DOOD WADAAG MAXAA GUURKI QAALIYEEYE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 сен 2024

Комментарии • 481

  • @GuuleedAbdi-p7h
    @GuuleedAbdi-p7h 3 месяца назад +102

    Cabdle jamaal maxmed wxn kuu rajynayaaa cafimad inaad ku gadho 1million 🎊

  • @maxamedmusa2986
    @maxamedmusa2986 3 месяца назад +13

    Habooney haboonidaa 😊

  • @ugbadamaxamud817
    @ugbadamaxamud817 3 месяца назад +1

    Dadka laba mid ayey ufikiraan dadka qaar waxay ka fikiraan hoyga ay galay siday uquruxin lahayeen martiduna uga heli layd wa mida labade shekadan arooska xawi arooskay dhigato mid ka shaxshax badan ayey dhiganaysa zxpeed marka dumarka marwalba in laga farxiyo way mudan yihiin labada qof e isguursanayan qorshe meel ay dhigan mooye midkale socon mayo

  • @amiirakaapa3672
    @amiirakaapa3672 3 месяца назад +72

    Qays qayser dhakhtar rooda keyf faadumo riyaad inta soo qabo

  • @HudamustafeHudamustafe
    @HudamustafeHudamustafe 3 месяца назад +25

    Nagiiib
    Iyo
    Haboon
    Baa sifiican uhadlayaa labadan kale ma fahmin😂😂

  • @DeqaAli-zq8zj
    @DeqaAli-zq8zj 3 месяца назад +23

    Haboon nuura mashalah way maskax badan tay ❤❤❤❤❤

  • @Garwaaqsade
    @Garwaaqsade 3 месяца назад +44

    Team apdalla jamaal one like ❤

  • @adnaahmed2837
    @adnaahmed2837 3 месяца назад +26

    Maah-maah somaliyed baa ahayd wallee nin aan wax sii dhigan baan dhereg danbe u aayin
    Maanta markuu 15000$ kugu qabto xaflad iyo arooos aaan micno lahayn beri ka maalin dhipaa iman karta xanuun baa iman kara caruur baa dhalanaysa maa dadkuu tuugsadaaa ilayn intuu sanadad shaqaynayey maalaayacni ku burburise dumarow maslaxada xaajigiina iyo mustaqbalkiina danbe eega caqli yaraanta iska daayo🙏

    • @Hothoo
      @Hothoo 3 месяца назад +5

      Marku guursado miyuu seexanayaa sow sidii u ushaqayn jiray uma shaqeenayo dee waxaas soo baxay ama dhibatadaas Ilahay inaguma keene intan kale ee udhigantay haku dabaro

    • @adnaahmed2837
      @adnaahmed2837 3 месяца назад +8

      @@Hothoo sistery ninkaad doonaysaa waa kula asaaga lacagtuna meel ma taal taaalo lkn gabdhuna haday diin leedahay kuma wareegto waxaan waxba ka biirayn

    • @sahraelmi1767
      @sahraelmi1767 3 месяца назад

      ​@@adnaahmed2837exactly walal wa runta waxana dhibka keenaya diinta oo hablha ku yar iyo nolol khiyaliya oy ku jirto alle haso hadeeyo🥺

    • @Maidaxasan123
      @Maidaxasan123 2 месяца назад +2

      Waad saxan tahay wan kula qabaa fikir kaas ❤😊

    • @MumtazAdam-vl7qb
      @MumtazAdam-vl7qb 2 месяца назад

      Nin waji ma leh hadaanad ka baabin tu kaluu ku guursanyaa 😅teda kle nin aan damanad qadi karin ilma u dhlyo noloshisa mxu ka guursan ha shqaysto dee

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 3 месяца назад +17

    Nin dhib iyo shiid faqiirnimo yaan lagu dulqaadan faarax lacagta halaga baabiyo raaxo ku nolow gabadhey

