Taariikhda Reer Yoonis (HJ) | Dilkii Chief Caaqil Gurrac ( Dhulbahante)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2024

Комментарии • 19

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Год назад +2

    Habar jeclo rag baa ka dhashay walee ❤

  • @CabdiraxiimKayse
    @CabdiraxiimKayse Месяц назад +1

    Heer yoonis wlee waa rag sandaladaya tolkii jira ahaada

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 Год назад +2

    Waligeed ayey habarjeclo kufsan jireen dhulbahante oo dhan😂
    Habarjeclo Cabsi cabsi❤

  • @Mohamed-k9c9w
    @Mohamed-k9c9w 5 месяцев назад

    Wllhey waa taariikh dhacdey

  • @muusemaxamed8605
    @muusemaxamed8605 Год назад

    Diiriye cali cismaan buu ahaa abaanduluhu

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 Год назад +2

    Habarjeclo ma ragaasaan rag ahayn😅😅😅😅😅😅😅

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649

    Sxb gabayga "Dur-dur" ee Hadraawi IHUN oo dhammays-riran miyaad heli kartaa? Hadda ma aha kan 17-ka daqiiqo iyo il-bidhiqsiyada soconaya ee lkn kala dhiman, RUclips-kana ku jira.

  • @galbeedqariye
    @galbeedqariye Год назад +1

    Imika muddo sannad ku dhowba cajalad taariikh iyo suugaanba xambaarsan laydin kama hayo oo maydaan soo galin, 240kii cajaladood ee hoyga suugaantu hayay miyey dhamaadeen ?!

  • @OmarKahem
    @OmarKahem Год назад

    Wax kajira majirtaa waa been cad oo aan geed logu gaban

    • @SalaanC
      @SalaanC  Год назад +1

      Gurrax yaa dilay marka.
      Kkkkkkkk

  • @qaranmediainc5513
    @qaranmediainc5513 Год назад

    Kkkkkkk yaa been isugu sheekeyey sifiican u murqaama been tariikh idin noqon mayso hadaad tariikh samay naysan wax run u eeg baa la sameeya

    • @SalaanC
      @SalaanC  Год назад +1

      Chief Caaqil Gurrac yaa dilay marka?
      Magtii Ingiriis nooga kiin qaaday ma noo soo celinaysaan?

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 Год назад

      @@SalaanC hadaad doonayso been aad tariikhdii madoobeyd ee habarjeclo aad ku qariso wax run u eeg baa murqaanka lagu sameeya oo dadku qaadan karo xata kuwa aad niyada ugu dhisaysa tan kaa qadan maayan hays daalin

    • @SalaanC
      @SalaanC  Год назад

      @@qaranmediainc5513
      Ch Caaqil Gurrac yaa dilay? Halkee lagu dilay? Sidee loo dilay? Magta maxaa u qaadateen?
      Ka: Ch Caaqil Gurrac
      Ku: qudhunmediainc5513
      Awoowe ninkaa HJ run buu kuu sheegay. Halkii waranku iga haleelay weli way i hafeefanaysaa. Ninka viidanka watay Abaar Warsame ayaa la odhan jirey oo keligiis ayuu 25 nin oo Shirshoore ah dilay.
      Awoowgaa Gurrac,
      Xabaalaha JS ka

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 Год назад

      @@SalaanC marka aad dareemayso liidnimo tariikheed iyo mid qabiileed naftu waxay kugu khasbaysa inaad sooyaal been ah aad mala awasho si aad nafis uga raadiso tariikhdadu 50 kii bay kasoo bilabata waligiin ba been soo abaabula habarjeclo tariikh aan guban iyo ciqaabtii fardaha shirshoore maleh adoguba uurkad ka ogtahay afkana waad ka hadaqaysa waxaa aad leedahay xata ima diirinayan sababto ah waxaan ogahay inaad adiguna xaqiiqda aad ogtahay lakiin aad afka ka in kirayso shirshoore waa ragii 300 sano buurta kusaaray ee ka dhariyey banan ee kugu khasbay inaad royo dhaqato uducee ingiris ilaah baa kusoo diraye

    • @SalaanC
      @SalaanC  Год назад +1

      @@qaranmediainc5513
      Wallaahi Billaahi been ma aha.
      Hadday been tahay bal noo sheeg cidda Chief Caaqilkii Jaamac Siyaad dishay iyo sababta aad magta u qaadateen.
      Mida kale sheekada waan hayey laakiin anigu ma duubin.
      Qodhyaxero haddii ay gunnimo qolo wax yeelayso
      Tolkaa bay ku qaas tahay mid lihi qariyo miisaane
      Cad gobeed ma lihidin ee qabiil Qurjiile la yidhaa oo Dhegdheer iyo dadqalatooyin ahaan jirey baad tihiin. Dumarkiinu madheertooda ayay cuni jireen.