Doorkii Cabdirisaaq Khaliif Ee Xaalada Laascaanood

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 фев 2023
  • Doorkii Cabdirisaaq Khaliif Ee Xaalada Laascaanood
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv - bit.ly/3OtZlnj
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 22

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 Год назад +5

    Kaa illaahay kashifye kuwa kalaa ku xiga illaahay hakashifo

  • @ahmedmahamuud5464
    @ahmedmahamuud5464 Год назад +5

    Khaayin buu ahaa marka horaba

  • @aaminojubooy9203
    @aaminojubooy9203 Год назад +5

    Plz plz beenta iskadaayo iyo nabitaanka ilaah umadiisa. Intaa beenwadiin Wlh guul ma arkeysiin. Runta waa lagu liibaanaa ee runta sheega yaaqey. Been joogtaa runtiina ayey ubaas baxee

  • @safiyoahmed391
    @safiyoahmed391 Год назад +4

    Kkkkk been kama quusatan miya dhulbahante turubkii baray iska dhaafa calaacalka beentii shaqayn weydaye

  • @abdit8270
    @abdit8270 Год назад +2

    Dhanxiir shaqo tag ah buu ahaa, ninkaasi cadow buu somaliland ku ahaa bilaw ilaa dhamaad.

  • @jamelidris2686
    @jamelidris2686 Год назад +1

    wariye khadar ciise dheere soo rogaal celi sxp hore u soco war wagsan oo la fahmi karo

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 Год назад +1

    Waar ninkaa C/risaaq layidhaa waa argagixiso wuxu maleegayey jabka qaranka somaliland sideg degana halooga xayuubiyo xilkii uu somaliland uhayey

  • @abdelnaseribrahim1244
    @abdelnaseribrahim1244 Год назад

    Daadkaa taashadaay maxaa baal ini daaba dhiigay

  • @AbshirMFarah
    @AbshirMFarah Год назад

    S.l tanba .. iga walaahi wa iska filin hindiya

  • @AbshirMFarah
    @AbshirMFarah Год назад

    Waxa igu walaahi ah oo igu bilaahi ah inaanan dib danbe cashuur u bixin doinin

  • @AbshirMFarah
    @AbshirMFarah Год назад

    Ragan siyaasiyiinta ahi cashuurtayada uun bey marba filn hindiya nuugu jilayaaan

  • @daudbile1074
    @daudbile1074 Год назад +1

    Beenta kama weynadaan miyaa

  • @abdiibrahim-it8xw
    @abdiibrahim-it8xw Год назад +1

    Waxan aad ugaxumahay dibta gaadhay ciidankan qaranka iyo siday waxkudambeeyen maxa ugu wacna sida maxakdhacay tamartii
    Ciidanka?

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme Год назад

      Ina jabuutaawi ayaa idiin sheegay. Meesha ciidan ma joogin. Lacagbaa lagu qaadan jirey. Tiro ahaan waxaa buugta ku yaalay 6,000. Hase yeeshee 2,000 ayaa meesha joogey. Marka waa in lala xisaabtamaa Nuux Taani iyo Muuse Biixi.

    • @khadracilmi9031
      @khadracilmi9031 Год назад

      Sideebaad ufahami ladaahay

    • @ND-ln1hi
      @ND-ln1hi Год назад

      Tamarta ciidanka marna lama tijaabin, waa loo tudhayay.

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 Год назад

    Xasuuq ka dhacey yiri laascanood,khiyaaliga iska daaya wax la yiraahdo Somaliland ma jirto,xabad looga saarey Snm laascanood & turaq ,dagaalka wuu sii soconaya ilaa ka baxeysaan deegaanka SSC .