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 месяца назад +35

    Haboon is knowledge person ❤

  • @SukhraAbdi-f3f
    @SukhraAbdi-f3f 3 месяца назад +25

    Sax doodo noocaas oo kale ah loo baahan yahay cabdalla jamaal good youtuber❤

  • @israidil428
    @israidil428 3 месяца назад +20

    Ish nin soomaliyeedna lacag uunbay ka sheekay waar ragow hadaydaan jeebkiina hubin hablaha ha raadsanina😏🫣

    • @waxgarad6646
      @waxgarad6646 3 месяца назад +2

      Wixii saxa ayaan dooneynaa iney gabdhahayagu gartaan ooney wada qaldan qaadin sunihii nabigana dhinac marin marwalba meherka fudud ayaa ka barako badan kan xad dhaafkaa ah

    • @RahmaShire
      @RahmaShire 3 месяца назад

      @@waxgarad6646idinku nabiga ma waxaad xasuusataan markaad naftiina ka fikiraysaan

    • @Naimamohamath
      @Naimamohamath 3 месяца назад

      sax wyn wlhi muna faysaL inta un bay fahnsnthy❤

    • @axmedofficial4607
      @axmedofficial4607 3 месяца назад

      Wll adan ku weydiiye adi hadaad boodka ku jirto caqligaagu ku siin maayo inaan waxaaso kharasha bixiso

    • @abdimaxamed7193
      @abdimaxamed7193 29 дней назад

      Idin raadsanmaynee naga hadha idinku😂😂😂

  • @mariamali9884
    @mariamali9884 3 месяца назад +12

    Calaacal looma baahno lacagta bixiya ama watata ku qulqula😂😂

    • @KhadarHariir-wc4df
      @KhadarHariir-wc4df 3 месяца назад +5

      Adduunka wxn Ugu Jeclahay inaan Gabdh lacag siiy0 Lkn Shiid bn ahay😂😂😂

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 месяца назад +10

    Waa dood loo baahanyahay
    Arooska qarashka badan ku baxo ma waaro 2002 dii Aroos London ka dhacay dad badani xasuustaan
    Lacag waali Ah ku baxday
    3 bil kadib ayey kala dhaqaaqeen
    Waliba qaraabo dhow ahayeen
    Isku wada Duube
    Xadiith ayaa Ah
    guurka
    Kan ugu dhibka iyo kharasha yar ayaa ugu khayr badan
    Banalka waan salamayaa
    Mahadsanidiin

  • @bushaaromaxamed2611
    @bushaaromaxamed2611 3 месяца назад +13

    Wlhi bilaahay tolaahay ninka raga wxn ku qiman lahaa inuu diin leeyahay iyo akhlaaq ina jecel yahay kaliya intasa iga badan ❤

    • @Mutaseyyy
      @Mutaseyyy 26 дней назад

      Same nahy wlhy wllo warun ninku aroos kasto uu kuu dhigo lacag kasto uu kugu bixiyo hadadan jcyl iyo farxad is fahan ka helayn waxaa dhaama kan aan aduun badanba yusan haysane aad agtiisa daryeelka iyo farxada jcylka ixtiranka isfahanka ka helayso😩❤

  • @NESSIRHASSAN
    @NESSIRHASSAN 3 месяца назад +8

    Haboona Nuura Fariid Weyan Caqli iyo Sharaf Ku hadashay

  • @MunaAhmed-y6e
    @MunaAhmed-y6e 3 месяца назад +17

    Waa idn salaamy dhamantiinba melkasto joogtanba guul dumarland

  • @MustafeAyman-c9n
    @MustafeAyman-c9n 3 месяца назад +60

    RUclipsrka somaliland
    1 million coming soon isha allh

  • @ZalmaAhmed-fl2kg
    @ZalmaAhmed-fl2kg 3 месяца назад +35

    Muna kaso reeb dooda kow wa ciyale lkn doodan wa dood khatara part 2 so same abdalle habon nura iyo faaduno riyad kaso dhig hblha inamaduna wa inamo aqli badan masha allh sida nagib hahi ❤

