SULUB ABDI AHMED- SIRDOONKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

Комментарии • 294

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 года назад +21

    Sulub Cabdi Axmed ... Marwo Cabdi Axmed Fanaanadii Waberi Allayarxam Walaalkeed Iyo Fowsiyo Cabdi Axmed Waxaa Kaa Salaama Sulub Xamar/ Xaafadii Waaberi Allaha Ku Xafido .

  • @abdiaden3367
    @abdiaden3367 3 года назад +15

    Brother we thank you and we appreciate your work. We need to document our stories. Your our hero

  • @Qubanaha_Uurdoox
    @Qubanaha_Uurdoox 3 года назад +83

    Halganka Soomaali Galbeed Waligii Ma Istaagayo inshaa'allaah 🇸🇴💙

    • @abdiliqe4916
      @abdiliqe4916 3 года назад +7

      Intaan ka xooroobayno wan wadaynaa insha allaah

    • @roonhersi1722
      @roonhersi1722 3 года назад

      @@abdiliqe4916 ⁷⁶⁶⁶⁶

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox 3 года назад +1

      @@abdiliqe4916 ✊

    • @samsamcali4997
      @samsamcali4997 3 года назад +2

      Halganka ogaadeeniya dheh

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox 3 года назад +2

      @@samsamcali4997 77 dadka dhigooda uu ah u shubbay Ogaadeen kaliya ma ahyn

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 года назад +8

    Marxuum Yusuf Xaaji Allah ha u naxariisto Jannatul Firdowsa Allah ha ka waraabiyo qabrigiisa Allah waasac ha uga dhigo, wallee sharaf iyo karaamo ayuu lahaa taariikh dahabi ah ayuu ka tagay.

    • @kamaalahmed5706
      @kamaalahmed5706 3 года назад

      Aamiin ya Allah 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 Год назад +2

    Halgamaa sulub cabdi axmed wakhti buu soo halgamay adeer cimri dheer iyo ciibaado suuban ❤
    Waa ragii onlf ugu geesi sanaa buu ka mid yahay

  • @mohammednimcaan6533
    @mohammednimcaan6533 3 года назад +22

    Adeer Sulub Cabdi Axmed Cimri dheer cibaada suuban iyo caafimaad ku noolow halgamaa somaliyeed❤❤❤

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 3 года назад +20

    Sulub waa saraakiishii onlf ee mudada dheer naf iyo maalba huray jassakallaah khayran

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 3 года назад +6

    Mahadsanid Ayaanle /Hanolaato plz hadi ad heelayso warbixin halganka Ogadenia noga so qaad wadna mahadsanthy markale abal ayaa ku hayna wll Waraysigi u horeyay ee ad Halgame Mudane adeer Dirane ka qaday ayaa qalbiga kugu hayna ! Iyaga oo Inta tv Somali ledahay la nodiiday xita iyaga oo lacagtii cadiga ahayd ka badan lasinyo taas oo ahayd in Tigree TPLF Somali meel walba u gashay !! Kolka beerka ka ogsoonin!! Qof kasta oo haba yarate halkanki dheera ee S Ogadenia ka qabqaty ✊🏽💚💙❤️Guushu way Imaan In sha Allahu

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 года назад +7

    Sulub cabdi axmed ader jazaakallahu khayr ibadan ayaad noo halgantay❤

  • @denbel426
    @denbel426 2 года назад +2

    Kudos! mr. Warrior! you made it thanks to Allah soon you may be able to see the fruits for what you fought for..... FREEDOM OF WESTERN SOMALI.
    Hold on little more
    Inshallah soon

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 3 года назад +16

    Masha Allaah Maxamed Cadare waa geesi bal arag siduu u badbadiyay nin uu garanayo gobonimo ku dhimo waligaa dhamaan umada Somaliyeed guul Allaahuma Aamiin

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 года назад

      Wallal qaali👍SUBESCRIBE isaar ❤❤ ❤

    • @hassanyuusuf9750
      @hassanyuusuf9750 3 года назад

      Bal fiiriya ninkaas walaalkeen ee muslimka ah dhibka loo geystey. Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 3 года назад +4

      maxamed cadare waxaa wareystay Cooldoon waana wiilka QOriga degta ku wadata ee caanka ah, youtube ka raadi waad arki galkacayo ayay putland ka soo dhiibtay kaddibna hargeysa ayay u soo gudbiyeen, cali xuseen iyo sulub labadaba waan aqaana

