BARNIIMIJ CILMIYA OO KA HADLAYA "ABUURKA DHULKA & CILMIGA SAYNISKA & PRO XASSAN CALI BURAALE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 дек 2024

Комментарии • 22

  • @WakronDaggy
    @WakronDaggy 6 месяцев назад +1

    Machallah ❤❤

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 4 года назад +5

    Acm saxibayal masha Allah walalo barnamishkan wuxu aha barnamish diiniya o culima badan lagu martiqaadijiray magaciisuna fiirixaabil imaan soconayay dhowr iyo 90madkii ilaa 2001dii sidaan jeclahay .waxana soodiyaarin jiray .Med .c/dilaahi .kulmiye fadlaan intii kale e kamid hayd barnaamiska o dini ah sogali sxb mahadsanid

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 года назад +1

      @Ainan Yacinovic Csw walaal waa run Barnaamijkaas ayuu ahaa Fiirixaabil iimaan oo aad u xiisa badnaa iyo wariye Mohamed I. kulmiye inta aan ka hayo barnaamijkan waan soo galin soon insha allah
      '

    • @ainanyacinovic1506
      @ainanyacinovic1506 4 года назад +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE ok wll insha Allah mahadsanid

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 года назад

      @Ainan Yacinovic.....waxaan soo galiyey channelka qayb kale oo ka mid barnaamijkii diiniga iyo cilmiga ahaa

    • @ainanyacinovic1506
      @ainanyacinovic1506 4 года назад +1

      @@SOMALIMUSICCULTURE ok wll lakiin wan helikari wayay ma iisodirikarta fadlan

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  4 года назад

      Ainan Yacinovic
      Haa anaa kuu soo qaadi

  • @abdirahmanqazimawad5502
    @abdirahmanqazimawad5502 5 месяцев назад +1

    Allah akbar

  • @Ducaysanetv
    @Ducaysanetv 2 месяца назад +1

    wariyaha aqoonta leh wuxu ku ficanyay shiekh u waraysanayo ayuu si fican u mala mahadsanid walal adiga iyo sheekhaba abaalkiina jano alle ha ka yeelo

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  2 месяца назад

      @@Ducaysanetv
      Aamiin Aamiin yaa rab walaal dhamaanteenba insha allah

    • @guutaaletube24
      @guutaaletube24 Месяц назад

      ​@@SOMALIMUSICCULTURE Sxb barnaamijkaan intee ka heli karaa adoo mahadsan

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  Месяц назад

      @@guutaaletube24
      Aniga haya
      Muuqaalkan laftiisa maxaa channelkaaga geeyey soo adiga Maaha? Plz jooji wax aad youtube ka dhex wadid muuqaalkaana meesha ka saar
      Muuqaaladan Hadaad u baahan tahay waxaad ka heli kartaa RTD ga Djibouti ayaa duubey wakhti hore 1998/1999 baabuurtaada Sxb iska wado

    • @guutaaletube24
      @guutaaletube24 Месяц назад

      @@SOMALIMUSICCULTURE war sxp Keyd ahaan u qaatay wuu saari karaa isalahaa mrka sxp waan ka saraa hada dhib u aragto ee Link ga ila wadaag adoo mahadsan muqaaladiisa kle

    • @SOMALIMUSICCULTURE
      @SOMALIMUSICCULTURE  Месяц назад

      @@guutaaletube24
      Ma fahmin afsoomaaligan aad soo qortey nuxurkiisa meel uu usocdo iyo ujeedadiisa aad sheegayso ma afsoomaaligii ayaa wax laga badaley mise anaa moodey Sxb qoraalkaaga dib u akhri

  • @cumaraxmed3820
    @cumaraxmed3820 4 года назад +1

    Barnaamijka qasaa'idka uu ku furmaayo S.M&C soo gali.
    Waa codsi

  • @guutaaletube24
    @guutaaletube24 Месяц назад

    Sxb barnaamijkaan soo geli markle hadaa heyso aydoo professor kaan la wereysanaa wlhi waa aqoon yahan weli ma arkin aqoonyahan xiligaas joogay hadana maanta ka cilmi badan kuwa badan oo cilmi sheegto

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 Год назад

    kkkkkk😂 😂