    • @munamaxamed2847
      @munamaxamed2847 3 месяца назад +2

      I like your comment 🙌

    • @Naimamohamath
      @Naimamohamath 3 месяца назад +3

      muna noloshada danba ka hadli horta kow majacshahy adu qayrka nOlOl qurux badan kujiro ina adu ad nin somaliad oo war qad niga dhaxyso inad ubahdilnato wa qayr jacalyhy samayso ama ka la taga muna faysaL sax bay kutagnthy wll❤

  • @zafapaane8784
    @zafapaane8784 3 месяца назад +17

    haplaha waxaan aad ugu la talinyaa waxan oo qarash ah oo aad ku bixinysaan guurka ha laga daayo diintuna inoo ma ogala qarshka xad dhaafka ah marka aynan raga iyo halka aynan ka fikirn wixii mustaq bal ah ilaahy u daa inaguna waxaynu waxa u samyna wa istusnime aynu iska deeno❤️

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 3 месяца назад +2

      Waa runtaa iminka markaad is dhehdo guurso qof caadi ah ba helimaysid .

    • @XamdaLuul-wf1wh
      @XamdaLuul-wf1wh 3 месяца назад

      ​@@abdillahinuux7583ninku kolayab joogimaye lavagtiis siburburiye

    • @TalisoMohamud
      @TalisoMohamud 3 месяца назад

      ​@@abdillahinuux7583waa raiga kugu jira wll dad wngsan wey jiran wax bila micnaha eh neh ma jiraan ninkii gabar raba wa inu qarash hayaa

  • @monekaabdinasir153
    @monekaabdinasir153 3 месяца назад +3

    dumarkani caqli xuma 🤣si kasta 10 xafladod u dhigato 10kun ma gadhaysee ninka wax adag kula sharadtan oo hadhow haduu is badalo idinkoo caruur idin dhex taal aad haysan kartid guri inuu kuu dhiso dahabna wax aan ahayn ha xidhan inta uu ku rana lacagta ka guro account u furo waxay xafladahan iyo melahan dhow eey ka hadlayan hablahani lacagta hotel baa qatee adiga maxay kuu soo kordisay 🤔🤔

    • @Drqool-pg1qr
      @Drqool-pg1qr 3 месяца назад

      Aadiga ayaa kugu idhi caruurtaad qaadanaysa albaabkaad ka baxaysaa waligaana indho saarimayid,

  • @CaliMahad-h5f
    @CaliMahad-h5f 3 месяца назад +11

    Viva dumarland

  • @RoodoMaxamuud-pw4lg
    @RoodoMaxamuud-pw4lg 2 месяца назад +2

    Naya wll ininka haigaga buuqindee🎉

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 3 месяца назад +3

    17:30 wlhi ina haahi qodobkas usoo dhigay anoo afka ku hayu so turay 😂 dumarku waa iska caruur cage weyn wlhi kulaha qayrkeedbay kaga saraynaysa sarayntu halkay joogta saxiibtana sow dhigan maysuun oo kula barajayn mayso xagee lagu kale saraynayaa marka War meesha majooge bal comment ga dhirbaxo lasoo dhaca😂

  • @abdinasiryusuf6511
    @abdinasiryusuf6511 3 месяца назад +2

    Ragu waxay kahadlayaan mustaqbal dumarkuna now… ninka ragi wuxu rapaa guri waara inuu dhiso.. gabdhuhuna waxay kutuntaan… hadhow si ay ugu qaaliyayso lacag badan ninka kalumiso siaanu uga tagin… aqliga dumarka 😅

  • @Muuna_MuhuYodiin_15
    @Muuna_MuhuYodiin_15 3 месяца назад +12

    RUclipsrkeena somaliland is coming 1M inchallah cafimaad inaynu ku gaadhno rajeynaya🔥🎉

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 2 месяца назад +4

    Koley anigu kuma talo jiro inaan gabadh lacag badan ku guursado runtii ama aan ku bixiyo.
    #Qof diin leh oo dhaqan leh oo waxa ay lacagtu tahay fahansan haddaad hesho dabaal-degyo iyo xaflado lacag bilaash ah lagu bixinayo waad ka badbaadi doontaan Inshallah.

