NIMCO DAREEN FEAT BY LUUL JAYLAANI 2013 MACAANOW OFFICIAL VIDEO DIRECTED BY (STUDIO LIIBAAN)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 дек 2024

Комментарии • 665

  • @zamiir-qt5dj
    @zamiir-qt5dj 7 лет назад +317

    waxan kula talin lahaa fananinta heesaha ka xada fananinta kale iney ku daydaan nimco dareen bal eeg say u sharafty mama luuul iyado ag joogta ayey heestedi qadaysa mamaduna ku farax santahy waliba iyado qadarinaysa intaaz kadib salamulah akhiyaarta sulka dheerna ha ila dhaafin libaaax ama libaaaxada 🙌🙌🙌🙌

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 7 лет назад +1

      3512301371 zamiir kkkkkk imisa ayay hees xaday fanaaniinta kale wayba copyeyan ee tani way shegata kkkkkk ee luul jeylaani way kulmeen nasiib weeye

    • @abdulmohamud4673
      @abdulmohamud4673 7 лет назад

      3512301371 zamiir nin WeYn WALAAAlkEY

    • @abdulahmed9816
      @abdulahmed9816 6 лет назад

      3512301371 zamiir mayna xadin a waaa ku waa wadajoog

    • @abdulahmed9816
      @abdulahmed9816 6 лет назад

      Waa sax illaaa sharci joojiya lahello iyo Dawlad adag dadku ma fahan sana xadniinku waxa uu yahay a alla fahan siiiyo!!!!’

    • @ifrahosmandini6319
      @ifrahosmandini6319 6 лет назад

      😂😂malabloow ii maciin

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 4 года назад +67

    14 February 2020 malinta jacelka daawanoya hesta hda iga dambeyso wll like labisan dhash kusiiYa✌❤

  • @Naji_moha
    @Naji_moha 4 года назад +55

    2020 anyone? Liketa iisaar haddad ila joogto
    Hees qiimahiida leh

  • @cadeymuu7
    @cadeymuu7 5 лет назад +142

    Anyone 2019???????
    Hada jogtid like isar 🤓😂❤️😩

  • @mohamedhamake7
    @mohamedhamake7 5 лет назад +23

    hees reer xmr ah oo an kahelo ama dhagaysto num 1 weyan love from Hargeisa ❤👏

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 3 года назад +1

      Luul jaylaani riyadee rumeee taasa u jeclahy anig😭😭

  • @mowlidfarah9546
    @mowlidfarah9546 5 лет назад +72

    2020/01/10 yaa ila socda 😆❤️like for me asxaabey murugtada i heyse ee like sii 😂😂🤭

  • @wiilsomaliyed
    @wiilsomaliyed 11 лет назад +22

    Nimco Dareen Runti maantay waaa Heshay Shahaadada Fanka Banaadiriga Luul Jeelani ayaana gu doonsiisay HEES MACAAN COD MACAAN MIRO WACAN intaba NIMCO WEL DONE

  • @Abdullahgii
    @Abdullahgii 2 года назад +12

    Heestaan 50mar kabadan dhegeeystay caawo kaliya😂😂 Wlhi Casha kukarsaday😁. Bariiska waa ikaray suugada dabka iisaaran hadda😂😂.
    Hees waa hesihi hore😙.
    20/03/2022. Yusuf Paşa, Isatanbul/Turki.

    • @goryanaigukacsan3343
      @goryanaigukacsan3343 Год назад +1

      Waa Ku qurecanoya, qurecdi meel iga martay ma garanayo lkn huura daremooya

    • @mohamadnorelmi2426
      @mohamadnorelmi2426 Год назад

      😂😂😂😂😂 maanta ilaa shaqada kaso baxayey iyada ayaa e shidan

    • @Abdullahgii
      @Abdullahgii Год назад

      @@mohamadnorelmi2426 😁😁 Aad iyo aad.

