I have to admit, Ismaelsagaale is my hero. Mohamed Moge has a special place in our hearts, for he is one of a kind. Some songs of his are over 50 years old, yet they sound as soothing as ever. God has invited Haji Mohamed Moge to heaven for he was killed while saving lives. The town he was killed at has been burn down to the ground. WE LOVE HAJI MOHAMED MOGE, HE LIVES IN OUR HEARTS AND WILL REMAIN ALIVE FOREVER.
Albumka ay heestani kujirtay waxaan siistey $10 anigoo jooga wadanka Malaysia 2009 kii waayo barigaa heesaha youtube ka kujiray maybadnayn waxaa laga heli karay uun Studio ga uun markaa anigoo arday ah barta dhaqaalaha ayaan habeen soo galay internet nin Reer Jaad ahi leeyahay waxaan soo qaatay flash internet kaasna lama ogolayn in wax laga download gareeyo markaa ana aadbaan ujeclaa codka Mooge markaasaan kuyidhi hadaad heesahaas iisoo dirto waxaan kusiinayaa $10 markaasuu yaabay wuu isoo diray waxa uu iweydiiyey maxaad kujeclaatay waxaan usheegay inuu yahay nin nagu qaaliya heestuna tahay mid ay soomaali oodhami jeceshahay ayna tahay heesaha lagu raaxaysto
Caano Messi allah yacizak inader dadka taariikhdiisa iyo waayihiisa aan garanayn macno uma samaynayaan heesihiisa aan kala dhicini, Rabbow qabriga unuuri Maxamed Mooge Liibaan
Caano Messi qaswareen oo yoocaale u dhow ayaa lagu dilay qabrigiisa iyo gurigayagu way isu muuqdaan weerane xabaalo layidhaahdo ku aasanyahay oo awaare ku yaala xabaashiisu calaamad gooni ah ayay leedahay waxayna caan ku tahay qasharkii waynaa ee kaaraha ama maartii kaaraha laga ridi jiray ayaa ku dul qotonta wixii faahfaahina aniga iwaydii
Cajiib 18-08-1983 Marka heestan la duubay , Annaga oo ku jirna Halganka balaadhnaa Ee Dib u xoraynta Dalka Anaga oo la tiiraanyeysan xasuusihii ay dhibaatadu na bartay ayaa waxa codkiisii la quudhi waaga ahaa kamankiisa noogu qaadayay heestab Beerdilaacshe Maxamed Mooge Magaalada diri dhaba hotel Faras. Maxamed Mooge oo badhtanka heesta kaga jira oo cirka iyo dhulka dhexdooda maraaya ayaa waxa Warqad ku soo qoray Kornayl Siciid cali Giir oo ku soo qoray baydka. "● Nafyahay Orodoo qaba oo Halkii aad ku ogayd ka soo eeg " Ayuu maxad mooge warqadii ku soo tuuray . Nin maxamed Mooge ag fadhiyey ayaa fahmah oo inta uu kala bixiyey warqadii hor qabtay Maxamed Mooge sidii ayuu heestii ugu daray Waa waxyaabaha aan xasuustayda ka bixin. Boobe Yuusuf Ducaale
Some people are so mean and narrow minded that they give a "dislike" to mujaahid Mohamed Mooge , I think they just don't know who was/is he and thus don't understand this song
It is only those who are proud of their roots and heritages that can understand what Mooge and few other somali singers mean to us in terms of voice, patriotism and guitar playing.