  • @ShuhrahH.A
    @ShuhrahH.A 3 месяца назад +3

    Horta mar hadad guur u so bareertay farax waa inaad dhaqaleheda haysta tan kle haday lacag haysto gabadho inay shilin inay bixiso laguma laha
    waxan taba tagnahy suaasha nagiib e ahayd gabadho hadi lays rabo wa ina wax laysku darsdo
    Tan labad muna gabdho waxa qayrkeda ku dhafta wa inay nin jecel e cesya hesha e maha aroos qaalia kaliya in walidkeda la xormeyo la darensiyo inay gabadh wangsan so sareen o darbiyad wangsan leh
    Mid kalan idin shegi ma jiro guri music lagu asasy o wara

  • @CaashaAxmed-g3d
    @CaashaAxmed-g3d 2 месяца назад +1

    Xfldaha bdn wxba shegi mayan wlhi 1xafld ba ka bdn muhimadu nin wngsn ina heshid

  • @AbubakrMohame
    @AbubakrMohame 3 месяца назад +9

    Haboon 😂❤

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 3 месяца назад +3

    Illahey dartii isoo booqo zxb ❤😢

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 месяца назад +8

    Viva dumarland❤🎉

  • @ZuberZakad
    @ZuberZakad 3 месяца назад +3

    Hadey sida tahay ninku naag mu guursan party Life Ayu gursadey 🎉😂

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 3 месяца назад

      😅😅😅😅

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 3 месяца назад +1

      waa xaqiq ah inad gursato qofkad jceshahy lacagi intad rabta way iska iman hadad is fahantan

  • @XaawaCabdi-r6v
    @XaawaCabdi-r6v 3 месяца назад +8

    Waaaaw❤ muuna faysal barteeeday dhigtay

    • @YuusufFathi
      @YuusufFathi 3 месяца назад

      Gabdhaha somaliyeed hanaga xishoodaan meeshu wa Africa duruufaha nolosha ayanu la daala dhacayna wadankenu dhaqaale ma leh shidaal lamaso baxno lacagta sida laguso saaro waad ogtihiin meherkiina hada bixino calculator halaso bixina

  • @guiled_miiran5870
    @guiled_miiran5870 3 месяца назад +5

    Doodo waa heer caalami abdala jamaal part 2 ka sugeyna

  • @Amiishadhool
    @Amiishadhool 3 месяца назад +7

    6 xalfadood paan wataa ilmaderayal🥰

  • @ApdikhadarMohamed212
    @ApdikhadarMohamed212 3 месяца назад +4

    Hooon wa wayo arag wlhi ✅🙌

  • @taslimnaleye6408
    @taslimnaleye6408 3 месяца назад +2

    Habon waxan maqal iyo aragtidedaa umbeey ka dhibateey lkn muna wa inan nolosha dhipkeda iyo farxadeda baa so aragteey 😢

  • @FaysaAbdi-jt3vj
    @FaysaAbdi-jt3vj 3 месяца назад +4

    Cabdle dooda dhex dhexaad kama tihid dhinca baad u xag linaysaa

  • @nicepoy
    @nicepoy 3 месяца назад +3

    Abdalla Jamaal ma sanadkan ayuu guursanayaa Waakan dood Ku saabsan guurka Ka hadlayee ma wuxuu rabaa inuu qarashka Ku baxaya Iska sii ogaado😂😂

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 месяца назад +6

    Wll cabdale guuuulayso kosoco geeeesi reer somaliland❤❤❤❤

  • @Fatma_zaharat
    @Fatma_zaharat 2 месяца назад +1

    Horta wll su'aal madar dayax weerar ayaa arkay🤔🤔🤔🤔

  • @amaleid6871
    @amaleid6871 3 месяца назад +4

    Muna fariid Waa ku wadanaa hada nahay dumarland👸🏻❤️

  • @HibaaqcabdiCabdijamac-xc4vc
    @HibaaqcabdiCabdijamac-xc4vc 3 месяца назад +8

