KOKO BIIQ SANAA BOX KA SHEEG WAXA KUJIRA SAXARADA NAHIDA 😂 QOSOLKA IGA DHAMAADAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 413

  • @Muniita-79
    @Muniita-79 Месяц назад +156

    Koko iyo alpha dartood inta utimid😂

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho Месяц назад +105

    Adno samia iyo cadnan soqabo inta iguracsan like😢❤❤

  • @YusraAbdilahi
    @YusraAbdilahi Месяц назад +112

    Kookoo darteed cwa u fiirsaowaaa😂😂😂waba funny caadi ah alphako😂😂

  • @daawopro6450
    @daawopro6450 Месяц назад +62

    Alpha iyo koko dartod udaawaday team halista😂

  • @user-uu2nm5ng8v
    @user-uu2nm5ng8v Месяц назад +159

    Inta koko io alpha aragta kadibna soo carartay❤❤😂😂😂😂🎉

  • @Amiiraqurux-r5p
    @Amiiraqurux-r5p Месяц назад +192

    Team koko one like 😂

  • @user-pb8vh9ms2f
    @user-pb8vh9ms2f Месяц назад +90

    Koko darteed inta u imaate😂

  • @UbahMuhudiin
    @UbahMuhudiin Месяц назад +32

    😂😂😂 alla cawa waa qosol lasuuxay kokooo iyo alfa fulaysanaa😂

  • @user-zd3ho3cf8q
    @user-zd3ho3cf8q Месяц назад +55

    Gormee kugu danbeyse inaad kacantada ku qorti saliga nabigena muxamed scw scw scw

  • @user-yr9fx9nd2v
    @user-yr9fx9nd2v Месяц назад +36

    Alla cawa adni vidio qosoley noso galisey😂adnay next koko iyo cadnan😢😂❤

  • @Fatmaheehhee
    @Fatmaheehhee Месяц назад +44

    Koko number one 👍 👌 ❤

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab8841 Месяц назад +135

    Aniga koko darteed udawaday😂 lkn booska alpha cadnaan kufiicna inta igu raacsan❤😫😭😂

    • @AnuuAbshir
      @AnuuAbshir Месяц назад +3

      Wlh ana hda dhihi rabay😂

    • @farhiahussein5544
      @farhiahussein5544 Месяц назад +6

      May Alpha saaid isku sii fahmaan koko😂

    • @yahyeajab8841
      @yahyeajab8841 Месяц назад

      @@farhiahussein5544 Maya cadnaan wye adaa sikle wax ufahme cadnan ee is dhipan

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Месяц назад +2

      Haa

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 Месяц назад +3

      alpha xtaa waa ku fiicanyhu😂

  • @muhiimomaxamed2272
    @muhiimomaxamed2272 Месяц назад +19

    Alla caawo waan fuuray alpha sidoo loo kaaday isku bajuuqi geeysiya ku qiraaa😂😂😂koko caaw weey ka aqli bagday

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Месяц назад +77

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤❤❤🕋☝🏼

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

    • @jiijaaynuur
      @jiijaaynuur Месяц назад

      🎉ddnnd​@@lavieestbelle-neutre3431

  • @AMraneyPpe
    @AMraneyPpe Месяц назад +11

    Koko darted inta video udawanosooH😮❤🎉😢😂

  • @nasteexoxaaji5141
    @nasteexoxaaji5141 Месяц назад +17

    Dadkii Barnamijka lahaaa caawa keenty 😂😂Alle beerka 😂😂😂😂😂😂😂

  • @alisalat4363
    @alisalat4363 Месяц назад +24

    Wallhi kii amiira iyo kanaa ka qosolbadan 😂😂😂

  • @HaniMaxamuud-p3n
    @HaniMaxamuud-p3n Месяц назад +28

    Ala manooli koko dhib badna kulaha alow sankey hayga qadin aso gaban uu wax kasta urinaa😅😂😂

