Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
MASHA allah quruxeey
Allahayow usahal umadan dhibana yaasha ah maxbuusiinta ah Ax😢😢🤲🤲🤲
Abukatahan cadii mahaan wlhi suaalihiisa
Inaallilaahi wainaallaahi raajicuun waa dulmigii 91 kadhacay xamar kan.ayaa kadaran Nimanka wadankii oodhan xaraashay ayaa ruuxaan maskiinkaa ciqaanaya alle iyo aadamigu waa idinarkaan
Xamar mxaa kagalay dooda meesha kasocoto dad ayaa eedeysan xamarne wa magaalo mxaa Iska galy mark
@@baakaaycumarbaakay6147hhhhh mxaa masaakiinta la isugu boojeynaa.Madaxda dhul boob ku Caanbaxdye
Nin dacada waye kan
Wa nabeen markan firiyay
Nimankaan maxkamada joogo bal aan aragno rag hore waxba kuwaayeene kan bal aan ogaano halkeey dhigaan
Waa babliga looga sheegaya
Mujrim xoolo dhacay weeya wajigiisa ayaad ka garaneeysaa yacnii Tuug qabiilkiisana waa nin Rag ah
Tuugta waaweyn yaa qabanaya kuwa yaryar haddii laqabto.
Kuwii waweynaa baa waxy so qabanayaa kuwa yeryerka ah kkkkk.😂😂😂
Asc
Waxaan Idin weydiiyay Dastuurka iyo Xeerarka ciqaabta website laga helo majiraa mase App
Google toos ugu qor pdf ahaana kala dag.
I soo qabo anaa soft kuugu soo dirayee
hortaa dadkan malaga qaldan yahay misee dadka edaynaya qaldan ani ma fahmin wax lagugu aminay See u qiyamee hadana waa qof wayn yab
Dawlad nimadu beenmaaha musuqmaasuq maaha cabsigalin maaha waa isaamin iyo aqoon midana malihidin taliyaha isbaarada oo udalacay taiyaha maxkamada iyo dad qalatada xasaanadaleh
waa moryanti 1991 o magac dowlad sheganaysah kk
Mooryantu gofkedey jogta waxi ay ka shakiyana wey barayan e adigu dadka kula nool sidad u gumeysto o ma gumeysano e wan bareyna e yur
@@khadrahilowle4877 Adeerkah xasan Qabureh Qoteh bay Ahayd in lah kenoh maxkamad ku shegan moryan moryan xukumaysah waa wax lagu qosloh waan sugnah in xasan moryan iyo villa family dowlad sih Ahadan
MASHA allah quruxeey
Allahayow usahal umadan dhibana yaasha ah maxbuusiinta ah Ax😢😢🤲🤲🤲
Abukatahan cadii mahaan wlhi suaalihiisa
Inaallilaahi wainaallaahi raajicuun waa dulmigii 91 kadhacay xamar kan.ayaa kadaran Nimanka wadankii oodhan xaraashay ayaa ruuxaan maskiinkaa ciqaanaya alle iyo aadamigu waa idinarkaan
Xamar mxaa kagalay dooda meesha kasocoto dad ayaa eedeysan xamarne wa magaalo mxaa Iska galy mark
@@baakaaycumarbaakay6147hhhhh mxaa masaakiinta la isugu boojeynaa.
Madaxda dhul boob ku Caanbaxdye
Nin dacada waye kan
Wa nabeen markan firiyay
Nimankaan maxkamada joogo bal aan aragno rag hore waxba kuwaayeene kan bal aan ogaano halkeey dhigaan
Waa babliga looga sheegaya
Mujrim xoolo dhacay weeya wajigiisa ayaad ka garaneeysaa yacnii Tuug qabiilkiisana waa nin Rag ah
Tuugta waaweyn yaa qabanaya kuwa yaryar haddii laqabto.
Kuwii waweynaa baa waxy so qabanayaa kuwa yeryerka ah kkkkk.
😂😂😂