GUUL JABHADII SAMAROON MUUSE BIIXI WEERAR KUQAADAY, WADADII BOORAMA IYO HARGAYSA XIRTEEN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • GUUL JABHADII SAMAROON MUUSE BIIXI WEERAR KUQAADAY, WADADII BOORAMA IYO HARGAYSA XIRTEEN

Комментарии • 76

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 11 дней назад +15

    VIVA 5 Somaliyed waa lamtabtan
    VIVA Awdaal Samaroon Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @seed3966
      @seed3966 11 дней назад +2

      Ha odhan Shanta somaliyed waxaad dhah daan soomaali weyn guul waayo soomaali waa soomaali meel eey joogaanba 🌎🌎🌎

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 11 дней назад +8

    Samaroon damiir &dareen Allah ha siiyo kuwa jidadka taa taagan ee daawanaya Waa bilaa dsmiir Waa dad dhintay May dilaan Muuse juudaan samaroon dhiig ha lagu shubo si ay damiir & dareen u yeeshaan free samaroon

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 11 дней назад +1

    Alaha jabiyo snm iyo wixii la mid ah oo saxiixa hanti soomaaliyeed allahuma aamiin

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 11 дней назад +1

    SSC alaha guuleeyo alaha xafido soomaali wayn guul iyo midnimo allahuma aamiin

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 11 дней назад +3

    baabuurta aad so sawirtay waa laascaaanood. beenta jooji from buuhoodle

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 11 дней назад +3

    Darwiish ❤ waa mujirim ilaahay
    Umadiisa kuxadgudbey
    Aakhiro ma isaaq baa ilaalin
    Walee qabirbaa sugi hadaan
    Soomaalidu sooqaban inta kahoreysa
    Oo tiiraka lasootaagin Cadowgas
    Umada Soomaaliyed gumaadaka kuhaya ilaahay hasooqabto 5:10

  • @maryamheris4396
    @maryamheris4396 11 дней назад

    Waa 12 laailaaha ilalahu mrasuululah scw. Kadaa dee hartiyow iska jooga dee

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r 11 дней назад +2

    SNM horgallo xabashi ayey ahaayeen ma ahayn kuwo dawlad wax ka qaadi kara

  • @aminaali5825
    @aminaali5825 11 дней назад +2

    Meytògtan muuse bixi cadawaga somaliya

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 11 дней назад +1

    war darwiish waxan waa berihore

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 11 дней назад

    Welkom 🤗 Darwiish

  • @maliunabdiahmed9766
    @maliunabdiahmed9766 11 дней назад +1

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯👏👏

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 11 дней назад

    Guul Arinti Wiil ki MJ Nairobi ka so hadal dulmi ga inta leg Ano dhulbahante ah dhiga igu karay ninka ragga wa la togta sa loma galo

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 11 дней назад

    Xaqa sheeg marwalba qabyaalada yay ku qaadin

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 11 дней назад

    Reer awdal samaroon waa inaanu muuse juudan muuse oromo muuse biixi kasoo nabad qab cafimad qab noqonin waa inay maydkiisa ka talaabsadan oo ay madkiisa dhulka jiid jiidaan maydka muuse oromo muuse juudan muuse biixi waa inay magaalada borame dhex jiid jiidaan waa inay af iyo hanjabaad noqonine waa inay si degdeg ah u khaarajiyan oo ay dilaan muuse oromo muuse juudan muuse biixi beesha samaroon iyo dhalinyarta samaroon waa inay muuse juudan muuse oromo muuse biixi boorame kasoo nabad cafimad noqonine waa inay khaarajiyan oo ay dilaan insha Allah

  • @IdcIcc
    @IdcIcc 11 дней назад

    Awdal State 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦾🦾🦾🦾🦾💯💯💯

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 11 дней назад

    Miinooyin ha u aasaan dhulka

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 11 дней назад

    Gudebuursi ka samir waayo
    Geel ayeey u qaleen
    Roog cas ayeey u dhigeen.
    Kuwa rajo haka sugin oo haku daalin.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 11 дней назад

    Sacad muuse rag iyo dumar madaxa ka gura samaroonay

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 11 дней назад +1

    GUDABIIRSAYOW CIYAARTA NAGA DAAYA.!!

