Maxay Raga Somalidu Ku Doorteen Hablaha Marocco. Dood- Kulul

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 2,6 тыс.

  • @ibrobadyouner8165
    @ibrobadyouner8165 9 месяцев назад +410

    Dood folxun wayee, niin baan ahay lakin ma jeeclin gabdhaha somaliyeed iin xumaan laga sheego, Haa nooladaan gabdhaha somaliyeed, from Jabuti ❤❤❤❤

    • @enddaoccupation
      @enddaoccupation 9 месяцев назад +3

      2024 sax waxba la iskuma qarinayo . Radii wa midoobay

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 9 месяцев назад +1

      Dee sill gudan cid ma rabto 😂

    • @jd...5569
      @jd...5569 9 месяцев назад +20

      ​​@@LexlutherVII waa kaad kasoo baxday adigoo waliba malafsanayo.

    • @Caruurtasomali
      @Caruurtasomali 9 месяцев назад +4

      Fataalnimada jooji Istustus yahow

    • @Dheelitira
      @Dheelitira 9 месяцев назад +5

      Wll caadi wye halka xun eey shegayan iyaga wye ragga somaliyed uxumayn mayno kuwan 😢

  • @XamdaMaxamed-sw4os
    @XamdaMaxamed-sw4os 9 месяцев назад +84

    Ragu magaca guud iyo magta wa ka siman yahay bal wiilka yar caqligiisa day maasha alaah❤

    • @shaakircabdi102
      @shaakircabdi102 9 месяцев назад +2

      Waa xogmooge wiil ka yar

    • @XamdaMaxamed-sw4os
      @XamdaMaxamed-sw4os 9 месяцев назад +3

      @@shaakircabdi102 xogmooge mahee waa wax garadd qof ka libintiisa waa loo qiraa

    • @FaadumoAbgr-fo8qg
      @FaadumoAbgr-fo8qg 9 месяцев назад +3

      Haa wlhi waa inan yaroo wax fahansan wuu dhaama kuwa kale

    • @Happ147
      @Happ147 8 месяцев назад +1

      Xigmad le Mashallah 200 nin bu udhigmaa

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 8 месяцев назад

      Masha Allah Tabarak Laah ninka yar ee cumaamada wata

  • @Maan3416
    @Maan3416 8 месяцев назад +51

    Kan khamiska xidhan iyo aw muraayadle wlhi wx iska celin ba ku jirta bilaa caqli😂😂😂 viva hablaheena❤❤ tolow walaalahood yaa u maqan

    • @BashiirsiciidYuusuf
      @BashiirsiciidYuusuf 8 месяцев назад +1

      Walaahi waarag kan xoolaha naag ayaa sasabtay

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 8 месяцев назад +1

      Waa labada caalamka ugu caqliga xun inay iska aamusaan ayaa u sharaf badneyd laba nacas

  • @NaasirXariir-sm7se
    @NaasirXariir-sm7se 8 месяцев назад +18

    MASHA ALLAH Wllhi Hablahayagu Waa Gop Gobi dhashay Alle haydin dhawrto hablahaygii sharafta badna ❤🫶

  • @muhammadseyid6400
    @muhammadseyid6400 8 месяцев назад +25

    Anigu gabarina way IGA dhimatay midina way ii joogtaa wanaag mooyee ebed xumaan kumaan arag gabdhaha soomaaliyeed laakiin waxaan umalaynayaa ragaasi rag hooyadood nacay

  • @deqaabukar7761
    @deqaabukar7761 9 месяцев назад +69

    Asc,ninka khamiiska wado wuxuu u baahanyahay dakhtar cilmi nafsiyan ah. Ilaahow u gargaar rageenii qeyb ka mid ah. Aamiin 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @sucdiabdirahman9049
    @sucdiabdirahman9049 9 месяцев назад +39

    Wilka yarka ka aqli iyo xigmad ficaan MashaAllah kane daaci ayuba isku shegaya subxanallah

    • @Idilos563
      @Idilos563 9 месяцев назад

      Bisinka haaa labo doqmo la doodayaan

    • @Maryanqaali-py6ev
      @Maryanqaali-py6ev 8 месяцев назад

      Wlh kan yar baa dhaama madumarku marwalba qaldan niyow hais amaanina

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 9 месяцев назад +16

    Ragga nocani maxay ahayen war gabdhaha hanaga ciilina,Mid kamid ah ayaka qiimo badan all naagaha maroco, majidho cidka fican kaqurux badan kanaxaris badan ka gesisan dumarka somaliyed!Dodan cawa wanaloka adkaday ragg hadanu nahay,xalal calek!Kuwan aya ifahmaya melna ugama socdo ,wayo iyaga dhigeya ah,we love you all dumarkena quruxda badan 😍❤️👀🤞

  • @ifrahguled7939
    @ifrahguled7939 8 месяцев назад +14

    Inanka yari aad ayuu y caqli badan yahey mansha alaah ilaahey caqliga iyo caafimaadkaba ha ku barakeeyo

  • @amranmahamud-8577
    @amranmahamud-8577 8 месяцев назад +20

    Waxan ku faraxsanhy inay hablihi ay leyihiin dhaqan laga rabey nin raga 😢 wa wx laga xishodo🎉🎉🎉🎉

  • @Kaartomo
    @Kaartomo 9 месяцев назад +96

    Ninkaan khamiiska cad xidhan waxaad moodaa iska celi gabdhaha lkn our Somali girls are the best wallaahi inta aan gabadh soomaali arkayo Ilaahay mid kale iima geeyo

    • @isra686
      @isra686 9 месяцев назад +4

      only king knows that🖐️♥️

    • @abwaansugun
      @abwaansugun 9 месяцев назад +1

      Raggii garrami jiray maaha 13:06

    • @Kaartomo
      @Kaartomo 9 месяцев назад +2

      @@abwaansugun nimmanku way iska dhawaaqeen uun 😄

    • @Kaartomo
      @Kaartomo 9 месяцев назад +3

      @@isra686 our Somali girls are the cleanest and most hygienic.

    • @geelaa1000
      @geelaa1000 9 месяцев назад +1

      Waxa eey u egtahay in aadan wali guusan . Markaad soo daasho ayaad ogaan doontaa.