waaa markii afraad oo an comment ka bixiyo hestan codkiisa libaax ayaa loo maleya maxamed mooge liibaan kabanka xargaha iyo codku wa isku jaan go.an yihiin codkiisana qofkasta ma fahmi karo
alla haku Naxariisto adiga iyo inta dhimatay ee muda muslimka ahba walahi waa fanan an ad u jeclahay heesihisa dhaman cod kisa liibax so cartamaya ayaad moda boqorki fananinta somaliga ku hadasha odhan waliba hestani ad ayaan udhagaysta shakhsiyaan waan jeclahay xata waan isku daya inan codkaliya kuluqeeyo allow ku naxariiso mahed moge liibaan meelbu ku tabanaya codkisu
maxamed mooge liibaan ALLE swt ha u naxariisto magalaada geed ku yaala muxibooy ayaad midibkiisa leedahay waa fanaan qiimo badan ayuu ahaa mar la arag ayuu ahaa
qaar wax ma garato ah says waxay soo qoraan Mohamed iyo Ahmed Mooge labadaba alle haw naxariistee waaber legend they never been in waaber they were more than waaber
Sxb Axmed Mooge Waaberi waa ka tirsanaa lkn Maxamed Mooge kama tirsaneyn, marka xumaan haw qaadan haddii la yiri kooxdaas bay ka tirsanaayeen ,Waaberi waxay ahaayeen koox sare oo cajiib ah , laxamada quruxda badan ee marxuum Maxamed Mooge ku qaado intuusan ku biirin halganka hubeysan ee SSDF then SNM 1978 & 1981,,heesahaad aragtay ee ku jira riwaayadda Aqoon iyo Afgarad iyo riwaayad kaloon magaceeda haynin ee isaga iyo Magool Arbe iyo Qalanjo ka ahaayeen ,, laxamadaas cajiibka ah raggaas aad yareysaneysid ee Waaberi baa laxanka u saaray marxuumka. Bal ila fiiri heesahaan: 1. Babaygii Jamaame iyo Cambe Jilib ku yaal 2. Allahayow nin daacada 3. Waayeel dadoow inaan waalanahay..... 4. Maxamed Maxamed ,, Magooleey 5. Maxaa iga galay nin geel badan ma gaajaan ka cabsanaaya 6. Ololihii laguu diray (Isaga iyo Magool) iyo qaar kaloo badan waxaa laxamadaas macaanka badan ugu sameeyey heesahaas marxuumka Jiim Shiikh Muumin, Xasan Gareyd, Cabdikariin Jiir iyo laxamiistayaal kale oo Waaberi ka tirsanaa. Marka Waaberi maahayn koox keliyee mucjiso faneed bay aheyd, nin kastoo aad taqaanidna waxa quruxda badan ee uu la shir yimaado ragga gadaal ka taagnaa bay ahaayeen. Alle haw naxariisto Maxamed iyo Axmed waxay ahaayeen rag culus oo fanka Soomaaliyed mar soo maray, weliba Maxamed aniga wuxuu ka mid yahay fannaaniinta safka hore ii ah dookh ahaan.
Axmed Waaberi ayuu ahaa Maxamedna koleey kama fogeyn ruwaayadihii wacyigalinta ololihii dhigidda af soomaaliga waa kan Actorka ka ahaa ee magool heesaha la qaadaya
Hibooy amba waan ku haybinayee inaabti ma ii hanweeyn tahay Magaalada................... Horaan u qoray baydkaa Aroorayada hore daruur onkodiyo ufaduu roobku wey udgoontahay
Malyuuna Ismaiil fanaan taariikh wayn ku reebay umada somaliyeed ayuu ahaa hadana heesihiisa qofkasta ma fahmi karo allaha u naxiiirsto gabar somalinimadu ku wayntahay a tahay wllo hada moge dhagaysatid
Asaxaabta aad ayaan idin salaamay, Ma jiraa qof haya qoraalka heestan oo iga caawin kara Mahadsanidin? Hi guys. Is there anyone who have the lyrics of this song who can help to me Thanks all of you?
mohammed ibrahim *anuu damqo soowdku maan ku daayoo. daliiliyo deelka maansada. *hibooy anba waan ku haybinayee. inaabtii ma ii hayn wayn tahay. *magaalada geed ku yaal muxubooy. ayaad midab kiisa leedahay. *orooryada hore daruur onkadiyo. ufada roobku way udgoon tahay. *nafyahay oradoo arligii qabooooooo. halkaad ku ogayd ka soo eeg.
Zxp adoo mahadsan ma ila wadaagi kartaaaa heestan qoraal ah hadaad wax ka fahan tay anuu hal erey kama fahmin guux unbaaan maqlayaaa 😂 Hadaad ii awoodl lysric heesta ila wadaag
*inuu damqo soowdku maan ku dayoo. daliiliyo deelka maansada. *hibooy anba waan ku haybinayee. inaabtii ma ii hayn wayn tahay. *magaalada geed ku yaal muxubooy. ayaad midab kiisa leedahay. *arooryada hore daruur onkadiyo. ufada roobku way udgoon tahay. *nafyahay oradoo arligii qabooooooo. halkaad ku ogayd ka soo eeg.
I have to admit, Ismaelsagaale is my hero.
Mohamed Moge has a special place in our hearts, for he is one of a kind. Some songs of his are over 50 years old, yet they sound as soothing as ever.
God has invited Haji Mohamed Moge
to heaven for he was killed while saving lives.
The town he was killed at has been burn down to the ground.
WE LOVE HAJI MOHAMED MOGE, HE LIVES IN OUR HEARTS AND WILL REMAIN ALIVE FOREVER.