    • @shukrihasan5765
      @shukrihasan5765 3 года назад +1

      @@mahamedcudhi7497 masha Allaah Waad ku mahadsan tahay inad ii sheegto waaba u xiiso qaba wajigiisa geesigii gayigeena

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 3 года назад

      @@shukrihasan5765 adaa mudan hadaad weydo isoo sheeg anaa Link kuu soo diri si fiican oo taariikh leh ayad u dhageysan kan sulub isaga ayaa ka xiiso badan sulub wax badan ayuu qarin sulub markuu duurka joogay bahal ayaa lamoodaayey waayo 1994 ayuu duurka galay

  • @abdikadirhassan1343
    @abdikadirhassan1343 3 года назад +5

    Ha noolaato ayanle walal waa mahadsan tahay runti waa kaa maqsuuday wareysi kii 2,aad oo aan ku qancay ayan kaa dawaday thnks

  • @dhulkaagahooyocadowgakaila5361
    @dhulkaagahooyocadowgakaila5361 3 года назад +10

    Sulub in badan baan maqlijirey masha allah waa maul aqlibadan oo codkar ah.

  • @abdiwelihassan
    @abdiwelihassan 3 года назад +1

    Man sha Allah
    Sulub iyo cali dheeraba aad baan u aqaanaa waliban cali baan aad u aqaanaa qof aad u feejigan ayuu ahaa laakin wax qoran ayay hayd waan joogay Nairobi.

  • @abdirahmanmuxammad4039
    @abdirahmanmuxammad4039 3 года назад +3

    Halgame Sulub Cabi Axmed Waa Geesi Soomaalinimadu Ku wayntahay, isla markaana waa qof Cibaado badan.

  • @denbel426
    @denbel426 2 года назад +1

    You are absolutely correct. the tplf knew everything about Somali Clans... history. I mean all of it. they studied every single thing about the Somali Clan system you're absolutely correct

  • @akm4480
    @akm4480 3 года назад +8

    Great interview Ayaanle you’re a hero for your people anywhere in the Somali Soil.👍

  • @engcosoble174
    @engcosoble174 3 года назад +5

    Waxaan aad u taageersanahay
    Hanoolaato barnaamijka naloo soo bandhigaayo
    Somali in ay bararugto waaye Somalia 🇸🇴
    Allow sahal umuuraha

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 года назад

      Wallal qaali👉SUBESCRIBE isaar 👉❤

  • @fadumadiriemeier1701
    @fadumadiriemeier1701 2 года назад +1

    Masha Allah Hanooto waa badbaadad
    Soomaliya allaha idin xafido Aamiin

  • @mahamedcudhi7497
    @mahamedcudhi7497 3 года назад +3

    cabdiqaadir xaaji dhaqane waxuu ahaa Itixaad markii hore marna Spm ayuu sheegan jiray waan aqaanay sulub iyo cali axmed xuseen waan aqanaa

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 года назад +2

      Mahamed marka ayanle qarabada u shegayo ma wuxu kawada darod qabyalad ba dilotay ninka

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 3 года назад

      @@hodanc6255 haa, lakiin ayaanle sidan maaha xukuumada farmaajo hogaaminaayo wuu ka soo horjeeda lakiin qabyaalad kale kama dareemin.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 года назад

      @@mahamedcudhi7497 muxu uga so hor jeda ma is waydisay cajaladisa firi waxan kula yabay qof Somalinimo sheganayo o hadana qabyalad cad la so tagan kaliya wuxu so daya xumanta farmajo iyo siyad inti u dhaxaysay away malyumadki xamer iyo konfur lagu xasuqay asago ka hadlaya ma aragtay ani macarad iyo maxafad mahi lakin wan la yabay ninkan

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 3 года назад

      @@hodanc6255 waan bartay intuu keenya joogay ee uu waraysiyadan waday kaddibna wiil murursade ah ayaa igu dhahay waa qabyaaladeyste farmaajo uun saaran wuu ka leexday jidkii weriyinimo sida ayuu dhahay lakiin wuu wareeri

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 года назад

      @@mahamedcudhi7497 atyaanle ma xawaadlaa aboowe

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 3 года назад +2

    Waligaa ka fogow waxa dalja duminaya we khaladka la shegaya dhulkena horu u soconayaa INSHALLAH AMEEN

