Fanaanka weyn Abdi Xasan Dige oo LOndon lagu soo dhaweeyayay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 17

  • @fartaqurux4897
    @fartaqurux4897 6 лет назад +2

    Maasha alaah waxbaa ka dhacay looma kala harin al fanaan cabdi xasan dige welcome to London

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 11 месяцев назад

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @kamalyare1632
    @kamalyare1632 5 лет назад +4

    Mashallah alla ya cizak rer uk somalinimada aa na deeqdo sidaas aa loo bashalaa rer dib usocod allaha naga qabto wixi somali dib uwadaayo

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 5 лет назад +2

    Abwaan Abdi Xasan Dige noolow waxan kugu xasuustaa heestii Ardeybaan ahayoo ubixii wadankaan ahayoo waxan u urdeyaa dugsiyada u aadaa noolow walakay somaliyeed

  • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
    @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 лет назад

    Waaw fowsiya fankaa heestii bal qofyahow xasustii sahro Ahmed aun

  • @ciiseismacil7687
    @ciiseismacil7687 5 лет назад +3

    Fanaan qaran cabdi xasan dige heesaha ma guuran ka ah ee aan adka u jeclahy waxa ka mida ( heesta basra heesta jeenan heesta ardey baan ahayoo oo qof wlaoo ardey soo marey ba xiftisanyhy ala yacisak

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 11 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @nafisahassan3677
    @nafisahassan3677 5 лет назад

    Ninka kogiyada cad ee timaha dheer ma hesayaa mize wuu hadlayaa mise wa fananinta fanboo playbackta o live buu ku hesayaa mafahmin

  • @happygrilbeautyofficial6532
    @happygrilbeautyofficial6532 5 лет назад +1

    Jannada allaha kugu bishareeyo subscribe isaaar 🙏🙏🙏

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 5 лет назад

    Taaas Foziya Franka maxaaa ku dhajiye soo
    Ma aha Xaaas la Qaba ufff

  • @cnaasirkooraar8104
    @cnaasirkooraar8104 5 лет назад +1

    masha alaah aderkay wa u qalantaa

  • @ciyowcassio3764
    @ciyowcassio3764 6 лет назад +1

    Waar Kan Walahi waa fanaanka 4.5 , waa kii tolka oo biyo is Marin

    • @fartuunabdi2155
      @fartuunabdi2155 6 лет назад

      Kkķkkkkķ

    • @nafisahassan3677
      @nafisahassan3677 5 лет назад

      Sxp mamaqshy firi tolkii kama janatago mahmah baa ah qofna tolki kama marmo ee somalina qabiil kama waynato lkn ninkannyaad ku garbinaysa wa fanan somaliya eh

    • @gabadhaboqortoyadahibocade9310
      @gabadhaboqortoyadahibocade9310 5 лет назад

      Ciyow Cassio jkkkkk haku qarxin

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 2 года назад

      Ninkaan wa dawlad calanle qabiil iyo qurun.ma yaqaan, dawlad.weeye.iyo dadihiye