Hawraar production waxaa fanka shacabka somaliyeed kaga qayb qadataan Qayb libaax Hore u socda waligiin hidaha iyo dhaqankeena baad aduunka ku fidisaan. The one and only Najma Nashaad Hit song
Hawraar Music Number somali production, thank you so much sir Aidarous ismail Abdi the founder of Hawraar Music, the best song i listen 2022, Najma nashad❤️
Gabadh walbaa wey qurux badantahey dintenaa muslimka aya haraan ka dhigtey iin haweenka muslinka cood Koda iyo jiir koga aan la arag waxan aheyn muhrimkeda aduunku waa Malmo aan allah swt uso noqono inta eynna sacaduu imaan amiiin marka hablo aan iswaada asturnu jirkanaaa aan nin kaliyaa uu heyno
Fanku kheyr maleh ee is astura gabdhaw wa iga talo walaal tinimo ilahey heyna wada cafiyo dhamaanteen Amiin ya rabbi🤲🤲🤲
Najma Nashaad waa fanaanada kaliya ee heesaheedu nolasha aadanaha taabanayaan, hadana ilama aha ineey jirto fanaanad soomaali ah oo sideeda u soo bandhigtay kalgacal ka dhexeeya iyada iyo xaajigeeda ❤️❤️❤️
Najma cabdinaasir (Nashaad) , waxay fanaaniinta kale dheertahay xulashada erayada, wakhti galinta hessta iyo mid ilaahay ku mannaystay oo ah quruxdeeda.
Scm
Najma nashaad xidigta hablaha fanka somaliyeeed🥰
Najma nashaad waa hobalada ugu luuqada mcn hoobalinta soomalilined kunool dhamaan ragiyo dumarba
Hawraar production waxaa fanka shacabka somaliyeed kaga qayb qadataan Qayb libaax Hore u socda waligiin hidaha iyo dhaqankeena baad aduunka ku fidisaan.
The one and only Najma Nashaad Hit song
Najma nashaad waxay kamid noqotay 100ka qof soomaali ugu saamaynta badnaa 2021💫
Hanblyo hanblyo fanaanadeena💪💪
I'm from gambia but I love somalian music 🎶
Heestan Siyaasiyiintu wey aqbaleen😍😂😂
NAJMA NASHAAD another level 🎵❤❤
Iskalajiyow aduuba ha dhay inay Kula soo qado 😂
najma ❤❤
Wow hawraar media, caydaruus ismacil cabdi illhy gacmaha ha kuu barakeeyo zxb ‘ cumaamadaada lama haysan karo’ 😍✌🏿
Iam greeting all people
Iam wonder how to changed this queen
One of the best somali singers
Keep going my sister
I proud of you
Why would you change??
axmed
🥰😍🤩🤤🥵💔💋💞💅✌️🤟🤘🤏👌
Najma nashaad hees iyo badh ereyo samiya woow😍
inta ila aragta iney asturnaanta ku qurux badan tahay ismuujiya. another level HAWRAAR hoyga fanka
Golden voice 🔥💯 qoftan waxba lagama qaban karo another level wllh ✌
Hawraar Music Number somali production, thank you so much sir Aidarous ismail Abdi the founder of Hawraar Music, the best song i listen 2022,
Najma nashad❤️
Nashadey kujecliya alaha kudhowro wll❤🥰🤲
Masha allah quruxleydi najma nashaad kep goin mi zizter👸🥀
Najma waaa fanaanada kaliya kuheesta heesaha dareenka leh miro iyo laxane isku dheelitiranyihiin ❤🙏
Xidigta ⭐🏅Sanadka Najma Nashad 👏
Najma nashad golden voice ✨
Another level 💯 👌 👏 🙌
The best songs 🎵 ❤
Music 🎶 100%
Editing 100%
Behind 🎬 scenes 100%
Weewe ✌ ✌ ❤👍
M.a. najma nashaad ❤👍🙏
Wooow
Kkkkkk
@@qadroali4364 ibiiiibiioi09ooì a
Najma Nashaad Waxay isku Darsatay Qurux Wanaag Styl Cod iyo DagaNan Allow iNanta No ilaali ♥️♥️🥀🥺
Woooooow aad ayay u quxux badantay najma nijaad cod aad u mcn na way haysaa heestan aad ayay ii taabatay waa muuqaal wng san iyo hees midho mcn leh
Najma nashaad
Run ahaantii
Waa muraayada
Aan jacaylkayga
Ka dhex arko.