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 9 месяцев назад +104

    Viva gabdhaha soomaaliyeed allaha idin xafido wllhy😊🎉❤

    • @badranor1048
      @badranor1048 9 месяцев назад +2

      Nimankani dood ma dhalaysa ayay hayaan ee ha ku daalina

    • @najiibarka7171
      @najiibarka7171 9 месяцев назад

      Caqli Kulahaa Dherhy😂

    • @najiibarka7171
      @najiibarka7171 9 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @najiibarka7171
      @najiibarka7171 9 месяцев назад

      😂😂😂

    • @isra686
      @isra686 9 месяцев назад

      wllkay Zhrf 🤲♥️Amin zido kleh

  • @Hoodohilaac-gk2df
    @Hoodohilaac-gk2df 9 месяцев назад +79

    Naag carmal noqotey waa naag karti badan oo diidey duli iyo gumaysi ❤

    • @aidenhassan5116
      @aidenhassan5116 9 месяцев назад +3

      Taasi wa khalad ee 🤨

    • @ismahanhussein2901
      @ismahanhussein2901 8 месяцев назад +4

      Wa sax❤️

    • @nimcomaxamedcabdi4724
      @nimcomaxamedcabdi4724 8 месяцев назад

      @@aidenhassan5116khalad maxaya ilahayba qurankiisa idhi labadi isfahmi waya dhulku wu baladhanyahe kala mara 😊

    • @enddaoccupation
      @enddaoccupation 8 месяцев назад +1

      Hhhh naag guru haysan wayday . In guur wax laga waydiiya wa khalad

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 8 месяцев назад

      ​@@enddaoccupationkalataguba wa calaf mhn iney dadku wada xumaden

  • @Mohamed-abdikarin
    @Mohamed-abdikarin 8 месяцев назад +5

    Walahi ceeb wayn ba naga raacday labadan nin hadanu ragga nahay. Raggan iska celin iyo dagaal ba ku jira . Habluhu aad bay u caqli badan yihiin masha allah , si fiican bay u doodeen ❤❤❤

  • @edebsanomar3036
    @edebsanomar3036 8 месяцев назад +23

    😂😂😂😂😂 labadaan nin wlhy waa niman wax badan tabanaya 😂😂😂😂 naago adag baa helay kuwaan 😂😂

  • @mohamedabdirahman4269
    @mohamedabdirahman4269 9 месяцев назад +83

    anigu ragan moroco ku sii yaacaya waxaan leeyahay hableheena qurxda badan yaan la moogaan
    Cid u dhigantaa ma jirto ayaan qabaa ❤

    • @enddaoccupation
      @enddaoccupation 9 месяцев назад

      Adigu guurso

    • @SuadMohamud-qn5qy
      @SuadMohamud-qn5qy 9 месяцев назад +2

      Rag iyo Dumarba xaqa haloospo noqdo
      Allaah Subxaanahu Watacaalaa
      Waa inoo jeedaa

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 9 месяцев назад +8

      Ragga Somaliyed gabadh Somaliyed wax ka fiican ma heleysaan rubtii!
      Alxamdulillah inay gabadh Somaliyed xaaskeyga iyo caruurteyda hooyadood tahey!

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 9 месяцев назад

      kk, sill gudan cid ma rabto 😂

    • @Haattuf
      @Haattuf 9 месяцев назад +1

      Orodoo aduu buuqooda iyo murankooda iyo fara taag taag gooda wax kufal. waxaan naxariis lahayn oon tudhaale lahayn oon dhaga nuglayn waa siday u badan yihiine in yaroo ilaahay u naxariistay mooyee weeyaan. Is kadaa wax kaloo inay muusooto qar iyo buur kaga weyn. Saan odhanaynaa markaa waar hana daayo buuqoodu

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 9 месяцев назад +76

    أستغفر الله وأتوب إليه.......نسأل الله العفو والعافية

  • @maryamaabdallahi7493
    @maryamaabdallahi7493 9 месяцев назад +18

    Ninkan ku socelina aniga lacg ba iga baxaday miyu diinta aqonin ا لر جا ل قو مو ن علي النسا ء mideda masulaiyada allaha saara masrufka maherka naqadii xitaa hadii hanti hadey leedahy asaga masulka ah plz aqoon laanta umada hala imanin❤❤

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat 8 месяцев назад +14

    ❤❤ mashaAllh husein meel wanagsan ayu dhigay hadalkisa Allaha barakeeyo waa sido sheegay ee nimanka safarka raba tiketka halaga bixiyo

    • @Instructor-mo
      @Instructor-mo 6 месяцев назад

      Let's look for a solution for sure our women don't allow second wife

    • @Instructor-mo
      @Instructor-mo 6 месяцев назад

      Raggan walaxumeeyey remember we're not perfect

  • @Mo_gunner101
    @Mo_gunner101 8 месяцев назад +14

    Hadaan raga somaliyeed nahay walhi aad baaan ooga xunahay in labadan nin la mood doodan nagu matalaan . Raali ahaada gabdha heena sharafta leh you don’t deserve this ❤

    • @muwahibnasir5733
      @muwahibnasir5733 8 месяцев назад

      😢😢😢

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 8 месяцев назад

      ​@@muwahibnasir5733hhh qiiro qiiro 2 nin haku qiimayn ragga somaliyeed oo dhan

    • @muwahibnasir5733
      @muwahibnasir5733 8 месяцев назад +1

      @@SUHAYBJOKEF2021pk 😂😂😂 maya wll wad iqalad fahantey kuwa majeedo inanka hadalkiisa ayan kahelay oo ad ufiicn wll

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 8 месяцев назад

      @@muwahibnasir5733 grty wll waad iqalad fahanthy kaligaa maaha ee kuwa commentiyaasha aqriya ayaan lahadalyaa hh

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 8 месяцев назад

      @@muwahibnasir5733 haa grty wll waad iqalad fahanty kilgaa maaha ee dadka. Commentiyada aqriya ayaan la hadalayaa hh

  • @habibahosh3526
    @habibahosh3526 9 месяцев назад +42

    😂😂😂😂😂😂war aniga shekadan waa wataa sababtoo ah xalimo danteeda ayay garatay oo gumaysigii ayay diiday farax wuxu gumaysto ayuu rabaa 😂😂