  • @Nimcomohamed-pc4kc
    @Nimcomohamed-pc4kc Месяц назад +46

    koko iyo ceyda next please

  • @muniitaismail3550
    @muniitaismail3550 Месяц назад +9

    Koko funny weeye wlhi way iga qoslisay caawa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-gc4yv6vu7l
    @user-gc4yv6vu7l Месяц назад +21

    inta markay koko aragtay soo carartay one like😂😂😅😅

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 Месяц назад +11

    Qeebta ugu qosol badned cawa firsaday koko alpha waa iga qosliseen

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Месяц назад +31

    Koko darteeda udaawadaa

  • @Zahranuur-zh3mi
    @Zahranuur-zh3mi Месяц назад +20

    Next saamiyo io cadnaan keen abaayo ❤adna

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +31

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hananadan1988
    @hananadan1988 Месяц назад +17

    Cadnan iyo samiya soo qabo walashey plaese

  • @booramastarbusinesscenter5125
    @booramastarbusinesscenter5125 Месяц назад +4

    Funny weeyi wlhi Koko iyo Alpha ilaa xalay waanku celceshanyay vediogan qosolkii iga dhamaaday keep going all of you from Borama Somaliland

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 Месяц назад +4

    Koko isn't easy wllhi koko is funny ❤❤

  • @Amran-jp1nl
    @Amran-jp1nl Месяц назад +18

    Team koko one like 👍

  • @cabdifetaxAAbe-xs1sm
    @cabdifetaxAAbe-xs1sm Месяц назад +8

    Kooko qurux badan waakutageeraa wallahi❤❤❤❤❤

  • @MumtaazAhmett-d7u
    @MumtaazAhmett-d7u Месяц назад +11

    kokodeena darteeda udaawanooya❤

  • @Abdiqanimoha-qj2tq
    @Abdiqanimoha-qj2tq Месяц назад +8

    Koko dartee lee u daawanaa😂

  • @DeeqoAbdullah-ol8zb
    @DeeqoAbdullah-ol8zb Месяц назад +7

    Koko darted aa u imade wllhi❤😂

  • @ismahanrayane6671
    @ismahanrayane6671 Месяц назад +12

    Team alpha iyo koko bulle 🎉❤

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s Месяц назад +2

    Walahi koko iyo alpha Walahi waa qosol miiran alpha geesi ma iska dhigaa kulahaa koko oomabajuqiyaa Walahi kuwaan dar alaa ujeclahay 😂😂😂

  • @user-hp6bp2oi6n
    @user-hp6bp2oi6n Месяц назад +9

    Koko iyo alpha arkay fadhi imaba yalo❤

  • @SaabariinMaxamed-do4ho
    @SaabariinMaxamed-do4ho Месяц назад +9

    Clraxmaan magac kafiican maba jiro beeh😍

  • @Safa-u1v
    @Safa-u1v Месяц назад +10

    Koko iyo alpha markan arkay soocaray wallhy😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад +3

    Ar adna xalay qosolkii iga dhamaysey wlhi kooko waxarabo io alpha kuwii hore iyagaba fadhiso yidhi😂😂

  • @FarxiyaAaden-ys5ly
    @FarxiyaAaden-ys5ly Месяц назад +11

    Adno dhib badna uur ma yeeLata KuLaHaaa😂😂

  • @SagalCabdulahi-we1nn
    @SagalCabdulahi-we1nn Месяц назад +13

    Mr fanaye iyo cimraan inta igu raacsan one like

  • @NimcoJimcale-kv2wd
    @NimcoJimcale-kv2wd Месяц назад +15

    Next koko iyo ceyda adn please 🙏

    • @nuuramaxamud4414
      @nuuramaxamud4414 Месяц назад +3

      Dadka aan is Rabin haysku xoqin koko waa gabadh nafteeda ku kalson uma baahna wiilyar oo lagu xoqo