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 11 дней назад

    Xitaa hadii diyaarad loo Soo diro muuse juudan muuse oromo muuse biixi waa inay diyaarada elekobtarka waa in dhulka lasoo dhigaa oo muuse juudan muuse oromo muuse biixi maydkiisa lagu gubaa waa inaanu muuse juudan muuse oromo muuse biixi waa inaanu magaalada borame kasoo nabad qab cafimad noqonin borame waa in la khaarajiya muuse juudan muuse oromo muuse biixi insha Allah

  • @CabdilahiCadoosh
    @CabdilahiCadoosh 11 дней назад

    Wahagaag

  • @calixuseen4324
    @calixuseen4324 11 дней назад

    Asc waxna katari maayaan waa niman masaakiina

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 11 дней назад +1

    War Muuse soo qabta

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 11 дней назад

    Maanta muuse haduu idinka fakado dhamaantiin is aasa samaroonay muuse fircoon yuu fakan googooya gabigiisaba gaalka gaalku dhalay

  • @a.j2428
    @a.j2428 11 дней назад +1

    War muuse hargaysuu joogaa

  • @user-kg9dp1ix4t
    @user-kg9dp1ix4t 11 дней назад

    fidnada Allah ma jeclo Allah ka baqaa noloshada iyo mustaqbalkaaka uu baaq waax walba Allah aya lasocda

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n 11 дней назад

      Snm alaha soomaalida waa qanjir qaain wadan ah

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 11 дней назад

    War soo gala dalka nacalaa waalidkiin ku yaale war afduuba dad i a abiib dad u afduuba habarawal laaya sida gaalada u gumaada waa ku cibaadaysta gaaladaq gaaladu dhashay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 11 дней назад

    Inay halkaa ku dilaan ayey ahayd muse juudaan waayo haanis kale ma jiro

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 11 дней назад

    Dawladaha islamka iyo Afranka ba mid walba ilaa uu sharaftisa iyo waxqabkisi iyo dalkisaba bur buur.iyo inkar bay kala tagan nin dad islameed un u hamumaya waa mucjiso diyarada ya soo diraya jabutina.cidamada isagaba dhisaya cidamada e mashakilku ma fiicana akhiradoda way ilaa wan insha allah dadka bedel khayr qaba alle ha siiya ilen hada wana ninka wayn umadina waa lakala tegaye

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 11 дней назад

    Kuwani waxay ku meeraystaan dawlad reer hebel ah

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 11 дней назад

    Mac

  • @mohamudosman3840
    @mohamudosman3840 11 дней назад

    WAA KII YARAA EE FUTADA KA HADLI JIRAY

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 11 дней назад

    Kanyar ee dibinta ruugaya

  • @ShugriMaxamed-z5l
    @ShugriMaxamed-z5l 11 дней назад

    😂😂😂😂😂
    Ma wadkay ka celin hayaan waa iyaga garab yaacayee waxan maqlaa Codka cajiibka aha ii inanta afkeeda kasoo yeeraya

  • @TalanAska-qe7xi
    @TalanAska-qe7xi 11 дней назад

    noolaada jabhada awdal state muuse bixi qabta oo dila

  • @laylafaarax
    @laylafaarax 11 дней назад

    Walay ka tahay muuse sidaaskumabaqo samaroon iyo adigu toonakuma dhacdaan adiguna ooyaaye kalaad tahay hadaad wedka u hayn lahayd mar horaad cuni lahayd sidii ayeeydaa dhegdheer adigaaninkiiniicabdi rashiidcali sharmaarke cunay. Maxaa ku hadlaysaan aduunka buug madoow ayaa kaga jirtaan majeerteenoow ma ragbaalakaftami kartaan.