    • @fayselmohed3948
      @fayselmohed3948 9 месяцев назад +3

      Aabahaa haduu hooyadaa guumaystay anagu wax lagumaysanayo maanan arag wll

    • @Haattuf
      @Haattuf 9 месяцев назад +1

      Ilka saqafeey gumays nimo kufaan dee. Hadii jareer miidhan aad baryi waydaan waxba hay waydiin

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 9 месяцев назад

      ​@@Haattuf😂😂😂😂 Nin Nin wxba ma dhaamo walal jarerku Wa adigo kale ama Wu xuman ama Wu ficman😂😊

    • @ismailismail_mohamed1342
      @ismailismail_mohamed1342 8 месяцев назад

      War hablihii nuclier damage baa ku dhacay

    • @haliimomahamod5435
      @haliimomahamod5435 8 месяцев назад

      War edadaba umaqan tag qaab darayahy doqonka waxas yaa horta niman nimo u arka😡

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 9 месяцев назад +18

    Wallahi oo bilaahi waan dhaartaye. Gabadha Somali badan kooda naag kale ma gaadho. The reality is naag rabta in uu guurkeedu burburo ma jirto oo aan ahayn mid waalna. War taga oo ha soo noqonin Agah Agah war wada guura dhulkuna ha idinka dagee 😂😂😂😂

  • @khalidpuntlander11
    @khalidpuntlander11 9 месяцев назад +35

    hablaheena nagu filan wlhi nio ee fahan bay rabaan keliyah alle ha idin xafido anigu koley xaliimo uun ba i anfacda aniga shakhsiyan 👍🏻

    • @NimcomaxamadCabdi-f7p
      @NimcomaxamadCabdi-f7p 9 месяцев назад +2

      Aboowe mcn I Love you 🥺❤

    • @isra686
      @isra686 9 месяцев назад +1

      wllalkayo Alle haku zhrfo 🤲

    • @aniisohareed6958
      @aniisohareed6958 9 месяцев назад

      *Rak fiican waan haysanaa AxdliLaah laakkiim labadaanoo kalaa ceebeeya*

  • @faadumocqadir-f6z
    @faadumocqadir-f6z 8 месяцев назад +20

    Wiilka
    Yar
    Allaha
    Caqliga
    Uziyaadiyo
    Mashallah
    Mashalaah

  • @abdillahiismail9531
    @abdillahiismail9531 8 месяцев назад +6

    Asc
    You started a great topic. It has been needed.
    Both of us have positive and negative sides.
    We need a solution in order to understand each other. We should put our houses in order.
    Please continue the debate, but keep it clean and healthy.

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 9 месяцев назад +16

    Saalax daacina maaha
    Waa saqa jaan wax dhaqanka iyo hida dhaafsan waa laba nin oo edeb lahayn

  • @yaxyebayle9977
    @yaxyebayle9977 9 месяцев назад +21

    Dhibtada rag soomaliyeed
    1.qaadka
    2.siyaasada
    3.kalsoonida
    4.sariirta
    Dhibaatada dumarka
    1.guriga
    2.dhaqaalaha
    3.sariirta
    4.kibirka

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 9 месяцев назад +2

      Midkasta hduu afar cudur leyhy tolow Mey isku tanasulan wxy wxano buuqi😊

    • @TiiriTaaara-jt2et
      @TiiriTaaara-jt2et 8 месяцев назад

      Ma ninkada ama walalka aya ku araktay dhibatadan aad soo qortay😂

    • @KawsarCumar-gz6zi
      @KawsarCumar-gz6zi 8 месяцев назад

      Hhhhh

  • @maanka_7
    @maanka_7 9 месяцев назад +12

    Anigu nin raga ahay hadana fikirka ragan iga waawayn kama helin, in gabar soomaliyed loo caayo gabar kalo morrocan ah darteed oo la dhahho ragenana 💯 sax ban nahay illahey sw ma aburin qof 💯 dhamestiran ragan waxooda in social media dhoor bil lawad wado waaye micnaha doodana bal soo fahansiya qof walba hanoo keenina

  • @areyouhuman9919
    @areyouhuman9919 8 месяцев назад +7

    horta faarax khamiis cad iyo saaxib ki waxan u arkayaa xaliimo nafsigood ayaay bartan ku nafisayaan oo wax macno ku fadhiya ee hadana bulshada ka jira aanay ka hadleen oo naftood ay ka hadlayaan iyo there own experience xalimo is not easy hore u socda ❤

  • @haniqanichannel7027
    @haniqanichannel7027 8 месяцев назад +23

    Gabdhaha marooco Waxay ku doorteen iney caruurta kusoo dayacaan 🏃dibna aan lo raacan wana sida saxda ah ey sameeyan kuwa badan in yar oo fiicnaaca wey jiraan laakin ma badno 🤏

    • @abdiraufabdullahi4271
      @abdiraufabdullahi4271 8 месяцев назад

      May qurux badan ragedhan isku mid maahan

    • @ahmedjama-r1g
      @ahmedjama-r1g 8 месяцев назад +1

      waa sax dee maxaa xalimo calool kuus lagu fali

  • @faysalaliabokar-l1v
    @faysalaliabokar-l1v 9 месяцев назад +35

    noolaada gabdhaha soomaaliyeedow waxaad tiliin hormookii. Nolosta. ❤

  • @AmirAli-tt1zv
    @AmirAli-tt1zv 9 месяцев назад +19

    Dooda kulul iyo qararacda universal tv baa ku fiican 😢😂😂😂😂😂

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 9 месяцев назад +31

    Ragga marocco ku sii socan waa rag la kalifay xaqiiqdi 😅 lkn runta ilahay baa jecele gabar soomaaliyeed mooyee gabar kale ima hayn karto ani

    • @isra686
      @isra686 9 месяцев назад

      😅😂😂😅cruurtu hasi ordane Daya 😂

  • @waawenka
    @waawenka 8 месяцев назад +9

    War dadku ma cawaan baa sheekadi TikTok lagu kala kacsanayay run run kadhigeen 😳
    Gabdhaha somalida gabdho kawanagsan aduunka laga ma helaayo
    ❤️My queen’s 👸🤞🏽

  • @diriea5338
    @diriea5338 8 месяцев назад +12

    I really like Kawsar, she is very beautiful, intelligient, articulate, and experienced. Waa gabar gob ah. Maasha Allaah.