  • @TheMoustafafarah
    @TheMoustafafarah 3 года назад +2

    I don't understand why ''Hanoolaato'' Channel doesn't have a million Subscribers. This tells me that SOMALIS are ''Baalo Jeceyl''. Subxaan

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 года назад +3

    Halgame Sulub✊👍

  • @deeqoowmuqtaar4950
    @deeqoowmuqtaar4950 3 года назад +3

    Masha Allah
    Somaliya 🇸🇴 hanoolaato

  • @legendruuzi
    @legendruuzi 3 года назад +6

    Taariikhda idin xusi doonta
    Noolada intey nolol jirto🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 года назад +5

    Mashaa allah ayaanlow ilaahow nookaa dhaaf wariye aan ku qanacsanahay 100% halka dadkaada siiwad garabkaada allaha galo

  • @sakow747
    @sakow747 3 года назад +1

    Walal wale waa wax laga xumaado ilaaha idin maqan good interview thank you Ayale

  • @igalhussein5675
    @igalhussein5675 3 года назад +3

    Masha Allah Adeer Sulub Abdi Axmed ilaahay khayr a siyo, wax badan aya ka bartey maanta history-ga “ONLF” aqoon uma laheyn waxa ku dhashey oo ku barbaarey Djibouti 🇩🇯 lakinse su’al aya raba ina la iga jawaabo wuxu dhahey dowladda Kenya ma ogayn afduubka loo gaystey lakinse Madaxweyne Farmajo wa oga afduubka loo gaystey Halyeey-Qalbi dhagax sidu Adeer Senator-Abdi Xashi sheegay Sanbooloshe aya been u sheegay Madaxweynaha ee xalke wax ka jiran?

  • @denbel426
    @denbel426 2 года назад +1

    I can tell you a hundred percent the tplf did not want to destroy state of Somalia. I can assure you that, but they also have job to do to exist empower in Ethiopia.......😎

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 3 года назад +4

    Somalia ha noolaato ❤️🇸🇴❤️

  • @souljaman1866
    @souljaman1866 3 года назад +1

    Dhiigga i dhaqaaqay Damiirka waa Qaali war halsano iyo bar bay xirnaayeen Soomaali nimo sidan miyaa udambeysey Xaaladda wax halaga bedelo #Hanoolaato Wararka kusoo dara Halyeey Soomaaliyeed Soo Halgamay In Ladifaaco kaliya ma'aha inaa wareysataan @Mahadsanidiin

  • @denbel426
    @denbel426 2 года назад +1

    The British government would never admit to that if it does... they will find themselves faced international criminal court and heavy heavy heavy heavy heavy Financial price to pay.... eventually do a lot of it it the 20 or 30 years from now

  • @abdullahinimanmohamudgacma8601
    @abdullahinimanmohamudgacma8601 3 года назад +1

    Wareysi qiimo badan
    Hanoolaato horey usoco sxb

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Год назад

    Mashallah ♥️ abo udimo somalinimada wad gulesan tontan inshallah haba idinku qadate 100 sano hdalin inshallah

  • @maxamedmuxyadiin5635
    @maxamedmuxyadiin5635 3 года назад +7

    Walaale Ayaanle aad baan kaaga mahadcelinayaa sida wacan ee aad xogaha cuddoon ee tayada leh noogu soo gudbiso. Baryahan annigu si toosa ayaan ugu xidhnaa Channel ka. Ashkhaas macquula ayaad waraysataa oo waliba xog ogaal ah.
    Waxaan ku talin lahaa Inaad magaalada Jigjiga booqato dad badab oo qisooyin muruga leh soo maray oo Jeel Ogaadeen lagu ciaaabay ayaa jira oo Soomaaliya laga soo dhiibay.

