Illaah ba oo keli ah aya risiqa dadkisa bixiya markaa ha loo sheego cadowga Somaliland ee dhawaan lahaa cunaqabateen dhaqaale ayaanu saarnay Somaliland.
abobasement346 muuse ma odayaashii keniya ka soo qaylinayay ee lahaa aynu burco iyo hargaysa galo dagaalano ayuu u yeedhay? somaliland dad aan u dhalan baa ku sooduulay
Mansha allah Isaaqow waxad haysataan ilihii dhaqaale ee somalland oodhan
Suuqa xoolaha Burco
Dekadii Berbera
Magaalo madaxdii Hargesa
Dekedii qalalnayd wajaale
Ee kufara adage dadkana (réeraha kale)waxkasiiya
Mansha alaah alxamdulilaahi rabilcaalimiin sadaqalaah
Mashallaha allaha barkeeyo
Maansha allah aabo muxumed ali xasan farlaw alle haku xafido
mansha Allah Ilaahay Xoolaha Hainoo bara keeyo
Waa inaa luu cashuuraa burco
Waxaad kugarataa inaan wadan jira nahaY waxkastaa xilibay leeyihiin ❤🤍💚
mansha allh illahayw noo barakee nimcadaa
Adeero Cabdirahman Ibraahim Yassin ❤️💛الله يحفظك عمو
Sabaad muxumad waa u taagantahay
Ma sha Allah, Ma Barak
Mashlaaaah
dadka dagaalka soo lalabay ilaahay hakala tuuro taladooda kuwasaa somaliland u quudhi waayay waxa ilaahay ku risiqay
Banka cawsha ibsan doona zoolahaa
Illaah ba oo keli ah aya risiqa dadkisa bixiya markaa ha loo sheego cadowga Somaliland ee dhawaan lahaa cunaqabateen dhaqaale ayaanu saarnay Somaliland.
Xoolaa luu cashuur burco
Burco cashuur kamaqaado miyaa? mise berbera ayaa lagu cashuuraa
Way qaadayaan
m.n
😂😂😂
Wadu xumu sababa xumada,honu ska kiciya,vote wadani
Museh iyo kuwah dagalkah idin ku wadah iskah qabtah
abobasement346
muuse ma odayaashii keniya ka soo qaylinayay ee lahaa aynu burco iyo hargaysa galo dagaalano ayuu u yeedhay?
somaliland dad aan u dhalan baa ku sooduulay