    • @mxt1898
      @mxt1898 2 месяца назад

      Go marry her

  • @hibaali4311
    @hibaali4311 9 месяцев назад +17

    Faarax lug basto Xaliimo kuus waxa nidhamo malahan jooga Waa ika talo qof taqaanid guurso waxataqanid hakudhasho Waa talo qof weyn Ilan Sinjikeedo Waa Somalia 🇸🇴 ❤❤❤ Somalia 🇸🇴 Rag dumar waan isdhalnaya❤

    • @hamzedaacad8428
      @hamzedaacad8428 9 месяцев назад +3

      Waa sidaas Habalahayna ayaa naga Badan Diyaar ma tahayna adi?.

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 9 месяцев назад +1

      Maya kkk

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 9 месяцев назад

      Gabdha jacala majirto nin naaga kala inu guursado ayada og inu allaha ubanayaya rag shuruud kuxiran iska guurso mahan xaq simo karo taasi rag qaar tii hore baahan naag kala guur ilmih xaaski dhayac taasan guur mahan Waa mas uuliyada saaran dhayaca waan wax inbadan dhaco Somalia 🇸🇴

    • @AliSaid-f8r
      @AliSaid-f8r 8 месяцев назад

      Hadii la I dhoho bilaash iyd ku guursanaysa gabdh maarooc ah ma yeeleen, waxaan jeclahay mid xaliimo ah oo sida haada iska kay sidata kkkkk

    • @AnnoyedFlowerPot-sv7hx
      @AnnoyedFlowerPot-sv7hx 8 месяцев назад

      Koleey wax Naga nusqamaya malahan Rag hadaanay lkn gabdhaha ayaga somali weeyan haday ajnabi guursadaan ilmahaa iyo ilmahay siidhalaan ajnabi waaye ,ha lees dajiya

  • @cabdiraxmannuur5961
    @cabdiraxmannuur5961 9 месяцев назад +22

    Nathan waan ka xumahay meesha rag maad keenin ee dumarka xaal sii

  • @hanthalaomari4470
    @hanthalaomari4470 9 месяцев назад +20

    Aaabaha waxuu Hoyadaa ka heli jiray baad ka heleesaa😂
    Weey i qancisay jawaabtaas.

  • @raxma1004
    @raxma1004 8 месяцев назад +8

    alla ha bareekeeyo wiilka xuseen

  • @SakariyeMaxamuudismaacil
    @SakariyeMaxamuudismaacil 8 месяцев назад +3

    Listing after week day horta ragaaas hadan qodob ka taabto
    Oo raga u hadlaya waxudu waa dumar iska dhicis dumarku waan waanbay ka talalinayaan war raggow ninwalba xoolihisa gob u ah anagana gabdhehedhaas somaliyaadbaa Gob noo ah ❤❤❤

  • @fartundiriye8855
    @fartundiriye8855 9 месяцев назад +8

    Subxaanalaah kuwan lama waraysteen way xanuunsanayaan runtii

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 9 месяцев назад +34

    Laakiin waxaa doqonimo ah .....inay Soomaalidu habla kale amaanaan ....war waxaan ciddii bilowday dan bay ka lahayd.....Allaah Subxaanahuu Watacaaa fitankooda haynaga badbaadiyo...aamiin

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 9 месяцев назад +1

      Dee sill gudan cid ma rabto 😂

    • @hamzedaacad8428
      @hamzedaacad8428 9 месяцев назад

      Aamiin Aamiin yaa ALLAH

    • @Dheelitira
      @Dheelitira 9 месяцев назад

      Amiin wll

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 9 месяцев назад

      ​@@LexlutherVII inad cadada gudninka ba bi'iso aad umada ka wacyi galiso adigo arkaya mxd caytin Ku geynaya gudninku Wa dhaqan waliba raga lagu raali galinayo dhaqankii adinka dartiin lo bilabay mxd Ugu caytameysa

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 8 месяцев назад

      @@nimcosiyad4858 naag gudan guurkeedu waa inuusan ka badnaan 1 dollar waayo taasi waa qiimaheeda dhabta ah nacasyada kumanyaal dollar ku bixinaya, sariirta ayay ka shallayn doonaan sababtoo ah ma heli doonaan wax galmo ah iyo raaxo iyo farxad iyo barwaaqo, waa xaqiiqo jirta waana sababta keentay in heerka furriinka uu sareeyo

  • @nafisaguleed2956
    @nafisaguleed2956 9 месяцев назад +35

    Saalax nin ciiiilaaaan😞

  • @Instructor-mo
    @Instructor-mo 6 месяцев назад

    Clever and wise happiness is all we're looking for i support this young man guur Allah will give you 🙏 ❤❤❤❤somaliland

  • @ibrahimhassan2231
    @ibrahimhassan2231 8 месяцев назад +9

    It sounds like there were some significant issues with the moderation and conduct of the panelists on HCTV. When discussions become personal and lack respect, it can detract from the value of the conversation and make it difficult to address important topics effectively.
    Focusing on the origin of the issues and discussing measures to safeguard the future of upcoming generations is indeed crucial. It's important to foster constructive dialogue and empathy to address these issues in a meaningful way. Encouraging respectful and empathetic communication among panelists, as well as implementing clear moderation guidelines, can help ensure that discussions remain productive and focused on solutions for the benefit of future generations.

    • @angrycustomers
      @angrycustomers 8 месяцев назад

      Do you expect dhumaar to think logically. It is family and society fault for her unattractive attitude never the women.