Arimaheena waxaan sugnaba waa reaction kaga pro🎵🎶🥰
Ahaw xaajigyga apid🔐💖Jah🥰an other level🤞🏻keep going poqordydah👸🏻💋💖
Fankii oo logo leh.😋🧡
Wow great song from legend Najma Nashaad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
𝗻𝗮𝗽𝗶𝗴𝗮 𝗞𝘂 𝘇𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝘄𝗹𝗹 𝗛𝗲𝗲𝘀 𝘄𝗮𝘅𝗽𝗮 𝗠𝗮 𝗧𝗮𝗿𝘁𝗲𝗲𝗲
𝗹𝗶𝗸𝗲❤️
Xaqa in la faafiiyo ajar ayaa ku jira Doqonow gacantaada cadaab haku sababsan meel club ah like lacag IYO maal kuuma noqote 🥲🥺
Salallaahu caleyhi wasalma
@@khaalidqays7416 oo aniga maxaa dhahay hada club yada nabigeni suubana like ku raadso miyaa dhahay Doqonkan wax qorowga bartay 😕
Walaasha kusali diinta allaha iga saaro waan ku dili hadaan ku arko qaniis yahow
Najma Nashaad Nalka Fanka Somaliyeed ❤💥🔥
Yaa zhp Qli waxay 2023 maalagaadhayba 😅😅
wee najma nashaad fanaanada zanadka anuu waxaan KU dhahayaa hore usoco dhankaaga danbe hasoo eegin 🏃
Hawraar music horumar fcn samaysay keep going👌♥️🔥💯
Hada haaa way iso Gaartay Heestani
Najma Nashaad abaYo mcnto Love kugu Ahay❤️
Waaw. Najma. Alle haa ku sharfo horay usoco. Wll sanaad ka. 2022 biladaaa hablaha ku rajayanayaa ❤️🌹🇸🇴
Main character😭❤Najma Nashaad Passed The way Love you Mcney☺💜💜Real Queen👑✌
Ayay😻 najma nashaad wax👌 kale💯
The best songs🎵
music 🎶100%
editing 🥁100%
behind🎼100%
weewe🔐😘♥️
I am one of your supporters. you are the best singer
Wlshy qaliya najma nashaad best beit ayub fara dahab khalid mesi lyrics ♥ 👌 🎶
AYUUB HARUUN🎹🎹🎻🥁
MUSICANKA ugu fiican sanadkan🔥🔥
Wonderful wlhi everything best 2022 Wan dhihi karaa hadii aan ka hor dhaco 11 bilood ee soo socda waxa soo bixi doona ❤️🙏
I'm here before it hits the first million. ✋🥺❤
First manta ana u hureeyah
Eesh calaa hees way iguscota ahaw xajigayga abid😘✌️❤️
Aww najma nashaad another level nice song 🎵👋🥰
Tagtayoo cirkay marysaa waxba lagama qaban karo nashaad 🥰💥⭐️✌️
Nice song Najma nasaad keep going Wllo 😊👍🌺
Najma nashaad
One of the best Somali singers 🔥🥰
waaa fananada kaliya oo aan taageero horay usoco wllshy
Waaaw anther level Nama nashad💞
Goosha fanka najma nashaad☺💎
Ilkyou soong 👌🏻👌🏻👍🏻👍🏻👍🏼💗💖💖💙👏🏻🌹
Najma nashaad waa isku egtihiin ayaa laidhahaa ❤❤
Ilkaha cas ma quruxbay noqodeen?😦 is this a trend? Can you get rid of this if you don’t like it anymore? The song is great btw
Wllhi najma waxa waa gabadha kali ee fankeda aan jeclahay xaqiidii keeb going najma
Best singer in last years najma nashaad
Waan dareensanaa inay najma nashaad sanad inaga horayso
Najma nashaad waan ku wata wali keep going my sister hore uu soo co wll mcn
Waaaaw amazing👌voice with new style✨ keep going sister xajikaaga kusoo baxee isla jooga waligiin insha allh