  • @sahraxasan3672
    @sahraxasan3672 8 лет назад +105

    Ani rerborama ahay hadana maka xiso dhaco hestan iyo codka Nimco qurux ......

    • @araleisak4048
      @araleisak4048 8 лет назад +1

      sahra Xasan reer boorame waaba la rabaaye abaayo see laguu helaa

    • @unitedyouthsoccerteam5433
      @unitedyouthsoccerteam5433 5 лет назад +2

      Ana gabar reer borama aan kahelay waa hablo wacan ee aloow aan soo firiyaa borama.

    • @naasirabdi4044
      @naasirabdi4044 5 лет назад +1

      Heestan luul jeylani Aya leh oo agtagan nimco iyadana kucod qurxoon qoftan nimcan in ay udhibto maheyn

    • @omarelaidarus662
      @omarelaidarus662 4 года назад

      Yes sex

  • @sahraabdureshid-ox6vh
    @sahraabdureshid-ox6vh День назад +1

    3 sano ano Jiro dhagesan Jire hestan Wlhi mntana dhalshdey wye 29 December 17 sano Jira 😭💕💕💕💕💕💕🫶🏻

  • @cawaalefarax
    @cawaalefarax 8 лет назад +21

    Mama luul jeylani you are legend and nima dareen singing your song Fara dheer is loving banadir I culture uuf so sweet. 😍😍😍😍

  • @AnarkaDG
    @AnarkaDG 3 года назад +21

    This has been one my fav songs, even though I prefer the classic version, this lady right here did an amazing job. I didn’t even know a remake existed until today, this going straight to my playlist🔥🔥🔥

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 2 года назад +10

    Kama daalo heestan dhegeysigeeda.
    Nimco Dareen 2010's chilhood memories😪👏

    • @HaniIsmail-ur3bg
      @HaniIsmail-ur3bg Год назад

      Isku miida nahay Mar walbo waanso radiiya 😢😢😢

  • @abdulahialihasan9642
    @abdulahialihasan9642 4 года назад +5

    Minaaan Maalinto waaye muuqaagiye
    Mashaqaan galaye Miirna maa haastiyee
    Malablow Ii maciin
    Page 2😘✌🏻

  • @ayismail1
    @ayismail1 10 лет назад +7

    Mashallah Nimco Darren, gob baad tahay. Luul Jeylani hesteda sidad u Xaq dhowrtay aya sharaf kugu filan. Cod cajibna Allah kusiyay. Cimri dheer ayan Allah kaga baryaya.

  • @fanaan18
    @fanaan18 6 лет назад +5

    Big respect legend luul jaylani iyo nimco dareenba heestaan ilaa yaraantaydii bn jeclaa musikeeda

  • @masthibella9892
    @masthibella9892 5 лет назад +3

    Thats My Mama everybody Lulu Jeylaani😚😚😚😚😚😚😚😚😚😊😊😊😊😊
    Ft the One and only Nimco dareen
    Soomaliyeey Istaagera isna Jeclaada ✌

  • @mohamedhaj9130
    @mohamedhaj9130 10 лет назад +12

    Wey dadaashay hadeeybo qiimeeysay qoftii laheyd heesta hadane eeyba is ag joogaan ma ahan dadka qaar oo aan la ogeeyn ayagoo iska heesaya amar la'aan qof heeskiisa nimco dareen waa qof istaahisha fanka

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 Месяц назад +2

    heestaydi ahaaaa❤❤❤❤❤

  • @AhmedMohamed-yw9sp
    @AhmedMohamed-yw9sp 3 года назад +3

    Somalia waaa walalaalo qabyalada diid qalinka qaado one love all Somalian

  • @yusefabdullahi1567
    @yusefabdullahi1567 4 года назад +6

    Nimco D done a good job to cover this classic song from Luul J & I have to say she looks gorgeous on dirac👌👍👏

