Metaverse, waa maxay? Ogow waxa is beddeli doona mustaqbalka dhow.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Is beddel ayaa ku iman doona habka aad asxaabtaada ula xiriirto. Metaverse, waxa uu noqon doonaa habka ugu casrisan ee ay dadku ku xiriiraan mustaqbalka dhow. Wax badan ka ogow waxa uu yahay Metaverse iyo waxa u gaarka ah ee uu la imaan doono goordhow. Fekerkaaga, maxay kula tahay in Metaverse uu bedeli doono?Fadlan la wadaag asxaabtaada haddii aad ka faaiday.Fadlan nagu soo biir / im252real

Комментарии • 84

  • @iM252
    @iM252  2 года назад +30

    Mahadsanidiin saaxiibbayaal,
    Ma aaminstantahay in Metaverse uu wax ka badali doono hab nololeedkeenna? Fekerkaaga?

  • @mohaabdi11
    @mohaabdi11 2 года назад +9

    Mhdsnd ustaad tan iyo 2016 kugu xiranahay wax bdn ka faaidey🥰👏

  • @abdikariimdiiriya6932
    @abdikariimdiiriya6932 2 года назад

    Waad mahadsantahay

  • @abdinasserdabarmoussa
    @abdinasserdabarmoussa 2 года назад +3

    Waa warka kale MED.NUUR XUSSEN caawa Studio maa Ruxaan ayaa soo gashay doonaysa inay dagto METAVERSE.
    sawga ku Argagixiyay.

  • @aishaluul114
    @aishaluul114 2 года назад +4

    😂😂😂😂ay codka weyn wuu iga qosliyayy
    Mahadsanid 🥰

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 2 года назад +1

    Thanks 👍😊

  • @maanka305
    @maanka305 2 года назад +14

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯💔

  • @sacadcllaahi666
    @sacadcllaahi666 2 года назад +5

    Mahadsanid zhp maxamed 😍

  • @moboss8444
    @moboss8444 2 года назад

    Sidee loosameeya macalin

  • @shoaibabdela
    @shoaibabdela 2 года назад +2

    WOW 🥺

  • @footballskills7781
    @footballskills7781 2 года назад +5

    First comment. It's. 11 o'clock pm. Keep going pro

  • @salaamachannel7913
    @salaamachannel7913 2 года назад

    Mahadsanid walal

  • @mohamudshosman972
    @mohamudshosman972 2 года назад

    Thanks

  • @cabdulaahicabdiraxmaan2718
    @cabdulaahicabdiraxmaan2718 2 года назад

    Waa Gogol xaar mustaqbal ah
    Hagaag

  • @sakariyemahbuub6001
    @sakariyemahbuub6001 2 года назад +2

    Keep going

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 2 года назад +1

    Mahadsanid mudane maamule

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 года назад +3

    Ustaad ✅ mahadsanid👍

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 2 года назад +5

    MaHadsanid Sxb Wax Badn Baa Inaga Fahnsiisay

  • @osmanwaterwater3858
    @osmanwaterwater3858 2 года назад +2

    First like ,,🥰

  • @cadaawevedioproducation6511
    @cadaawevedioproducation6511 2 года назад +1

    Jasakalaah ustaad iM252

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +6

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @hamsaibrahim1249
    @hamsaibrahim1249 2 года назад

    Walaal waa macaan haduu sooboxo

  • @ontorowyareofficial4739
    @ontorowyareofficial4739 2 года назад +1

    Second

  • @hassanaliibrahim4513
    @hassanaliibrahim4513 2 года назад +1

    Thnx sxp

  • @baxnaancabdi1080
    @baxnaancabdi1080 2 года назад +6

    Asc maxamed wll waxan rabaa nalkii im252 waxan joogaa jigjiga, wajaale makahelayaa halkee iigu dhaw

