JL, oo fal argagax leh kala kulantay ciidankii laga diray Muqdisho, kuna mashquulsan badbaadintooda

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 сен 2024
  • Jubbaland, oo fal argagax leh kala kulantay ciidankii laga diray Muqdisho, kuna mashquulsan badbaadinta nafta & agabkooda

Комментарии • 144

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +12

    guusha daarood meel kasta kakeenayo wa nabsi bixi kadhashay farmaajow daarood ba tahaye soo bax ileen ilaahay ba qofka dulman lajire

    • @adenabdiyussuf5921
      @adenabdiyussuf5921 Месяц назад +1

      Darood ahmed aaminsan wali , waad gaadantahay taliye

    • @bashkanuurka
      @bashkanuurka Месяц назад

      fardawso fariid

    • @abdulfatahyusuf8669
      @abdulfatahyusuf8669 Месяц назад

      Wuxu inoo aqrinayaa daarood aya hub furtay hubka ugu badanna hadda heysta ok wana ku raacnay lkn hubkaasi dalka ku qabsada markaas ayan rumeyneyna faanka cidlada ah maxa daafaha dalka iyo xuduudaha idiin dhigay mase meel lagu carari karo aya loo arkay inaan caloosha somaliya lasoogalin oo banaanka iyo daafaha dalka ladhoobnaado wa farsamo in lagu cararo loogu talo galay aan aragno hubkaasi meshu diin dhigo hub ma dagaalame ragbaa dagaalama😂😂😂

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn Месяц назад

      @@abdulfatahyusuf8669 wàx qadhmuun baa kaa soo uraya,nacal ku yaal yahow xanuunsan.

    • @bashkanuurka
      @bashkanuurka Месяц назад

      @@abdulfatahyusuf8669 maxaad la ooyi adiga cidi waxba kuyeelimayso quruxeey

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Месяц назад +15

    Guuuuul jubbaland oo qanimaysatay hub farabadan
    By SSC

  • @SakiHashi
    @SakiHashi Месяц назад +6

    Waa sobatage mahan cabsi ay kaqaban alshaab ee qolada xaamar jooga ayaa diidan cid aan ayaga ahayn in aysan labin qadan

  • @CabdiraxiimFaarax
    @CabdiraxiimFaarax Месяц назад +12

    Ileyn Daaroodka waa guuleystayaal

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +7

    ssc khaatumo libaaxyada aduunka oo gumeystihi ka adkaaday ileen ingriis marka laga adkaaday bu diyaarad isticmaalay ee dhulbahante hanoolado

  • @HaredDuale
    @HaredDuale Месяц назад +4

    ILAAHAY AYAA CAADIL AH
    DAAROOD AYAA QANIIMAYSTAY HUBKII UGU BADNAA OO ABID
    LAGA DHAXLO CADOW
    iyadoo la og yahay sida dawlada xasan shiikh si bareere ah uxasdeysey kuwii calanka buluuga ah dartii lagu laynaayey laascaanood laguna qaxinaayey kumaankum qoys oo masaakiin ah iyagoo calanka buluuga ah lulaaya madfac roobka looga dhigaayey
    Iyagoo ku calaacalaauey meeyey madaxweynihii dalka
    iyadoo uu xasan shiikh wax digniin ah marnaba uusan hawada umarin gacan ku dhiigle muuse biixi isagoo weliba xasan shiikh uu garab cad siinaayey dhiigyacabkaas muuse
    Isagoo xasan shiikh udiray ergay
    Oo aad moodo inuu ugu hambalyaynaayo dhiiga daarood
    Isagoo xasan lahaa heshiiya yaakhey heshiiya oo is afgarta
    Waana hadal damiirlaawe
    Sidoo kale kuwa maanta la wareegey hubkii yaaley soomaaliya
    Waa kuwii dawlada dhexe xasdeysey laakiin ilaah caadil ah oo ay cuskadaan leh
    Allaahu akbar wa hasama asxaabu waxdah
    Alxmdulilaah wa shukrulilaah
    Allaha awooda badan oo jebiyey daalimiintii iyo daalin kalkaalkiiba

    • @HaredDuale
      @HaredDuale Месяц назад

      Guuleyso caaqil daarood

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 Месяц назад +12

    inta loogeeyey ayaaba ah sidii dagaalka loo fashilin lahaa Xassan Xaabsade waa Shabaab asaga iyo kooxdiisa

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 Месяц назад

      waxii lagu sheeo waa ska qadanee ninkaan waa mucaarad waana beenale hdii qabiiil ka dhex guuxyane taa xalmalhan aann ka aheen ...