I don’t now Somali language ,but I understand Mohamed Mooga Music with his Guitars and Ahmed Mooga Music with his guitar
“ I am Oromo “
He (mohomed moge) used to live in Ethiopia 🇪🇹 during the ages of chaos and the civil wars of somalia 🇸🇴 and he was assasinated in Ethiopia 1982
"Inuu damqo sowdku maan kudayoo
Daliiliyo deelka maansadda,eey
Hiboy anba waan kuhaybinaye inabti ma ii hanweyntahayeey
Magaaladda geed kuyaal muxibooy
Ayaad midabkiisi leedayayeey
Aroor-yada hore daruur onkodiyo
Ufada roobku way udgoontahayeey
Nafyahay orodoo aydii qabo'oo
Halkaad ku ogayd kaso eegeey. Allah Yarxammu cod libaaxle.
Libaax I love snm isaaaaaaaq I love respect hogaamin fanka somali cid ka hadli karto ma leh I am hawiye abgaaaaaal
@@nuurosman858 🤩🤩🤩🤩
Thanks poqrtooyo hawiye
Waar marxuumka Jaariyadaha haka barin heesihiisa
@@nuurosman858Hawiyoow dee maalmahan waad nagu soo kala qabateen 😂
Albumka ay heestani kujirtay waxaan siistey $10 anigoo jooga wadanka Malaysia 2009 kii waayo barigaa heesaha youtube ka kujiray maybadnayn waxaa laga heli karay uun Studio ga uun markaa anigoo arday ah barta dhaqaalaha ayaan habeen soo galay internet nin Reer Jaad ahi leeyahay waxaan soo qaatay flash internet kaasna lama ogolayn in wax laga download gareeyo markaa ana aadbaan ujeclaa codka Mooge markaasaan kuyidhi hadaad heesahaas iisoo dirto waxaan kusiinayaa $10 markaasuu yaabay wuu isoo diray
waxa uu iweydiiyey maxaad kujeclaatay waxaan usheegay inuu yahay nin nagu qaaliya heestuna tahay mid ay soomaali oodhami jeceshahay ayna tahay heesaha lagu raaxaysto
Asal Ibrahim sax Anna hadda isla Malaysia ayaan Ku dhagaysanayaa sariirtayda dusheeda bila lacag mshlaah
Asal Ibrahim masha allah brother markaa wakhtima ayaa ay aheed
Asal Ibrahim Ana maanta ayaan Malaysia ku dhegaysanayaa inader
Asal Ibrahim intaa qurbaha joogay iyadaa energy ii ah wlal waa nin inagu qaali ah
Asal Ibrahim sahay wanaagsan baad heysatay ee hadda ku raaxeyso.
Mahadsanid
Cod libaaxle Maxamad Mooge walee hooyadaa wiiley dhashay Allaha unaxaristo dhamaan mujaahidiintii dhamaa SNM iyo USC waa idin salaamay duriyada dhan waa wiil USC from Cadaado Galgaduud waa 03/20/2021 Minneapolis saacadu waa 10:25pm I love all my somaali people ❤️❤️
muj
mcln
mulaxim
fanan
abwaan
waa shaqsi qaali ah
waana qof dadka oo dhan soo jiita
riwayda uu actorka kayay dhowr jeer ayay tiyaterka kusoo noqn jireen
dadkuna aad ayey u jeclayeen
waxa uu lahaa cod aan Dad ku
fhmin
ooay ku adgty
heesahana isaga ayaa mrka uu doono smysan jiry Lxnka saarn jiry tuman jirey oudka
1961 ayuu soo gly clamka fanka
1984 ayaa lgu dily meel udhow awaare
jidgoyna loo gly
caruurna wxa uu katgy inan/gabadh
dadka sida khaaskaa uga sheekeya taariikhdiisana wxa ka kamida
muj boobe yuusuf
wxana kamid ahaa waberi legends
ALLE HAKUU NSXARIISTO MOH MOGE LIBAN
Caano Messi allah yacizak inader dadka taariikhdiisa iyo waayihiisa aan garanayn macno uma samaynayaan heesihiisa aan kala dhicini, Rabbow qabriga unuuri Maxamed Mooge Liibaan
Caano Messi qaswareen oo yoocaale u dhow ayaa lagu dilay qabrigiisa iyo gurigayagu way isu muuqdaan weerane xabaalo layidhaahdo ku aasanyahay oo awaare ku yaala xabaashiisu calaamad gooni ah ayay leedahay waxayna caan ku tahay qasharkii waynaa ee kaaraha ama maartii kaaraha laga ridi jiray ayaa ku dul qotonta wixii faahfaahina aniga iwaydii
Mhdsanid Sxp
Inta kaloo dhan saxbaad tahay wax qalad ah oo aad ka reebtaa waaberi ayuu ahaa weligii muu noqon waaberi ee wuu ka horeeyey waaberi
Maxamed Mooge Liiban wuxuu ahaa muunad Illahay mar Soomali soo mariyey.
