Asc abwaan marka hore waan kuu hanbalyaynayaa marka xigta waxaan kaa codsanayaa adiga iyo cidii kale ee haysa inaad soo geliso gabayadii AADAN AXMED DUBE (GABAY XOOG ) waa awoowgay aniga waxaa idhashay khadiijo ismaaciil saalax axmed dube Isaguna waa aadan axmed dube Saalax axmed dubena Waa hooyaday awoowgeed aabo
Kumahafsanid taariikhdad wakhtiga kubixisay inaad so ururiso juhdiga aadkubixizay thnkz baan kuleenhy
Faan kuuma Meel maro haddii aan Laguu furine
Faraha iyo Shiishkaba Rag kaa.Fiican baa jira'e
Fidno Jabar Jeclaa Lagu yiqiin Fir iyo Waayeele
Falaagadana Hagar Aadan baa ugu fil roonaaye.
Abwaan Maxamuud Daalin
Waad ku mahad santahay
Well done ind taariikhdu waa mudan waa in la nooleeyaa
yes
Mnsha allah taariiqda halanooleeyo
yers
Asc abwaan marka hore waan kuu hanbalyaynayaa marka xigta waxaan kaa codsanayaa adiga iyo cidii kale ee haysa inaad soo geliso gabayadii AADAN AXMED DUBE (GABAY XOOG ) waa awoowgay aniga waxaa idhashay khadiijo ismaaciil saalax axmed dube
Isaguna waa aadan axmed dube
Saalax axmed dubena
Waa hooyaday awoowgeed aabo
Muse abokor hj - cergabo caynaba burco garadag berbera ❤
Alle haw naxariisto intii dhimatay
Asc aad bad ugu mahadsantahay gabayada inder
Anigaa gabayo dhawr ah haya meel aan kuuso dhigo iiso sheeg
Halkanba soo dhig
indr xagan kala soo xidhiidha
Inader mahaysaa gabeygii muuse Abokor uu damiintay maxamed abokor
@@asiyawarsame4833
Aniga xata raadiyay gbyga ninba lygusheegay oaan kuudaba jira
@@Khaalidcade01 gabygaa masoo heshay inder
Abwaankan magacii
Abwaane aan kuu saxee gabayga ah: hayin nimuu ka jiifsaday dameer hilayo saarsaar,
Haylaale raray geel ninkii hodonki waayaa.
Waxaa tiriyey nin majerteen(ciise maxamud ) ah oo la oran jirey kaar lugoole Aun.
"Shire widhidhif" 😊🎉❤ adeerkay
Xasan axmed farax salax ibrahin
Shire axmed farax salax ibrahin
jibril xasan farax salax ibrahin
Shire wa ninkii salaan caraaby ku tilmaamay inu cimamaadiisa ku wereejiinyo oo hj abwaanimada ugu tagaayo.
Geel hayba diid
Faras hayba diid
Ragaa hayba diid
❤❤❤
Habar foorar jeclo waabaa 😂
Abwaane intaa aan kugu baraarujiyee caateeye iyo wiilka uu adeerka uu ahaa waxa jawaabaha wiilka ka mid ahaa
# Gudcur qam ah habeen qaarki tegey qawyo kala oodan
# nimay labada dhaayood qam tahay oon cidina qaadaynin
# hadana meeshii uu qaban lahaa qayb u garanaaya
# qalbigaan ka fiirshay ee hadaan qoodhyo xero sheego
# sow qoodhaha rag iyo haween laysu qoray maaha
= hal xidhaalayaashuna intaa waa ka badnaaya mahad sanid abwaane
Hal. 3aad
Caateeye-Jugux
Qaalmaa irmaan oon nirgaha qudhi ka nuugaynin,
Oon cidina quudayn dadkoo, yibal la qaansoobey,
Haddaad Gabay nin qaaraca ku tahay, qaafka ka higgaadi,
Haddii kale qatalantee ka joog, qiro lagaa roone..
Wuxu Maxamed Ku Jawaabey:
Qaalmaa irmaan oon nirgaha qudhi ka nuugaynin,
Oon cidina quudayn dadkoo, yibal la qaansoobey,
Qalbigaan ka fiirsheye haddaan, qoodhyo xero sheego,
Sow dharkaynka oo qoonmay, iyo qool mirriga maaha? (Intaa hore(Sow dharkaynka oo qoonmay) ma hubo laakiin wax sidaas u eg bay ahayd).
Iska gabgabay oo Mapka reerka iska sax
gabayada soo dhamaystira
Xasan dalab qolomuu ka ahaa h jeclo ma la garanayaa
Reer yoonis
@Apdikarim Qasim
Uduruxmiin ayuu ahaa Xasan Dalab.