    • @Mahad-lk6ze
      @Mahad-lk6ze 8 месяцев назад

      Afsomali laguhadlaya mxa English keenay midkle hda wax fahanty somali mkuhadashid

    • @Mahad-lk6ze
      @Mahad-lk6ze 8 месяцев назад

      Mrki Nagala dalbo English kuhadlena

    • @mohamedadam4786
      @mohamedadam4786 7 месяцев назад

      Malaha waa dhallinyaro aan madalin boqolki-sagaashan umadda Somaaliyeed

  • @naimadecoration574
    @naimadecoration574 9 месяцев назад +35

    Daacigu diin mahaayo lkn muran iyo dooda ayuu jacelyahay

  • @xasanmuxumed9705
    @xasanmuxumed9705 9 месяцев назад +18

    Asc hablaheenu waa dahab Cid kale kuman doorsadeen hableena somaliyeed waan soo aragnay ajnabi cadaan iyo madawba hablaheenu waa dahab ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muniirashaafici-dt4fw
    @muniirashaafici-dt4fw 9 месяцев назад +7

    Alamaye uuu aaa ninwalowba calafkaaga raadso naag waleyna calafkaaga raadso ninkii baxayaa waaxor gabadhii baxaysaana waaxor inta dalkooda iyo dadkooda jecel waan idin salaamay ❤

  • @Ilyas_gamerp
    @Ilyas_gamerp 8 месяцев назад +3

    Gabadha ugu danbaysay aya hadal saxa tidhi haday wanagsanadan oo ilmaha nala korsanayana wanu wanagsanan haday lkn suqoda meraysanayan oonay so hoyanaynba siday garabo iyo fadhi ku dirir uu ku jiro byyyy good talk❤

  • @ISKOBCI
    @ISKOBCI 8 месяцев назад +5

    This is another level 😅🤣 viva gabdhaheenah 💋💯

  • @AbdulghaniDMusa
    @AbdulghaniDMusa 9 месяцев назад +12

    Allahu Akbar ❤ Anigu waxaan aminsan ahay wax ii dhama domarkeena ii ma muuqato.❤❤❤

  • @anwarow_
    @anwarow_ 9 месяцев назад +19

    Doodaha TikTok waxba kama duwana ayaan filayaa😂😂

  • @ikramali7344
    @ikramali7344 9 месяцев назад +12

    This is very jock and very funny, 😅😅 I am 100% sure no woman can handle Somali man , except Somalia women.

  • @artan44ify
    @artan44ify 8 месяцев назад +3

    Maasha Allah gabdhaha soomaaliyeed ilaahay hanoo daayo, anoo ah aabo soomaliyeeed; qaadi isku sheegaas & kankale in meesha lakeeno ma’ahayn waa xoolo weeye. Tv-gu inuu siidaayo doodan maba ahayn runtii waa wax aaad looga xumaado say uhadlayaan!

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 8 месяцев назад

    ASC. Sadex hablood ayaan guursaday wala midna wax iima dhalin
    Mana ka niyad jabin ilaa aan helo taan ku xasililahaa
    Illaa iyo dhowr ajnebiuana waa isoo mareen
    Gabar soomaaliyeed
    Gabar kale kuma bedesheen❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir8735 9 месяцев назад +31

    Waxan wa niman ku fashilmay masuliyada reerkoodii cida wax ka dhagysatan la yaba😂

    • @Userr9595
      @Userr9595 9 месяцев назад

      Xaliimo kuusey caadi aa u qararsantihiin🤣

    • @kaltuunabdinasir8735
      @kaltuunabdinasir8735 9 месяцев назад +4

      War xalimo ku wastaye na dhaaf

    • @Userr9595
      @Userr9595 9 месяцев назад

      @@kaltuunabdinasir8735 🤣🇲🇦🇲🇦🇲🇦

    • @kayseamin9452
      @kayseamin9452 9 месяцев назад

      Waxyabaha la idinka cararayo waa afkas qadhadh​@@kaltuunabdinasir8735

    • @cibaadonoor1508
      @cibaadonoor1508 9 месяцев назад

      Haa waayo daaci saalax 3 jeer ayuu fashilmay wa wada furay ilaa tii uu u ooyaayay cidii garanaysa ayaa garanaysa 😂😂😡

  • @safiyaabdillahi7648
    @safiyaabdillahi7648 9 месяцев назад +18

    Haweenka Morocco Meherkoodu waa lacag cashaa ah. Halka dumarka Soomaaliyeed Meheradooda waa deyn 😂😂.

  • @abusultan011
    @abusultan011 9 месяцев назад +6

    Waxan akhlaaqda liita ee dumarka afxumadooda lasoo shir tagay maxay ahaayeen""
    Dumarka Soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤

    • @NajahSaleban-r9v
      @NajahSaleban-r9v 9 месяцев назад

      Malah kuwn meshah fadhiyah way ducaynayn sow mah dumarka kaliyah kuu muqadah😂

  • @saacid-YouTube
    @saacid-YouTube 8 месяцев назад +2

    anugu Waxaan leeyahay gabdhaha somalia 100 ×100 waa gabdhaha uguwanaagsan gabdha kaste ee Dunida jooga waxkasta halasheego ❤❤❤❤❤❤

  • @islaami_tv
    @islaami_tv 8 месяцев назад +4

    Asc wllo ilaahay aakhiro iyo aduunkaba wax kaa farxiyo haku siiiyo
    Sabisgareeb nooreeb
    Mahadsanid ❤❤❤❤❤

  • @Shanthino
    @Shanthino 9 месяцев назад +25

    Ka khamiska xidhan waa 0% mind 😅

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 9 месяцев назад +16

    Wlhi anaa sirta fahmay nimanka waxay la qaylinayaan in ay xumaantooda aad iyo aadka ubadan ku qariyaan akh waxa curuurtoodii dayacay

    • @nimcosiyad4858
      @nimcosiyad4858 9 месяцев назад +1

      😂😂😂 anigu Waa horaan fahmay lkn ragu wanaga hadal helid ogyihin ayagoo gardaran bee garta Isa siinayan lkn.ALLE agtiisa Ku xisabtameynaa inta Inan rag dulmi geystay Bal malinta la qawanyhy Sidan ha u doobiyan

  • @hafsomohamed1477
    @hafsomohamed1477 9 месяцев назад +15

    Dad aan dood aqoon baa meesha laysugu keena 😂

    • @rawanali8352
      @rawanali8352 8 месяцев назад +1

      😂😂 haa Wlhi Aniga Mesha kamaqan 🤦‍♀️

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat 8 месяцев назад +1

    MashaAllh mamo saada si wanagsan bay u hadashay oo wayo aragnimo ay ku jirto❤❤❤lkn nimanka waa ku foorarta