Illahay Naxariistii jano haka waraabiyo
Cajiib
18-08-1983 Marka heestan la duubay , Annaga oo ku jirna Halganka balaadhnaa Ee Dib u xoraynta Dalka Anaga oo la tiiraanyeysan xasuusihii ay dhibaatadu na bartay ayaa waxa codkiisii la quudhi waaga ahaa kamankiisa noogu qaadayay heestab Beerdilaacshe Maxamed Mooge Magaalada diri dhaba hotel Faras.
Maxamed Mooge oo badhtanka heesta kaga jira oo cirka iyo dhulka dhexdooda maraaya ayaa waxa Warqad ku soo qoray Kornayl Siciid cali Giir oo ku soo qoray baydka.
"● Nafyahay Orodoo qaba oo
Halkii aad ku ogayd ka soo eeg "
Ayuu maxad mooge warqadii ku soo tuuray . Nin maxamed Mooge ag fadhiyey ayaa fahmah oo inta uu kala bixiyey warqadii hor qabtay Maxamed Mooge sidii ayuu heestii ugu daray
Waa waxyaabaha aan xasuustayda ka bixin.
Boobe Yuusuf Ducaale
Some people are so mean and narrow minded that they give a "dislike" to mujaahid Mohamed Mooge , I think they just don't know who was/is he and thus don't understand this song
Ismael Sagaale Reality
Those who dislike muj Mohammed mooge songs are jealous and envy, including the faaqash. and qaadweynes
Mooge atrue legend
It is only those who are proud of their roots and heritages that can understand what Mooge and few other somali singers mean to us in terms of voice, patriotism and guitar playing.
is oooo
fankii feynooska ahaa
fankii faraawilka ahaa
fankii feylasoofyada iyo cabaaqirada
masoolaaban doono oo masoo noqondoona ooma soo bixi doono
ma heleyno cid inoo bedesha #maalmihii_moogayaasha inoo bedesha cuudkii xudeydi iyo dhuule ama wadaniyadii #qarshe ama inoo bedela inbiraadooriyadiii #boqortooyadii_rer_tubeec iyo iyo maalmo duugoobey
yaasalaamdhalaankii snm waa soo noqon waayo waan udhalaanaay ee maaha waxa inaga dhamamanaya waa hibo eebe inas siiyeye thank u ha uwrawerein
Snmla gama hadlayne. Inaaanla helayino bedesha beeena maaha taasi
Wixii dumaybay lahayd
Heestan xaqiiq dhageysigeeda kama daalo. Alle ha unaxaristo Maxamed Mooge liibaan.
Allahaw naxariisto mujaahid maxamed mooge liibaan
Wuxuu ahaa aqoonyahan iyo fanaan cod iyo haybad illaahay swc ku manaystay
ALLAA YAA ARXAMU RAAXIMIINOW JANADII FIRDOWSA KA WARAABI MAXAMED MOOGE IYO DHAMAAN HOBOLADII DHINTEEN IYO WAALIDIINTAYO DHAMAAN INTII DHIMATAY IYO KULU AWLIYO AAMIIN
Ilahay ha unaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo mujaahidkaas Maxamed Mooge waxa uu ahaa halyeey qaran geesi taarikhdu in badan xustay
ushahiiday sidii uu ubadbaadin lahaa dhaliinyaradii dulmigii afweyne kuhoos jiray
MARXUUN; MUJAAHID;MACALIN MAXAMED:MOOGGEH ; INSHA ALLAH KUWII JANADA KUGU ARKA ALLAAH HAYGU DARRO
Muj, Max'ed Mooge, Ilaahay ha u naxariisto, Waxaa uu ahaa fanaan Qiimoleh.
Allahayaw unaxariiso waa bal ramadaan ilahaw ducada iga aqbal markaan codkisa maqlo ilmaa igu soo istaagta waxkastoon hayana farahaan kaqaadaa ilaahaw adoonkaagii baan gacantaan kuhoos haystaaye udambi dhaaf janada kucasuun yaarabi walaalahaw aaminta igu caawiya.