    Cabdale nooso badi doodaha❤ keep going

  • @Fatwa7992
    @Fatwa7992 3 месяца назад +2

    1million hala gaarsiyo abdaale dhiiga isku kiciya😂

  • @fouziaahmed125
    @fouziaahmed125 2 месяца назад +2

    1, ninka iyo naagta ajnabiga ah marka hore wax walbay way share gareeyan barri hadiiy wax dhacaan oo ay kala tagaan waxay leedahay hantida badhkeday iyo waliba biil joogto ah Kan Somalia ahnay bil bil kadib Waxay wayeey saay Waxay cunto iyadii iyo ilmuhubay marka gabdhuhu waxooda horey how cuneen 👏👏👏👏👏🇸🇴

  • @AsmaMahad-x6n
    @AsmaMahad-x6n 3 месяца назад +1

    Pls cawo cukuse iyo nagib isku balami like sare comant pls😊

  • @nemcomohamed8661
    @nemcomohamed8661 3 месяца назад +7

    Marky gabadhu guurso is tidhaahdo waxy kasii fikiraysa hadii aan kala tagno waana waxa dhibka keenya😢

    • @quruxsanyy
      @quruxsanyy 3 месяца назад +2

      haa wll waa sax in ad ka fakarto waayo guurku waa shul ama shal marka hadba ki kuso baxa wa ina diyaar u ahaaata

    • @nemcomohamed8661
      @nemcomohamed8661 3 месяца назад +1

      @@quruxsanyy qaali maya sax ma aha ilaahyba wuxuu yidhi adoonkaygu wuxuu iga malaysto ayan siinaya markaa malaha xun ma wacno

  • @nimcozhide8489
    @nimcozhide8489 3 месяца назад +3

    The only habon Noura’❤ hadalka barteeda ayay dhigty part two

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 3 месяца назад +2

    waxaas anigu waankaso horjeeda oo xaflad ah waa waali wlhi 😅😅

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 3 месяца назад +1

    Waar yaa ilahay yaqaana ragan somaliyed lacag ba dhibta maba maqlikaran adeer anu adigan kuso racay
    1 cuna kukarinaya
    2guriga kumasaxaya
    3dharka kumaydhaya
    4walac xanunkisa maraya
    5 bilod oo culeysa darta umaraya
    6 40 casho umul kujiraya
    7 ilmahasa ku ilalinaya oon kukorinaya
    Miyanad xaflad iidhigi karayn hanala hadlina dee waayehe😏

  • @Fatimaosman56
    @Fatimaosman56 3 месяца назад +4

    Dumarland ban wata kolba anigu😅

  • @SabariinAbdullah-im6hm
    @SabariinAbdullah-im6hm 3 месяца назад +13

    Haboon waa gabdh wax garad ah prt two hakaso tagin❤😢😊

  • @FadilaMustafe
    @FadilaMustafe 3 месяца назад +1

    Wll qurux mahan ee waa qalad lacagta masajidka ku darzada ama ninka lacagta uu dhafa dumarow aroska tashka ka badan😂

  • @sumayojama413
    @sumayojama413 3 месяца назад +1

    Wilasha doododa wexey ku wacnaan lehed in hablo laa dhiga dhankey u wadan in lo balamiyo wayo mowduuc wacan aye ka hadlayan walibo si yaro dagano cadifad lahayn aye u wadan Lkn muna iyo habon lama qada dhigin sidi la rabay wayo raag iska dhicis iyo rabi ka cabsi mel ma wada galan ba maqli jiray 😊😂 ku celis waye barnamijkan abdallaow😂

