Kuwaan axmed madoobe ayaa qori ku hayo hadalkey iyaga soo gudbinayaano waalagu qasbay masaakiintaan Xoog baa lagu heystaa 😢 ee plz halaga gaaro intuusan xabaal wadareed ku aasin 😢 😢😢😢😢😢
Xildhibaanow xaal qaado. Maanta waxaad hesheen visihii aad ku joogi laheedeen Kismayo kana badbaadeen in la idiin yiraahdo "Persona non grata" haddii go'aanka saxda aad qaadan lahaydeen. Musaafurin ka badbaadeen. Goob joog ayaad u tihiin wax ka bedelkii muddada gaaban lagu sameeyay dastuurkii gobolka jubaland ee doorashada lagu sameeyay.
waa dad hadal kooda iyo fikrada hoodu xar u ah waana dad macquul ah haday og yihiin maquunin na maba imaadeen qofka muslimka ah waa inuu wixii xun diida waxa fiicana ogolaadaan ruuxa aan sidaa u ar kaynin waa ruux uleexsan fikrado guracan waa gafuur cawo ninkii suu dhibaa!!!!!
maashaa allaah guul iyo gobanimo xildhimaana jubaland
XILDHIBAANOW GUULEYSTA❤❤❤❤ JUBALAND IYO DADKEEDA ALAHA BARAKEEYO❤😊
JUBALAND GUUL IYO GOBANIMO❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤waaw waaw❤❤❤❤❤guul wacan
Guu laysata
XASAN AYAX, QABYAALADAYSTE HALAGALA LAABTO AQOONSIGA DAWLADEED‼️
Kuwani ma xildhibaano soomaaliyeed baa
Kuwaan axmed madoobe ayaa qori ku hayo hadalkey iyaga soo gudbinayaano waalagu qasbay masaakiintaan Xoog baa lagu heystaa 😢 ee plz halaga gaaro intuusan xabaal wadareed ku aasin 😢 😢😢😢😢😢
Xildhibaanow xaal qaado. Maanta waxaad hesheen visihii aad ku joogi laheedeen Kismayo kana badbaadeen in la idiin yiraahdo "Persona non grata" haddii go'aanka saxda aad qaadan lahaydeen. Musaafurin ka badbaadeen. Goob joog ayaad
u tihiin wax ka bedelkii muddada gaaban lagu sameeyay dastuurkii gobolka jubaland ee doorashada lagu sameeyay.
Iska jooga kismaanyo
Loo joojin maayo Waa tuugo guul dastuurjka iyo sharciga ha la ilaasho
cid aad xildhibaano u tihiin baa iska Yar iyo cid idin soo doortay anaa reer jubaland ah Saad Ku imaadeena waan wada ognahay
Xildhibaan Nasro adiga Wardey ma matishid miya maxa Ahmed Madoobe oo taageeri haysaa
Waraabe la cunay maxa ka taageeri
Meeshaan.rebay.roob.ma.iguhelay.nabsi.soodedegee.naftu.duuli.ogaa.qayaamadi.aad.qaranka.udhigteen.maanta.ayey.idinheeysataa😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Hambalyo, 🙏🙏🙏 xamse Mar xun wax walbo wuu Gabey, 🤔🤔🤔
majority over minority we are democrats calaacalka naga daaya
Loo joojin maayo
Ahmed modobe dhaxal miyu u yeshay
Marar badan ayaad xaaraaan kutimid marka ha is daalin flimkaas wow soo dhamaaday tuug laqabtay talo maleh
XASAN GURGUURTE DALKA HALAGA QABTO. LOO JOOJINMAAYO MA SOCONAYSO😊. DHAMAANTAYO WAA DIIDAN NAHAY😊
Shimbirayohow heesa oo hees wanaagsan heesa miyaanu aheyn war murtiyeedku?
XASAN TUUG GEDO ISAGAA KASOO QAADAY CIIDANKII DIFAACAYEY😢 SI ALSHABAAB U DILAAN SHACABKAAS. HADANA XASAN SHEEKH WAA HALKAAS KA WADA DAGAALADA
RAG RAG AH OO FARIIDO AH. SIDAA KU SOCDA WELIGIIN...!!!
Axmad miyad mise umada Soomaaliyeed warhooy kaxooroba aniga kuso magacaabay wayab oday waqtigisa dhamaaday inow idin ado sado dhartad umarten umadan soomaaliyed karun shega
tareenka wuu dhaqaaqay ee calaacalka joojiya
waa dad hadal kooda iyo fikrada hoodu xar u ah waana dad macquul ah haday og yihiin maquunin na maba imaadeen qofka muslimka ah waa inuu wixii xun diida waxa fiicana ogolaadaan ruuxa aan sidaa u ar kaynin waa ruux uleexsan fikrado guracan waa gafuur cawo ninkii suu dhibaa!!!!!
KUWANI WAY DHAAMAAN KUWO BADAN OO XILDHNO LAGU SHEEGO...!!!!
Hhh
munaafiqiin wee fadhiyeen wee soo codeeyeen hadana qaraar qabiileesi ayee meeshan la soo istaageen