Walalahey codsi waaye heest oo QORAAL dhameystiran igu caawiya halyey waaye mm liibaan ALLE HOW NAXARIISTO
Miyaad u baahanta
@@axmedawliyo Haa sxb ma ii heleysaa
Waa. COD LIBAAXLE Allah ha u naxariisto Marxuun M. MOOGE wali somali ma so mari doono nin Codkaas oo kale hayaa
Rebeka libaaxu Waa u hide fog ninkan maxamed mooge
The only and one legend somali❤️❤️❤️
Who is watching 2019
waaa markii afraad oo an comment ka bixiyo hestan codkiisa libaax ayaa loo maleya maxamed mooge liibaan kabanka xargaha iyo codku wa isku jaan go.an yihiin codkiisana qofkasta ma fahmi karo
Mohamed mooge liiban rabi ha u naxariisto waxa uu ahaa fanaanada soomaliyed kuwooda ugu horeeya dhan waliba waxa kalo xusid mudan heestan waqtiga la qaaday iyo sida eysan marna u gaboobin fan waa kii hore waxan hada bilaash waye
super Hero mohamed mooge liibaan Jannada ku waar insha Allah golden Voice macha Allah
maxamed mooge illahay waxuu u dhameeyay cod iyo haybad gooni ah
illahay janooyinkiisa haku casuumo muj naga baxay
Axeey ax Allah yaraxmah MML Mar la arag ayuu ahaa cod libaaxle 12/12/2019 Ayaan Mar kle dhagysnayaa kama daalo heestan (Mohammed suuni ommer)
Cod libaxle ayuu ahaa ale janafardawza hageyo aamin aamin
Allaya raxma Maxamed Mooge Liibaan. Cod rageed buu leeyahay. Sida uu kabanka u garaaco ayaa aha mucjiso aan la arag.
Heestan wan jecelahay waxay i xasuusiyaa waayo hore 1995kii. Maxamed moge alle ha u naxriisto
Hamza Dayr waa sanadkaan dhashay 👋👋
alla haku Naxariisto adiga iyo inta dhimatay ee muda muslimka ahba walahi waa fanan an ad u jeclahay heesihisa dhaman cod kisa liibax so cartamaya ayaad moda boqorki fananinta somaliga ku hadasha odhan waliba hestani ad ayaan udhagaysta shakhsiyaan waan jeclahay xata waan isku daya inan codkaliya kuluqeeyo allow ku naxariiso mahed moge liibaan meelbu ku tabanaya codkisu
allaha u naxiiirsto maxamed mooge liibaan caruurnimadii Ayaan soo xusuustaa markaan hestan dhagaysto
Soomaali masoo mari doono maxamed oo kale cod hallaasiya oon la keebu karin alle ha u naxariisto abwaankii weynaa
Maxamed Mooge Liibaan fanaan cod iyo luuqada Somaliga Rabi Hibo u siiyay ayuu ahaa AUN
maxamed mooge liibaan ALLE swt ha u naxariisto magalaada geed ku yaala muxibooy ayaad midibkiisa leedahay
waa fanaan qiimo badan ayuu ahaa mar la arag ayuu ahaa
qaar wax ma garato ah says waxay soo qoraan Mohamed iyo Ahmed Mooge labadaba alle haw naxariistee waaber legend they never been in waaber they were more than waaber
Sxb Axmed Mooge Waaberi waa ka tirsanaa lkn Maxamed Mooge kama tirsaneyn, marka xumaan haw qaadan haddii la yiri kooxdaas bay ka tirsanaayeen ,Waaberi waxay ahaayeen koox sare oo cajiib ah , laxamada quruxda badan ee marxuum Maxamed Mooge ku qaado intuusan ku biirin halganka hubeysan ee SSDF then SNM 1978 & 1981,,heesahaad aragtay ee ku jira riwaayadda Aqoon iyo Afgarad iyo riwaayad kaloon magaceeda haynin ee isaga iyo Magool Arbe iyo Qalanjo ka ahaayeen ,, laxamadaas cajiibka ah raggaas aad yareysaneysid ee Waaberi baa laxanka u saaray marxuumka.
Bal ila fiiri heesahaan:
1. Babaygii Jamaame iyo Cambe Jilib ku yaal
2. Allahayow nin daacada
3. Waayeel dadoow inaan waalanahay.....
4. Maxamed Maxamed ,, Magooleey
5. Maxaa iga galay nin geel badan ma gaajaan ka cabsanaaya
6. Ololihii laguu diray (Isaga iyo Magool)
iyo qaar kaloo badan waxaa laxamadaas macaanka badan ugu sameeyey heesahaas marxuumka Jiim Shiikh Muumin, Xasan Gareyd, Cabdikariin Jiir iyo laxamiistayaal kale oo Waaberi ka tirsanaa.
