Ws wr wb baarakallaahu fiik Hafsa quruxay ma aqaano ama magaranaayo cilmiga ayay ka mid tahay culimo badan ayaa ka hadashay bani’aamka wax walba ma garanaayaan marka si wanaagsan ayaad nooga jaahil bixisay ❤
Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Anaba arkay hoyo boos kadhimatay labo wil iyo 2 gabdhod ay ahayene ay col kukala ila ila gabar kamidah ayado sidi ay ukala xanaqsanyihin ay dhimatay oo ilmahas curadkodi oo 60 iyo xoga aha usan tuugti iman xata ilmahay dhashay usan uso tax siyeen oo labadi nin bis sxpen gabadhi hartay owalba abo goni ahayd aan lasalamin marka somalida way kadhacda
Somalida wax ka bahalsan ma jiran anu waxan xadid uu aha nin logu yedhaay inu heshisiyo labo walala oo la dhasheey saa habeeenki ayu midi uso dhacaay ki heshiseneyey uu mindi ayu la dhacay soubhannallh yacni wuxu ku dileey muxuu no heshiisineyaya (berooo ayey isku layen oo jaar ah )
ruclips.net/video/Cr3PpP2enDk/видео.htmlsi=zzQhZerUvYCZseCx qisoyinka somalida channel kan kadawada
❤❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Adigaa qiso noogu filan waqtiga Allaah hanoo barakeeyo waan fiirsaneynaa inshaAllaah walaasha channel keeda inshaAllaah
masha Allah
Scw scw scw
JIMCE MUBARA 🎉❤
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😮😮😮
Qisada aad bay uwanaagsaneyd
Mar walba carab waa layaabijirey Somali hadii ay sidaas isku dilaan waaba yaab
عليك نور❤
Ws wr wb baarakallaahu fiik Hafsa quruxay ma aqaano ama magaranaayo cilmiga ayay ka mid tahay culimo badan ayaa ka hadashay bani’aamka wax walba ma garanaayaan marka si wanaagsan ayaad nooga jaahil bixisay ❤
Maalin walba 2 qiso kaaga fadhinaa ❤
Inshallah 💗 waan dadalayaa wll
Waa inta wax bagaratada wax magaranayo ceeb maleh itagay utal intii rabta wax kasta waa aqan jecel ha ujojin hafsa❤
Sobadidembibadhista❤
HAFSA soobadi wallo❤ qisooyinka
Wcs abaayo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc xafsa bilan ceeba maaha waa run waan ku salaamya jimce mabaariga❤❤🎉🎉
Wcs abaayo mcnto masha Allah mcnto kiip going mcnto ❤❤❤❤
Wilka wa kii yiri aniga imaakaan cunto soo cuuney. Oo ca suumaad baan ka imid ku yiri❤. Meeshaas aya laaga soo sumeyeey. ❤❤
جزاكِ اللهُ
Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam, Salallahu calayhi wa salam.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Was ❤
Sallahu caleyhi wasalam ❤waxa sumeyay. Midhaa qofki hore ee cuntaada u laso cunaay ban filaa
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey hafsa bilaneey sidookale allaha kuxifdiyo ❤❤❤
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Wcs abaayo mahad sanid ❤❤
Wcs abaayo qisooyinka danbi baarista dhadheer nosoo badi insha Allah
Allah aclam ama ma aqaan waa cilmi.
M.a shekadada wan ka helay lkn wllo codka waad yara dadajinaysa sii cdi loo fahmo aad yar wad❤🎉
Inaan walidka laagu kalsonaaniin. Ayaaga aya keeney dadkaan carabta ah
Wlh waa qiso xanun badan
وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ
Scw thank you xafsa😢❤❤😂
Mashallah ❤❤
Wllshy qisoyinka dembi baarista ah aad baan uxiisaya nosobadi
Abayo 2 janal miya lwdahay❤❤❤❤
@@MaryanMagaalo haa wll
Channelka kale soo qor quruxay ❤
@Nuseybah-w6v wll qali waa 2aad igu taqanay @hafsabilanqisas iyo @hafsabilanchannel
Wcs abaayo mcnto
Ninka adeerka oo siirta laagu qaarsadey ba dhibkaan oo dhan keeney. Iyo aabaha inaanka yar muxu u dheegsysan wayeey.
Waa qiso fiican lknway gaban tahey
shekada wexey maree 15 daqiido waxana kashakisanhy odayga wllki😂 😂😂😂wlh wan ogaa lkn waxan islaha cadownimo ow wllki uqabo ayu udilay 😂wilkas maskin
Wiiöka si arxandaro ah baa lio dilay Allah haka waraabiyo janadana Fardowsa.
Anaba arkay hoyo boos kadhimatay labo wil iyo 2 gabdhod ay ahayene ay col kukala ila ila gabar kamidah ayado sidi ay ukala xanaqsanyihin ay dhimatay oo ilmahas curadkodi oo 60 iyo xoga aha usan tuugti iman xata ilmahay dhashay usan uso tax siyeen oo labadi nin bis sxpen gabadhi hartay owalba abo goni ahayd aan lasalamin marka somalida way kadhacda
Aniga waxaan u malaynaaya ninka walaalka Miya ninka rabey inu sumeeyo. Lakiin Waxaad tiri cuuntada way isla cuuneen. Sidee wax yihiin. Cuuntaada maqayaada soo lagaama soo i winiin. ????❤
@@Geenyo2025 cuntata kumuuna darin sunta lkn cabitanku ugu daray galaaskisii
Somalida wax ka bahalsan ma jiran anu waxan xadid uu aha nin logu yedhaay inu heshisiyo labo walala oo la dhasheey saa habeeenki ayu midi uso dhacaay ki heshiseneyey uu mindi ayu la dhacay soubhannallh yacni wuxu ku dileey muxuu no heshiisineyaya (berooo ayey isku layen oo jaar ah )
Cidda casuuntay hadda ka hor yay ahayd?
Soomlidu aano ayey naga iskaga siiyan
Shadaanku,malahan,,dad,Kuma,xena,siidaas,,Ulla,soco
Salma abaheed Wuxu isku arkey walaalkiisa taxiiga waado iyo Yussuf. Dhibka halka ayu ka yimid.
Waxaa ma garannayo ceb maharashtra
Odayga taxi laha muxu ushegii waya mesha uka so qaday wilka marki ugu danmbaysay
WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤
😂😂😂 somali nala dhaha wax walabo 😂 hadal ka keena
Adaakusaliyeyoowadnaadsaarteyfarabadan
Wcs abaayo mcnto
Soomlidu aano ayey naga iskaga siiyan