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 Месяц назад

      ​@@beryalex1798Hhh mxa been ah waarun e ...ciidamadi dhanaa e federalka weysobexeen o furimihi weysobaneeyeen ...ciidan hassan gurgurte e qabiilkisa un ah wa fashilu de ma ben ba ..adiguba hadusan qabiil kuwadin mxad udifaaci hassan fashil

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us Месяц назад +19

    D5 meel kasta oo ay gasho guul bay ka keenaan. Halka isku raranta hub ka dhis lagu sameeyo markay weerar qaadaan

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад +1

      😂😂😂😂😂😂 in an sas qoro an rabay

    • @abdifatahyousuf3136
      @abdifatahyousuf3136 Месяц назад

      Waayo marwalba qoxootiga ilahaybaa la jira😂

    • @Maxamedanwar-sl1ze
      @Maxamedanwar-sl1ze Месяц назад

      𝐷𝑑𝑠 𝑖𝑦𝑜 𝑐𝑎𝑓𝑎𝑟𝑡𝑎𝑛𝑎 𝑤𝑎𝑎 𝑘𝑖𝑖 𝑎𝑓𝑟𝑎𝑎𝑑 𝑜𝑜 𝑎𝑦 𝐷5 𝑞𝑎𝑏𝑠𝑎𝑑𝑒𝑒𝑛

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy Месяц назад

      @@Maxamedanwar-sl1ze wa umad qalbi wanagsan that's why melkasta ugelaystaan

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      ​@@abdifatahyousuf3136 2024 baaad condom shabab ku seexata

  • @AbaadiraxmedOmor
    @AbaadiraxmedOmor Месяц назад +2

    wasiirka.gashaandhiga.hala.badalo.iyo.ku.xigeenkiisa.

  • @AbdirisakFarrahNour
    @AbdirisakFarrahNour Месяц назад +1

    Guul GEYLAN MEDIa waa lambar 1 guul guul

  • @maxamedfaahiye1437
    @maxamedfaahiye1437 Месяц назад +8

    War reerkii daarood ahaa sanadka qaniimada hubku waa iskasoodoonanaysaa allaw noo calaf

    • @abdulfatahyusuf8669
      @abdulfatahyusuf8669 Месяц назад

      Wuxu inoo aqrinayaa daarood aya hub furtay hubka ugu badanna hadda heysta ok wana ku raacnay lkn hubkaasi dalka ku qabsada markaas ayan rumeyneyna faanka cidlada ah maxa daafaha dalka iyo xuduudaha idiin dhigay mase meel lagu carari karo aya loo arkay inaan caloosha somaliya lasoogalin oo banaanka iyo daafaha dalka ladhoobnaado wa farsamo in lagu cararo loogu talo galay aan aragno hubkaasi meshu diin dhigo hub ma dagaalame ragbaa dagaalama😂😂😂

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      Ilaaa iyo haatan waaad calacalysaa waayo hooyada ba condom shabab ku seexata hhhh xuduuduhu waaa furaha nolosha ganacsi ahan iyo siyasad ahanba lkn adigu 4 wiil baad ka xoroobi waydey 18 sano leee amisom iyo argigixiso ku hysta ​@@abdulfatahyusuf8669

  • @AbdijabaarUmair
    @AbdijabaarUmair Месяц назад +3

    Jubaland ❤️ rabi iyo rag bay ledahay

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 Месяц назад

    Maansha ALLAAH

  • @saidabdulahiabshir9458
    @saidabdulahiabshir9458 Месяц назад +9

    Wlaahay waa arin cabsideeda leh ciidan dhan oo qalabaysan oo hubkii io saanadii meel cidlo ah dhigayah ka dibna iska baxaya. Waa qorshe dagsan waana mashruuc halistiisa leh

    • @dal-xoreeye1030
      @dal-xoreeye1030 Месяц назад

      Wax kasto ma iska aamine wariyahan wa argigixiso ciidanka qaranka in o ugafo wa qalad asigo ku xumeenaayo xasan shiekh o muacarado xasan iyo ciidanka wa kala labo

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb Месяц назад

      ​@@dal-xoreeye1030sxb been maahan anagaa joognaa dhulka uu ka hadlaayo deegaanka HARBOOLE 120 askari o ah HORIN ayaa iska baxay ayagoo hubkoodii wata ilaa xoog intii loo hor istaago hubka laga dhigo ayagana la xir xiro dhamaantod xamarna looso gudbin rabo marka wax jiruu shegay anagana joogno

    • @SiradWarsame
      @SiradWarsame Месяц назад

      @@dal-xoreeye1030ciidan ka daraawiishta jubaland guulaha ay gareen wa in ay ku fara adeygaan, meel walba o somalia xasiloon ciidanka degaanka ba xasiliyay, ciidan qaran meel wa kula qabanayaa lakiin hadii uusan ciidan daraawiisheed oo deegaanka ah kala wareegin ciidanka qaranku ama wa kabaxayaa oo meel looga baahan yahay bey aadayaan ama gaadmo baa lagu dilayaa, sababto ah dhulka mayaqaanaan. waana waxa marwalba dhaca.
      Jubaland wa ku khaldantahay in ciidanka qaranka ay maamulkeeda keenaan.

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Месяц назад +3

    Dawlad ma jirto taa hala ogaado. Reer walba deegaankiisa ha ilaashado.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Месяц назад

    Walee Waa Runtaa RW Hamse Inuu Daacad Ka Yahay Qayaanada Guurgurte Uu Ka Dhex Wado Ciidamada Xooga Dalka❤❤❤

  • @dhuuhmohamud7148
    @dhuuhmohamud7148 Месяц назад +1

    Guul baan u rajeynayaa dowlada jubland wariye sare gaylan

  • @abdihousseinabdi3357
    @abdihousseinabdi3357 Месяц назад +1

    Daaroodkii hub buu helay uun maad iska dhahdid farahow

  • @lubiahmed4735
    @lubiahmed4735 Месяц назад +2

    Waa ciidan ay argagaiso kumilantay

  • @nimcoismaciil3341
    @nimcoismaciil3341 Месяц назад +2

    Guul jubaland

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +3

    waxan rajeynayna in daarood naceybku halkas ku eekaado mar hadi soomaali ogaatay dadka gardaro lagu dulmiyo in ilaahay u gargaaro

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Месяц назад +1

    Buunbuunita jooji niyahaw, Ashabaab wax ad kaankara ma'uujiro

  • @MohamedAli-vv5um
    @MohamedAli-vv5um Месяц назад +1

    Ka celeb sheegidda iyo been abuurka aad ka sameyso ciidanka xooga dalka, malin maalmaha ka mida wa laguu so joojin maxkamad ama waddaniyiin somaaliyeed, yaa ku heli doono kadibna carabka kaa jari doona. Carabkaaga yaad in muddaaba ku dhibaateyneysaa carabkaaga......! Turkikiga wa lagu ugu iman, wanna lagula jogaa.

  • @abdiyahyamogow5765
    @abdiyahyamogow5765 Месяц назад

    Masha gulleysta jubaland

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v Месяц назад +2

    Hadii aad run sheegeysan na tusa Neeydadki iyo Dhaawici Dadka la dilay ama la dhaawaxay?😊😅😮😢😮😅😅😮😮😢😂😂😂😂

  • @abdikariin5471
    @abdikariin5471 Месяц назад

    Daarod faaani Hawiye na dhe xumaato kasheeg lkn taas wa caqli Daarod!!!

