Habargidir balaayo weeye intaa lacag ayey ku raadinayaan gabadhaa dhimatay maalin teedii ka kaca qoryaha soo gurta waa wareey habar gidireey muriyaaneey kasoooo kacaaay dagaal aan galaynaaa iimaanka isku dara been iyo dacaayad iyo dab aad shidaan laga dharag suxaan allah
Subxaanallah gabadha inuu dhaqtarka uu qalo waa loo saxiixay hadaysan xanuunsaneen maxay qaiinka u saxiixeen😎maxay ahayd sababta ay dhaqtarka u tagtay haday caafimaad qabtay oo qaliinka u ogolaatay 😎yaan la danbaabin dhaqtar ma dilin waqtigeedii ayaa dhamaaday hada ka horba qaliin ay isku caataynayso ayay isku sameysay mana aysan u dhiman hadana waqtigeedii ayaa dhamaaday sababta ay qaliinka u dalbatayna ninkeeda ayaa garanaya Alllah ha u naxariisto.
qofka hadu is qaalo qaaliinka wa a geeri iyo nolal dhexdeeda isagauan ma diline teeda dhaamtay marka horeba qofaka wa lag asaxeexa qaliinka inu ku dhiman karo marka hg ma w doctorka ayay a degalamayan yaab waxas ha ku hseekay gabadhan ilahay ha u naxariisto
GABADHA HADDEY XANUNKI LOO QALAY, HADDU HEYNIN XANUNKAS, MAXA LOO SAXIIXAY QALNIINKA, WAAYO MARXUMADDA XANUUNKI LO QALAYAY AYA HEYSAY, MAXA LOO SAXIIXAY.
Ceeb iyo fadeexo waaye waxaas ee duuga gabadha qabil wuu ka haray hada qoftu markee nooleed bey eheed habar gidir laakin hada waa meeydh qabil malaha ee joojiya muranka ee si dhaqsi u duuga.
Qof So kor qaba lama qalo teediina waa dhammaatey ee haku danbaabina sabab baa looga dhigay rakhtarka waxa laga rabay inuu dhaho qof sonkorow leh ma qali kari balse waxa laga yaabaa inuu lacagta is jeclaysiiyey
Turki dhaqaatiira laha labo bilood ka hor waxa la sheegay 100dhaqar lagu xoray oo aanba dhaqaayiir weligood noqon marka ninkaas ha la qabto inuu xata kelyaha kala bayxay ha qabto ninkaas shahadafoisana ha la eego
subxanallah war hahalagmina ee qadarta alle aamina oo uduceya gabadha 🤲🤲😭😭😭😭😭🙏
Yaahuu shaydaan turki wax ma dilee teedii baa gashay😢😢😢😢
Habargidir balaayo weeye intaa lacag ayey ku raadinayaan gabadhaa dhimatay maalin teedii ka kaca qoryaha soo gurta waa wareey habar gidireey muriyaaneey kasoooo kacaaay dagaal aan galaynaaa iimaanka isku dara been iyo dacaayad iyo dab aad shidaan laga dharag suxaan allah
Subxanalah.rer.kah.habargidir
Shar.jacalah.walah.malin.anmatah
Ahen.bad.kashalayih.dontan.
Hadaladan.matah.adkuh.hadleysan.habargidireey
Yaa Alllaaaaaaaaaaah unaxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭
Gabadha wadkeedi baagaley alloow unaxariiso wax aan xag alle ka iimaanin madhaco ee ilaahey kabaqa😢😢😢
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Scw Scw Scw ❤
Subxannallah. Gabadhan waqtigedii baa dhamadey .
Ilaah Haunaxariisto Walashey Farhiyo Abdi
Waqtigeeda ayaa galay subxaanalaah
War ilahey ka cabso marxumada iska dhaaf xaqul aadami hagalin ilahey baa inanta ooFsaday😢
Subxaanallah gabadha inuu dhaqtarka uu qalo waa loo saxiixay hadaysan xanuunsaneen maxay qaiinka u saxiixeen😎maxay ahayd sababta ay dhaqtarka u tagtay haday caafimaad qabtay oo qaliinka u ogolaatay 😎yaan la danbaabin dhaqtar ma dilin waqtigeedii ayaa dhamaaday hada ka horba qaliin ay isku caataynayso ayay isku sameysay mana aysan u dhiman hadana waqtigeedii ayaa dhamaaday sababta ay qaliinka u dalbatayna ninkeeda ayaa garanaya Alllah ha u naxariisto.
Alaha unaxariisto
qofka hadu is qaalo qaaliinka wa a geeri iyo nolal dhexdeeda isagauan ma diline teeda dhaamtay marka horeba qofaka wa lag asaxeexa qaliinka inu ku dhiman karo marka hg ma w doctorka ayay a degalamayan yaab waxas ha ku hseekay gabadhan ilahay ha u naxariisto
Lacag jeceel 😂😂😂😂😂
Beenlow.habargidiir.been.haka.sheegin.luqadaan.habargidir.matihi
Inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin
Gawada waxey shegte in ey sokor qabto why aa loqale 😢😢 qof sokorqaba qalin lagumadadajiyo Allah haunaxaristo gawadas 😢😢
GABADHA HADDEY XANUNKI LOO QALAY, HADDU HEYNIN XANUNKAS, MAXA LOO SAXIIXAY QALNIINKA, WAAYO MARXUMADDA XANUUNKI LO QALAYAY AYA HEYSAY, MAXA LOO SAXIIXAY.