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 года назад

      SHALAY WAXAA JIRAY ASKAR TIGREE OO SOOMAALI SHEEGANAYA MAANTANA FARMAAJO AYAA NOQDAY ASKARI OROMO AH

  • @ahmedmahomed4303
    @ahmedmahomed4303 3 года назад +3

    SOOMAALIYEEY WALAALAYAAL ONLF AAN GARAAB ISTAAGNO WAA SOOMAALI DHAAB AH

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 3 года назад +3

    Runtii ayaanle marka aan daawado barnaamijyadaada waxaan dareemaa wali inay nool yihiin Dad soomaalinimadu Qiimo U Leedahay waxaadna wareysataa raadisaana xaqiiqooyinka iyo Halka soomaalidu dhibku kaga socdo waxaadna tahay shaqsiga kaliya ee Raadiya xaqiiqooyinka iyo dhibka Haysta isirka soomaaliyeed Guuleyso aakhiro iyo adduunba allahana Kaa ajir siiyo Guul & Gobanimo isirka soomaaliyeed

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 3 года назад

      Xaqiiq weeye Allah Ha xafido isaga okalena hanoo badiyo

  • @maxamedbarrejibriil2790
    @maxamedbarrejibriil2790 3 года назад +2

    Hanoolaato waad ku mahadsantihiin xaqiiqada aad soo gudbinaysaan ee ku saabsan waxa ka jira bulshada
    ONLF waxaan leeyahay horay u socda oo ha niyad qabina soomaali way isbaaci inshaa allah

  • @farxaanyuusuf
    @farxaanyuusuf 3 года назад +1

    mansha allaah ilahay haku barakeyo insha allaah ader sulub abdi xamed

  • @denbel426
    @denbel426 2 года назад +1

    That's also the British involvement like I said the tplf has a job to do in order to exist and run Ethiopia

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 3 года назад +1

    Masha allah

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 3 года назад +1

    SUBXANA LAAH WALE NIMANKAN ONLF AH HAGAR DAMADA UGU BADAN WAXAA UGAYSTAY WALALAHOD SOMALIYED LAKIIN WAA RAG ADAG MANSHA ALLAH GUUL ONLF

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 3 года назад +4

    Asc Ayaanle Runtii waxaad tahay shaqsi suxufi ah waxaadna Tahay shaqsiyaadka yar ee u istaagay isirka soomaaliga Xaqiiqdii Waxaan ahay shaqsi ku xidhan barnaamiyadaada waxaana ku Keeyahay allaha ku xifdiyo aakhiro iyo adduunba Suxufiinta soomaaliyana waxaan Leeyahay fadlan ku dayda ayaanle maanta waa adduun barina aa aakhiro u dhinta sharafta soomaaliyeed Umadana u soo Gudbiya xaqiiqooyinka dhabta ah sida ayaanle

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 3 года назад +7

    Bal hada dhuuxa hadalka mujaahidka soomlay walaahi ingiriis ciilbuu ina baday

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 3 года назад +5

    15:23 inalilahi waina ilayhi rajucuun 1 sano iyo 5 bilood dhan bayba haysteen miyaa Miskiin ka

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 года назад

      Wallal qaali👉SUBESCRIBE isaar ❤❤

  • @edelweiss4149
    @edelweiss4149 2 года назад

    Ce journaliste pose des questions pertinentes . Bravo

  • @mohamedbishar3309
    @mohamedbishar3309 3 года назад +3

    Allaha xafido Adeerkaan💯🩸

  • @mohamedameen2150
    @mohamedameen2150 3 года назад +2

    Hanolato ayanle 👊👊

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 года назад +1

    Dowladii xasan sheikh kuligood jawaasiis ee a haayeen

  • @hooyoaamaguul3673
    @hooyoaamaguul3673 3 года назад +1

    Waxaas oo dhan & wax kastoo ku dhacay somali meel kasta oo ay joogto waxaa u sabab ah Qabyaalad ee maxaad u daawanaysaan maad iyada ka hadashaan?

  • @mdhayirmohamud595
    @mdhayirmohamud595 3 года назад +2

    Mujaahid
    Alaha ini guuleeyo

  • @denbel426
    @denbel426 2 года назад +1

    The reason that they didn't torture you.... the tplf was always sympathetic to somalis. the reason they prison you for that long is to contain you.
    By the way, the tplf was not against independent of Somali so-called Ethiopian Somali. there was a robust discussion among the tplf executive at 4 kilos to considering transfer to Somalia but the unfortunate part.... Somalia collapsed. so.... that's when they decided to keep Somali state Within Ethiopia... and have a chance to develop...
    That is the whole story

  • @abdiuber3814
    @abdiuber3814 3 года назад +4

    Waraysi wanaagsan Halgamaa Sulub. Ayanle nimanka kale raadi.

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 года назад +3

    😭😭😭😭😭 Aduunka oo dhan waa cadowgeena .

