Qiimo Jaban Ku Bilow Ganacsigan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 47

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  7 месяцев назад +15

    Ramadan Mubarak fadlan Like & Subscribe

  • @fadma638
    @fadma638 7 месяцев назад

    Mahadsanid walal fikradaha qeymaha leh ee aad nala wadaagtid. Fadlan ka soo Hadal dhismaha guryaha si casri ah loo dhisan karo qalabyada la isku rakibo oo dabaqyo loo dhiso.mhdsanid.

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 7 месяцев назад

    Maasha alaah sakariya cabdulaahi cali ilaah haku baraf keeyo rabadaan kariim horo u soco fariid baa tahay asc

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 7 месяцев назад

    Maasha Allah wa rayi wanaagsan khayr Alle ha ku siiyo insha allaah

  • @saladmacalin6348
    @saladmacalin6348 7 месяцев назад +1

    Mahadsanid sxb Dadka in loobidhaamiyo fursadaha waa Arrin aad uwanaagsan ee Ajar&xsanaad Allaha hakaasiiyo👍🫖☕

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 7 месяцев назад +3

    Asc walaal rabaa inan kala soo xiriiro oo ad isoo ibiiso hadu alle idmo solar an hargeisa u qaato waxan jooga America waxan teegaya summer hadu illaahay raali noqdo

  • @khadrahussein3543
    @khadrahussein3543 5 месяцев назад

    Asc sekeriye walal wan ku salamay alana haku xafido kuwa adiga oo kale ahna hanoo badiyo walal waxan rabaa mishiinka cagaga kafar garaynaya sidan u heli karaa

  • @ahmedd9046
    @ahmedd9046 7 месяцев назад

    Masha'allah Dr Sakariye waa fukrad aad u wanaagsan.jasakallah.

  • @NimoAliaboubakar-bj3gr
    @NimoAliaboubakar-bj3gr 7 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Mash Alllah walal khayr Alle haku siiyo

  • @RaahulAley
    @RaahulAley 7 месяцев назад +2

    Mahadsanid wll zakariye Ramadan mubarak

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  7 месяцев назад +1

      Adaa mudan walal

    • @barkhad3439
      @barkhad3439 7 месяцев назад

      ​@@ZakariyeCaawiye lanbarkaaga wll what's appka

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 7 месяцев назад

      Asc mashiinkaas magaciina oo engaliish ah soo sheeg sakariya cabdulaahi ​@@barkhad3439

  • @maaliniyowaano6886
    @maaliniyowaano6886 7 месяцев назад +1

    wll zakariye waxan rabay inaan ganacsi ka bilaabo tukaan yar oon kuleeyahay meel suuqa ah oo isgoys ah, waxaa ku badan gawaarida sidoo kale xafiisyo ayaa ka agdhow. waxaan rabay inan ku bilaabo ganacsi iibiya sharaaabka qabow , shaaha take away ga ah iyo soft food ka ee iisoo faahfaahi wll .

  • @NayeemaMoosa
    @NayeemaMoosa 7 месяцев назад

    Mahadsanid waa fikrad aad ufcnn🎉🎉🎉

  • @AadanCabdi-ru6is
    @AadanCabdi-ru6is 6 месяцев назад

    Masha.allah walaal waad mahadsan tahay

  • @MadunMmks
    @MadunMmks 7 месяцев назад

    Asc walaal turkiga ayaan joogaa gobolna waan daganahay talana waan kaaga bahanahay markaa labarkaaga adoo mahdsan ma ii soo qori kartaa

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 7 месяцев назад

    Baarakallaah zakariye

  • @asiyamaxamad6891
    @asiyamaxamad6891 7 месяцев назад

    لك waa fikrad aad u fiican ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zeinabmohamoud8176
    @zeinabmohamoud8176 7 месяцев назад

    Mansha allah walal guulayso

  • @GUREYHUSSEIN-j3b
    @GUREYHUSSEIN-j3b 7 месяцев назад

    Thank you so much brother

  • @abdisamadjama1993
    @abdisamadjama1993 7 месяцев назад +1

    Manshalah aniga barnaamijkaagu Image dhaafo

  • @ahmedabas3190
    @ahmedabas3190 7 месяцев назад

    Mahadsanid walaal
    Sakariye❤

  • @abukarmuhamedhilo7837
    @abukarmuhamedhilo7837 7 месяцев назад

    Thank you

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 7 месяцев назад

    Ramadaan kariim,kolay 2k way iskaga badan ilaa inta wadankii lagu keenayo

  • @abubakarupdy3989
    @abubakarupdy3989 7 месяцев назад

    wll zakir Number kaga ayaan jeclaan lahaa in aan helo si aad igacawiso helida mashiinkas adigoo mahadsan

  • @abdiisse7528
    @abdiisse7528 6 месяцев назад

    Wll waxaan jogaa Bosaaso sidee ku heli karaa

  • @ibraahimabdihakiimibraahim4430
    @ibraahimabdihakiimibraahim4430 7 месяцев назад

    M.a wll wan ka hekay fikiradada
    wxan jeclan lha inad ila so xariirto

  • @nasroibrahim1876
    @nasroibrahim1876 7 месяцев назад

    Aad ayaan uga helay walaal

  • @fardowsafardowsa7891
    @fardowsafardowsa7891 7 месяцев назад +1

    Aniga waxaan raba ina gato machine ka wax baceynayo sidokale talona wan kaga bahna waxan rbaa yurub in aan kga shaqeysto macquul miyane

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  7 месяцев назад

      Walal lambarka qaybta dambe ku qoran nagala soo xidhiidh

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 7 месяцев назад

    Thank you wllo

  • @AbdirahmanHabib-n4g
    @AbdirahmanHabib-n4g 6 месяцев назад

    Numberka wll

  • @abdirahiimaliabdi5427
    @abdirahiimaliabdi5427 7 месяцев назад

    Waad mahadsantahay walaal Zaki.
    Mar manala wadaagi kartaa mashiinada Dahabka ama dhagxaanta lagu baaro?

  • @abdiisse7528
    @abdiisse7528 6 месяцев назад

    Wll soidee kula xiriiri karaa adoo mahad sanid

  • @fardowsafardowsa7891
    @fardowsafardowsa7891 7 месяцев назад

    Number ka aawayne walalo

  • @xariirmaxamed1111
    @xariirmaxamed1111 7 месяцев назад

    Fariid