Marka Waaberi maahayn koox keliyee mucjiso faneed bay aheyd, nin kastoo aad taqaanidna waxa quruxda badan ee uu la shir yimaado ragga gadaal ka taagnaa bay ahaayeen. Alle haw naxariisto Maxamed iyo Axmed waxay ahaayeen rag culus oo fanka Soomaaliyed mar soo maray, weliba Maxamed aniga wuxuu ka mid yahay fannaaniinta safka hore ii ah dookh ahaan.
Woow adigaa naga yaqaana indr
Axmed Waaberi ayuu ahaa Maxamedna koleey kama fogeyn ruwaayadihii wacyigalinta ololihii dhigidda af soomaaliga waa kan Actorka ka ahaa ee magool heesaha la qaadaya
@@Sharke553
laakiin Wii didey inay Idacadda gasho waalan ka warramaya ninkii laxanka u sameeyey faarax jiir.
Waar ninki snm buu ahaa iska aamusa waaberina way baabaday
Dhawaqa kabanka markaan sidaa u maqlay waan jidhidhicooday.
Hibooy amba waan ku haybinayee inaabti ma ii hanweeyn tahay
Magaalada...................
Horaan u qoray baydkaa
Aroorayada hore daruur onkodiyo ufaduu roobku wey udgoontahay
Yaa salaam yaa xanaan. Illaahoow kuu naxariiso. Maxamed Mooge Liibaan Baban.❤
cod libaxle rabbi janoyinkisana ha kugu deeqo
Malyuuna Ismaiil aaamiin wllo sharafeey waa cod libaaxle walee waad asiibtay thnks wllo inbadan
Shaafice Mahamoud adiga mudan walalo
Malyuuna Ismaiil wll qaali way yaryihiin dumarka inta maxamed mooge heesihiisa fahantaa markaa waa sida lookala caqli badanyahay maskaxbaa kugu dhan wlee mhdsnd wllo marlabaad
Shaafice Mahamoud walalo thanks Allah haku sharfo benta maha dad badan aya igu yidha sided u fahanta
Malyuuna Ismaiil fanaan taariikh wayn ku reebay umada somaliyeed ayuu ahaa hadana heesihiisa qofkasta ma fahmi karo allaha u naxiiirsto gabar somalinimadu ku wayntahay a tahay wllo hada moge dhagaysatid
Abihii codka quruxda mujaahidkii macalinkii laxamaystihii Allaw u naxariiso
Max,ed Mooge ilaahay ha unaxariisto, waxaa fanaan aan dib inoosoo mari doonin
cabdifataax aadan alle Haw Naxariito wllo Halkuu Kasoo jeeday laakiN Gobalkee
+Caqliga Wanagsani Walaalkaa ayuu Ku Jidhaa 😂😂😂😂 hargeysa wllo siiba rerka layidhahdo Ciidagale ee uu kasoojeedo aayatullah feysal Cali warabe 😂
@@maxbuubyare6791 waa reerka fanka loga hadhay laba walalo ah 😋😄😊😂😂
Mohamed Mooge.
Wuxuu ahaa fannan weyne.
Fannanku dhamman calaamka uu ka jira.
ilaahy qabriga haw nuuro cod libaax le maxamed mooge liiban baban, codkiisa mrkaan maqlo hadaan socdo waan istaaga wlhi
Abdirisaq abti albumkiisa oo socda ayaad tahay.
Gesigii Indhawayed ina soomarey qarnigii 19 tobnaad OOkadhashey somaali waxuu Usohalgmayey wuu heley intiibadneyd maxamed mooge muu Ahey ninqabiil Ewuxuu Ahaa ninwadniye dad farabadan Ayaa u haysta gobalada wageeyi uhagamayey Nooooooo Somaali Oodhan Ilaaheyna waxaan ugbaryayaa in ilaahey janookiisa ugudeeqo Una naxariisti AAAAAAAAAAAAAAAAAAmiin
Waxan jeclaan lahaa Maxamed Miyir oo u garaacaya boqorka. how amazing that would been.
Alle ha u naxariisto Maxamed Miyir iyo Maxamed Mooge Liiban ba.
Allow U Naxariiso boqorka codka allaa boqoree allow janadaad kayeel kii kuwaara laakin goorma ayaa ay aheed
Waa heesihii hore ee macnaha lahaa ee aan gaboobi Karin marwalba
heestii la oran jiray beer dilaacdhe
3/03/2019 iyo hoygii fanka iyo suugaanta ee hargeisa gaar ahaan calaamadaha
Mujahid maxamed mooge liiban rabi janadii fardawsa haku casuumo
Geesiyaa ka dhintay qamaamurta garxaajis
Alaayaaraxma mml aar sociyaaya
Alah ha u naxariisto fanaanki wayna Maxamed Mooge Libaan.