  • @AwooweSomali
    @AwooweSomali 11 лет назад +6

    Fantastic!
    One great thing about this song is not only that Dareen performed it well but also the fact that she had the permission AND having the legendary Mama Lula with her in the clip.
    Fanaaniinta cusub waxaa looga baahan yahay in ay at least ixtiraamaan oo ay waydiistaan fasax generation-kii ha horeeyay oo heesaha original-ka lahaa. We lost many things due to the civil-war, let's not lose our art music with it.
    PS: This is one my all time favorite Luul Jeylaani songs.
    Thanks Liibaan Jama

  • @waqfaliman
    @waqfaliman 10 лет назад +48

    LAHJADA WAA LOO DHASHAA ,, DAREEN WEY DADAASHAY LAKIN LUUL MA GAARIN

    • @omaamir1444
      @omaamir1444 7 лет назад +6

      Abdurahman Abanur sax mar iyo laba hadey ku celiso wali ma keeni karto mama luul jeylani heesaha kale waa la iska qaadi karaa laakiin heesahan banaadiriga waxey leeyihiin qaab jiliin u qaas ah ixtraamka maamada weyn ixtraamtey horted heested ku qaadey

    • @nabilacali9352
      @nabilacali9352 7 лет назад +1

      Aziizoo Abdalla haaa waa ayi ixtiraamtay anigaba intas ayan ka helay aww

    • @mohammedrafikingsahaablove9882
      @mohammedrafikingsahaablove9882 4 года назад

      Warunta remudug bandiri maqadikro

  • @mohamedidiris9520
    @mohamedidiris9520 5 лет назад +17

    Still i watch 2019, you are attractive and my favourite person nimco i love much huno

  • @abdiikow9790
    @abdiikow9790 8 лет назад +13

    Legendry one and only Nimco Dareen:D lulaaa in house also wonderful, her voice perfect with this song, X Banadir.. luv it alot long live Nimco your Queen of all...

  • @mohosman4089
    @mohosman4089 8 лет назад +2

    Coaching the youngster is the most rewarding thing. As one who have born in Galkacyo and have been raised in Mogdisho, I'm teling you Luul, you have done a good job.

  • @thegalabs
    @thegalabs 6 лет назад +4

    Two beautiful people in one video... I Love mama luul jaylani, her spirit, hype and personality is soo on point. and to my crush nimco qurux, love u always bobo.

  • @chouhoudkheyr4810
    @chouhoudkheyr4810 7 лет назад +10

    I don't know why i'm in love with this talented artist !!

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 3 года назад +1

    Yaa wali dawanayo hestn kama daalo mashallha xafidullha mama luul jelani adn nimco daren

  • @islaawyare3443
    @islaawyare3443 11 лет назад +1

    waaaaaaaaaw nimco dareen caadi mahid aad ayaana uga baxsatay mama luul inad adiga uga macan tahay ayaba lamoda ....ii noolaaw masha ALLAAH

  • @bahjom658
    @bahjom658 Год назад +1

    Macaanow
    Maanta maxaa ku daari ii macnee
    Murugtaa ku hayso, meel aan lahayn
    meel aan lahaynaa imashaakileesiyee
    Masuul iga qaad
    imaaweelihee
    Murugtaada iheesee
    makaa maarmiyee
    Minaan Maalintoo waayo muuqaagee
    Mashaqaan galayee miirna mahaystiyee
    Miirna mahaystiyee malabloo iimaciin
    Masuul iga qaad
    imaaweelihee
    Murugtaada iheesee
    makaa maarmiyee

  • @fuadahmed8055
    @fuadahmed8055 10 лет назад

    waa hees mcn runtii nimca wad kabax satey islamarkaasa waxaad ilaalisey xaquuqda heeska luul jeylaani aya dhinacaga mmuqata waxaan rajeynaya fanaan badan iney kaga dayan doonto baratakoolka fanku uleyahey in la ilaayo lagu sharurfo qofkilaha ogalansho ina lagahelo like u do congarts

