Wararkii ugu Danbeeyey Xuutiyiinta oo Nafta u keenay Gummaystaha ISRL & Weerarada joogtada ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 31

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 День назад +4

    Guul xisbullahi guul falastiiin guul Yemen guul Iran insha Allah

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 День назад +2

    Emirat islaamka Alle haka dhex qabto

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 День назад

    Masha Allah guuleeysa suleyman xaashi noolaaw

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n День назад +1

    Yaa Rabi Guusha soo dedeji 😢 insha Allah insha Allah farxada wey iman

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 День назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda unada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid День назад

    Ilaahow guulee falastiin iyo xulufadeeda ilaahow guulee falastiin iyo xulufadeeda

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 День назад +1

    Gacanka cadan ama bada 🇮🇳 india waa magaacyo reer galbeed,, bada soomaalida ama somali sea ayaa laa odhan jiray wakhtigi ahmed gureey 1576 ,,somaalida wakhtigaasi ilbax ayay ahayeen oo waxay ku dagaalami jiren sii diin .. yago ka wakiiil aha muslimka geeska Africa, xata Portuguese 🇵🇹 yaga ayaa jabiiyaay

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 День назад +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir День назад

    imaarad alle ha babiyo alle ha baan leeyahy

  • @cabdomohd7282
    @cabdomohd7282 День назад

    Arabian golf ayaa la yiraa. J. C. Naasir. Ayaa ubixiyey الخليج العربي

  • @AbdallaDiinar
    @AbdallaDiinar День назад

    Imaraaat Allaha dumiyo manihin kuwo ku racaya islanimo Sacudiga iyo khaliijka muhiimadu wa Sida loo nolan karo walalnimda w wada nolansho blse ma aha mid diimeed Iran gul 🇮🇷 Pawer Republic islam of iran guul iyaga aya ah kuwa in lagu deydo mudan

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 День назад

    WLHI TAASI WAA RUN.WAY KAGA KHUKHIYAN CARAABTA IRAN OO CABSI AYEY GALIYEEN CARAABTA.

  • @fardowsasaid4512
    @fardowsasaid4512 День назад

    They have been saying that for a long time🎉

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 День назад

    WAA TALO FIICAN.

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 День назад

    Aankusalino suubanahenii muxamad❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b День назад

    Addounka oo dhan,baa u yaqaan Persian goalph,jamaal cabdi naasirbaa u bixiyey arabian goalph,

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid День назад

    Saleebaan adoo mahadsan ka hadal jasiiradaha soomaaliya sida suqadara cabdale kori iyo kuwa kale

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 День назад

    warayiyaashs ayaa.lagarabaa inay eraybixinta wsdanimda isticmalan

  • @cawilduale9889
    @cawilduale9889 День назад

    Hindoy
    Oshiyan ayala dhihi jiray bada somaliya

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 День назад

    ❤❤❤

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 День назад

    WAA XILIGI IRAQ LAGU QAADAYEY DAGAALKA AYU MAREIKAANKU SHEEKADAASI AY BILAAMATAY.CARAABTUNA WADA XAAJOD LAMEY QAADEN WADA HADAL.WAA SI U KUSOO DEEGO GACAANKA CARBEED MAREIKAANKU.WANA XILIGA AY BILAAMATAY ISKU DIRKA WADAMADA CARAABTA IYO ISLAAMKA

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 День назад

    GACANKA BEERSHIYA AYAA LA DHAHAA EE SIDAA U BARTA...!!!

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid День назад

    Kusaliya suubanaha scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 День назад

    MAAD XAYEYSIISAAN GURYO LAGA DHISAYO DALKA SOOMAALIYA? NAGA JOOJIYA NAYROOBI IYO KENYA.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew День назад

    Iiraan wadanki carbeed ee laga soo weeraro dhulka halla sinto

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 День назад

    Burcad badeedi ayaan dib ugu baahan nahay siyaan usoo afduubano maraakiibta dagaalka mareykanka iyo Ingiriiska garabka siinaya Yahuuda nacalaa dhalee maxaa ka yaal meesha

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 День назад

    Jatiirsda Abu muusan waxaaleh AUE shaariaa balse ereen bcaaxoog ugaqabsatey shacabka dagana waa carab iskuulada iyo dowlada hoose shaariqa baagacanta kuheysa mushaarkans siisa eraan maamulkasare bey heysataa iyo ciidamada

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 День назад

    IMARAADKU WAA CADOW WAHAABIYO AH WAXNA KAMA TARIMAYSO IIRAAN IYO G. BEERSHIYA...!!!

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 День назад

    Imarad qori dabuu lagareegaye hada asagay heesataa dhulja halala gooyo

  • @cabdirashiidyuusufmuuse1892
    @cabdirashiidyuusufmuuse1892 21 час назад

    Jabkii yuhuuda ayaa la gaadhay insha allah ♥️

  • @GuuleedGuleedadan
    @GuuleedGuleedadan День назад +1

    Hh