dhulbahante oo madax isla galay 😂😂😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 ноя 2024

Комментарии • 75

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA 21 день назад +12

    DHULMAHABNTE EMPTY DUSTY FOUR VILLAGES.. NO FRESH WATER, . NO GREEN FIELDS, No sea, seaport. Airport. No mineral resources nothing nothing Sad

  • @Mustafejaamac-z7z
    @Mustafejaamac-z7z 20 дней назад +1

    Dhulbahante darood ooyaaye ayey udhintaan

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 21 день назад +8

    War kaagan xiiqsan ee qaylinaya gobol badhkii maamul ma noqon karee xal kale raadi.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 21 день назад +6

    Argagixisooy keen Burhaantaada. Laascaanood iyo Buuhoodle waala Xoraynayaa. Somalia-Talyani waa Maafiyo. Ku noqda dalkiina. Waa inoo Xabad wasakh yahay.

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 21 день назад +4

    Dhulbahante,ma cabtooyo ayuu isugu baxay.

  • @hargtech9301
    @hargtech9301 21 день назад +4

    Dhulbahante Khmarada iska dhaafa no.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 21 день назад +7

    Laascaanood iyo Buuhoodle waa Somaliland. Argagixisada ku soo duushay waa laga Xoraynayaa. Reer Laascaanood iyo reer Buuhoodle waxaa lagu haystaa Qafaalashado. Argagixisooy keen Burhaantaada. Balantu waa Garoowe.

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 21 день назад +1

    Falastinti baroortibad bad bilowden wow

    • @khadralulmohamed5254
      @khadralulmohamed5254 20 дней назад

      😂😅

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 19 дней назад

      Falastiin ha caayin qadiyad ayay ku dagaalamayaan dadkanise waa waalan yihiin nabadda lagu baaqay ayaa dhibeysa

    • @khadralulmohamed5254
      @khadralulmohamed5254 19 дней назад

      @ dadka kala garo waxsoo qoray reer danbi badne dhuloos Dhul baad ku waala teen sidii yuhuudii Soomaalilland Allow midee Aamiin yaarabi Guul insha Allh Soomaalilland

  • @halimojama8925
    @halimojama8925 19 дней назад

    Naadhilayahay kabax
    Meesha naagta iyo doqonka
    Wax lawadiinayaa majirto
    Mee dhulbahante hawd buujoga hawdoy hadad
    5kiloomiti oo dhulbahntoo
    Dhamijooga mgarad
    Muxuu uimaan waayey
    Waa ladii ookadartay

  • @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw
    @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw 21 день назад +1

    Dhulbahante waxaa lagaadhey goortii lagumasanjirey

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 21 день назад +4

    Collaad waa la soo afjaraa ee dadyahow caqli ku dara xaabayahay kolna MJ kolna Ogaadeen Kolna xasan shiikh adeegsanaayo nabada qaata nin walba waa u dane.

  • @DaahirAfgooye
    @DaahirAfgooye 21 день назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂iisaaq waa midka aad ku nooleyden war waxba ma haysan ee iis dhiiba huwaney😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaamoMuna
    @MaamoMuna 20 дней назад

    Dunidan qurba joogbaa qaribtay ilaahay nagakiin sooqabay dhinacwalba gaalka sayntale idinku salid bi,idnilaah

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 20 дней назад

    DHULBAHANTOOW GOORMAAD MIYIRSAN DOONTAAN BERYAHAN CID IDIN AFGARANMEYSO CIDDA AFSOMALI KU HADASHA

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 21 день назад +2

    Oo falastiin gorma xorooday

    • @Umm_HN
      @Umm_HN 20 дней назад

      Subxaana llah ma falastiin ayaad ku caayaysaa falastiin Allah dhibka ka qaado wayna xoroobi adiga awooda isbodayoow Allah kabaq

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 19 дней назад

      @@Umm_HN Falastiin qadiyad ayay ku dagaalamayaan Allah haw gargaaro Somaliyi kibir iyo jahli ayay isku dilayaan Allah ha soo hanuunsho nabad ayay ka soo hor jeedaan

    • @Umm_HN
      @Umm_HN 19 дней назад

      @@samowsamale3490 waa runtaa Allahu ma aamiim

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 20 дней назад +1

    Laaya horgaladina 😂😂😂😂 ceerigabo ma hoyadin ba leh faqashey

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 21 день назад +2

    Waala iska matajinayaa ciidankii idin difaacayay ee aad caruuraha u dhaceen eed gaadaa ku dhamayseen markaasaad hadana dhul cusub soo donated ama sum soogala ama is kadaayaa kibirkii waa la iska matajinayaa😂😂😂 dhulbahantoow

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 19 дней назад

    Ma ceebaa dad Allah dhul ku wada beeray hadday ka wada hadlaan dantooda iyo sidii ay nabad ugu wada noolaan lahaayeen? Kan xiiqsani ha ogaado in aan reerna guureyn

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 20 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FAYSALMAXÀMEDDIRIYE
    @FAYSALMAXÀMEDDIRIYE 21 день назад +3