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

      faan maahe wa run iyo waaqic in daarood guuleysto oo guul soo hooyay

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Месяц назад

    In laga Adkaan Karo Kooxaha Hargesa Laga Furan karo saanad walbo layimadan fagaaraha is hardiga jabbland Goojacade Cabudwaaq ❤❤❤❤

  • @daahir1340
    @daahir1340 Месяц назад

    Hawli wa Gelin danbe

  • @thegreatveteran6575
    @thegreatveteran6575 Месяц назад

    Nacaskaada tahay cun
    Nin qaran kuu moodi jiray walee qabyalaaddu xnuunaa😊

  • @user-vp3nd5lv8w
    @user-vp3nd5lv8w Месяц назад +1

    Buulo xaji jubbaland ayaa ku adkatay
    Lakin harboole iyo miido shabab ayaa ku adkaday oo
    Qatayna wixi yaaley odhan balse xisaabta kuma darin tas
    waxaa dhacay waariye

  • @mahadosoble8768
    @mahadosoble8768 Месяц назад

    Axmed madoobe isagaa mishimaayo Ciidanka waa shabaab kale inuu kismaayo isku ilaaliyo kaliyah ayuu rabaa

  • @abdulfatahyusuf8669
    @abdulfatahyusuf8669 Месяц назад +2

    Wuxu inoo aqrinayaa daarood aya hub furtay hubka ugu badanna hadda heysta ok wana ku raacnay lkn hubkaasi dalka ku qabsada markaas ayan rumeyneyna faanka cidlada ah maxa daafaha dalka iyo xuduudaha idiin dhigay mase meel lagu carari karo aya loo arkay inaan caloosha somaliya lasoogalin oo banaanka iyo daafaha dalka ladhoobnaado wa farsamo in lagu cararo loogu talo galay aan aragno hubkaasi meshu diin dhigo hub ma dagaalame ragbaa dagaalama😂😂😂

  • @user-nn6ph4rz7t
    @user-nn6ph4rz7t Месяц назад

    Soomaliland waa Argagisada kowaad ee dalkeena soomalia leeyahay

  • @The-informed
    @The-informed Месяц назад

    Dowlad kama jirto muuqdisho ee reer walba gobolkisa haku fara adeygo, Hassan aboor asgaa shabaab ah ee xabbad salaanta kagaliya haduu maamul goboledyada cag sodhigo munaafuqa argagixisada ah

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc Месяц назад

    Geedo naar asaga ah Alshabab teeda kle M.D Jubboland ha dhihin hogaamiyaha Kismayo dheh nio Jubboland waa 3 gobol Madoobe na waa hogaamiyaha xafad kismayo ka mida

    • @diiniYare-b1r
      @diiniYare-b1r Месяц назад

      Ilkayar xanaaqsan baa u egtahay kkk

  • @abdirahmandhuubane3716
    @abdirahmandhuubane3716 Месяц назад +1

    Axmed madoobe afmadow safar dhulkaa kuma tagine ee diyaarad helicopter ciidanka kenya ee KDF leeyahay ayuu ku taga

    • @Mursalmohamedmuuse
      @Mursalmohamedmuuse Месяц назад

      Sxb wan ku salamey-sxb waxaa tahay nin wax badan og--kkkk

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 Месяц назад

    War geylan waa eeboobay aaway Jl waxay soo qaadatay anagaa Kismaayo joognee beenta daa

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад

    Argagixisadah lah shegoh weliged waxaa lagah mamulah waa xamar iyo hargaysah iyo jabutih waa waxaa somalih halkah dhigay waa moryantah u hogamiyoh xasan moryan

  • @AliYussuf-r1v
    @AliYussuf-r1v Месяц назад

    Aaminaad majirto xamar dibindaabyada kajirta heer waxay gaartay in ciidanka qaranka la aamini karin.