  • @abdirahmaanahmed7606
    @abdirahmaanahmed7606 Месяц назад

    Tv waxan kula talin laha dadka negative ka ah ay waraysanayan ha iska dayan dadka caqliga usaxibka aha way fadhiyan ee waraysta kuwa kuwan madhan iska daya waxba kama faidaysane

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 9 месяцев назад +6

    Maasha Allah Allahuma baarik Gabdhaha soomaliyeed,
    Dood wacan oo wax tarleh, hore usoco Horn cable Tv

    • @farhansandheere-sx9zz
      @farhansandheere-sx9zz 9 месяцев назад +1

      guurka riqisiya ina ader America asia Europe Australia oon hda kunolahay intaba wan tegey wlhy gbdhaha somaliyed mahe ma arkin dumarka dunida wax guur qali ah mrka laga rebo hablaha NFD kunol aya ugu jaban bila calaykum idinkana dani idinkuma jirto inad 30 jir single kugartan wamaxay bahida gaarka oy qaban hablaha somaliyed wayabe

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 9 месяцев назад +1

      ​@@farhansandheere-sx9zzeedo duco ayaan kuugu dareenaa orodoo maroco guurso 😂😂

    • @Userr9595
      @Userr9595 9 месяцев назад

      @@runkahadasho8495 Xaliimoyinka wan ka tashanay buuqa yareeeya ee shaqadiina raacda wabilahi towfiiq

    • @FaadumoAbgr-fo8qg
      @FaadumoAbgr-fo8qg 9 месяцев назад

      ​@@runkahadasho8495😂😂👍

  • @FaadumoAbgr-fo8qg
    @FaadumoAbgr-fo8qg 9 месяцев назад +16

    Alla inanta kawsar waan wataa wlhi👏👏
    Wuxuu legend sanaa maana dhalay😂😂

    • @khadradahir1814
      @khadradahir1814 9 месяцев назад +4

      Jawaab fiicanbay siisay lkn doqmay la doodaysaa

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 9 месяцев назад +11

    Inanta Meesha Dhexe Fadhida Waa Libaaxad Manshallah .

  • @SalmagwalGwall
    @SalmagwalGwall 2 месяца назад

    Nawiga ,swc, wuxu dhahay dumarka waa miskimin halo naxaristo😢😢😢❤

  • @rowdawali9462
    @rowdawali9462 8 месяцев назад

    I love gabdhsaha somalideed wayo karti laguma gasdho
    Diin laguma gaadho
    dulqaadna lagumagaadho
    lkn kuwan way iska indhatirnayaan
    mamo 10 cunug aabo la an korinaysa somali lagahelaa❤❤❤❤❤❤

  • @atika5785
    @atika5785 9 месяцев назад +7

    Allah na cafiyo
    Somali girl's
    Barakoowa huunayaal
    Udub dhaaxadka noloshu waa inaga

    • @Userr9595
      @Userr9595 9 месяцев назад

      Xaliimoyinka wan ka tashanay buuqa yareeeya ee shaqadiina raacda wabilahi towfiiq

    • @atika5785
      @atika5785 9 месяцев назад +1

      @@Userr9595 hYe faarax mijo baastooy kolay jaad qabteeen Jack kale doonta

    • @Userr9595
      @Userr9595 9 месяцев назад

      @@atika5785 buuqa yare wa qaraarsantahay xaliimo lugo qalooc oromada hakuguursadan

  • @zahradiriye6113
    @zahradiriye6113 9 месяцев назад +36

    Love it , Great Argument from the Ladies!!!
    ❤️❤️❤️ Guleysta Hablaha Somaliyedh!!!

    • @faisahuseen2674
      @faisahuseen2674 9 месяцев назад

      War cudur hadoonanina intaad khalad iska dhadhicisan, haka fakarin shahwadada taasi cudur yayey idiin soojiidin. Cadanku wadanka Marocko t tumasho ayey u tagan. War god dheer haku dhicina.

    • @Makaran68
      @Makaran68 9 месяцев назад +1

      Discount hanaloo sameeyo Ama Morocco Ayaan tagaynaa lol

    • @isra686
      @isra686 9 месяцев назад

      wllkayo alle hku zhrfo♥️

    • @isra686
      @isra686 9 месяцев назад

      ​@@Makaran68 anagu qimahayga marnapa hoos ugama dhcyno wixi khazhina hda ha baxn🖐️

    • @Thesassygirll
      @Thesassygirll 8 месяцев назад

      ​@@Makaran68Bax mcnow wadanku hanoo fududaadee😂

  • @raxmakiin6877
    @raxmakiin6877 9 месяцев назад +11

    Waar raggow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaadol😢dumarka Soomaaliyeed waa dahab

    • @Kendndnd
      @Kendndnd 8 месяцев назад

      Ajaanibta free ku guursatan raga somaliyed meher badan la idinku fahmay 😂

    • @abdiaziz6792
      @abdiaziz6792 8 месяцев назад

      Kuligood dahab maaah ilaah ba been loo shegaya hadii saa ladhaho Qeyb xun iyo wngsanba wey leeyihin Wali Saan somali ku naqaan Inta Khaldan ba ku badan dumarka somaliyed Ee iskuna arka inay saxsanyihin

  • @t.k.khatime7362
    @t.k.khatime7362 8 месяцев назад

    Alxamdu lillaah,
    Home cable TV waan u mahadinayaa waanu u bogaadinayaa barnaamijka bulshada qiimaha u leh ee ay keeneen iyo sida wanaagsan ee ay dooda u dhigeen.
    Labada willna khalad ayey isugu jiibinayaan weyna ogyihiin in doodda laga helay..

