0:53 dadka kale wey og yahiin in ay Isa soo shegeen hadii bilyane la siiyo lakiin Somaali bey rabaan oo shanboqol dollar hadii loo sheego qabiil ahaan isugu soo shegayaan ee ha Isa soo sheegina somaalay bahaney
Wadanka mareykan waxaa leh red inadianska ama Cali beesteenka.. Sidaas darteed cadaanka uu ugu horeyso Trump waa in la tarxiilaa oo loo celiyaa wadankii uu ka soo jeeday ee Poland...
50k coming soon inshaallah 🎉
May Allah help to my nation💔🤲🏻
Hayaaay somalida drug bay soo baranayaan waana laqalanayaah
somaliya asi mamulo macalin🎉
This is sad really and where is the human rights.😮😳💔
Waa noo nasiib wanaagsan dhalinyarada Somaliyeed dalkooda ayaa ubaahan. Waxaan leenahay dalqani ah oo aan garanweyney qiimahiisa!!!!!!!!!.
Allaah badbaadiyo walaalaha somali ee muslimka ah ..
Waar dhulkiina wlhi ka fcn maraykan e aamina o ka shaqaysta
10 darbi kabod aan hayaa meqaa la sinaa
Trump Ssomaali buu aad ugu dhaarsan yahey ee illahey haka qabto
Somaliada wadani maahan, wadamada reer galbeedka jecelyihiin
*Kuwa ku fasahaadaysa maraykan dalkooduu haloo celiyo. Kuwa shaqeesta ee dadkooda biiliya Allaha amaansado*
Kkkk mareykanaa aduun xakumo waa doqonnimo saaid ah wax uu xakumi Karo maleh
Qaxooti sidee ah
Kuwii basaborada dublamasiga kuso galay kadibna tuuray kwrm
Bal maxaa kaa galay adiga adigu ma Marianna’s ku dhaly
0:53 dadka kale wey og yahiin in ay Isa soo shegeen hadii bilyane la siiyo lakiin Somaali bey rabaan oo shanboqol dollar hadii loo sheego qabiil ahaan isugu soo shegayaan ee ha Isa soo sheegina somaalay bahaney
😊😊😊😊
Wadanka mareykan waxaa leh red inadianska ama Cali beesteenka..
Sidaas darteed cadaanka uu ugu horeyso Trump waa in la tarxiilaa oo loo celiyaa wadankii uu ka soo jeeday ee Poland...
Soomaaliyi waddani maaha dal fiican baynnu leennahay balse qabyaalad iyo dagaal yaa ka qaban
Hala is arooso farax haduu faidaa!
kkkkkkl
maxaan uu ducena dalkoga HADII ay ku so laman danbii miya sxb dhibka dhaaf
*Kuwa yurub ka tahriibtey kawarama?*
Colobia there country To goback