  • @princessaisha3507
    @princessaisha3507 Месяц назад

    Madaxwany ciidaama Haa Kuu Milha maaba fadiyo a waarek bu jiira

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 Месяц назад

    N iyo N

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts Месяц назад

    Waligood maalinbay guuleysteenoo way hadal hayaanuun gooja cade 16 Sano ayanu idin wasaynay somaliland guuuul

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 Месяц назад

      16 ka sano horgal dhulbahante oo khamriile ah baa kuu joogay markii lafahmayna waa la eryay hadaad gumeyste tahay bal soo furo ciidankaaga

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 Месяц назад

    Ciidanka Muqdisho ee Xasan Sheikh uu qortay waa Alshabaab iyo kooxo hab beeleed oo iswata sitana shaar beena ah oo dowladeed!

  • @thegreatveteran6575
    @thegreatveteran6575 Месяц назад

    Kuso kordhisay kulahaa war wuxu caaqsanaa Hiiraan imias yaa loogaga laayay lganaso qabsaday

  • @cabdicarabcabdi8245
    @cabdicarabcabdi8245 Месяц назад

    O.g waa Cabsi Cabsi Remember leyuo Polis

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u Месяц назад +1

    Waqtigaa lajogo ninki dawlada dhaxe isku haleyo asagaa hous isku dhigay 😢

  • @abdihakinnur3980
    @abdihakinnur3980 Месяц назад

    Daaroodku ka adag alshabaab puntiland jubaland iyo khatumo

  • @user-rt7df1lq1s
    @user-rt7df1lq1s Месяц назад +1

    Gaylan waa inaad kalasaartaa runta iyo siyaadda beenta ah

    • @DiiriyeFaarax-ff3gd
      @DiiriyeFaarax-ff3gd Месяц назад

      BENMAHA WALAHAY WAXAQIIQ WARKASI ALSHABAB GURI GOBED MAJOGI KARTO EE WA GURI CUQDADEED AYAY KUNOSJAHAY IYO CILANTA

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m Месяц назад

    CXDS AYAY CEEBEEYEEN KUWAAS, HUBKA HALAGA DHIGO FULAYAASHA, INTAY SHABAAB GACANTA KUDHIGI LAHAAYEEN HUBKAAS

  • @amiirzacad2629
    @amiirzacad2629 Месяц назад +1

    Xoogaa doorashaaa buu isleeyahay ku gal ee daacad kama aha

  • @user-xg8cg5hz8k
    @user-xg8cg5hz8k Месяц назад

    Ciidanka somaliya hogaan xumo Aya haysa

  • @Med-jd3gz
    @Med-jd3gz Месяц назад

    Gaylan waxat nuqutay ilaliyahaa dawlaada wanku garab taakanahay wall

  • @AbdikanMohamed
    @AbdikanMohamed Месяц назад

    Hubka dhig halagu sameeyo wlhy dowlada waxba ka khaldan😭🇸🇴

  • @cabdiraxmaandhagacadde8969
    @cabdiraxmaandhagacadde8969 Месяц назад

    mr tiktok horta saw majoogo???????????????

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Месяц назад

    Xayeysiis baad kuwaalatey sidii HBN tuugada nagadaah

  • @issanoornoordakat3070
    @issanoornoordakat3070 Месяц назад

    Ceeb badana

  • @et9055
    @et9055 Месяц назад

    Sual Ahmed madobe 15 years in umamulo kismayo kaaliged ma waxqabadba wa sual gaylan kusocota

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +1

    guula daarood qaadhay iyo hubka gacanta ugalay wa gargar ilaahay uga yimi waayo 32 sano ba dagaal iyo shirqool lagu hayay ee soomaaliyey kuwano qaata oo dulmiga iyo qabyaalada iskadaaya

  • @AbaadiraxmedOmor
    @AbaadiraxmedOmor Месяц назад

    wasiirka.gaashaandhiga.xilkaqaadis.hadan.lago.samayn.waxbadan.baa.sii.khaldami,doona. 7:08