  • @Awlio1
    @Awlio1 11 лет назад +2

    Fanaaniitii hore waxaa fiicnaan laheed iney LUUL JEYLANI ku daysadaan
    oo dhiiri galin usoo garab istaagtay NIMCO DAREEN
    BRAVO LUULA still am love u'r voice
    and Thanks nimco dareen and camera shoters/etidorts

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama5783 5 лет назад +1

    Oh 😨 heestani waa heesta kaliya ee aan heesaha ree xamar ka ugu jeclhy❤️ wlhi nimco Darren barteeday dhigtay wlhi❤️❤️❤️ ma shaqaan galayee midna midna ma haystee😥 mawlow ii miciin🙏💔💔💔

  • @muniirshukrigeedi5572
    @muniirshukrigeedi5572 5 лет назад +31

    2019 ka yaa dawanaya kaalay anaa og lagama dhamaan kare like igu qabo taangis waa muniire ❤🤣👍

  • @doobkahargaysa4666
    @doobkahargaysa4666 11 лет назад +1

    liiban jama u r the best somali director and producer...nimco dareen waad ka baxsatay heesta xamarawiga mama luul jaylaani macalimad wanagsan waaye

  • @malmo4235
    @malmo4235 11 лет назад +2

    Woooow masha allah nmco dareen fanaanadeena qaaliga ah yo mamo luul jaylaani.. massive respect walahi nimco macaanto walahi sa u keentay waa iga yaabiseey mama dii xitaa weey yaateey .. cod action labis cayar wanagsan woow what more can i say walahi... libaan the camera man u always rock i like ur vedeo massive respect you too

  • @bos5233
    @bos5233 8 лет назад +7

    مشاء الله . جيبتيها . ولا و عرفتي تغني حمري أو نادر.. حلو مرررررررررره .بتوفيق انشاء الله

  • @asadmaamow4725
    @asadmaamow4725 7 лет назад +2

    www maamo luul jey laani ilove you ad ayaaan uxiisiyaa hesahaaga iyo kiler iyo faadumo qaasin inta kale oo howada waabari dhamntiina waan idin jclahay mana idin ilowaayi hada wax kale ma dhageeso oo heesahaan xamriga aheeen kuwa kale ma igu soconaayaan mel ay usocdaan iyo meel kale mala kal yaqaano

  • @muscadde
    @muscadde 11 лет назад

    waaaaaw ma is dhaheen nimco dareen aa maama luula heesteeda soo dhaweey karto laakiin waa ka baxsatay abaayadiis
    I wasn't ur fan before but now you're my queen ,love it and can't get enough
    aqyaareey waa helnay maama luula badalkeed waxaan kaloo u faraxsanahay ruqsadda aa ka qaadatay maamada thank u nimco quruxeey waxaan kuu qiray inaa provisional singer tahay oo lahjad soomaaliyeed oo ku celin karto aysan jirin xxx

  • @iqracarfaaye9544
    @iqracarfaaye9544 11 месяцев назад +2

    I love this song 🎵 ❤

  • @beyxaanihaykal153
    @beyxaanihaykal153 11 лет назад +6

  • @maxamedismail2503
    @maxamedismail2503 11 лет назад +3

    XAADA I KACDAY ANAA ISU MALEENAAYEY INEE II HEESEESO DAREEN, NICE SONG.AND NICE VOICE. I LOVE IT.