  • @Muniich.x
    @Muniich.x 3 месяца назад +7

    Abdalla jamal abdalla ❤🐐🔥

  • @hamdafarah7818
    @hamdafarah7818 3 месяца назад +3

    Dumarka kale ee cadaanka ah fargalka 💍 kaliya ee promise ah aya ah 1,million dollar lkn faaraxa iyo faqiir maxaa kala haysta

    • @KhadarHariir-wc4df
      @KhadarHariir-wc4df 3 месяца назад

      Adiguba picycle Ma Lihid Markaas Bd Nin Hanti la,aan ku Caayeysaa Aar Xaliim0 cilmi badanaa😅😅

  • @MariaMustaphe
    @MariaMustaphe 3 месяца назад +6

    Abdallah Jamal 1 million ayaa u qalantaa ❤❤

  • @Nawaad
    @Nawaad 3 месяца назад +2

    Hoboon nura WA qof degan
    Muna Faysal hadalka ma taqan

  • @mohamedqoslaaye4782
    @mohamedqoslaaye4782 3 месяца назад +2

    guurka Raga Aya qaaliyeyay Dumarka ma aha Hadi sidan hore lo samen lahayn Mana dhihi lahayn Hotel iwm Aya Rabna Anaga aan isceshano Xad na halo sameeyo Raga waxa samenayo lacag Ay Si Adag kuso shaqeyen ma aha

  • @SucadAbdirahman-b7g
    @SucadAbdirahman-b7g 3 месяца назад +2

    Yan laiskuqaldin Wa dumarka Baraha bulshada jogta Okaliyata Aya aminsan arinkas Ama Anaga Dariqi ayeyashen shanad ban haysana😂😂😂😂 Abdalle

  • @najahmoh8465
    @najahmoh8465 3 месяца назад +2

    Qof so guursaday oo wax so dhalay wax hala.weydiiyo qofkaasa waayo arage muunina waa waayo arag inta kale is adkeyn ba dishay iyada run ba dilaysa

  • @ridwaanibraahim7626
    @ridwaanibraahim7626 3 месяца назад +2

    Somaliba laga hela dood iskabulo loo qabto hhh😂😂😂

  • @hidaayatv1177
    @hidaayatv1177 3 месяца назад +7

    Hore u soco sxb Abdalla jamaal

  • @MssAdna-db9zr
    @MssAdna-db9zr 3 месяца назад +3

    Abdale wa wllky😢❤

  • @NajahEsse-sy5qd
    @NajahEsse-sy5qd 3 месяца назад +4

    Viva dumarland 😂❤❤❤

  • @AsmaIsmacil
    @AsmaIsmacil 3 месяца назад +12

    Haboon ❤xaqiiqada way taabatay noloshu waa is faham qof daacada oo kugu kalsoon hadaad hesho waxba kaama dhina

  • @SaraAli-yt5oj
    @SaraAli-yt5oj 3 месяца назад +3

    Niyow heestii cusbayad kasooo hadlaaa😂😂😂😂❤

  • @bahja2964
    @bahja2964 3 месяца назад +1

    War aniga igu so casuum qaybta labaad lkn sorry tv inan so fadhiisto wa necbahy wlhi 😂 xamaasada maqal ahaan halo bdlo xata wan heesi markaase 😂

  • @AhmedMahamed-zn8jl
    @AhmedMahamed-zn8jl 3 месяца назад +2

    Cilaan saar ma aroos hindiyaa
    Oo fijaankuna muxuu ahaa
    Barasho hadaan rabina

    • @abdillahinuux7583
      @abdillahinuux7583 2 месяца назад

      Hablahani duni kale ayay ku noolyihiin,
      Hargeysa oo dhaqaale la'aan iyo camal xumo ka jirto ayaad joogtaan ee ha illaabina .