  • @user-oo6tj8ol4n
    @user-oo6tj8ol4n Месяц назад +1

    Aniga 1

  • @da8660
    @da8660 Месяц назад

    Waan is difaacnay maaha wax lagu faano

  • @دامرالقوي-ع7س
    @دامرالقوي-ع7س Месяц назад

    15sanu kismyo dhex fadhiye xuu udagaalami waaye🤣

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc Месяц назад

    Soomaaliyi. Way. Isdhamaysay

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd Месяц назад

    MARXUNKU BARLAMANKU KACARARAY EE WAXBA MATARAYO WAYO WALAHAYSTE

  • @ahmedhanad96
    @ahmedhanad96 Месяц назад +1

    ANIIGO OG IN DOWLADA HABDHAQANKEDA U SAN WANAGSANEN BALSE MAMULKA AHMED MADOWBE HORJOGAHA KA YAHAY HUBKA DHIGSTA U KUSAMEYAY WAN DAWANAYAY HADALADA EY CIDANKA KU HADAQAYAY WAXAAN KA XASUUSTAA IN EY HUBKI BALAD XAAWO NOOGALA FURTAY AYEYNU DIB U FURANAYNAA, MIDAASOO AAN GARAN WAYAY IN EY DOWLADA XITA EYSAN KA MARNEEN LAGUNA SOO BEEGAY XILI EY QAWARIIJTA JAB UGU GEESTEEN HALKAA KA HADLIDEEDA .... SIKASTABA HA AHAATE LABADA UGU DARANA AYA AH HOGAAN XUMADA IYO CADAALAD DARADA IS AMIN DARADA IYO QABYALADA WEY ISKA DHAMAANLAHEED HUBASH. SOMALIYEEY DALKA HALOO DUCEEYO IN CADAWGA KA DULQAADO

  • @CabdiqaniRoorshe
    @CabdiqaniRoorshe Месяц назад

    Jubaland waa inay iska sifaysaa al shaabaab iyo dawlada dhexe ciidamadeeda labadaba ha is dhaafiso oo ayadu danaheeda xor ha u noqoto sida puntland oo kale.

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Месяц назад

    Niyoow niman unukaa leh iyo As inay wada shaqystaan cid waliba waa ogaatay waxay Farmaajo oo 1987 diplomatik ka ahaa Safaaradda Somalia ee wahsington ayay caayayenn oo 5 sano oo ay naf ta u keenen ilaahay wuu fashiliyay min Geelle oo qawlaysatada oodhan dhaly ilaa Xasan munaafaq iyo kuwii kale ee la shaqaysan jiray ee Jabhadda Snm arooskii shaydaanka John baana dadka Somaliyed indhaha u furay qawlaysato gabalkoodii waa dhacay

  • @bashkanuurka
    @bashkanuurka Месяц назад

    xasan munaaf meel uu joogaba waa al shabaab nacalaa kudhalay kunjeer

  • @user-rt7df1lq1s
    @user-rt7df1lq1s Месяц назад

    Rabbiyow runta u hiili gaylan mahubtaa mase Marunbaa warkaan mise aad sheegtay waa baranki

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 Месяц назад

    WAXAA CADAADTAY. SIDAY DAWLADA. FADARAALKAAHI U KHIYAANI JIRTAY CIIDAMADA AY. DAGAALADA. UDIRTO

  • @MdMohammod-nh2yz
    @MdMohammod-nh2yz Месяц назад

    Waxas ciidan dowladeed ma ahan

  • @abdidegan8452
    @abdidegan8452 Месяц назад

    Xassan laminkaro ciidan iskada

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Месяц назад

    JL iyagoo dhawaan qaylinaya waan maqlidoonaa waayo axned laftiisu waayo meeshaan dadkaan dagaalaya waa isku siyaasad laakiin hadda waxaa la isku hayaa maamulka

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib0 Месяц назад

    Ciidan Mr. TickTok iyo ganacsato horboodayan ninka u dhimanaya waakee? Mooryaanimo dawlad lagu noqon maa.
    Xasan sh wuxuu damcay in uu xawaadle kula daarto guulohoodi hase yeeshe asagii baa fashiliyay hadana wuxuu damcay in uu Axmed madoobe kula daarto guushan

  • @da8660
    @da8660 Месяц назад

    Dagaalka waxaa qaaday argagixisa...Jubaland waxaa loga bahanyahay inay iyadu qaado weerarka

  • @AbshirMohamuud-l6h
    @AbshirMohamuud-l6h Месяц назад

    Ogaden nin arkay dhimay nin maqlayna ma nabad qabo

  • @maxameddeeq13
    @maxameddeeq13 Месяц назад

    Warka hadiiba uu saxan yahay jubaland way u qalantaa inay la wareegaan aaga ay baneeyeen ciidamada soomaaliya

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Месяц назад

    Ciidamada dawlada xamar soodirtey ay ushaqeeyaan argsgaxisada.