  • @munirkh
    @munirkh 3 года назад +3

    Sulub. Nin Rageed. Ogow markasta xaqaa guuleysanaya. Ina laaha Maca saabiriin.

  • @oladfilms8536
    @oladfilms8536 3 года назад +1

    Halgamaa Sulub cabdi axmad adeer cimri dheer iyo cibaado suuban illahay ha ku siiyo waxaad tahay astaan qaran.

  • @xasandahir2811
    @xasandahir2811 3 года назад +1

    Maashaa ALaah

  • @amaldirie6901
    @amaldirie6901 3 года назад

    Mansha allah he is look like sayidgii allah ha naxariisto

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 3 года назад +5

    Iley xaguu aqiro tagi subxaanalaah ilahey ha idin dhaafiyo tuugta tigerys and iley

  • @bashiiryasin9463
    @bashiiryasin9463 3 года назад +1

    Ilaahay soomaali dowlad diintooda islaamka ku maamusha ilaahay ha u sahlo...

  • @farahahmed9078
    @farahahmed9078 3 года назад

    hanoolaato iyo Ayaanle hanoolaadeen.

  • @mowlidmohamedisse1656
    @mowlidmohamedisse1656 3 года назад +1

    Stay strong💪🏽

  • @ahmedmahomed4303
    @ahmedmahomed4303 3 года назад +1

    Walaahay waan ilmeeya markaan waxan oo kale arko

  • @maxamedbarrejibriil2790
    @maxamedbarrejibriil2790 3 года назад +2

    Kaarka tigtee wuu dhacaye waa bilowga israaca shanta soomaaliwayn🇸🇴

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 года назад

      Wallal qaali👉SUBESCRIBE isaar

    • @nasibuundomedia6957
      @nasibuundomedia6957 3 года назад +1

      KKKKK TIGREY XUKUNAY RABEEN EE DHUL IYO DAD MA RABIN SABABTOO AH FEDERAL BAY SAMEEYEEN LAAKIIN HADDA WAXAA IDINKU DHEGGAN AMXAARO OROMO IYO ERITREA IYO DOQONKA FARMAAJOO CAAWINAYA KKKKK HA IDINKA SAARTO WAXBA 5 SOMALIYEEYSAN

    • @mahdiali2695
      @mahdiali2695 3 года назад

      Onlf sida usc ssdf snm wAa QORSHE balaaran ee gumeysiga nasiib daro waxaa lii dhibey magac ayagoo QOWMIYADA ahaan loo somali loo curyamini

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 года назад +1

    Wàa weriye degan

  • @zahraabdalla7610
    @zahraabdalla7610 3 года назад +1

    Don’t worry adeer kuwee saskugaly waaa lalay hada

  • @dhulkaagahooyocadowgakaila5361
    @dhulkaagahooyocadowgakaila5361 3 года назад +3

    Sulub geesi

  • @engcosoble174
    @engcosoble174 3 года назад +3

    Allow ummadda ka qabo daba dhilf itoobiys

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 Год назад

    Adeer Sulub Cabdi Axmed❤️

  • @denbel426
    @denbel426 2 года назад +1

    Hey journalist... why don't you go an interview the ex-government paramilitary who committed the crime and who give them the order...
    Why don't you do investigative journalism?
    Go for it

  • @ahmedbarre2627
    @ahmedbarre2627 3 года назад

    Aad iyo aadba umahadsantahay ayanle adeer sulub cimriga Alle haku barakeeyo

  • @user-wt1eb5vm4g
    @user-wt1eb5vm4g 5 месяцев назад

    Asc hooyo barnaamijkan cudur gocash iyo xusuuso xun buu soo bandhigayaaye maad bedeshid?

  • @waxaro-raacchanale250
    @waxaro-raacchanale250 3 года назад +1

    Kenya ayaa ka fiican madaxda somalida waa xaqiiq waxaan jirah kuwa somalia jooga

  • @zahraabdalla7610
    @zahraabdalla7610 3 года назад

    Dolay

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 3 года назад +1

    Please Hanoolaato markuu ninku sheekada ha dhameeyo su'aalaha gadaal ka weydii .