Subxan.allah😢😢😢😢😢😢😢
Subxan Allah alee ha unaxaristo
HBG. Sanumahadasho ..e allaha kabaq....
Alle ha u naxariisto yaa rabbi
Subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah allow umdaada xaqa tus soomaali masudanaa udanbaysay ilahay baa oofsaday ee umda haku danbaabinina
Gabadhaas ilbaaheshay, Subxaanka ilaahow inaxariiso miskiin
Somali Waxaan Oodhan Waxaa Ugeeyay Aqoon la’aan . War Umadda Waxwalba oo Quality Weyhelilahaayeen Haddii Nabad ayjirto. Dowlada Dalkan Xataa Xal Umahelikarto. Waayo Dalkan 2000 Sano oo Fahan ah Ayuu Ubaahanyahay.
Beenloow Allah waydiiso irsaaqad kale subxanallah
Subxanallah benta jojii
AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN
Waa sahal takhatiir somali oo qaliin baa cadaynkara waa in dibloofiiriyaa qaliinka lugu sameeyay
Maxey u gashey qaliin hadey xanunsanen qof xanunsan un baa qaliin Amar illahy ayey ku dumatey
Allow unaxariiso
Wa qorta ka qalay 😢😢😮😮 uduqan no so qabta😢😢² awoowgi wase
subhanalhh
Turgiga ha laga eryo Soomaalia way ku barbartaan Waxaan nahay qoyn jabay.
Ceeb iyo fadeexo waaye waxaas ee duuga gabadha qabil wuu ka haray hada qoftu markee nooleed bey eheed habar gidir laakin hada waa meeydh qabil malaha ee joojiya muranka ee si dhaqsi u duuga.
Quraan saar miyaa loo geeyeyey isbitaalka. Qalliinaa meesha loo geeyeyey waana la saxiixay teedaana soo dhammaatay Walaaloow looma dhamma maxeey tahay
Amiin yarabi
Qadarka aamina
Xagu ka qalay 😢😢😮😮
😭😭😭🤲🤲
Qof So kor qaba lama qalo teediina waa dhammaatey ee haku danbaabina sabab baa looga dhigay rakhtarka waxa laga rabay inuu dhaho qof sonkorow leh ma qali kari balse waxa laga yaabaa inuu lacagta is jeclaysiiyey
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢😢😢
NAHAAB MUJRIM BEENTA JOOJI HG AFLAGAADADA KA JOOJI
Qof caadiya muxuu cisbtaal kadoonayaa ar kuwaanaa yaab
SOUBHANALLAH ALLAH ALLAH HOU NARISTO JANNATAL FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH
Qurux in ladoonto. Waxaa Kafiican in Dabiici lagunoolaado oo la iska dhaafo In Lootago Cidwalba oo Sooshaqa tagtay!
Haaa wlhi 😢😢 daqtarka wa ibniadam 😢 qalada dicikara
😭😭😭😭😭😭😭😭
Gabadha ha la fiiriyo kelyaheeda iyo beerkeeda ha baro ganadha ninkana ha la qabto
😢
Taqatirtan ajnabiga oo kuso qulqulya somalia aqoontoda ya yaqan lacag bu kasameysan
Beenlow yad tahey e qabilka ad shegtey ma jirte alle ka cabso
Mooriyaan beesaa usoo caraftay.
Kkkkkkkkk😂😂😂benta😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxaad ogtahay malehee naga aamuus
Waa fidno bilawged so somali ma ahin
😢😢😢😢Wan runta😢😢😢😢😢😢
War isku xishooda oo jojiya ii man la anta .
Reer cadeyste alla hadin so hanuuniyo aa miin
Ninka turkigaa dilay halo dilo
Soo ayaga ma saxiixin in laqalo gabadha?
😂😂😂😂
Turki dhaqaatiira laha labo bilood ka hor waxa la sheegay 100dhaqar lagu xoray oo aanba dhaqaayiir weligood noqon marka ninkaas ha la qabto inuu xata kelyaha kala bayxay ha qabto ninkaas shahadafoisana ha la eego
Dhaqaatiirta qaar gabdhaha markay kufsadaan ayey qaarjiyaa
Somalidana wa iska rer baadiyo oo aqligoda dhana wayfahmeen ajaanibta oo malinkasta aya dadka sasloodilaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Dameer aan in yar oo bani aadinima ku jirin ayaad tahay ka har mowda siday u dhimatay iyo si ku xun ilaah waa kuu dilikaraa
Ale kacabsada 2:39
Marka golka galitanka la geeyey dee maxaa laga galayey mrxuumada warka si fiican u sharax walaalo
L
Been loow meeytadii miyaad waxkaradisey
Ayaadu so ma so aadin muxu ninku ka sameeyey ayaada raadsatay war iska amus ayaada daawo u so aaday waqtigeda dhamaday
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
bastar cuqdadeysan aa tahay oo beenaale ah hooyadaa maakuu sheegtay nacalad yahee
Allah kacaabsoo ninkaan caabsan ikaadaa 😂😂
Ilaahay ka baqa waqtigii ayaa dhamaaday
Wax ku cirbad suna ku diran fadlan ka labaron
Hadii sonkor qabtey why loo qaley qof sonkor qabo lamaqalo.
ruclips.net/video/XFQrioXeGIU/видео.htmlsi=6MijGO1QPwh_mT9J