  • @bilaal712
    @bilaal712 4 месяца назад

    Waa malin jumca ah tarikhadana 16/8/2024 sacadu waa 3.22daqiqo pm wll hal mar siwada jir ah aan ku salino xabiib keena scw scw scw scw

  • @ikraanelmi5887
    @ikraanelmi5887 3 года назад +1

    Ilahey ha uu naxaristo mamo luul jelani 😭😭😭 Waa bil Ramadan alle janadi farsowsa Allah ka warabiyo amin yaa rabi😭😭😭

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 8 лет назад +13

    I f**ng lv this song, it's music and her voice!! I listen to it whenever i wake up😊😊😊😊

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +2

      Guled Abdo
      kinG inkastoodan
      melanad jogin horay uu wayay
      slmaaa😁😁😁☜☜

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 7 лет назад +4

      Ibraahim Shakul Yare Adigaba sooo meelaha aan joogay ma dhoobneyn? Haha

    • @dahabizizy
      @dahabizizy 7 лет назад

      2diiina kax an iniga tagnhy😂😂😂😂

  • @princes2563
    @princes2563 9 лет назад

    masha allah nimco dareen maamadayna luul jaylaani sida ay ugu faraxsantahay heestaan soocusboneysiinteeda ayaan uugu faraxnay all soomaali noolaw nimco

  • @faizamusa4580
    @faizamusa4580 5 лет назад +1

    I love to look back in my life
    Runtii really waxaan xasuuso horee xafdii bexaan jardine ku yala
    Baan ku hesi jirya somaliya crying

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 лет назад +2

    markaad soo qadayso fanan ka la heesihisa hadi anad waxba u qaban krin waa inaad xusta oo aad qadirsa sida nimca dareen ay u sharaftay lul jaylani

  • @LiibaanJama
    @LiibaanJama  11 лет назад +15

    DeeyooDOYcom Thank You Bro

    • @usmanovali4678
      @usmanovali4678 8 лет назад

      wwwwww Masha Allaha

    • @baashaalowofficialpage555
      @baashaalowofficialpage555 4 года назад

      @@usmanovali4678 zzzzzzzzźzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz zzzzzzzzzzzzzzzzzz zzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzźzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz zzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzźzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz

    • @baashaalowofficialpage555
      @baashaalowofficialpage555 4 года назад

      Zwbzzzzzzzzkzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz

    • @baashaalowofficialpage555
      @baashaalowofficialpage555 4 года назад

      B "

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda
    @Zakariaxaajijanikedajanikeda 11 лет назад +6

    no no no no nimco dareen heestan ma aadan keenin wali coz sida aad u qadayso maaha sida rer xamarka wali luqadaada way adagtahy is jilci sifiican

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 3 месяца назад

    Heestaan 100 ayaan dhageysty wali waan sii rabaa nice voice

  • @naziiptacashaqa2315
    @naziiptacashaqa2315 7 лет назад

    Jimco dareen wlhy waa iska jclhy 😘😘waxasaa kaa qadarin ah iyo Sharaf Ku jcliyaa my abyo allow Ku daa❤️❤️

  • @gaasi67
    @gaasi67 11 лет назад

    Esh calaa hees! Fanaaniinta ku dayada Nimco Dareen. Ruqsad ay ka qaadatay Luul Jeylaani "LUULA" saasaa la rabaa!!!

  • @ahmed-nourhassanahmed7456
    @ahmed-nourhassanahmed7456 11 лет назад +7

    masuuli iqadeey imaa weeli ,nice song nimco

  • @Skysomalitv
    @Skysomalitv 6 лет назад +6

    Wan ugu habalyaynaya nimco daren siday mam luul ugu xustay waaaaaaawo

  • @tayasiirxasan7882
    @tayasiirxasan7882 11 лет назад

    woow masuul kay qaade,waa erayo macan wayo waxa ku luuqayansaa nimco dareen
    anigo tayasiir waxan leyahay alle codka aakuu sayido

  • @maznaabukar6717
    @maznaabukar6717 8 лет назад +108

    Mamo luul is a legend we love u 😘

  • @jafarabdifarah5349
    @jafarabdifarah5349 8 лет назад +1

    heestan xili ayee leedahay luul cali hees an waxdareemo markii andhageesanaayo

  • @qalinlecadde.5543
    @qalinlecadde.5543 11 лет назад

    Wooooow nimca dareen waad kabaxsatay siwanaagsan ayaad ugu luuqeysay inaba caadi maaha heestan aad ayaan ula dhacay codkaada macaan maama luul jeylaani iyana waa mahadsan tahay waana fanaanad aad uqaaliya ruqsad fiican ayey kusiisay maama luul mahadsanidiin.

