Wasiir Juxa oo weerar afka ah ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh kuna tilmaamay qof ciil Qaba.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024
  • Wasiir Juxa oo weerar afka ah ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh kuna tilmaamay qof ciil Qaba.

Комментарии • 37

  • @FartunK
    @FartunK Месяц назад +2

    ciilane xasan dameer

  • @-xu9nd
    @-xu9nd Месяц назад +3

    Waa sax xasan waxbuu gocanayaa ee diyaar garooba
    Reer puntland

  • @FartunK
    @FartunK Месяц назад +4

    juxa adiga IYO saciid oo labo doqon ah baa xasan keenqy maantana abaalkiinii buu Odin marsiiyay

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      Farmaajo miyaaa khyr lahaa isagabu waa ka liitaaye

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Месяц назад

    Hadal qiimabadan oo muhiim ah kuna aadan wacyiga maanta.

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 Месяц назад +1

    Juxa cabaad waynaa adaa diidan dawladnimada somali ee hakugu filnaato garoowe

    • @calidaahirmaxamuud4245
      @calidaahirmaxamuud4245 Месяц назад

      haday sidaa tahay maad iskadaysaan siday rabaan ha unoolaadaane

    • @salmaanabdulahi2967
      @salmaanabdulahi2967 Месяц назад

      @@calidaahirmaxamuud4245 oo yaa kudhagan cida diida somalinimo ayagay u taala dad cidkastaaba wax la cuni karto waa dadka dagan banaadir

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Месяц назад +1

    War juxow illaahey ka cabso dadka soomaaliyeed fadaraal wax ka weyn baa ka dhexeeya fadaraal uu mila sanàwi kuu soo dhiibay inàd 20 sano dadka ku marinhabaabinaysaan ee si kale wax u taadsha xassan shiiq qurunkuu walaaqayo cidi ma aqbaleysa laakin tolkeyow fadaraal wax ka fiican ka shaqeeya ma jiro qof soomaali ah oo fadaraal doonaya siyaasiyiin tuug ah oo dantooda ka dhex arkay baa ku qaraabta ummadiinaisku diray rabi ha ka hanuunsho waxaashadii kale rabiyow ka qaboummadz kuwa kala geynaya

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Месяц назад +1

    Wasiir Juxa Waad Ku Saxan Tahay is dheeli tir weeye xaqiiqdii MD Hassan Sheikh Wax uusan Awood uleheen oo Aan Heshiis Lagu Eheen buu keligiis la Cararay

    • @salmaanabdulahi2967
      @salmaanabdulahi2967 Месяц назад

      Hhhh maxaa kaamaqan ader waad haysataa waxaad xaqa u lahayd ee dadka somaliyeed dhinac karaaca

    • @calidaahirmaxamuud4245
      @calidaahirmaxamuud4245 Месяц назад

      @@salmaanabdulahi2967 warkaasi waa warkii aabe siyaade

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 Месяц назад

    Kan cidda dhagaysanayaa soo ma ah kii bilaa akhlaaqda ah oo buugii akhlaaqda darada qoray.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder Месяц назад

    Juxa waa soomaali dhab ah hawlkar qiimabadan.

  • @MM-qm7iw
    @MM-qm7iw Месяц назад +1

    Juxa qsbyaalad ba eaalay

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 Месяц назад +1

    SAAFAARADAHII KULI WAXAA LAWADA GEEYEY KUWII MIRINAAYO UU KAABA QABIIL UAHAA...QABIILADA KALE OO DAN WAA LASOO WADA CEEYRIYEY

  • @hassanmahamud3850
    @hassanmahamud3850 Месяц назад +3

    Hassan Sade ayuu duulaan ku yahay ee wixii uu Caydiid qaban kari waayay muus qabanayo ee soo qaad hubkii xaaraanta ahaa ee masar laga keenay waana lagaa qaadi xamarna joogi meysid ku darso diiwaanka kuu qoran.

  • @abdirizakhersi7406
    @abdirizakhersi7406 Месяц назад +1

    Boowe no more sadburis iyo qaaaaaq

  • @mohamedyusuf6210
    @mohamedyusuf6210 Месяц назад +2

    Juxa waxa aad sheegayso oo dhan waa run lakiin lakiin lakiin irirsamaaluha meelbaa u cad

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Месяц назад +1

    Yacnii ha lisdagaale
    War adeeroow somali wax lacun hadaad diida kaligaa wa? Cun

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад

    Miskiin inyow meeqaad la soo taagneydeen sheekadiinu waa aan madaxweyne noqono ama aan reysulwasaare noqono hadii kale gaw iyo gish maleh yaahuu buuq iyo qeylo looma baahna xasan idinkaa soo saaray maan tant qiyaamadiinuu fahmay waxaa layiri labadii xaqdaro ku heshiisa xaqeey ku dagaalamaan weydiiya dni isagaa yiri 3 sanadood waxaan la dagaalayameey farmaajo walee xasan waa idinka raayeey pudlan meeqaa laydin baryayeey oo aad sidii dhoocil ayr oo dudeysa maxaad la qelinaysaan dee waalaydiin fahma intaan maanta sida la idiin arko laydiin arkin bey eheed in aad isqabataan

  • @SafiyoAli-b6m
    @SafiyoAli-b6m Месяц назад

    😂😂😂nin ciilan hadalkiisa usoo leh

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 Месяц назад

    Dowlada Dan-qaran iyo dal-xoreeye dadaalkoodii mira-dhal noqoy guul soomaali 🇸🇴❤🙏 af noolba waa hadlaa

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 Месяц назад +2

    Dowlad kasto idinka mucaarad miya kutihiin tii kahoreysane sidaasaa ku aheedeen

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 Месяц назад +1

    Sad bursi danbe heli Maysane umadiina dhinac Ka raaca .oohintana joojiya shacabka puntland Ka hor wareega umada ha lugaynina

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      Shacabka pl iyaga matala hawiye miya moodey

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 Месяц назад

    Geedi caana leh waa ninka ugu mooryansan puntland

  • @sabirabdirahman5744
    @sabirabdirahman5744 Месяц назад +1

    Qofkaan bal fiiriya waxaa uu kuhadlaayo nin jiran camal ayuu uhadlaya

  • @gaaraneguure7346
    @gaaraneguure7346 Месяц назад

    Juxoow jooji qabyaalad

  • @hawoali120
    @hawoali120 Месяц назад

    Cabdulhi yusuf iyo cali maxamed gedi hanogu sodarin tirada hagarebo labadas nin tariiqda somaliya waa kuwii itoobiya nokenay

  • @Qoraga
    @Qoraga Месяц назад

    Luguuu joojin mshayo booowe

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Месяц назад

      Ha ooyin aamus itoobiye pl raacine