sida loo bilaabo gymka iyo dietka/ cuntada wanagsan adigoo quit gareynayn mudo gaaban kadib

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • gymka, dietka, cuntada, jimicsiga, jirdiska iyou cafimaadka guud

Комментарии • 18

  • @YtWork-gs6bf
    @YtWork-gs6bf Год назад +2

    Sxp intee kaala soo xiriiraa ❤

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 2 года назад +2

    Halkee lagaala soo xiriiraa walaal

  • @mohsobiye6102
    @mohsobiye6102 3 года назад +5

    Cuntooyinka baalka leh marka la isku shiido maloo isticmaali karaaa gymka

    • @coachzen88
      @coachzen88  3 года назад +4

      Haa walal, cuntooyinka baalka leh way wanagsanyihiin hadii lagu shiido balka oo an laga sarin, maxaa yelay fiber wax ladho oo caloosha iyo caafimad guud uu wanagsanbaa kujira.

  • @yaasinmuniir1643
    @yaasinmuniir1643 3 года назад +3

    Asc wall waxn jeclhy oo xisaya chemta riyadayduna wa chem weyan misankyguna wa 58
    Chem ayan glo is qory 15 casho ayan mrka aday aya misankygi isdhimy oo waxa iga dagay 3 kiilo
    Mrkasan dayey oo jojiyey ee ila tali wal misankygana ina kordhiyo rabaaa 🙏

    • @coachzen88
      @coachzen88  3 года назад +4

      Mizankaagu mabadno walal, markii aad cuntada iska saxdid, gymkanan bilowdid waxaa fiirisaa siyaabaha kale oo jidhkaagu isku bedelayo sida murqaha, dhexda, iyo calosha oo kale. Inta badan markii qofku markuu billabo gymka cunto wanagsana cuno murqaha jirkan way badanayaan, baruurtun hoos ayay u dhacaysaa, taasina waxay keeni kartaa inuu miizaanku uusan hoos udhicin amaba uu kordho.Taasina waa wax fiican

  • @elmitech
    @elmitech 3 года назад +1

    Kusoco bro we need that

  • @mohsobiye6102
    @mohsobiye6102 3 года назад +1

    Cuntada baalka leh Maloo cuni karaaa sida digirta garowga

    • @coachzen88
      @coachzen88  3 года назад +2

      Haa walal cuntada baalka leeh aad bay uuficanthay oo waxa ku badan fiberka oo dheef shiidka caafimadkiisa u wacan. Dikirt khasantan protein ayaa kabuuxa waxaan kuhaboon in lala cuno sida bariiska oo kaleh.

  • @abokoryare37
    @abokoryare37 3 года назад +2

    🔥

  • @zhuceyparahman914
    @zhuceyparahman914 8 месяцев назад

    Adigo mahaD Zan wll Ani gimyka 2bil ayaan isticmalaH Lakin Aqapad ayaaa i hayzata waana madax Xanuun Heeer WaxaN GaaadhaY Jiimki izka Daaayo maxaD Taloo isiin laHaYD Wllll 😢

    • @Cusbo888
      @Cusbo888 6 месяцев назад

      Hurdada iska sax sxp

  • @mohamedabdullahi9864
    @mohamedabdullahi9864 3 года назад +2

    Zxb dadka catada ah jiim ma samaynkaraan

    • @coachzen88
      @coachzen88  3 года назад +6

      haa way samayn kartaa. 3 ilaa 4 maalin ayaad qadaysaa culayska intii aad awoodid. Malamaha kalana wad nasanaysaa. maxaa yelay nasiinadu wax jirkaaga siinaysaa fursad uu murqa kudhiso.
      Sido kale waxaad cunaysaa cunto badan oo fiican (nutritious foods). waxaa ahanaysaa (Caloric Surplus ) oo ah inaad cuntid calories/enerji kabadan inta uu jirkaagu u baahanyahay

  • @farxaanabdixakin9416
    @farxaanabdixakin9416 Год назад

    Sxb xagee kalasoo xiriraah

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 3 года назад

    Thank

  • @asmaahmed2505
    @asmaahmed2505 2 года назад +2

    Asc wll jasakallah plz waxad I sheegtaa gabdhaha mrkay bilaabayaan gymka cuntada ugu fiican eey cuni karaan iyo suppliments ka adoo raaliya thanks

    • @coachzen88
      @coachzen88  2 года назад +1

      wcw. Dumar iyo raga jirkooda iyo cunto ayuu bahanyahay. Marka jymka bilaabaysid iyo markastaba waxa jidhku ubahanayahay cunto nafo leh waliba mida proteinka kubadanyahay, sida, chicken breast, ukunta, iyo hilibka nuucayadiisa kale.