    Dhulbahantow maanta ayu dagalku kow yahaye MANA jogsanayo ee ku bushareysta

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 21 день назад

    😂😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 20 дней назад

    Dagaalka waa nala galiyay hada nabad banu hayna hadanu dhulbahante nahay

  • @SacdiyoAden-j3v
    @SacdiyoAden-j3v 21 день назад

    Ma TikTok baa la soo duubay🤣🤣🤣

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 21 день назад

    Hayaay horgalaa halkan isugu yimi war ha dhegaysanina dhilooyinka isaaq rag iyo dumarba waa dhilooyin iidoor waxay rabaan may aayar waydiistaan naagtan waxay heahay hirgal naalaye ah

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e 21 день назад

    Wow ma baroortiba labilabay

  • @FarxaanaxmeddhuuxDhuux
    @FarxaanaxmeddhuuxDhuux 21 день назад +1

    Hhhhhh
    Waxba ha dagaalamina la u
    Isma gaarinee
    Hooyooyinkiin ayaa maalin dhaw la idinku mehrinaayaa

  • @janomusic4783
    @janomusic4783 21 день назад +1

    Waxbaa u wada dhiman reerka caqli xumaa maalinta habarjeclo karbaashto waxay leeyhiin isaaq baa nala dagaalamayaa hadii isaaq oo dhan dagal galo waxay odhanyaan ingriis baa nala dagaalamay kkkkkkkkkkkk

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 21 день назад +1

    Huwanti ohiin ayaa ka dhamaatay. iyaka bilabay colada .ohiintana wey ku dambeeyan HUWANTU😭😭😭😭. dhulbahante argagixiso ayaa haysata .waana laka dhicin doona dhawaan haddi allah yiraahdo

    • @khadralulmohamed5254
      @khadralulmohamed5254 20 дней назад

      Insha allh Soomaalilland guul xaqii iyo xoolihii aan ku daldalaynaa kasoo baxay Alle idin mari dhulbahantoow

  • @messil8080
    @messil8080 21 день назад

    illaahay haid kala qaboojiyo rabi ka cabsada

  • @Waryaa1234
    @Waryaa1234 20 дней назад

    Ssc khaatumo maamul goboleed dhameystiran maaha, sedex degmana, Laascaanood, Taleex, iyo Buuhoodle ma noqon karaan maamul dastuur ka Somalia ma ogolaanayo. Runta is ku sheega Dhulbahantow.

  • @abobasement346
    @abobasement346 19 дней назад

    markah horeh iskah xoreyah horgaladah cergaboh nac nacdah kalah tagah tik tok

  • @hhabdi4981
    @hhabdi4981 21 день назад

    Mahalkaasaad iska caayaysaan war isku xishooda subxaanalaah war iska xishooda

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 20 дней назад

    😅😅😅😅 waxa hadlayaa ma nin baa mise waa naag oo ma waxaad isu keeni magaala madaxda soomaliand iyo degmo burco hees timaada oo waa buuhoodle 😅😅😅

  • @saadoxasan-x8n
    @saadoxasan-x8n 20 дней назад

    😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 20 дней назад

    Alla maxaad been isu sheegteen muddo reer baa nabad dhubahante laga waayey dadkii waalaa ayaad layseen caruurtii yaryarad ayaad layseen deegaano ayaad gubteen waxaa laydinka waayey nabad markaas waxba ha calaacaline wax iska celiya

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 21 день назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 21 день назад

    Faariida. Sideedii. Baa. Loohadalay. Koobi

  • @samirr546
    @samirr546 20 дней назад

    Ma xoolo ayaa la qalayaa!!
    Yaahuuya markii siyaad barre hadii la ciil beele waayey oo dalkii idoor laga saaray xejinwaydeen maxaa hadhay?

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 21 день назад

    War beenta iyo fidnada iyo isku dirka kala dhex baxa garaadada iyo dhulbahante horgalayaal baad tihiin ey yahay eydu dhashay noo dhiga maca dhulbahante

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 21 день назад

    Firdhiye xaguu eax ka keena gobol badhkii aan badlahyn oo beero lahyn gegi cidla, ayuu jooga ,war buntland iska raaca.

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA 21 день назад

      Pay full apology to Somaliland and then join them

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 21 день назад

    Hadanan waxaba hayasan maxaa waalay habayeyaday maxaa dagaalaka kuwadata waxaba lagama hayasto may iska joogaan waa laga yime dhulkoodii

  • @AbukarSharifessa
    @AbukarSharifessa 21 день назад

    Beenalay

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 21 день назад

    Kkkkkk
    Soo socda waxaa muuqata dabka ay shidayaan dadka noocan ah ma baaqanayso lk nasiib daro waxay tahay dadkan hadlaya badan koodu waa dad aan dalka joogin oo ay la sahlan tahay collaadu oo shilimada ay bixinayaan la tahay inay wax tarayso

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA 21 день назад

    BEENAALE

  • @powerwhydoh
    @powerwhydoh 21 день назад

    😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣guul