Tumalada wa dad goba oo qabili ona lagursado nabiyada caleyhum salaam waxa kujiray Nabi tumal ah Wana daauud carabta qabil alxadaadi layirahdo aya jira macnaha altumaali
These people have skills that could propel Somali economy if invested on them. The Somali government must encourage the Gabooye clan. The Chinese have reached this economic grandeur promoting skilled people
Waxan fahmi wayay aniga dad Somali aho aad ujeedo in magac loola baxay been ah kadibna la takoorayo yaab jahliga dhibkaasu leeyahay waliba dad dadki ugu qiimaha badna ee farsamo yaqaanka ahaa hadi sidaa loola dhaqmaayo bulshadaas sidey ku hormaree
Nabiyada miyey kasharaf badanyihiin nabi daauud waxuu ahaa bir tume nabi aadan beeraley uu ahaa nabi yuunis kaluumaysto ayuu ahaa marka dadkaan nacaaayaya nabiyaday kasharf badanyihiin ay isku qabaan
Somalida waxey hormar lakariweyda cadalad la anta walhi dadka hormaray China 🇨🇳 midiya deytuman midib gokor iskuhayan ana ki muslinida shekaneyni aya San udhaqmena somali wa wax dhimatay
hubka iyo gaadiidka dagaalka tumaal baa sameeya gaadiidka cirka bada iyo dhulka Mara tumaal baa sameeya warshadaha tumaal baa sameeya qalabka guryaha iyo xafiisyada lagu dhiso tumaal baa sameeya taleefishinada iyo taleefanada tumaal baa sameeya tumaal la aantii horumar maba jireen farsamada waa xirfad loo baahan yahay in lagu amaano looguna duceeyo ee caay nagama mudna wadan kasta aqoon yahankiisa ayaa horumar gaarsiiya dadka tumaalada ahna waxeey ka mid yihiin aqoon yahanada ee ilaahey ha barkeeyo aamiin
C M msha'allah bro
Wa sida hadalka udhigtay
Waa sax walalkey
Maskaxda a nagala gumestay.
wixi wngsna waxan
Ku tilmamnaa
Wax xun
Maskaxda ,aqoonta iyo caafimaadkaba alle haydin barakeeyo 💪🏿🙏❤️
Maskax aqoon iyo caafimaad buuxa alle ha idin siiyo waxa tihiin dad qiima leh oo bulshada shaqo wacan u haaayo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mzha allah Abo mcn ilahay haku xiifdiyo aaad ayan u murugooday wlhy
Mzha allah ilahoow qabilkayga tuman
Meel walba aay joogan muslin iyo gaalba walalao ugaa dhiig amiin 😰😰
Aduun hku mashqulina wllo anqiro ayaa latagayaa oo cidina kala sareyn nollada
I love his spirit. Intelligent, funny and humble. That's what we need as Somalis. The tribal ideology is what ruin our country.
Tumalada wa dad goba oo qabili ona lagursado nabiyada caleyhum salaam waxa kujiray Nabi tumal ah Wana daauud carabta qabil alxadaadi layirahdo aya jira macnaha altumaali
In loogu yeero tumaal birta nabi daauud ayoo ilaahey ku karaameeye waa muhiim farsamada birta amiin aamii n
Maasha Allah dalka horumarkiisa halaga shaqeeyo
These people have skills that could propel Somali economy if invested on them. The Somali government must encourage the Gabooye clan. The Chinese have reached this economic grandeur promoting skilled people
masha Allah waa shaqo ficaan waye waan dhira galineyna
Mashallah tabaarakalah allah ku xifdiyo 👌🏽💖
Masha allah wlhi waa dad qeymo leh waxan u bahanahay qof tumal ah fadlan ila so xariir muhiim ayey itahay in aan arko
Ma adoonsan rabtaaa
Wll maka cawiya
@@marshaal9099 Tumaal weligi Lama adoonsan qabxad ba ku dhashe hadaad geerida uu xiis qabto kaalay ano Madhibaan ah Baa ku dilaya Ba
Masha ragg iga dheh
Masha Allah aabo ilahay haku xifdiyo
Shaqo waa shaarfa Ee Shaxda baa Ceeb Ah
Mashallah illahay ha'idin dhowro
Gafba la'idinka galay run ahaantii
Yaa yaqaan heesta saaran
Waxan fahmi wayay aniga dad Somali aho aad ujeedo in magac loola baxay been ah kadibna la takoorayo yaab jahliga dhibkaasu leeyahay waliba dad dadki ugu qiimaha badna ee farsamo yaqaanka ahaa hadi sidaa loola dhaqmaayo bulshadaas sidey ku hormaree
Raggani waa ragg aqoon leh
Somalida Waa jahli qofkii wax soo saaraayo ama dadka wax u qabanaayo wey caanayaan markee marqaamayaan been bay isku sheegayaan
Hhhhhh dadka hadalkooda geri iyo nolol nooma hayso wlahi danteena aan kafiirsano maxaa yelay waa adiga meehsaa is dhigto dadkaan waxana way ubaahanyihiin wayna kugu caayayaan
Nabiyada miyey kasharaf badanyihiin nabi daauud waxuu ahaa bir tume nabi aadan beeraley uu ahaa nabi yuunis kaluumaysto ayuu ahaa marka dadkaan nacaaayaya nabiyaday kasharf badanyihiin ay isku qabaan
Aniga kolay uma liicsani wlahi runtiii waxbaan bartaa masha alaah ilahay mooyee qofkale oo kaa hor istaagi karo majiro
Aduunka waxa ugu daran miid shaqaayzan waaya
Maay dhiiggeyga
sxb youtuber waxaan kaa codsanayaa inaad ninkaas qaaliga ah aad numberkiisa hadii heyso inaad ii soo dirto hadaadan heyna aad ii soo raadiso waxa ay kugu qaadataba
haye Insha Allaah wll waan raadi mahayee hadda
Somalida jahilnimadi baa weli kujirta ninki shaqeysan wuxu sameymba hasameye waa sharaf dunida kale shaqoyinkan coarse baa loqataa oo class baa sanada logujira marki shaqada labilabana waxa eyqatan sacadi $50 iyo kabadan marka cadi iskadhiga oo shaqeysta dadoow koley kii fadhiyana masheqesta kutilmaamtiine yahuu
Dhibaato na naheysan laheyd hadaan idin heysan ee soomaaliyey aan ka baxno oo muda soomaaliyeed oon iskumidnoqono oo cunsirinimada tuurno
Somalida waxey hormar lakariweyda cadalad la anta walhi dadka hormaray China 🇨🇳 midiya deytuman midib gokor iskuhayan ana ki muslinida shekaneyni aya San udhaqmena somali wa wax dhimatay
Dad goba inaad tihiin ayan markhaati ka ahay
Ragan Xaniban Ku dewersanaaysa Na jooji magaca channelkaaga. Bal aan kaa dawane videoga
Msha allah ale haku xafido adero lkn labarkisa aya iso qorA
Xagene kala soo xiriirnaa aqoon yahankan??
Guleeysta
Dadka waxaa ugu xigmadbadan macalmiinta biraha noo tumo waa dhaqan jaahili eh in l
Tumaalada waxey noo qabtaan shaqooyinka kuwa ugu adag waa muhiim aamiin aamiin