Inuu damqo sawt‘ka maan ku dayoo
Daliiliyo deelka maansada
---------------
Weeey weey Axla yaa mooge [AHU]
Dad kii fanka lahaa duriyada
Hal eray wan ka qaban wayay heeso wlhy markii la yiri wa kuwii hore been Ma aha wayo waxaan fahmayno lagama baba hadlayo
ilaahay haku naxariato mujaahid Maxamed mooge
Sxpyal heestan waxaan jec laan lahaaa tiiyo lag dhigo lyscirs plz fadlan ha la soo galiyo
hibow anba waanku haybiinaye inabti maa iii hanwayntahaye inabti ma ii hanwayntahay
ma
mm s alle haw naxariisto
Ax mahamed mooge liiban allaha haku naxariisto wlhi fanan an ka jeclahay ma abuurin
waar bal eega codkan sida lagu luuqneyo cajaaiib wa mucjiso maxamed mooge
Thank you to the uploaded bless.
Inuu damqo sowdku maan ku daayoo daliiiliyo deelka maansadayee
Hibooyy amba waan ku haybinaayee inaa abti adna may hanweyntahayee
Magaaaladda geed kuyaal muxubobooy ayaad midabkiisa leedahayeee
Arooryadda horeee daruur onkodiyo ufada roobku wey udgoontahayee
Cod qurux lkiin beerdilaacshe muu lahaun waayo beerdllashe qaraami muu ahayn wuxuu ahaa fanaantii dhexe maxamed mooge waxa uu ka mid ahaa ragii fanka asasay kuwii ku xigey waxaa ay isku Lod ahaayeen faysal cumar muahteeq beerfilaashe heedta malaha qaraami odhan
Amran Maandeeq beer dilaashe wuxuu lefalkii Maxmed Ma ahyn ragii dhexe sida samater clnasir maclin juba iyo ragii dhexe
wll laxanka ayaaa beerdilaacshe la yidhaahdaa
.magaalada geedkuyaal muxibooy ayad. Midabkiisaleedahy heesan waaalafahmaa lkn maxmed mooge codkisa iyo music aya WADA jaanqaadaya
wllo maad fahmin
laxanka
ayaa beerdilaacshe la yidhaah
cabdisalan beerdilaacshe looma jeedo
Alla yarxmu M. Mooge liiban
Heestan yaa igu cawin kara Qoraalkeed PLzzz
@@samawathe wan ka wayay google lyrics heeskan sxb Igu caawi
Rijaal buu aha an dib loo arki doonin isago kale qurux iyo haybad iyo cod iyo raganimo
Mohamed Moore
Wuxuu ahaa fannan weyne
Maxamad cali
Laxankan waxaa u sareeya
1- Tubeec Aun
2- Siciid Cabdi Aun
3- Maxamed Mooge Aun
4- Xuseen Cali Kaahin Aun
5- Xaliimo Khaliif Magool Aun
6- Axmed Cali Cigaal
7- Aamina Gacanla
.................................................................
Siciid Cabdi oo Si Layaab leh u qaadaya Laxankan Beerdilaacshe halkaan ka dhagayso ruclips.net/video/LNX549OmouY/видео.html
Asaxaabta aad ayaan idin salaamay, Ma jiraa qof haya qoraalka heestan oo iga caawin kara Mahadsanidin?
Hi guys. Is there anyone who have the lyrics of this song who can help to me
Thanks all of you?
Inuu damqo saawdka maan ku dayoo.
Daliiliyo deeka maansada
Magaalada geedku yaal muxibooy ayaad midakiisa leedahay
Nafyeey orodoo arligii qaba oo halkaad ku ogayd ka soo eeg.
ahmed sxb mhdsnd anba inta an fahmin ban kujiray
mohammed ibrahim
*anuu damqo soowdku maan ku daayoo.
daliiliyo deelka maansada.
*hibooy anba waan ku haybinayee.
inaabtii ma ii hayn wayn tahay.
*magaalada geed ku yaal muxubooy.
ayaad midab kiisa leedahay.
*orooryada hore daruur onkadiyo.
ufada roobku way udgoon tahay.
*nafyahay oradoo arligii qabooooooo.
halkaad ku ogayd ka soo eeg.
mohammed ibrahim
Dj waxaa qaaday tubeec iyo kuluc
Waxaana la dhahaa hibooy
Pro adaana mudan lpx
Hibooy amba waan ku haybinaaye,ina abti ma ii hanwayntahay.
