Allahayow sidaa adunka igu barwaqeysay aakhiran igu barwaqee o janadaada igu abal mari si aan uga mid noqdo dadka xqiiqada arki dono o ah aragtida wajigaaga sharafta leh💖
Ogaada somaliyey ee muslimiinta ah (بحمد الله وفضله), in janada gali doonin nin ku qanacsan dastuur ama dimuqiraadiga sida dowlada somalida waxa ay wadda . وما علي إلا البلاغ المبين .
aad iyo aad bad u mahadsantahy sawirka profile ka muuqalkan kollay u jeedka ma garan karro balseh wa sawir aan ku haboonayn islaamnimadeena waana sawir christian ku ay ku sifeeyan nabi ciise
Janada Allaha Nagu Kulmiyo dhamaanteen 🤲🏽🖤
Allahuma aamiin yarrabi 🤲
Ameen Ameen wllo 🤲🤲
Aamin🤲🏻
Aamin❤
Amiin yarabbi
اللهم اجعلنا من أهل الجنة❤.
Allow noo qor janada ya Allah
Ilaahow araktidaada hanaga qatin yaarab ilaahow wadada toosan igu hanuuni yaarab 🤲🤲
Aamiin aamiin yaarapi 🤲 inta muslimka ah yaarapi 🤲
subxanallah rabiyow jano aya ku waydiisaney😢😢
Allahayow sidaa adunka igu barwaqeysay aakhiran igu barwaqee o janadaada igu abal mari si aan uga mid noqdo dadka xqiiqada arki dono o ah aragtida wajigaaga sharafta leh💖
Jasakalaah inshaa alah walaal qaliya ilaheey hanesku keen kul miyo janada jasakalaah Qalbigega wad qabojesey ❤
aad bad ugu mahadsanty videoyada tayada iyo quality ga leh ee ad mar walba noso gudbiso keep it up bro
dhamanten alleh janada haynagu casumo
Malin walba Wakhti gorta hesho ka sali nabi maxamed 1000 jeer danbigaga waa la dhafeya darajadadana kor ayaa loo qadeya hamigagana rabi ayaa kasarey. Waxayabo badan ayuu wataa saliga nabiga ee ka faideysta wakhtigiina carabkiina bara. Dulmiga iyo xaranta xasid nimada intaasna iska ilaaliya. Oo ku xamdi naqa marwalba rabiga ku abuurtey.ilaahayo khatumo wangsan nugu arsaq🥺
Alle haynaga dhigo kuwa jannatul fardowsa alle kuu casuumo 🤲🤲🤲
Alaa muqalka in tan dawanayay farxad ayan ku jiray wan ku raxaysanayay kawaramida janada ilahayo janadad nagee mesha ugu saraysa
Ilahay janada hanagu kulmiyo. Amiin yaarabi❤
Ilahayow anaga dhan inoo danbi dhaaf aamin aamin yaarabi 🤲
Masha allah, Ilaahayow na gali janadaada.❤❤
Allaahu Akbar ☝️❤️❤️
Allahu akbar❤❤
Alla hanaga mid dhigo dhamaan teena Ehlu Janada yaa RABBI
Salallaahu caleyhi wasalam ❤️
Ilaahey dhammaanteen jannada hanugu kulmiyo😊
Wllky inoso badi xalqado badan kaso same insha allah adina faaido ku tahay❤
Mahadsanid bro
الهم اجعل أهل الجنة ❤❤❤
ilaahay jannada ina galiyo Xisaab la'aan. Aamiin
Allow naku arsaaq ani iyo ❤dhamaan muslimiin 🤲🤲🤲🤲🥰🥰
amiin ilahey hanokaso ramadnawaye
Ilahayow janada nagu kulmi nagana rali noqo ya alah
Wall Asc waad ku mahad santhy madama aad aqoon ii kordhise teeda kle wll timaha dhin caha aad ka jarayso iska dhaf ilahy qeyr haku siyee
ماشاءالله اخي الله يحفظك
Scw scw ❤
Big fan from 2018🎉❤
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ❤❤❤❤
Allah nagadhigo Kuwaas ❤❤
جزاك الله خيرا
Jazakallah kheir wlli yislam allah jannada haku geeyo adiga io intaa ad jeceshahayba amin ya rabbi
Allahu mainii asallakul janah😢❤
Ilahay hanugu kulmiyow janada amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲😥😥😥
Adiga nin fiican ayaa tahay ayaan fili alle hanaga wada dhigo wll timaha safiican uso jer
Mashalah wll alle haynagu kulmiyo janada
جزاك الله ألف خير اخي يسلم
الله يجزيك الجنة الفردوس الأعلى مع النبيين والصديقين والشهداء والصالحين
اخوووي
Manshallah wll yaslim
yislam ,ILAAH hakaa abaal mariyo
M.a bro noso badi videoydan❤
Amen
Ogaada somaliyey ee muslimiinta ah (بحمد الله وفضله), in janada gali doonin nin ku qanacsan dastuur ama dimuqiraadiga sida dowlada somalida waxa ay wadda .
وما علي إلا البلاغ المبين .
Isku qarxi hee bro haday sas tahay.ilen wan ku arka janada kadhexradinaysa umalayn meshas
is qarxi hee wxa aminsan tahay jnada inaa galeyso
@@mohamedabdulaahi3027
Aniga oo is qarxinin kuuma tilmaami karin miyaa in arintaas gaalnimo tahay iyo in kale?
Alow nasii nimcadada yaa rabi❤️😢
Anu jaanda waxn rabaa inaan 2 nin kuu heelo oo qur quruxbadaan ilhow jaanda naa gee 😢🎉
Golden voice yislam ❤❤❤
Amiin yaa rabi
Scw scw scw scw scw
Golden voice prO ❤
Aamiiin yaarabi
ALLAHU AKBAR
Keep going sxb sare 👌🏾
Allow jannada nagee
Wll nebi wuxu inoo diidey timaha in badh la xiiro inta kalena la daayo ama la bixiyo mrka timaha iska wada xiir ama wada daa
Anaa ugu horeeyo
Ilahay janada hanagu wada kulmiyo 😢
Adiga raac Muhammad
❤❤❤
Wlloh no so badi
ألهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم.
Noso badi sxp
🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🥰
hada janada galo oo ilaahey ikaso aduunka inaa joogi jiray xitaa ma xasuusanyi🙂
Somli m thy wll😊
Haye.Youtubka maanta wuu ii bandhigay videowgaa.
INSHA ALLAH ILAHAY JANATU FERDUSO HANAGU KULMIYO
FREE FLASTINE UDUCEY FLASTINE❤
You have forgotten the intro Brother.
Named= dhin dhiririn😂
😂😂😂😂
9:00 😢😭😭🤲🤲
😢❤❤
Illahow janadaada Nagu kulmi
6:11😂😂😂😂
Waad iga jaahil saarte❤
aad iyo aad bad u mahadsantahy
sawirka profile ka muuqalkan kollay u jeedka ma garan karro balseh wa sawir aan ku haboonayn islaamnimadeena
waana sawir christian ku ay ku sifeeyan nabi ciise
Janada albabkedu wasi furan yahay
tyeyte
Sxb Alle dartiisa editing I bar
Allaahu Akbar ☝️❤️
Amiin insh allaah
Allaahu Akbar ☝️❤️