  • @knowwhatyouhold
    @knowwhatyouhold 3 месяца назад +1

    Mum spoke the truth ❤

  • @hudaismail2553
    @hudaismail2553 9 месяцев назад +5

    Yaaa u maqan ?! الله ❤
    Muxuu hayaa?! رِجَالٌ لَّا تُلْهِيهِمْ تِجَارَةٌ وَلَا بَيْعٌ عَن ذِكْرِ اللَّهِ
    Yaa wax siinaya?! إِنَّ اللهَ هُوَ الرَّزَّاقُ ذُو الْقُوَّةِ الْمَتِينُ
    Macdantaydii baan la tagnay?! وَلَا تَخَافِي وَلَا تَحْزَنِي ۖ إِنَّا رَادُّوهُ إِلَيْكِ
    قال رسول صلى الله عليه وسلم
    قد رزقت بحبها ❤
    ما أكرم النساء إلا كريم ، ولا أهانهن إلا لئيم 🥀
    فإنهن المؤنسات الغاليات❤🌹

    • @Kendndnd
      @Kendndnd 8 месяцев назад

      Jamaican idin maqan 😂😂😂

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed5842 9 месяцев назад +13

    Ninku maba xumaado kulahaa cajaaib sheiqow 😅😅😅

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 9 месяцев назад +15

    (كل فتن عند الجمل)(Kul Fitna Canda Geel) Dhibaato Dhan Waa Ragga. Waxaa Dumarka Dal Iyo Dibedba Ku Dhibey Waa Rag. Calaacal Wax Mataro .
    =Mahadsanidin=

    • @Userr9595
      @Userr9595 9 месяцев назад

      Dhibaato dhan dumarka usabab ah boqolkiiba 98%

  • @AbdinajibAhmed-qm5ip
    @AbdinajibAhmed-qm5ip 7 месяцев назад

    East and west xalimo wax ey kudanto maarag xablaxa morocco. Ila naxaris darni mooye waxanleyaxay xablaxa somaliyeg raggi xadey nigatagen kenyattiga iskadiwa mse sudaniska wamadsantizin🖐🙏

  • @abduhirabe6132
    @abduhirabe6132 8 месяцев назад +1

    Mashaa Allaah Nashaad aad & aad ayaad u waday Dooda waxaana u qeeybisay si siman ( xalaka Dumarka & Raga Soomaaliyeed waa in wax laga badalo is fahma la aanta jirto Gabadha waxaa laga rabaa in eey Qiimeeyso sayidkeeda hadalo dabacsan oo naxariis ku jirto eey keentaa ( Nin oo dhan waxuu jecelyahay ixtiraam buuxada hadii uu ka helo Gabadha Soomaaliyeed wax kasto uu haayp ayada aa iska leh 100%, Wiilka Soomaaliyeed waxaa laga rabaa sidaas oo kale in uu Gabadha xushmeeyo u dajiyo hadalado Qaboow ku dhaho, Gabadha Soomaaliyeed waxaa laga rabaa cunto macaan in eey Sayidka u sameeyso dareensiiso in uu Ayada u soo xiisa inta uu shaqada jiro yiraa dhaqso u tak Gabadhaada weey cid lootay wehlo waa arin Aad u fiican labada lamaane isku sii haaysaa marka waxaan Qoraalka ku soo xiraa in aan u mahad celiya Nashaad

  • @munadayip1502
    @munadayip1502 9 месяцев назад +9

    Qofku haduuba hadal badan yahay uu been badan yahay😂😂😂 daaci saalax waala fahmay

  • @yaxyebayle9977
    @yaxyebayle9977 9 месяцев назад +11

    Raga soomaliyeed= morroco girl ❤
    Dumarka soomaliyeed=jamica boy 😂

    • @khadarcabdi1619
      @khadarcabdi1619 9 месяцев назад +1

      Jamicanka ayaa adiga kaa qiimo badan

    • @Muktar_Farey
      @Muktar_Farey 8 месяцев назад

      ​@@khadarcabdi1619dusuntaa usheeg

    • @raashidiinabdullahi5583
      @raashidiinabdullahi5583 8 месяцев назад

      Maya walal Wilasha iyo gabdhahaba ma jiran qof ajanabi rabo lkn wa in ey radiyan qof Somali o ey isfahman

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 9 месяцев назад +7

    War habalaha somaliyeedba ka qalisan nacasaw waa hooyadi kudhashay hablaha somaliyeed hooyadaba kadhaladtay xaalsii hablaha marna waa walaalada ceebey tacal hala xiishodo

  • @hafsaabdifitah5980
    @hafsaabdifitah5980 8 месяцев назад +1

    Ragaanoo miran ayaa ku jira somalida alla hablaheenu hadal wanaagsana allaha noo xafido

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 8 месяцев назад +2

    GOOD ANSWER SAADO IYO KAWSAR QURUXAY

  • @kadra825
    @kadra825 9 месяцев назад +23

    ماشاء الله تبارك الرحمن جزاكم الله خيركم واجزاء اخواني واخواتي الكرام الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله

  • @salmaobsiiye8441
    @salmaobsiiye8441 9 месяцев назад +10

    Acuud waxy raggii garta loo dhibijiray ee ragga ahaa waxy say ay isku badaleen waxy raggan dumarka uun la tirasaayee la doodaya acuud 😢sowta raggnimadii dhimatay😢😂

    • @Haattuf
      @Haattuf 9 месяцев назад +1

      Goormaa laga tagay warkaa raggi hore dee dumar ka xishooda oo ka dambeeya oo latirsan e marwo aqalkeeda dhaqatay ahayd waxaa bedalay taadaa soo miidhan oo gumays ah oo fiid meera oo gurigaaga fadhi loo taagi waayay oo caruutaada hayso. Tan ilakaha huurada ah le oo miidhan bay u badan yihiin eed butida moodo. Waxaabay ku faanaysaa maxkamaad baan tagoo waan iska furay oo laba Sano ayuu dacweenayoo lay baryaay waataa dee markay maqashay ragii baa maroco tagaya bilig soo tidhi oo halkan ka nacnac le warkii hore wuu soo dhamaaday markaa dhuusada xejiya San gadhuudhi baan keenaynaa bay tidhi futo xun anagaabad maxkamad Naga dacwaynasee intuu shan bilaash iyo qudbo sireed kaaga dhalo ayaa baroortaada iyo duufkaaga shaashadaha laga daawan.

