Daawo Waa Maxay ceebta Wafdiga Rw Xamse La Kulmeen Ee Gabadhan Kudhagantahay iyado Xamse Ha La'badal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024

Комментарии • 60

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q День назад +4

    Contrition waxa ka mid ah tan qaadka so daga tan Cabudwaaq xasuqa tan Gado wa Madaxweeyne Hawiye=HAITI MORYAN waye Daarood naceb a ku jira

  • @Cilmi-s1z
    @Cilmi-s1z День назад +2

    Gabadhaan iyadoo aad qabiilkeeda ula dhacsan ayaa iigu danbaysaye, ma soo taabatay dhammaadkii?
    Wali waxay ku leedahay wax kasto dad kale ayaa qaldaye madaxweynaha waa dadaalayaa.
    Yay eedaynaysaa oo ka sarreeyo MD?

  • @Cilmi-s1z
    @Cilmi-s1z День назад +2

    Dowladda uu taliyaha sirdoonka ku yahay ninkii lahaa nimaan reer hebel ahayn madaxtooyada ma fadhinayo ayay leedahay dadka ha midayso.

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 20 часов назад +2

    Masaakin
    Sland maa haweysan kartan
    Guul sland

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 18 часов назад +1

    Asc. Ilaa. Afweyne. Daarood. Daarood weyne. Ayaan. Dhisayaa. Iyo. Hawiye. Maxaad. Keenteen? Soomaaliland. Waa. Kala. Noqotey. Mana. Soo. Noqoneyso. Ha Ku. Daalina. Soomaaliland Iyo itoobiya. Guuleysta. Wsc

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 22 часа назад +1

    26ka Jun iyo 1da Luulyo intaan inkireeno Ethiopia waa imaaneesaa Saylac. Umad aan og nahay inay nagu soo darsoomeen 1960 kii aan rabnaa inaan indha adeeg inkirno. Runta aan isku sheegno madax adeegana aan joojino ee cidaas Somaliland halala fariisto hana la qanciyo. Shirar been beenaa u qabanayney waataasaa waxaasaay dhashay inay naga tashtaan Ethoopia heshiis la galaan. Anakaa qaldan runta waa taas.

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 20 часов назад +1

    Am sorry bada Somaliland baa leh siduu u sheegankaraa nin aan imankarin dhulka somaliland

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 21 час назад +1

    Macquul ma,aha in maamul goboleed ku hadlo afka Ethiopia ayadoo dalka difaac u baahan yahay oo meel ka mid ah la heysto.

  • @smohamed3485
    @smohamed3485 День назад +1

    Anaga ma soomaali maa nahay mise british
    Soomaaligaga maad isaga hadashid

  • @cumarabdi9262
    @cumarabdi9262 День назад +1

    Adigu maxaad taqaanaa

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 10 часов назад

    KKKKKKKKK WAAR WAA KII HADALKA CALASHANAYEY OO AAN WERIYE MOODNAY SU'AAL UUQOF WAYDIIYEY OO MARHORE LOOGA JAWAABAY AYUU DADKA KU SOO CELCELIYAA CALALI HADALKA WERIYE MA BUUXINKARTIDE LADHAC WAXLA KONTOROOLAA MAJIRO INTA SOCIAL MEDIA LAHELAY LADHAC.

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 22 часа назад

    Walaal ina Dayaano iyo Gallan Xasan ha udiro difaaca dalka xabashidana ha ka dhiciyaan.
    Puntland mustaqbalkeedu Xamar dambe kuma xidhnaanayo cadow aan Mooryaanta Xamar ahayna Puntland ma laha.
    Diiqada aad qaranimadii soomaaliyeed aad geliseen Puntland shaqo kuma laha.
    Damage is already done and it’s too late.
    We are reaping the fruits of incompetence ! The biggest incompetent is Hasan himself

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 День назад

    Xassan munaafaqaa dalkii iyo ciidanakii xoogga dalka burburiyey imbiijment halagu sameeyo somali markaasey midoobeysaa oo cadowgeeda iska dhicineysaa

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 22 часа назад

    😂😂 yay u waramaysaa? Ma soomaali mise American?😡😡
    Kii siyaasi isku sheeg ahba ha la soo shir tago 4 eray oo English ah oo jajab ah😡😡😡😡

  • @AliCergabo
    @AliCergabo 8 часов назад

    Ma Adigaa rabaa booska Rwasaraha . Naa iska Aamus qabiil baad ku hadlaysaa.

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 21 час назад

    Siilbaad lasoofadhidaa meesha gaboobay markaasay wax aan shaqadaada ahaynkahadlaysaa kkkkk

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Dani wa munafaq khain ah o Cadawga la shaqeya horayna wa lo socon guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Koxdi Farmajo e Gacanta sidi nin xaskisa qata kolba gacanta aya Abiy hayay Farmajo marka koxda Farmajo o khaimin ah warkoda cid rabta ma jirto

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed День назад

    FIQI DHUUSO WEXE UGA HADLI WEYDAY MISE XAMSE DAAROOD WAAYE CAJIIIB BAHAL WAAYE

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 17 часов назад

    Xitaa madaxdi I hore ee soomaalida so rasmi ah ugama hadlaan Farmajo iyo Shariif

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Nag iska hadlaysa o Af dher weye e Dowlada somaliya sidi ogu ficnayd ayay ola dagalatay o oga gulaysatay guul Dowlada dhexe