Najma nashaad and hawraar media waxpa lagama qaban karo😍
Great girl ❣️🤩💗😘 splendid entertainer Najma Nashad
Gabadh walbaa wey qurux badantahey dintenaa muslimka aya haraan ka dhigtey iin haweenka muslinka cood Koda iyo jiir koga aan la arag waxan aheyn muhrimkeda aduunku waa Malmo aan allah swt uso noqono inta eynna sacaduu imaan amiiin marka hablo aan iswaada asturnu jirkanaaa aan nin kaliyaa uu heyno
Amazing song Ñàjmà best voice 🎤
Najma nashaad wa fanaanada qarniga hore usoco bra
Saadaashii Milyanku Waa Maalmo
Qoruxda gabdaha somaliyed adan lusinlaha
Maashaaııaah
Walaal
Na ima
Aad
Baan
Uga
Helay❤🍉💍🍎😎🇪🇬
Maansha Allaah Tabaaraka Raxmaan Laa Quwata illaa Billaah Il Insi iyo Mid Jinniba Allaha Kaa Haayo
Like isara inta ila aragta inu ku qoray 2023🤣
plz somaliyeey wiilkiini waa yee isoo booqda isoo booqda hormar ayaan rajeynayaaaa
Quruxdii oo inan ah❤❤
An other level heestaan wey naga gadantahay najma quruxey
Vibrant full of fun and loving expressions when she sings love her delicate voice Najma nashad
Waaaw najma cod iyo quruxba waa isku darsatay m a keep going boqorada fanka
Waa heestii iigu horaysay eenka bixiyo comment waan daawadaa dadkana like waan usaaraa idinkuna maanta ha igala bakhayline 🥰
Hees dareen dhaba xanbaarsan way gaydaaa tani in coment laga bixiyo ax yaa najma nashaaad💕💕💕💕💕
Boqorada fanka iyocodka hore Usoco waankuwadana had Iyajeer najma
Wow waa ku wataa lejan
Inta jiif ku,dawatay sidayda like 👍🤣🤣
NazHaadyDA😍😍 wn kugu HyzTaa NajMayy
Najma nashaad inaadeertay hore u soco 🎃🤩🥰
Najma nazhadeYy Halked n00 wadAH 2023 00 cadAa 💯😉✌
NashaaD Best Female artis singer beautiful 💞💞
I am Somali I love my country najma nashad we are have samart songs
Inti rux xumiya qan
Waa naag qurux deeda fanka kujoogta
Mnzh Allah wllo keep going Qurxey 🔥🔥
Najmo nashaad quruxleyda Funka keep going Abaayo
Masha allha my Queen Najma labisgeeda cadimahaa
Woow najma nuura sis keep going
Yes anaa ugu horayy ❤️😂🤪
Hesta waxay ku dhamanyso car no sheeg wll😇😇😇😇
Hawraar 2022 guulaysta Najma fananad ruuxiga ah
2023 MIYEY SOO BAXDEY HEESTAN 😂😂😂😂😂😂
WOW The one and only lagend NaJma Nashaad❤
Voice=💯
Music=💯
Lyrics=💯
Melody=💯
Vedio=💯
Edinting=💯
Welcme Back my queen❤🥰💪
M.aa qurax dumar inta an arkey adiga oo ka mudan keep going sister
Woooow xidigta sanadka najma nashaad
❤😂 0:07 is me
Hestaa waa lama helaan kuna socoto seygedaa. Alle habarakeyoo
najima naashaad aamiin. aamiin😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Ahoow xaajigeey ebid 🥰🥰
Xapiiptaan doortayeey najmaaay😂🌊😍