6310
    @umumohammed6310 16 дней назад

    Soomali weey udhamaatay hadaan lagu fakan dadka dagan bada

  • @arostonoma1467
    @arostonoma1467 16 дней назад

    Ciil badanaa xassan waa nacas nacalaa sheydan ku taale

  • @AbdirashidjamacGeley
    @AbdirashidjamacGeley 17 дней назад

    Asc xaanshi waa in wadanka laga badbaadiyo itoobiya oo soomaalida meel walba ay ka kacan Dal iyo dibad

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 17 дней назад

    cabdaw waranka iga daah dalkeygu dadmalahee dugaag baa ku soo duulay aawey dadkii dhiiga lahaa xagey aadeen rag iyo dumar aan wadanka difaacno qabiil uraya nagadaaya caruurteena aan wax uga tagno😢😢

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 17 дней назад

    😂 warxume beenta qabiileysan iyo aflagaadada wadankaaga waa xayawaanimo tii ugu liidatay

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 17 дней назад

      Ethopia pagekeda sodigtee orood wax aqriiso jahilyahow

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 17 дней назад +1

      Haddad adigu dhaanto inta uu wariyuhu sheegay waxa beenta ka ah soo saar o bulshada la wadaag

  • @suubanyarey4130
    @suubanyarey4130 17 дней назад

    NINKAAN qabiiliiste Hawiye naceeb
    Fakin
    Xassan ha cunin

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 17 дней назад

    X. Culusow. Wa. Maxishode. Somali. God. Bukuriday. X. Culusow. Iyoraga. Unka. Joga. Islama. Janqadikaran. Sidedaba. Ragasu. Wa. Somali. Runa. X. Culusow. Wa. Khainul. Wadan