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Farmajo ila hada si cad ogama hadlin arinka itoobiya shalayna Farmajo isaga kolba gacanta la hayay o kolba mel lo kaxaynayay wana ninka u balan qaday bada e Hargaysa isago Abiy u gayn rabay shacabka hargaysa ay ka hor tagen marka u Farmajo lo gayn rabay Muse iyado Abiy wado maxa ka jiray halkas o arinta bada musan isugu gayn rabay so ma aha Ader Farmajo iyo koxdisi illahay aya umada dhafiyay guul.Dowlada Dhexe e Somaliya

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Hadi ay aqon iyo dadnimo ledahay mesha u faristay RW Xamse ha tagto o ha garto ben iyo khiyali ayay haysa gabadhan

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Dowlada Somaliya siyasad ahan way ku gulaysatay dhan walba nag xun o Farmajo ka dhex hadlayo warkeda macno ma shegayso na isga tagay khaimuda ayad tahat

  • @sakariaismail4284
    @sakariaismail4284 21 час назад

    EsL practicing Halimo is delusional

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Nag iska hadashay o dhaqan xun dadka in ay is barto rabta weye bila dhaqan ah sharmuto

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Ader waxba maysan shegin e dhis like horay u qado

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 День назад

    Yes shalay Adiga ayaa kenay Ethiopia you and Farmaajo

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 21 час назад

    Waain la badalo maamul
    Goboleed.waayo difaaca wadanka diyaar uma,aha

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Xasan Cade ma qof ad waraysato ayad wayday qoftan mel ay ka hadlayso lama fahmayo wa nag iska hadlaysa bila xuxur ah wan hadlay weye hadalkedu

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed День назад

    MACAAAC WAXANAY LAHAYNBAY U WAALATA6 MAXA NAGA DHEXEYO DHABASADAN REER UNUKAALE

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Kkkkkkkk Hada maxay shegtay o laga Fahmi kara gabadhan wa la hadla miya warkedu

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Gabadhan ila hada wax ay shegtay ma jirto in ay wax edayso ayay rabtay lakin waxay shegto ma ahayso ader mesha isaga tagay wax ma haysid nag iska hadlayasa ayad tahay Uf

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Itoobiya aya so dirsatay nagtan itoobiya wanu iska celin kara manta awod itoobiya ma hayso e dad niyada ha ka dilin nag xun o wan hadlay oran rabta ayad tahay

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Guulaha ay gartay Dowladu ma iyada u shaqaysay hadi ay litan na dadka isaga amus bila dhaqan xun ayad tahay

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 21 час назад

    Shaqadeena waa uun hadal ee ka haraa madaxda oo qabtaa waxa idiin yaalo

  • @OceanRehab
    @OceanRehab 16 часов назад

    Waa gabar fiican oo talo fiican sii say soomaali

  • @Salamin77
    @Salamin77 День назад

    Qorba joog maxay ka qaban kartaa arrinta Somaliya.

  • @abdullahifarah5023
    @abdullahifarah5023 23 часа назад

    Somaliya waxay u baahantahay Gabadhaan oo kala

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 День назад

    Don’t worry kharanka hawiye ayaa difacaayo

  • @abdijamamahile6992
    @abdijamamahile6992 День назад

    كدابه لم ولن نرجع اتحاد الفدراليه شتت الصومال اشتاتا

  • @abdirobleh8923
    @abdirobleh8923 День назад

    Asc Itobiya haeden edee dhexdeedaada

  • @Sumadeena
    @Sumadeena День назад

    Meesha ruux baa hurda oo khuurinaya.

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 День назад

    Shut up kan kuwaraystay ayaa kadaran

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 21 час назад

    Nag xun o dhilo ah weye tani

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 День назад

    Nagtaan waa Farmaajo

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 День назад

    Awalba cbb carab waaye

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 День назад

    Cbb

  • @Farah-ek1vp
    @Farah-ek1vp День назад

    Somali hadal lee

  • @malikadam95
    @malikadam95 21 час назад

    Habar walan

  • @Maka0492
    @Maka0492 День назад

    Mashallah she’s very well spoken,we need her in Somalia 🇸🇴

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed День назад

    LAXDUUFLE TII KUXAARTAY IYO SOOMAALIBA WAS QSXBADYEY MAJEERTEN KURSIGA U BANEEYO

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed День назад

    KA XAAXAABI HEE SHALAY WAADIGII LAHA UNUGAA LEH DAAROOD MANA MAAMULI KARO HAWIYE HADU DHOOQO GALAY UNA BAAHDAY DAAROOD

    • @liibaan123
      @liibaan123 22 часа назад

      Waxaad moodaa been farabadan in lagu gu soo koriyay dhibka maanta yaal adaa keenay cadaw jaajuus baad u tihiin dalka ma difaac daan wax idinka fulaysan majirto cabdulahi yusuf itoobiya wada dalka qarka u saaran yahay Hawiye baa ka bixiyay dani waa kaas u ordaya itoobiya mareexaan gedo asiga baa dhiibay yirina waan la dagaali Hawiye iyo masar muqdisho Hawiye baa leh adeer Hawiye lagu dul noolaan maayo

    • @QaadiroAhmed
      @QaadiroAhmed 22 часа назад

      @@liibaan123 tii ku xaartaa arin xumo iyo doqonimo kugu xaartay shaatiga hanaga wasaqyn mxd ciicda adlahaysan maxoola isugu keen jirey oohinta igala baydh lax duufle ama iska macaacle dhaxal ay hooyadiin leedahay mahaysano hanagu dul musanaabine

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q День назад

    MJ aqon lagma marmo waka qofki talin jiray marka u tago mid an talin jirin a yimada Fiqi Fatush