  • @RahamAbdulahi-pe1fr
    @RahamAbdulahi-pe1fr 2 месяца назад +1

    Team apdalla jamaal one like❤❤

  • @Ahmeddahir-kh1zo
    @Ahmeddahir-kh1zo 3 месяца назад +6

    The goat apdalla Jamaal apdlla 🎉❤❤❤

  • @abdihayd3415
    @abdihayd3415 3 месяца назад +9

    Haboon waa hadal yaqaan wllhi Nagiibna sidoo kale

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 3 месяца назад +2

    Waa khiyaali iyo dhaqankii fircoon Somali waa reer binu Israail ogaada taas Carab iyo Guumaystihii Ina kala faquuqay😢

  • @XamdaXuseen-vq4ww
    @XamdaXuseen-vq4ww 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jimcaalexaydar1504
    @jimcaalexaydar1504 3 месяца назад +1

    cabdalow walashaban ehe najma nashaad hadad aragtid igu salan markan waynado waxanaraba inana sideedo kale naqdo

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 3 месяца назад +1

    Doonaya inta ku haysid qof i raba Ama aan rabo maa dhahdid qaldaan ree woqoyi markii la dhahay bern ma eheen Afsomali guracan Ayay ku wada hadlaan

  • @allahbawayn
    @allahbawayn 3 месяца назад +1

    Waligedba wayjirtay meherka arooska fujanada kenidooda sabiibta raga muqumada fujanka 7 baxa in Mel looyarabaxo in taasa ka jiray hargaysa Malaga melahakale mayjirin

  • @khadruush
    @khadruush 3 месяца назад +1

    Nagiib waa garac isaguun baa topic fahmay, aniga ha la ii balamiyo😂

  • @JamilaAbdilahi-v4q
    @JamilaAbdilahi-v4q 3 месяца назад +1

    Dahab ayaan siisanlahaa hal habeen maxay sheegi dadkana maxaa igagalay naftayada unoolahay

  • @XamdaAhmed-v1j
    @XamdaAhmed-v1j 3 месяца назад +3

    Cali zaki soo qabo

  • @Team_27-A
    @Team_27-A 3 месяца назад +2

    Muuni way dharsanty😂

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 3 месяца назад +1

    Walalo qali imisa hooyo bilisa aabo lusara bilisa oo ciyalkeda korsata wllo qali ka fikiir

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman6643 2 месяца назад

    Xaq kute Anba xaq iguma lihid inan garfeedh Ku keno sheko iyo heshis waxan rabo wad keni Hadi kle nagu Kala wad😂

  • @abdifatahyusuf7634
    @abdifatahyusuf7634 2 месяца назад

    Waxaso xalfada miya jira maba ogeyne hada iyo madax xanun kale weeyi

  • @NuurApthiJama-il7zu
    @NuurApthiJama-il7zu 3 месяца назад +2

    😂😂😂😂😂😂Horta Waxaad iisheegtaan Dumarow ma lacagbaa idin Guursata misa Nin Anugu yaabee waxay dunarkan xafladu kaga dhagtay

    • @RahmaShire
      @RahmaShire 3 месяца назад +1

      Ninkana waan guursanaa lacagtana waan guursanaa

  • @maxamedmuuse7526
    @maxamedmuuse7526 3 месяца назад +3

    Asc asb gurba gurkuukaqarash badan yahay ayuu kaburburaa

  • @darmaandeeq1990
    @darmaandeeq1990 3 месяца назад +2

    guurka raga Aya qaaliga ka dhigay waayo qarashka raga Aya bixiya de ha bixinina ila gabadhuba waxad guurka ka rabto ayey ka rabtaaye