  • @Shorts-23250
    @Shorts-23250 2 года назад +2

    First comenta waan ku tageera legend wxn rpaa inaan furto youtube channal mxad talo ah aad igu darsan lahydn 🤔

  • @rashkapoi4044
    @rashkapoi4044 2 года назад

    Tnx pro

  • @nasraali4829
    @nasraali4829 2 года назад

  • @cabdullahibohar7996
    @cabdullahibohar7996 2 года назад

    2 bilood kahor ayaan dhul ka iibsaday, waan ogahay inaad yaabtay lkn iga runso SALAMABANK lacag iigu jirtay ayaan isticmaalay kadib markaan ubadalay (Decentraland) (MANA).

  • @abdinasirxareed12
    @abdinasirxareed12 2 года назад +2

    Waxaan ka fahmay sxb a niga inuu game 🎮 yahy cml sxb thanks 😊 🙏 ☺ 😄

  • @mustafaalimohamef1401
    @mustafaalimohamef1401 2 года назад

    Oo kiyaalaha maxaa waaye

  • @mouhiyadineahmeth4000
    @mouhiyadineahmeth4000 2 года назад +1

    Asc zhp

  • @iraqsugow9727
    @iraqsugow9727 2 года назад +1

    Thanks brother Mohammad 🙏 💙 ❤ 🙌 Im252 i have been watching 👀 a year nd half it's was very nice 👍 channel I'm a great fun of you Mahadow su'al asago Application ah ma jiraa?????

  • @Hanshifarah
    @Hanshifarah 2 года назад

    Codweynuhu innaba caadi maahan.
    Halawaasho caadiya soo socota blse anigu gali mayo haduusan lahayn qaybta kulanka mucashiqiinta.

  • @iyowbarre6422
    @iyowbarre6422 2 года назад

    Waa wax aanan horay u maqlin lkn hada aad iga dhaadhicisay

  • @abdinuurabshiraliinshaar9027
    @abdinuurabshiraliinshaar9027 2 года назад

    Aad baan usoo dhawaynayaa meta verse

  • @ahmedfaahim3787
    @ahmedfaahim3787 2 года назад

    Mhdsnid mas'uul sare

  • @ifraaxahmed9798
    @ifraaxahmed9798 2 года назад

    Su aaal ustaad metaverse hadii uu yimaado facebook malaga guuri doonaa hadii uu yimaado

  • @khadarmohamed8644
    @khadarmohamed8644 2 года назад

    Metaverse waxa laga yaabaa in aanay dadku is booqanba oo halkaa kawada hadlaan

  • @casalmlb
    @casalmlb 2 года назад +1

    Meataversa taleefanada malagu adeegean karaa. Haday tahay has application noo sheeg mahadsnid

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 2 года назад

    Walaalo weli sharaxaad dheeraad kasameey
    waxaad moodaa inaan weli fahmin

  • @Ade_dirie
    @Ade_dirie 2 года назад +2

    Waa iga codsi ustaad metaverse noosoo badi plz 🙏 😢

  • @cabdiraxmanibraahim7644
    @cabdiraxmanibraahim7644 2 года назад

    Waxaan yaa leh tusaale mta, ooo owal la oran jiray facbook waxaa leh shaqsi oo maali galiye laguna magacaawo mark zukerback marka aan ku weydiiye suaashe metaverse yaa leh oo maal galinaayo si shaqsi ?

  • @abdinazir8466
    @abdinazir8466 2 года назад

    Sidee loo gataa guryaha metaverse plz ka soo hadal wll

  • @1shortmotivatinalstory
    @1shortmotivatinalstory 2 года назад

    Websitekooda Inoo sheeg sxP
    VPN la,aan mad isticmaaloysaa

  • @Sharmarke-Bile
    @Sharmarke-Bile 2 года назад

    fadlan sida shaashada computerka vedio looga duubo soo gali screen record bilaa Barnamij ah