    • @NimcoJimcale-kv2wd
      @NimcoJimcale-kv2wd Месяц назад

      @@nuuramaxamud4414 quruxey waan iska jeclahay noh aba qalad ha ifahmin ok

    • @Ayanish528
      @Ayanish528 Месяц назад

      @@nuuramaxamud4414 hhh wallaley naso baal waa dhashaye 😂😂

  • @user-md1fl5tw4w
    @user-md1fl5tw4w Месяц назад +11

    Team Koko bulle one like ❤

  • @user-co2yy4di1n
    @user-co2yy4di1n Месяц назад +13

    Koko lee arkay wn soo orday

  • @user-st6yn2fg9b
    @user-st6yn2fg9b Месяц назад +10

    Team koko 😂😊

  • @XusniNuur-oc8fw
    @XusniNuur-oc8fw Месяц назад +10

    Alpha koko😂❤

  • @Safa___475
    @Safa___475 Месяц назад +8

    Ala wlhi qslka iga dhmyy alpha😂😂😂😂😂

  • @Atazha__turux
    @Atazha__turux Месяц назад +10

    Adnoyy cadnaan io Samia keen next time😂

  • @NashaadAbdirahmaan-h2z
    @NashaadAbdirahmaan-h2z Месяц назад +11

    Cadnaan iyo samia nageste

  • @FadumoJamac-fu8bk
    @FadumoJamac-fu8bk Месяц назад +3

    Inta Alpha iyo Koko dartood u fiirsanayso😂😊

  • @hodanxasan-gp5ry
    @hodanxasan-gp5ry Месяц назад +5

    Samia cadnan soo qabo adnoy😂😂😊

  • @zahraqueen1760
    @zahraqueen1760 Месяц назад +4

    Labo biiiq 😂😂😂koko io alpha 😂😂😂 cadnaan io saamiyo keeen😅

  • @ImaanMataan-y4c
    @ImaanMataan-y4c Месяц назад +13

    Cwo waa ku farxasnahay inaa qofkii kaowaad ahay❤

  • @user-ot8kj3fc9e
    @user-ot8kj3fc9e Месяц назад +4

    Koko darted inta u imady❤😂

  • @SokeynoCeydaruus
    @SokeynoCeydaruus Месяц назад +9

    Adna walaahi wanjeclahay❤famil good dhan

  • @user-hi3lb2mb3m
    @user-hi3lb2mb3m Месяц назад +5

    Kook iyo Alph dartood idawanoyaaah😂😂😂

  • @filsan_abdiqaadir143
    @filsan_abdiqaadir143 Месяц назад +3

    Alla Cawa kuwaan funny sanaa😂
    Adnoy 2dan so celi alpha io koko😂

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste Месяц назад +9

    Sundus vs Cumeer 😂 inta igu raacsan like 👍 ta dhac 😂😂

  • @user-zy9hp2pp2g
    @user-zy9hp2pp2g Месяц назад +5

    Cadnaan iyo koko sooqabo😂😊❤pky abaayo waa codsi😢

  • @nimcomohamed9857
    @nimcomohamed9857 Месяц назад +2

    Alla koko alpha qosol igu dileen😂😂😂😂😂

  • @user-wy4ve6zt3x
    @user-wy4ve6zt3x Месяц назад +6

    Koko dhib badanaa 😂😂😂

  • @Aishamohmed2244
    @Aishamohmed2244 Месяц назад +1

    Next cadnaan iyo samia plz 🙏

  • @Sayidaxmedjamac
    @Sayidaxmedjamac Месяц назад +5

    Adna zundus ayaanle malmahan maso muqatee meday😊

  • @HudaDheeman-ns2gm
    @HudaDheeman-ns2gm Месяц назад +2

    Koko halmar dhup maa siiya abaayo kulaha alpha way iga qosliyeen wllhi😂

  • @ShsjsjaShsususs-oo9jk
    @ShsjsjaShsususs-oo9jk Месяц назад +2

    Ala qosolka iga dhamade koko iyo alpaha 😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +3

    Masha"Allah ❤ Arwaax Badan Adna❤🎉❤ Keep Going My Sisters 🎉

  • @Anaaniyaa1938
    @Anaaniyaa1938 Месяц назад +4

    Koko markaan argay fakatax ❤❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 Месяц назад +18