  • @myusuf951
    @myusuf951 9 месяцев назад +6

    Gabdhahayaga allaha noodaayo I love Xaliimo yariisey for my life

  • @salehjama1269
    @salehjama1269 8 месяцев назад +2

    Saalaxow hablaha somaliyeed ma aha alaab ama gaari warranti leh ,(ee waa human being ee hadanahay raga somaliyeed waan Ku ceebowney hablaheena somaliyeed ee allow hadaanahay raga somali na fahansii xaqa hablaheena

  • @hodohassan3112
    @hodohassan3112 8 месяцев назад +3

    Dad nimankan jawaab saxa siiya majoogan goobta 😢

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 9 месяцев назад +15

    Dumarooow idinku Rabbigiin aamina oo is xijaaba idinkaaa guulaysan doona

    • @cumarmaxamed4340
      @cumarmaxamed4340 9 месяцев назад +1

      Kaasudaacimaaha

    • @cumarmaxamed4340
      @cumarmaxamed4340 9 месяцев назад

      Waryaakatagay beenta joojiya dumarka soomaali kadaaya cayda

    • @cumarmaxamed4340
      @cumarmaxamed4340 9 месяцев назад

      Warkuwanu dumar aykumaystaan bayraabaan helimaysaan

    • @cumarmaxamed4340
      @cumarmaxamed4340 9 месяцев назад

      War way arkidoonaa waxa kudhaca kuwa marookatagay

    • @cumarmaxamed4340
      @cumarmaxamed4340 9 месяцев назад

      Waxba maaha kuwamarookatay waadhawr ruufiyaana ragiiraga ahaa way joogaan

  • @abdidhamal8835
    @abdidhamal8835 9 месяцев назад +5

    Msnsho Alla ilahay dumarka soomaliyed ilahay hanoo daaayo waa dun xaariira ❤❤❤

  • @MamoNas-d8j
    @MamoNas-d8j 9 месяцев назад +35

    اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @fs292
    @fs292 8 месяцев назад

    Ta morokaanka ahi ma guaraantii iyo warranty ma leedahay?

  • @nasracllaahi4203
    @nasracllaahi4203 9 месяцев назад +15

    War qofkan weyne bila caqliga e bila ixtiramka muxu ahaa e la leyahy wa daci😢😂😂

    • @Userr9595
      @Userr9595 9 месяцев назад +1

      Xaliimoyinka wan ka tashanay buuqa yareeeya ee shaqadiina raacda wabilahi towfiiq

    • @XamdaMaxamed-sw4os
      @XamdaMaxamed-sw4os 9 месяцев назад

      ​@@Userr9595mydinkaa Naga tashaday mise waanu idinnn ciilnay

    • @nasracllaahi4203
      @nasracllaahi4203 9 месяцев назад

      Aday ku tala wixi folxumada u dhimanayey ee aan shilin haysani ha tashtan l don't care ducanu idinku darayna🤔🤫​@@Userr9595

  • @maareeye1344
    @maareeye1344 9 месяцев назад +7

    Hooyadii dhashay labadan nin iyo gabdhaha ehelka u ah ayaan sorry leeyahay, wiil cumaamadda xidhan waa mudakar sharaf leh ,labada wiil keliya inay ka xanaajiyaan gabdhaha ayey u yimaadeen,

    • @MutoAsli
      @MutoAsli 8 месяцев назад

      Ragi wngzanaa. Adaa kasoo hadhy❤

    • @maareeye1344
      @maareeye1344 8 месяцев назад

      Mar haddaanan nimankaas hor joogin waxba ma qaban waxa ay yihiin nabar aan ka hadhin weligood baan ku shaabadayn lahaa

    • @MutoAsli
      @MutoAsli 8 месяцев назад

      @@maareeye1344 thanks so match 🥰

  • @zainabnour5353
    @zainabnour5353 9 месяцев назад +5

    This was a barren discussion, the somali men failed, their government failed their families failed in every aspect in life despite all that somali women stepped up and took care of them and took them in and still they manage to have the audacity to leave and go somewhere else!!!!!!!!

    • @TiiriTaaara-jt2et
      @TiiriTaaara-jt2et 8 месяцев назад

      Haye aabaha iyo walaalaha ayad noosheektay iney failed yihiin naag walba waxa ay aabahed iyo walalked ka arakta iyo adeeraded abtiyaalked ayey umada dhan u heysata iney wada yihiin iam sorry 😂

  • @ألمجهولة-ث7ب
    @ألمجهولة-ث7ب 4 месяца назад +1

    Waryaa rag matihin ee isla xishooda aniguna tigidhka waan nii soo jarayaa

    • @AmuuukAmuuk
      @AmuuukAmuuk 2 месяца назад

      Waxay so arkana yaynay waxba naag siin 😼

  • @TabuAhmed-m2o
    @TabuAhmed-m2o 8 месяцев назад +1

    War maxay kahadlayaan nimankaan.
    I guess umadwaliba dad qariban lagama waayo. Hadaan tayda kahadlo, waxaan ahay wiil Soomaaliyeed ku koray kuna nool qurbaha. Naag aan Soomaali aheen umaba arko inay naag tahay, iska dhaaf inaan guursadee. The best god's gift we have are our girls. Our girls are our treasure. I won't swap one for 1000 other women. Alhamdulilaah.

  • @khadramohamed7688
    @khadramohamed7688 9 месяцев назад +39

    This was a great debate but lucked female representation. The two male narcissist won the debate because they brought a me me me me response . Not once did the two male on stage mentioned how to be kind, respectful, loving, romantic, caring , friendly and most of all a dad to his Somali family . The simple summary of how the debate ended was “ Somali women need to be submissive or else …….” This was comedy!!!

    • @maareeye1344
      @maareeye1344 9 месяцев назад

      Great

    • @maslahomar5741
      @maslahomar5741 9 месяцев назад

      Simply the action of these young girls showed u why the men are going elsewhere. The temper of this generations somali girls is really bad which results of them having masculine traits and no man wants masculine traits in his wife. All that we r asking is for them to be feminine nothing else.

    • @ugaasoskitchen2797
      @ugaasoskitchen2797 9 месяцев назад +1

      I agree

    • @enddaoccupation
      @enddaoccupation 8 месяцев назад

      Be good, muslimah. Be submissive. Be feminine.

    • @Mofifty31
      @Mofifty31 8 месяцев назад +1

      Personal attacks are the first signs of defeat in debate