  • @MUHAMMADALIIBRAAHIM
    @MUHAMMADALIIBRAAHIM 4 года назад

    M. A Maama luul Jeylaani Heesteeda Aad Soo Cusbooniseesay Jazaakumulaah Walaal Nimco 👍👌.

  • @yasinsamiaomar7177
    @yasinsamiaomar7177 9 лет назад +1

    @@ WoW@WoW@Mashaqan Galayeey Miirna Ma Heestiye...♡♥Nimco Dareen♡♥ Keep Going...!!! & Best Song By Mama Luul Jeylani ♡♥& Love U Both♡♥☆♧♣★

  • @ZakiRazzak
    @ZakiRazzak 11 лет назад +13

    Wwwww Quruxdiii Hablaha Daarood Ismaciil love U Ninco

    • @ayannaupdi7408
      @ayannaupdi7408 4 года назад +1

      @Ahmed Issa
      Bal maxaad isla cun cun tay
      Hada iidoorow koley iidoor tahaye uff

  • @maahirmuranlowgalov-manutd4625
    @maahirmuranlowgalov-manutd4625 11 лет назад

    maaaaaama luuul maanta markaaan video an kaa dhex arkay wan iska qancay nimca dareen aan ikaa soo xasuusisay yqe dadka maxee kaa saayan yqo love u maama ii nolow

  • @yaanyofeero9416
    @yaanyofeero9416 10 лет назад

    Yaa salaam Nimco Dareen ha loo qiro si fiican eey u sameeysey naceebkane ha la iska dhaafo plz luul j xataa wajigeed fiiriya see ugu faraxdey

  • @shankabood
    @shankabood 11 лет назад

    woow nimco dareen caadi matihid waad ku fara yaraysatay heesta mama luul jeylaani liibaan jamac you are number one you doing big thing bro keep the good work

  • @baxsaniitabaxsanta5796
    @baxsaniitabaxsanta5796 11 лет назад

    macaanoow maanta maxaa ku daaray iimacneey murugtaan ku heeyso meel aan lahaynaa imushaaakileeys tayeee masuul iiga qaadee imaaweeliyee murugtaadaa ihaaysee makaa maarmiyeeee yaaaasalaaaam nimco dareeen weeeyba idareen galisaa heestaan si qaas ah tnx

  • @djmaanka6206
    @djmaanka6206 2 года назад +1

    Xasus qaas ii ah ayan cawa wxan soo radiyey heestan walba adun ka aya bo is ka qayaali ahay oct,2,10,2022

  • @omarmungani7989
    @omarmungani7989 5 лет назад +1

    It's me 2019 the biggest legend banaadiri queen Luul Jeylani iyo nimco dareen the best Reer Xamar song by OSMANETO

  • @kaltoumdahirsamaleh4127
    @kaltoumdahirsamaleh4127 9 лет назад

    macaaanoow maanta maxaa ku daaray ii macneeeee i love it this song nimca dareen waaww

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 5 лет назад

    Nimco dareen fanaanad grrsiyad ah hadaaba isku dayday hres banaditi.we all love Luul jeylqni💗💗

  • @OmarDalnuursheSokaStudio
    @OmarDalnuursheSokaStudio 11 лет назад

    Waw inaba caadi ma ahan heestaan aad ayaan u jeclaay runtii qofka kula taliyay in dib loo soo nooleeyo meel dheer ayuu ka fikiray thnks nimca dareen and maamo luul