    TEAM adna one like 👍

  • @IdilcllaahiMuxumed
    @IdilcllaahiMuxumed Месяц назад +4

    Inta koko aragtay❤❤

  • @ShsjsjaShsususs-oo9jk
    @ShsjsjaShsususs-oo9jk Месяц назад +2

    Koko iyo alpah inta dartoida Udawanooso❤

  • @user-wh9qm7jk6y
    @user-wh9qm7jk6y Месяц назад +5

    Xasasi iyo koko soqabo adna

  • @hodanxasan-gp5ry
    @hodanxasan-gp5ry Месяц назад +4

    Samia iyo cadnan soo qabo ❤ adnoy

  • @user-hg1cy1fl3r
    @user-hg1cy1fl3r Месяц назад +4

    Adna cadnan iyo samiya next 😢plz

  • @MarwaQani80
    @MarwaQani80 Месяц назад +11

    Alpha hooyadii ma goblamayso qaligeed

  • @shucaybcabdiqaadir1996
    @shucaybcabdiqaadir1996 Месяц назад +4

    cadan iyo samiya soqabo😊

  • @SamaraQurux-p7j
    @SamaraQurux-p7j Месяц назад +2

    Alla koko iyo alpha fulaysanaa😂😂😂😂

  • @HiboHassan-xi6uu
    @HiboHassan-xi6uu Месяц назад +4

    Koko meel Ay jogte laiga mawaayo

  • @xabssaAli
    @xabssaAli Месяц назад +5

    Samia iyo candaan

  • @user-wy4ve6zt3x
    @user-wy4ve6zt3x Месяц назад +3

    Alpha heeee alla qosol badanayeey😂😂xarka farijkee galine kulahaa😂😭

  • @AyaanAmaan-i1r
    @AyaanAmaan-i1r Месяц назад +4

    Samia iyo cadnaan soo qabo adno😂😮

  • @NaceimoAbdiSamatar
    @NaceimoAbdiSamatar Месяц назад +4

    Plz cadnan io samiyo kasoo dhig 😢😂

  • @ayeeyokoris-bb6rk
    @ayeeyokoris-bb6rk Месяц назад +2

    Alla koko Alpha qosolka iga dhamada Samiya cadanaan isoo qabo palse

  • @user-ir6dw3hp4n
    @user-ir6dw3hp4n Месяц назад +4

    Samia iyo Cadnam keen

  • @user-ef8ws2cs8k
    @user-ef8ws2cs8k Месяц назад +6

    koko❤

  • @sawdahassan2344
    @sawdahassan2344 Месяц назад +3

    Alla cawa Saan u qoslay subaxana allah😂😂😂😂😂😂

  • @Abdullofficial457
    @Abdullofficial457 Месяц назад +3

    Adnoy gamekan zaiid ujeclhy hada wxan soqori rabay Next Adna kadiig ileen adhiga wye channel kaaga adhigan kuguogaa biiqnimo😂😅😅😅😅

  • @NassroHuseen
    @NassroHuseen Месяц назад +2

    adno abaayo saamiyo iyo cadnaan soo qabo cawa danbe❤😂

  • @MushtaaqMaxamed-bp8vh
    @MushtaaqMaxamed-bp8vh Месяц назад +1

    Alla Kokaa Bajuqi Kulha 😂❤

  • @nimcomoxamed2345
    @nimcomoxamed2345 Месяц назад +6

    Koko ❤

  • @user-do4tt6wn5l
    @user-do4tt6wn5l Месяц назад +5

    Adna please cadnan samia❤

  • @kabobeofficial2476
    @kabobeofficial2476 Месяц назад +8

    Team kooko❤😊

  • @AsmaCrashiidmohamed
    @AsmaCrashiidmohamed Месяц назад +3

    Samiya iyo Cadnam no ken😂

  • @user-ew1kv5sw1n
    @user-ew1kv5sw1n Месяц назад +6

    Samiyo cadanan sugynaa❤😂

  • @neima837
    @neima837 Месяц назад +3

    Team koko buleh one like ❤❤❤❤

  • @lakiboy45
    @lakiboy45 Месяц назад +1

    Team koko bulle one like ❤😊

  • @marishmualim7885
    @marishmualim7885 Месяц назад +4

    Ala koko meshaa ku arko ano soorday leearki

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Месяц назад +2

    Koko waad taabatay shrimps 🍤 ka xijaabkaaga aad ku tirtirtay iyo indhahaada 😮😮😮

  • @cabdiraxmaanaxmed7756
    @cabdiraxmaanaxmed7756 Месяц назад +4

    Koko iyo alfa weba isku sobaxayan amiira lee Alfa laga ilaliyo 😂😂

  • @fardowsafardawsa
    @fardowsafardawsa Месяц назад +1

    Bajuuq isku sii kulahaa koko wlhi qosol wye😅

  • @Boqordeyda
    @Boqordeyda Месяц назад +1

    27 dhamntod wlhi wan jeclhy waxan halkn ka slmyaa Sundus Ayale koko zamia adno nadar kiki 💖 amira 😢 canbita wilasha alfa xasaasi jack cadnan azad hagio cumer Arimehena zaki somli ceyda deqow wan lov