Ilaahow u naxariiso
@mudugboy heestan lyrics keeda ayaan aad u codsan lahaa
hiboy anba wan ku haybinayee ina abti ma ii hanwayntahay iiiii iiiii iiiii hanwayntahay codkiisa in la fahmo way adagtahay
Alaha u naxariisto
Allow kuu naxariiso
INUU DANQO SAWDKA MAAN KU DAYO,DALIILIYO DEELKA MAANSADA.
Libaax bu aha mohamed cade
qodax bigiigiye 28/12/2019
sax wallahay bests
muj ahna fanaan soomaaliyeed, ilaahay godka ha nuuro.
heestaan lyrics ma leedahay asxaapeey lyrics iyado eh ayaan rabay
Tubec ayaa qaday nuucas caadi ma ahan bro
alaw maxamed unaxariiso cod kama danbeyn
yaa salaam maxaan odhan alaw kuu naxariisto
MA LA arag lamana, maqal mana iman doono, codka maxamed qof leh ilaahay janada ha geeyo, oo hay noo danbi dhaafo
Allah qsbyalaadu
Qurmuunaa bal dadkaa dhegaysta waxay soo qorayaan horta reer miyigu iyo qabyaaladu maxay wadagaan.
Halkaas ayay jawaabtu kaaga soo baxaysaa
1.faanka
2.dagaal jacaylka
3.keli taliska
4.gaajada iyo qabiilka
5.dulmi jacaylka
Inuuu damqo saawdka maanku
Daayo daliilyo deelka maansada
Heestan lyrics maleedahay
Inuu damqo sawdka maan ku daya oo daliiliyo deelka maansda
Heesaha Somalidu waa Heesihii hore kuwan dambe fanaaniin ma aha dhan dhan ma leh waa wada Iskalaji oo miidhan. Waa dameero ciyaya.
Magaalada geed ku yaal muxibboy
Ayaad midabkiisa leedahay
Arooryada hore daruur onkodiyo
Ufada roobku way udgoon tahay
Zxp adoo mahadsan ma ila wadaagi kartaaaa heestan qoraal ah hadaad wax ka fahan tay anuu hal erey kama fahmin guux unbaaan maqlayaaa 😂
Hadaad ii awoodl lysric heesta ila wadaag
@@cabdimawel1932 Cabdi Maaweel hhhhh waad iga qoslisay runtii, waxba kamaad fahmin codka marxuumka. Waa kuwaane qabo boowe lyricskii:
Inuu damqo sawdku maan ku dayoo
Daliiliyo deelka maansada'
@@@@@@@@@@@@@@@@@
Hiboy amba waan ku haybinayee
Inaabti ma ii han weyn tahay
@@@@@@@@@@@@@@@
Magaalada geed ku yaal muxibboy
Ayaad midabkiisa leedahay
@@@@@@@@@@@@@@@
Arooryada hore daruur onkodiyo
Ufada roobku waa udgoon tahay
@@@@@@@@@@@@@@@@@
Naf yahay orodoo arligii qaba oo
Halkaad ku ogeyd ka soo eegeey
@@@@@@@@@@@@@@@@
@@AbdiazizSaidAhmed aad iyo aad baad umahad san thy zxp
@@cabdimawel1932 Adaa mudan boowe
Yaahyaah
Sweet hees
Inuu damqo sawdka maanku daayo dalilyo deelka maansada
Hibooy anba waanku haybinayee inaabti ma ii hanweyntahay
INUU DAMQO SAWDKA MAAN KU DAYO, DALIILIYO DEELKA MAANSADA
lyrics-ka soo qora tolow
*inuu damqo soowdku maan ku dayoo.
daliiliyo deelka maansada.
*hibooy anba waan ku haybinayee.
inaabtii ma ii hayn wayn tahay.
*magaalada geed ku yaal muxubooy.
ayaad midab kiisa leedahay.
*arooryada hore daruur onkadiyo.
ufada roobku way udgoon tahay.
*nafyahay oradoo arligii qabooooooo.
halkaad ku ogayd ka soo eeg.
inbadan waad mahadsanthy pro
Halgamaa sarre
Magaalada geed ku yaal muxibooy ayaad midabkiisa leedahay
Nafyay ordo arligii qabo oo halkaad ku ogayday kasoo eeg
Kabanka tiririktii ma tumataayoo
Tusaale jacayl ma soo tebisaa
Qalbiga ha tilmaamo tuu tebeyee.
Waa sxbkaa A. Dhegaweyne.
Mahad sanid
H
Alaha u naxariisto