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 3 года назад +1

    sharafta ilaahey kaqaad qofka qof soomaalia ninka itoobiyo udhiibeeye ama cadow kale midna dadnimo maheen ugu yaren hadii aadan qofka soomaaliga ah aadan waxaa tariikariin dhiba ha u geeysan aduunka iyo aaqiiro midna sharfa kuma geereysid walhi

  • @abduljama7555
    @abduljama7555 Год назад +1

    GumAYSIGU OGAADEEN CILMIGA KALI AH EE UU BARAY WAA JAAJUUSNIMO
    WAXAAN TAGAY JIGJIGA FASAX AHAAN DARISKAYGA OO OGAADEEN AHAA AYAA
    WAXAAY MAALINKASTA IGU SOO DIRAAN RAG QABALEEGA IYO BOOLISKA AH MARKII ILAY HAYESTAY WAXAY YIRAAHDEEN UBO AYAAD TAHAY HADA OO CAGJAR HEESTANA WAXAY IGU YIRAAHDEEN MAGAFE AYAAD TAHAY MARKATANA
    LACAG BAAD AH AYAA LA IGA QAADAY HABEENKA AYEY II SOO DHACAYEEN NAAG DARISKA AH FAAMLIGA DUULANE RAFLE AH AYAAN AMAANKA WAAYEY SUBAXKADTA IGU SOO KALAHDA WAA JAAJUUSADA XAAFADA UQAABILSAN XUQUUQDA
    JAARKA JAAJUUSNIMADA
    AYAA UGA QAALISAN ALLE
    AYAA KA JISAA ISIIN DOONA

  • @hosaynn2418
    @hosaynn2418 3 года назад

    Haye

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 3 года назад +1

    Wlh sulub wa libaax war somaliyey qabiilka iska daaya calanka ethiopia wa ay raban dhulka somalida ethiopia in ay gumestan wa ay raban lkn ogaden wa qabiil ayey ku dhahayan

  • @abdiashur9266
    @abdiashur9266 3 года назад +2

    Onlf carurta iyo ayanle caloley ba logashekeya anigu wale wardher duledkedan kacaydhsadey iyago gadhi habar jeclo gubaya somaligalbed ha xorowdo insha allah nothing call ogadenia

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 3 года назад

      Map 🗺 tag oo kaso tiir hadii ad thy waxnool! Wardheer maxaa ku dhiigay!! Harad ayad u timid!! Waxaad thy inagumeed an damiir lahayn Oo dofaar damiirkisa leh !!! Dhulku waa Ogadenia /dadkuna Ogadenia bal na tuus waxad ka qaban karto!!! 😡

    • @abdiashur9266
      @abdiashur9266 3 года назад

      Sameera hadad gabadh tahay madaxad isaran tahay walale lakin wabaryey sacabo laguma qariyo onlf galinka horana amxaradey xiniyaha udhuqijirtey galinka danbana reer miyigey adhiga ka xadijirtey qabil baka ohinaye soqangadh walale

    • @geeljire395
      @geeljire395 3 года назад

      farta soomaaliga iska sax oo soo baro

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 3 года назад +6

    Xasuuq xun ayaa loo geeystaý shacabka Somaliyeed ee Ogaden

  • @muhiadinmohamud8497
    @muhiadinmohamud8497 3 года назад +2

    Dareenkaygaa aad iyo aad isu badalay dulliga nagu dhacay.
    Bal dey dadkan shaadka dawladnimada xidhan ee haddana wada jawaasiista ah.
    Dadkii dhibka geystay waxay kunaaloonayaan nabad iyo maamuus iyo weliba xilal cusub. Waxayse ku dhibyar tahay daalimka waa uun loo samraa illeen lagu waari maayo wanaagaas e.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 года назад

    That's the best drama

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 года назад

    Ayaanle guleeyso waad ku mahadsan tahay barnaamijyadaada waxii hore u dhacay.

  • @nadalove8178
    @nadalove8178 3 года назад

    Allah anaa adila balabalay wlhi marwaba waan idiin dacoyjiray

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 3 года назад

    Ayaanle jazaakallaah.

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 2 года назад +1

    Ayaanle aad isu ilaali sababto ah wareysigii cabdilahi nuur addba lo dhipsadey is ilaali zxb

  • @zahraabdalla7610
    @zahraabdalla7610 3 года назад +1

    Where is abdi qadeer now ?we need find that snitch

  • @ibrahimgabose7953
    @ibrahimgabose7953 2 года назад

    Ayaanle Libaax

  • @muktaribrahim7397
    @muktaribrahim7397 4 месяца назад

    Ogaadeen oo dhan ba. BASAASA. kenya iyo itoobiya

  • @ahmedosman7185
    @ahmedosman7185 3 года назад +1

    Meesha Ogaadeen keli ah ma degana ee qabiilka kale ee Soomaalida Xuduuda beenaadku qaybo badan ayaa ku jira oo Ogaadeen ka tirsan .Laakiin inaan Ogaadeen wax u ogolayn ayaa loo tusay,Waana meesha Soomaalida kale intii dagaalamaysay cadow looga dhigay ee cadaawada la isu geliyey.