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 Месяц назад

    qabiilistayasha war anfacaaya waaye videoyada laakin runmaha!

  • @munahassan880
    @munahassan880 Месяц назад

    Axmed madoobe asaga lee iska adkaaday shay asaga iyo kooxdaas shariiko wax ku ahaayeen dhirta iyo khayraadka kale xaalufintooda maanta axmad madoobe ladagaalanka kooxdaan siyaasad ayuu kadhax arkay mudo aan yareen ayuu joogay axmed madoobe maanta tastuurkii uubadashay ayuu kumeel marsanaayaa madaxda oodhan daacad kama aha ladagaalanka kooxahan ama anoqdeen kuwo fadaraal ama maamul gobaleed maxaa yeelay talada ayaga kama godo macalinka ween iyo xirtiisa maraykane ayaa ogaleen in kooxdaan lasoo afjaro hadii kooxdan meesha kabaxaan mashruuca xalane ayaa dhamaanaya waxa meesha kudhamaanaaya ama kooxdan argagixisada lagu sheegayo hanoqdeen ama ciidamada dowlada hanoqdeene waa dhalinyaradii dalkaan usoo baxaysay kooxdan madaxdooda oo ladilay ma arkaysid caruura intay soo ururiyaan ayay dabka kusoo shubaan ayagana afar afar xaas ayay guursadaan caruutoodana waxbarasho ayay dibidaha ugu dirsadaan dhalinyarada allaha noo badbaadiyo madax kanaxaysa majoogtee

  • @user-vh4wz1wq1y
    @user-vh4wz1wq1y Месяц назад

    CBB team farmaajo goormaad Axmed madoobe madaxweynaha jubba land aqoon satay dawladdiisa

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c Месяц назад

    Marka laga yimaado waxa ninkan Deni u shaqeeya ku tororog leeyahay, maxay Ciidanka Muqdisha laga keenay uga soo baxeen furimaha? Ma maamul xumo & dhagar JL ka timi bay uga soo baxeen MISE mid iyaga ka timi? Waa arrin baaritaan u baahan

  • @MaxamuudHirsi-tb6px
    @MaxamuudHirsi-tb6px Месяц назад

    Gaylanaw ugaadeen ha iska xoreeyo gumaysta soomaaliya mayaalee goday iyo gaarisa xagay ku ogyihiin marmarsiiyada hubka ciidanka waa hungurigii ugaadeen

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 Месяц назад

      Hooyada usheeg waxaas ...ogaaden cid heysato majiro ..wadamadaas aad sheekteyna waxbey kudarsadeen ..hadi ladagaalamayanayo mxa kaligood dagaalka kuwaajibiye ethiopia cidwalba dagane ..war suuraha mesha kalatag dhulka jubaland weydagaan weyna xoreysanayaan e cuqdada iskasaar cuqdad waxba uga maqaadeysid ogaadene ..dhulkaas baad isladahay ayaga malehe

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Месяц назад

    Xasan dabaal joogtuu wadaaye shabaabtuu la jiraa mana rabo in toos loola dagaalamo markasta isagaa xagal daacinaya

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc Месяц назад

    Illahayow. Dalkeena. Nabad ku irsaaq

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад

    daarood wadanka haloo dhiibo aduunki wa kahadhnaye war daarood cid an ahayn oo midnimo rabta miyad aragten yacni qabiilka haka eegine ee waaqica wadanka eega