  • @faregame4191
    @faregame4191 10 лет назад +5

    fanaaniinta yar yar waa in looga sheega hadeey rabaan in fanaan kale hestiisa qadaan waa in la keena fanaanka hesta laha sida luul jeylani

  • @mahamedayjeeh2732
    @mahamedayjeeh2732 11 лет назад

    woooooooooooooooooooow fanaanada qaranka waad kabaxsatay runtii waa hees laladhacay ruux dhagaystay maqsuud
    VIVA=NIMCO DAREEN

  • @liibaanxarago4778
    @liibaanxarago4778 8 лет назад +2

    masha allah luul jiilaani iyo nimco dareen waad ka baxsateen aad iyo aad ayan ugu raaxaystaa heestiina masha allah waliba aad iyo aad waxaan ugu hambalyaynayaa luul jiilaani oo heestan kaalin muhiima ka qaadatay masha allah nice song ............??#

    • @ridwanxassan4464
      @ridwanxassan4464 6 лет назад

      😍😍😍😍😍😍👨‍❤️‍💋‍👨👩‍❤️‍👩💚💛🧡🖤💜💙💗💕💔💓❤️👁️👁️‍🗨️💋👄💘💞💝💖❣️💟💦🕳️

    • @ridwanxassan4464
      @ridwanxassan4464 6 лет назад

      Asc

    • @ridwanxassan4464
      @ridwanxassan4464 6 лет назад

      My abdwe my love you mcn beby you too baby zll ok wow kk hii

    • @ridwanxassan4464
      @ridwanxassan4464 6 лет назад

      Love you 💟❣️👓👄💋💞🖤💝💜🧡💚❤️👄🖤💜🧡💗💖💕🇰🇪🇸🇴😂😍😠👌🖐️☝️✌️🤘👈👉👇🤛👊🤲🙌👐✍️👋🤝🙏🙏🙏👀💅🏠🏚️⏲️

  • @deeeqaaadan8156
    @deeeqaaadan8156 4 года назад +3

    2020 ba so qoray carurtyda hdy dawadan hestan❤😹

  • @jiijoosman5929
    @jiijoosman5929 11 лет назад +1

    Mashaqan galaye mirna ma hastiye malablow iimacin!!

  • @cumarhilowle5681
    @cumarhilowle5681 9 лет назад

    waligeey hees kuguma dhageeysan heestaan paravo paravo wadka baxsata lakin heestan wadiga ooyisay love you luuljeylani for ever you are best

  • @missmina1700
    @missmina1700 5 лет назад +1

    Mashallah est cod dadka heysto ey ku jirtaa somalida👌🏼😍💖

  • @faaizacali4611
    @faaizacali4611 7 лет назад

    Mcnow maanta maxa ku daaray iimacney murugtan ku haysa meel alaheyn i mushaakileyay waaaw luul jeylani iyo nimco darren axsan hees wale farad igu noladay labadinaba 💘💘💘💘💘💘💘

  • @nadwaabuu6609
    @nadwaabuu6609 11 лет назад +1

    respect nimco dareen i am happy to see quf luqaden kasani oo isku daya inas heeso good job sis

  • @saacidfarxan9359
    @saacidfarxan9359 11 лет назад

    nimco nic song masha alah waxad tahay faniaaninta somaaliyed kuwooda ugu cad cad waxan kuleyahay nolaaaaw taageero qaas

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 5 лет назад +1

    i love this song ,,, mama luul iyo nimco ,, masha allah inta dareemi karta 2019,,,,

  • @kamkam22100
    @kamkam22100 10 лет назад

    walahi nimco dareen heesta way ku cayaartay..heesta aad aan u jeclaan jeray hada waa nacay dha dhanba ma laha ...luul jelaani

    •  10 лет назад

      nimco heesta kor ayey u qaaday waa nuurisay ee u quuri waa iyo xasidnimo qabiil ku saleysan ayaa ka keentay afxumida ee yaan lagaa garan is adkee