  • @saidodahirdahir2065
    @saidodahirdahir2065 3 года назад +1

    Sorry baba

  • @maankamk812
    @maankamk812 3 года назад +1

    Uhuro muxu ugu eedayn wayay so af duubidooda o wuxu yiri kamayna war qabin halka farmajo uu horay kaga eededeyay arinta qalbi dhagax o noqon karta qaabka nairobi ayaga loga so afduubay in qalbi dhagaxna qaabkaas loso Gudbiyay qabyaaladu wa Shay xun

    • @guhadmohamed
      @guhadmohamed 3 года назад

      Soo asagaas sheegaya oo leh ragii waa la maxkamadeyay midkii sarkalka aha ee watay ciidanka afduubka na shan sano aa la xukumay.. wali ma araktay kuwii qalbi dhagax dhiibay oo la maxkamadeynayo ama la xukumay.. farmajo madaxweynihii Soo ma ahan muxuu ooga hadli waayay.

  • @modernwar5240
    @modernwar5240 3 года назад +1

    Waa waraysi xiiso leh runtii

  • @mahamedcudhi7497
    @mahamedcudhi7497 3 года назад +1

    ayaanle haddaad ubaahato in Liyu police ay ingiriisku sameeyay waan kuu soo diri jornaladi qoray wakhtigaa cataa kuwii masar ka soo baxaayey ayaa qoray in liyu police ingiriis sameyay lacagtuu ku bixiyana ay tahay 15 malyan oo pound David Comeroun ayaa lagu eedeyay wuxuu dhahay itoobiya ayaan ka takulayna cidan ahaan bug laga qorayna waan kuhaya oo ingirisku qoray

  • @sheikhmohamedcabdi4462
    @sheikhmohamedcabdi4462 3 года назад

    Odeygan howl baan uga baahnaye meel igu sheega plz🙏🏿

  • @user-im4zb2cf8t
    @user-im4zb2cf8t 3 года назад

    Asc wr wbr ayaanle waa kaa faaiidey wax badan waana kaaga mahdinayaa
    Runtii umada soomaali ayaa ufaaideesaa ee haka qiusan
    Hana u istaagin cawaqabad kasta oo kula soo gudboonaada
    Ku noolaw farxad

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 года назад +2

    Somalia is one of the world’s failed states, and several factors contributed to its fall, including tribalism, disagreement over the nature of the state, and international aid, the other main factor, which led to the failure of the Somali state, were the divide-and-rule policies laid down by military regime, which encouraged deep inter-clan hostilities and mistrust.
    These are also held partly responsible for the failure of the clans to join together and form a post-Barre government, Somalia has seen continued armed conflict since its withdrawal from the Ethiopian warin 1977, the collapse of Somalia in the post-Cold War era and the concurrent humanitarian disasters brought new problems for diplomatic and military operations in the country.

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 3 года назад +1

    Somalida iyagaa is jaajuusa meelwalba ooy jogaan cilada AJINABIGA maha
    Waa somali waliged sasay ijaajuusi JIREEN ilaa sayid maxamed CABDILE xasan allaah ha unaxaristo. Marka SOMALI iyagaa isku cadaw ah XUSUUSTA dagaalka 77 dad baa JAAJUUSINTA u ahaa dawaladii MINGISTE oo JAAJUUSINTA uwada ahaa
    Tblf SAS oo kale bay ahayd. Marka was in SAS loola socdaa inshalaah.

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 3 года назад

      Meelkasta Munafaq dadkiisa jaajuusaya waa ku jiraa talow Akhiro xagay adayaan SubxanAllah

  • @abdiqanimohamed9767
    @abdiqanimohamed9767 3 года назад

    Manta ka hor ma dhagesanin haanolato misne ma dawanin qebteda Facebook xita freinds ban la ahay balse ma dawado rali Ahada hada wixi ka dambeyana wan idin la soconaya mahdsanid