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 Месяц назад

    Axmad madoobe in uu ciidamada hubka ka dhigto
    Waxay ka dhigantahay in uu alshabaab culayska kaqaaday
    2 waxay ka dhigantahay in uu
    Dawlada dhexe khayano qaran
    Ku sameeyay
    Wayo PL dawlada ma khayaanto ee si cad ayay
    Ula xisaabtantaa
    3 axmed madoobe wuxuu
    Rabaa hubkaan in uu ku hubeeyo beeshiisa si uu xoog
    Ugu muquuniyo beelaha daarood oo uu xooga ugu sheegtay
    Shaatiga magaca JL
    Daaroodku waa dad isxushmayn wax kumaamula
    Waloow ay mararka qaar is
    khilaafan hadana iyagoo
    Tixgalinaya curfiga iyo wada
    dhalashada ayay gogosha
    wada hadalka xaladooda hoos
    ugu xaliyaan
    axmed taas magayo oo waa wahabi
    Qoriga kaybkiisa aaminsan
    Isku soo duub beesha daarood
    Dawlada dhexe iyo xasan waa
    kala taqaan oo dawlada ay dhiiga u qubeen in ay ka burburto ku talin maa yaan
    Axmed madoobana sharaftii
    Daarood suuq dhexdi ayuu maalin cad ku dhex kufsaday

  • @mohammedhassanhussein620
    @mohammedhassanhussein620 Месяц назад

    Waxaan hubaa ineey been thy taas oo shabaab eey furteen hub badan axmad wuxuu wadaa iidheh fcbook ayaan ku arkay hubka laga furtay ciidanka jubaland meesha eey sheegteen oo gacanta shabaab ku jirta itus oo itaabsii dacaayad raqiis naga daaya😂

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 Месяц назад

    Been iska qaawan oo qabiil ku dhisan. Adeer ruwaayadaas 1000 jeer ayaan daawanay iska xishoo.

  • @adenabdiyussuf5921
    @adenabdiyussuf5921 Месяц назад

    Fatabaqda Ahmed miyaadba saas ku aamintay sxbow

  • @ubahsudi1572
    @ubahsudi1572 Месяц назад

    Wuxuu ku hadlayo bal eeg

  • @footballmen1
    @footballmen1 Месяц назад

    war ileen beenta kama xishoodan 4 qori oo 4 wiil ka dhinteen maa kaalin sadaxaad ku gashay 😂😂😂

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437 Месяц назад

    war beentaan ila arka walee gaylan waa buun abuure warkaan iyaa noo keentay

  • @qataarqato1367
    @qataarqato1367 Месяц назад

    Failed state of somalia 🇸🇴 jubaland ayaa dhaanta

  • @kulanahmed
    @kulanahmed Месяц назад

    Janalku waa mid caadifad qabiil buuxiyey sory ilaah ha idin caafiyo ogada qabiil waa midka ismamul gobaled kugu koobay somali hadad tihiin

  • @GusweyneBuulo
    @GusweyneBuulo Месяц назад

    Hhh

  • @gaarsimedia1995
    @gaarsimedia1995 Месяц назад

    Ciidanka waxay furimaha u soo baneeyeen hub la.aan hal qasnad ayay wataan qoriga ugu culus ee ay wataana waa AK47 NO 7 NO BKM nimanka naftooda ayaaba halis ku jirtay sxb warkaasna waa xaqiiq ma ahan wax aan mala awaalaayo waa waa wax aan dhex joogo oo aan ogahay

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c Месяц назад

    Qoladii daarood la,oran jiray maxeey been isku sheegeen jubbaland miyaa waligeed wax iska celisay sadex degmo beey joogeen. Toban sano ka badan oo axmed madoobe meesha fadhiyo Kkk kkk kkk mida kale shabaab boqolaal kun oo kiiloo mitir baa laga saaray kolka af guul laguma hello mana lagu gaari karo kursiga federaalka ah

  • @zakiyare1675
    @zakiyare1675 Месяц назад

    15 sano iyo 5 sanno oo laso dhafaay ahmed madoobe wax tilaabo aah maqadiin hada markaay dorashadiisa so dhawataay miyaa nalaku mashqulin dagal aya laagu jira cajiib geylan xaqiiqda kama adaan hadlin

  • @mawliidismail148
    @mawliidismail148 Месяц назад

    Wliha kani qalabayste