Faadumo Cabdullahi Maandeeq - Sidaad ii gashaa wali lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Erayadii Ciise Warsame Samatar Dhancadde
    Laxankii cabdalle Maxamed Caraale sagsaag
    lyrics By Maxamed Axmed Suuriyaan

Комментарии • 40

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 2 года назад +21

    Intaan gabanyow
    Adiguun kugu gooniya
    Baa hablii ila gudboonaaa
    Rag uwada guntadayee.
    Waaad maqlaysaa raamiyow 😪barisamaad ✊

    • @barisamaad722
      @barisamaad722  2 года назад +1

      in uusan arkeyn ayaa macquul ahe u shere gareey🤣

    • @puyolmohamed399
      @puyolmohamed399 2 года назад

      Walagu qaraabi kiila ha ka walwalin 😂

    • @dhiblaawemedia8538
      @dhiblaawemedia8538 2 года назад +1

      sheekada jaceylka aaan la dhacay🤣👈

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 года назад +2

      @@puyolmohamed399
      Raaami leee ka rabaaa hadayba dani i bado qaraaba kiil inkastoo wax laygu qaraabo kiilo ilaahay iga koriyey niyow 😏

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 10 месяцев назад +1

      ⁠@@fardushurre1668
      Raami Soomaali hadii na aheyn iska illoow. Hadii uu Soomaali yahay U sheego. Ka keenso jacaylka ku abuuro. Tus hadii uu arkaayo. Daacad u ahoow.

  • @abdullahiali9899
    @abdullahiali9899 3 месяца назад +3

    Intaan goor habiinnimo
    dhul aan laga geyoonayn
    Mas kujiidhay guuraha
    Garan maysid adiguye
    Eish calaa hees taariikhdu
    Waa 12/06/2024

  • @abdullahiali9899
    @abdullahiali9899 Месяц назад +2

    waxaan jooga kenya
    09/8/2024 heestaan
    kama daalo dhagansigeda

    • @AK.Koshin
      @AK.Koshin 3 дня назад

      Faladagan iyo Gabadhaan yaa kuleh. 😅😅😅

  • @zaamabdirahman8335
    @zaamabdirahman8335 2 года назад +8

    Adaan guulsarraantaa
    Dhaxal kaaga gaadhoo
    Naxariisti gooyee😭😭😭💔
    Wayaha aduunka walwalkiyo dhibaatada wehelkaaga dhigi doona😕😕😕

    • @muuroabdi1620
      @muuroabdi1620 6 месяцев назад

      😂😂Adi gaa ku gafaaye taladii waayo so jirtee Ana gaabsi baan ahee gayaankaaba raadso hagu gaaf wareegine😂 jwb somaha u qalanta.

    • @SicidIsmail-p4r
      @SicidIsmail-p4r Месяц назад

      Hhhh 😂jawaab wafiya ayad siisay

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims 2 года назад +7

    Garanuug ahaaa
    Erayadii Ciise Dhancadde
    Laxnka Sagsaaag
    Mhdnsid Szb

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 2 года назад +7

    Erayada : Ciise Warsame dhancade Aun
    Laxanka : Cabdalla Sagsaag Aun
    Heestan waxaa kaloo isna qaaday Cismaan Cabdikariin Gacanlow Aun

  • @Abdullaahi_Ali_Abdi
    @Abdullaahi_Ali_Abdi 2 года назад +9

    Bishaaradii nafteeydaay
    Adaa baanaheygaa
    Boga iyo jirkeeygaa
    Waana kuu basaasoo
    Adigey bogsiiyeee
    Hadaa beriga ii iman
    Bilan aanan kugu dhihin
    Buseelkaaga awgiii
    Waa balan balaayee
    Buuraha tan ugu dheer
    Badankood bad iyo wabi
    Midkaa baafshay baan oo
    Oo oon baqtinayeee
    Bilqeeyreey daraadaa
    Berigaan ku aragbaa
    Bilo igala badanee
    Waana baaba.aayee
    Bilan baarar dheereey
    Bishima dhuub macaaneey
    Mey baxnaanineeysaa
    #qaraaa
    #abullaahialiabdi

    • @barisamaad722
      @barisamaad722  2 года назад +2

      mahadsanid boqorkii Jaceylka

    • @ayaanlemohamud3024
      @ayaanlemohamud3024 2 года назад +1

      Nice

    • @YasinnShucle
      @YasinnShucle 4 месяца назад

      Mahadsanid lkn xarafka ku jawabtay maha Kii mudnaa
      G BAYAHAYD INA KU JAWABTO ABWANE

  • @mustafeabdikadir9650
    @mustafeabdikadir9650 Месяц назад

    Laxanka cida saartey tolow waa kuma

  • @husseinali6742
    @husseinali6742 2 года назад +5

    Magaca kahelay❤️❤️💞

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 6 месяцев назад +4

    Erayadii Ciise Warsame Dhancade
    Laxanka C. M. Caraale Sagsaag AHUN

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 2 года назад +6

    This is quality

  • @abdishakurabdilahi3147
    @abdishakurabdilahi3147 3 месяца назад

    Beytal qasiidku waa
    Hadaan gudin ilaahay aanu
    Kugu gaargaarayn waxba kuuma goysoo gcmahaa ku daalee

  • @binuadam4677
    @binuadam4677 6 месяцев назад +4

    1 of the greatest Somali artist all time

  • @SheikhAbdiyusuf338
    @SheikhAbdiyusuf338 3 месяца назад

    The greatest somali artist ❤

  • @ahmedmohamed-lu7kt
    @ahmedmohamed-lu7kt Год назад

    Wcs brother waad ku mahadsan tahay sida aad hagar la aan aad bulshada u soo gaar siisay keedka aad haysay iyo waqti kaaka qaaliga ahaa oo aad bulshada siisay brother waad ku mahadsan tahay

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 2 года назад

    Heestaan sidaa maqlay laxanka kaliya ayoo la yimid sagsaag erayada waxaa ku laray abwaan ciise warsame samatar dhaancadde

  • @somalijecelsomalilover4141
    @somalijecelsomalilover4141 2 года назад +4

    Ereyadii Ciise warsame Samatar
    1961/2

  • @Isdaahil-x4x
    @Isdaahil-x4x 2 месяца назад

    Xalay ayaa ahad marka aan jiidhay maska

  • @HaniFaarah
    @HaniFaarah 2 месяца назад

    Sorry. Qof. Aan xushmad jaceyl. Aqon dhib kaas baa laka dhaxlaa. Sorry

  • @HaniFaarah
    @HaniFaarah 2 месяца назад

    kkk

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 2 года назад

    Iyadoo sidaan ka mac ayaa arkay mar

  • @saidmohamed745
    @saidmohamed745 7 месяцев назад

    Intaan gabdhahay
    Adiguun kugu gooniyya ba

  • @bashiiradeinahmed389
    @bashiiradeinahmed389 2 года назад

    🔥✌