    • @AsmaJibriilismaciil-ti1hv
      @AsmaJibriilismaciil-ti1hv 3 месяца назад +2

      Oo hada ma qaliba adeero shaqayso boqol halaad ba laga bixn jiraan

    • @darmaandeeq1990
      @darmaandeeq1990 3 месяца назад

      @@AsmaJibriilismaciil-ti1hv de orod shaqayso adba guur ayad rabtaaye

  • @Family_work
    @Family_work 2 месяца назад

    Ani ahaan waxaa qabaa qof jeceyl niga dhaxeeyo intaas oo xujo ah fur ma dhihi kartit haddii qofka jeceyl niga dhaxeeyo waad u naxeeysa, mid wa taas qofka hadu si sahal kugu so galo qof ku baro kudhaho qofkan isfahma guur bukaraba ama waalidkaga kugu daraayo wlhi Uma naxeesid 6 aroos sheegesa 10 ka qaadesa😂 waxaad kala kulmeeso ma ogid ka daadso lkn haduu jeceyl jiro wlhi ma xujeenkartit qofkaga waayo waxa yaalo jeceyl murugta iyo fikirka u diidesa qofka jecelka u heesid Uma quurtit dhib lkn haduu yahy nin ku fahmaayo isdhahaayo wa halka maalin aduunka ku lehed inantan geed dheer geed gaaban u kor intaas leyhy 😂 wa jeclahay dood wadaaga wlhi

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn 3 месяца назад +2

    😂😂😂😂alla beerka xaflada uhorysaa udaran

  • @AishaQaliib
    @AishaQaliib 23 дня назад

    Gabdho hadaad heshaan nin diinle oo dabeecad wanaagsan oo qalbigiisa allah kuxiran yahay oo qurux badan oo deeqsiya kuyaaca xalfad badan oo ladhigtaa micno masameyneysee lacagta xafladahaa badan lagu dhigaayo iska daaya lacagtaa kudalxiisa wadamada kusoo wareega

  • @muslimonaleye842
    @muslimonaleye842 3 месяца назад +1

    ma jazz ba lo guursanaya mise nolol io farxad qurux badan in lagu wada nolaado lacgtan lagu bashaalayo istuska I arkaayda ku baxeysa haddi cimro ama xaj lagu aado mxa xuman lahaa

  • @Mutaseyyy
    @Mutaseyyy 26 дней назад

    Wlhy banan lacag bilaash iyo dhuq dhuqda iga baxayn maan aroos yar oo kharash badanyn illahyna raali kayah dhigano gurigayga iska galo lacagtan mala yacniga ku bixin lahayna wax biri na anfacaya ku qabsano waayo waxaan aminsanhy qofkan nolosha lawadagayo hantidiisu inay hantidayda tahy marka gabdho joojiya dhibkan iyl kharash burburintan aad raga ku haysan oo uu fududeeya waad ogtihiin wadan keena khaqa la.aanta iyo dhibta ka jirtee wiilasheena aan la saayirno😢❤

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 3 месяца назад +2

    Waa dood fcn,oo ubaahaan in lajoogteeyo,oo weliba bulshada qaybaheda kala duwan looqabto.

  • @Caaqil-yare1
    @Caaqil-yare1 3 месяца назад +1

    Xaflado badan kulaha muna ka reeb warega danbe mesha ma xilalba lala kala wareegayaa😂

  • @mahmahamal4131
    @mahmahamal4131 17 дней назад

    Abdallah ma calanka somalia hodhantahay wan ka shikiyeye😂

  • @fariidoabdi2244
    @fariidoabdi2244 3 месяца назад +1

    Aniga rayi ahaantyda aroos one night ah waxas oo lacag kuma bixiyeen walahi lacagta iga baxaysaa wax kale ayaan galin lahaa anoo xasuus reebaya lkn lacag inta leeg aroos kuma dhigteen

  • @AhmetcabdiBarre
    @AhmetcabdiBarre 3 месяца назад +2

    Apdalla jamal is best

  • @ApdishakuuurShagta
    @ApdishakuuurShagta Месяц назад

    Aniga waxn qapaa gabadha waxzo xafldaa
    Rabtaa nin doon mahe waa xaflad doon in waxaz laska dhaafo
    Ayaan jeclaanlaha dhaqanki horena yaan laga tagin rag iyo dumarow

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 месяца назад +2

    Jah jah reer somaliland jecliya guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wll haahi geeeesi wll iyo Muna welcom to haahi iyo Muna ❤❤❤❤❤❤❤❤