FARXIYA FISKA OO TAAGEERO U MUUJISAY MARIYA DHIBLEY.. MUDAHARADKA FRANCE KALA QAYB GALI DOONTO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 янв 2025

Комментарии • 8

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 5 дней назад +3

    Ilaahay ha u soo sahlo wiilkeeda.

  • @Fotballmo
    @Fotballmo 5 дней назад +3

    Farxiyo waa gabar qalbi ficaan ❤

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 5 дней назад

    Allaah ilmahaaga yar hakuu soo cesho gacanta gaaladana Allaah hakaaga soo fur furo Dawlada Norway Allaah baa ka awood wayn

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 5 дней назад +3

    farxiyo fiska wllahi wnkula 😢ooyey😢illhey haku barakeyo addun iyo aaqiro farxiyo😢cadowgagana rabi haqabto mcney gabadhana illhey wiilkeda degdeg hakisiyo😢walaciley gabadhan caasi ayey kadhigen😢lkn xlyto ayey hooyaded kentay runtana cadeysey baariyad weye dhahday ee illhey hacawiyo😢dadka xunxun ma,oga miyaa xisaab aaqiro in u jiro😢allhu akbar ogow abayo qof adkakoreyso oo an kugarikareynbaa ku caaya oo horumarkaga neceb balo ayey kaqadayan hooyo wiilkeda gl kanoqday weysan radineyso😢ayey qalbiga kadilayan waa dadxun yrbbii

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 5 дней назад +1

    Allah haku sooceliyo ameeen ya rabi badabadi inanka yar gaalo xooogku haysto diintiisa u badbadi

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 4 дня назад

    Ilaahay wiilkaaga hakuusoo celiyo ❤ allahuma aamiin ❤❤❤❤❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 5 дней назад

    Waa. Ducaanay. Gabadha. Ilahaay. Husoo. Ceesho. Wiilkeeda. Isha. Allh. Waanu. Kuula. Ooyaanay. Isha. Allh. Waada. Faarx. Maar. Dhoowa. We. Love. You. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉. From. Buraco. Waar. Gabadha. Yar. Isaka. Daay. Oo. U. Duceeya

  • @habeebasomali409
    @habeebasomali409 4 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