  • @zacadaxmed4939
    @zacadaxmed4939 2 года назад +2

    FIRST

  • @naruushanasriin4623
    @naruushanasriin4623 2 года назад

    mhdsnd ustaad waxaan kaa cod sanayaa inaad soo gudbisid sida online ka lacag looga sameeyo

  • @mohedabdi242
    @mohedabdi242 2 года назад +1

    Xataa waa la is dabsaari karaa through Metaverse🤣🤣

  • @aamenafarah1783
    @aamenafarah1783 2 года назад

    Wall mobile in badan dansanaa ama meel iska yaalay baa Ii shaqayn la,a talo isii Samsung Galaxy note 10

  • @BAROMAANTA
    @BAROMAANTA 2 года назад +2

    Waxaa la yaab ah 2030 maxaa social media lagu arki doona bal

  • @cumarcalixasan5842
    @cumarcalixasan5842 2 года назад

    Im252 Mahad sanid Mucalimuu

  • @rashka______vip731
    @rashka______vip731 2 года назад

    Zxp waxaan rabaa sida aan ku ogaan karo numberka isoo wacaya goobta uu kusuganyahay waa codsi ila wadaag saaxiib ?

  • @fuadabdirahman2216
    @fuadabdirahman2216 2 года назад

    Language lagu dhisa meta verse

  • @axmedyacquub8797
    @axmedyacquub8797 2 года назад

    𝚆𝚊𝚊𝚗 𝚠𝚊𝚍𝚊 𝚜𝚞𝚐𝚊𝚢𝚗𝚊

  • @sunflash000
    @sunflash000 2 года назад +1

    Su'aashi udanbaysay maxaad ugu badhjartay anuguba tasoo kalan kuwaydin lahaye😅

  • @ilyaasmohamed9212
    @ilyaasmohamed9212 2 года назад

    Waxan wa heys ku ciyaaro😂😂

  • @Abdiqaadiraj14
    @Abdiqaadiraj14 2 года назад +2

    Wll WhatsApp Gp sidaa iPhone lagu so download garesto no so sheeg

  • @quwahgaming7516
    @quwahgaming7516 2 года назад

    Suaal
    Marka qofka metarvase ii matalaayo hadee jug gaarto ama oo dhinto anneh sidaa maaku dhintay mise waa sidii gameka qofka wixii gaaro ani waxba ima gaarayaan

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 2 года назад

    Caawa nin cod weyn ayaa ku xiijiyey bee 😂😂😂

  • @faahiyeelectronic5503
    @faahiyeelectronic5503 2 года назад

    Side uu soo dajiya🤔

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 года назад

    Ustaad 🌐 MID MA AMINSANI ANIGU
    INTERNET KA ADUNKA LAGA WADA ISTICMALO
    CID SI GAAR U LEH MA JIRO ANIGU TASI WALI MA AMINSANI
    ILA UU QOF AMA DOWLAD MID UN LAHADA INTERNET KA ADUNKA ✅🤳

  • @mahadyare5318
    @mahadyare5318 2 года назад

    Pubg cmla

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 2 года назад

    Hadda adiga noo soo sameey video noocaas ah

  • @ilyaasmohamed9212
    @ilyaasmohamed9212 2 года назад

    Shaqa abuur malaga sameynsan karaa sxp?

  • @Imsomali-12
    @Imsomali-12 2 года назад

    Waxaan ka fahmay in ay tahay nolol Khiyaali ah aduunkuna ku socdo meel kale

  • @salahsaid8495
    @salahsaid8495 2 года назад

    Facebook suspended see looxalin karaa mucalimuu

  • @hassanmuse3930
    @hassanmuse3930 2 года назад

    Hadii wareysiga bbc sidaa ay u hergilaso soo macquul maaha in lala sameyasto fake studio kadibna avatars u eg kuwaas oo kalena la sameysto waraysi aan jirin meshana uu ka dhaco

  • @xidigfilms2
    @xidigfilms2 2 года назад

    Thanks