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r 11 дней назад

    Guda biirsay waa badeecad habar awal badankoodu

  • @Ruqiya-d6n
    @Ruqiya-d6n 11 дней назад

    Sorry waa dad bari hore la sixray samavoon waa ahĺu bayd la gumaaday lakiin waa la eedi doonaa cuqubadaa laga galay❤😂🎉😢😮😅😊

  • @YusufXasan-z3d
    @YusufXasan-z3d 11 дней назад

    War.rajiimkaiskadulqqda.isagaa.uguxun..ciidamada.muusana.ninwalbp.waaqolo.oowaykalatagayaan.eeqabta.oorarta.labajerigaansaara.pobiyoah.iyo.sahaydiina

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 11 дней назад

    SnM FAQAASH BAA KA ADKAYD😂😂

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 11 дней назад

    Gudabiirsi. Awood maleh. Wayna kibreen haday buuqajoojinwaayaan. Sidii laascaanood baanu dhulkalasimaynaa. Car quuqhadhahaan huunadu

  • @barca9093
    @barca9093 11 дней назад

    Adigu wxn dagaal iyo colaad ahayn ma haysid miya

  • @nimohussein7629
    @nimohussein7629 7 дней назад

    Is a old video waa beenalo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 11 дней назад

    kakaca meesha reer awdal oo iskaxoreya snm wa mooryaane

  • @Land_of_Punt
    @Land_of_Punt 11 дней назад

    Don’t waste your time with reer calaacal 💔

  • @AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd
    @AxmedyuusufAxmedyuusuf122nd 11 дней назад

    Sama roon meel looraaco malaha quus maya qaaniin abiib na laba wajiile boo ahaah

  • @mohamudosman3840
    @mohamudosman3840 11 дней назад

    WAA BERIGII HORE 9 SANO KA HOR KKKKKKK KU DHUUSDEE

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 11 дней назад +1

    Idoor baa xanuunsan iyo muuse juudaan idoor waxaa u danbayndoon soomaali iyo calaamku layaabo caqali xumaa

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 11 дней назад

    Energyga ha iska dhamayn

  • @YaxyeYaxyecumar
    @YaxyeYaxyecumar 11 дней назад

    Hooya da siikeeda daqad ugafur

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 11 дней назад

      Idoor ha dhaco idoor allaha jabiyo
      Mac , idoor SSC khaatumo khaawisay😂 oo jabisay😂😂😂
      Samaroon dagaalka gala ayaa la oranayaa😂 futo awal , futo jeclo
      Ilmo Abaarso ilmo qawma luudh😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminaali5825
    @aminaali5825 11 дней назад

    Warbadanwaxmataro

  • @HamseSuleimani
    @HamseSuleimani 11 дней назад

    Kanax saakaba wajaaluu joogee😅

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 10 дней назад

    WIXI ISAAQ EE JOOGA AWDAL, BUDH LA DHACA GARAACA, 5 RAG AH EE ISAAQ WA IN LA AF DUUBO, SI MADAX FURAßHO MAXAMAD BIIXI LOOGA DHIGO, BUURAHA LA GALA.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 11 дней назад

    Shalaya waxaya lahaayen yeeli mayano hadan waakan boorame dhexe maraya ooy ku soo dhoweeyen 😉

  • @XaawoCabdirisaaq-m5z
    @XaawoCabdirisaaq-m5z 11 дней назад

    Hhhhhhh

  • @adanmohamed-eh2fq
    @adanmohamed-eh2fq 11 дней назад

    Beynaale nin gabiley joogo yaat ledahey boram ququlee

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 11 дней назад +1

    Miyaay iskahadlayaan misse xagooday dhacsanayaan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 10 дней назад

    ISAAQLAND , DIIDNAY.....

  • @maryamheris4396
    @maryamheris4396 11 дней назад

    Wax hore ayaad soo dhogtay jooji cabadka

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 11 дней назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk diyaarada kuwa saarayaa samaroon maaha miyaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkk horgal oo dhan dila hal eray ninkii idinka sheeha googooya
    Muuse fircoon hal bunbo gacmeed ayaa ku filan guriguu ku jiro bunbo gacmeed afka kaga gooya

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 11 дней назад +1

    Sheeko yare been ayaad sheegaysaa xaaid ayasd tahy walaahj beenaalaad tahy samaroon waa dad reer soomaliland iska ciyaaraysaa madazwzynaha jamuuriyada soomasliland hada ayuu soo gaadhay adigu ilmayar oo been sheegayaa xaar wayne xaasidku ha dhaco waxba kama badeli kartid

  • @maahirmooraal8728
    @maahirmooraal8728 11 дней назад

    Waar beenta kadhaaf dadka Munaafaqyahow,Jabhadani waatii Weber, ee Masasku Buuraha Galbeed kucunijireen 14 toban sani ilaa 15 kahor baybaa'baday..Maaha wax cusub..