  • @farhanisse1721
    @farhanisse1721 11 лет назад

    wooooooooooooooooof luul jeylaani waaba yaaban tahay wey ku soo baxday dareen codkeyga waan ku siyey waliba xishamada

  • @alifuaad7380
    @alifuaad7380 Месяц назад +4

    Who is watching novemper 24 /2024

  • @nwala5519
    @nwala5519 6 лет назад +1

    Viva Namco dareen wada ku mahadsan tahay sidad uxustay mama luul jelani

  • @Contraband-7
    @Contraband-7 10 лет назад +1

    @Cumar Daahir adiga yaa music wax ka weydinayo😁 Mad respect for the living legend Sir Ahmad Salah Kasim ✊🏿👍🏿🎹🙌

  • @habibahilowle4383
    @habibahilowle4383 4 месяца назад

    Nimco Dareen waa ii dhuumatay ileen waad naga mid tahay 😂😂❤❤❤❤

  • @YMCMB1ful
    @YMCMB1ful 10 лет назад +64

    She has an accent. You can tell she ain't Reer Xamar. But she sang very well:)

    • @asadahmed6259
      @asadahmed6259 4 года назад +2

      she is OGADEEN@shakiri

    • @qaalidhaji6288
      @qaalidhaji6288 4 года назад +3

      Ahhhh abooo unuka reer xamar an nahey waan ka wadanaaa

    • @Quen-Dia
      @Quen-Dia Год назад +1

      Yes she is walahy ❤

    • @istarhabeen
      @istarhabeen 10 месяцев назад +1

      ​@@qaalidhaji6288unuka xamar shaqo kuma laha. Heestan waa banadiri😒

    • @youssoufabdi96
      @youssoufabdi96 9 месяцев назад

      Bro She s ethiopian

  • @casoowe100
    @casoowe100 11 лет назад

    Nimco dareen iyo Aarmanta waalaba fanaan oo fanka somaliyeed xushmaduu lahaa mariyay runtii, sida wanagsan ee ay u ixtiraman dadkii fanka kaga so horeyay sida aar manta iyo xudaydi mantana nimco iyo Luul top weyaan

  • @hamsahaji1437
    @hamsahaji1437 11 лет назад

    waaaaaaaaaaaaw waad ka baxsatay naimo dareen waad shidantahay sxb hees nooc waliba waad ku nuuraysaa

  • @kasimsamaan1941
    @kasimsamaan1941 6 лет назад +6

    Still watching 2018.....
    Best song with respect.....

  • @ahmedsahardiid9723
    @ahmedsahardiid9723 11 лет назад

    waaaaaaaaaaaaw maaasha alaaah waleee waa fanaaanadii qarniga qurux iyo codba nimco uugu kaalay masha alaah

  • @maankadeeq2283
    @maankadeeq2283 11 лет назад

    Nimco dareen af yuumuruq kaagelin anagaba qowdhan madhihi naqaneeh shiiiit liban good job :D

  • @zahrasaeed4260
    @zahrasaeed4260 5 лет назад +3

    Cadi maha 2013 ila 2019 an xi seya. Qofki igu doq ah like i sar.

  • @deeqodulmar2084
    @deeqodulmar2084 10 лет назад

    heer sare aad u cod mcan tahay waana badali kartaa luul jeylaani ilaah haku daayo

  • @heersareofficial8272
    @heersareofficial8272 7 лет назад

    🎶 🎶 🎶 Hy Axmed Saalax Qaasim Naaji legend 👨‍🎤ka ayaa ladhaha!

  • @jaalejaamac7065
    @jaalejaamac7065 9 лет назад +1

    nimco waaa fanaanad somaliyeed alow kudaaa anadeer qali waad sharafty fanka

  • @najmamohamed6029
    @najmamohamed6029 6 лет назад +1

    Waw Nimco dareen imiss you sistar please come back mama luul jaylaani langend banadiri song