BADDA CAS KU EKAADA GUUL. SOMALILAND IYO PUNTLAND OO SOMAALIYA KA DEGI WEYSEY XALBAA LOO HELAY. MAJEERTEN IYO HABAR AWAL WAXEY SOMAALI INTEEDA KALE UGA DUWAN YIHIIN WAA DHAQANKOODA AH (( CADKAANOW AMA KU CUNAY AMA KU CIIDEEYEY)) MAANTA ITHIOPIA AYAA IDIN CUNEYSA OO IDINKA CIIDEYNEYSA. GUUUL BADDA CAS
Inshaa'Alaah walaal. Soomaaliya soomaali baa leh" baan ku leenahay cadowga qaranka Soomaaliyeed. ee soo gariiraya ee xikuumadda Ethiopia iyo cadowga gadaal ka soo riixaya.
Hadaa hinina Ethiopia dag dag ku taga waliba Badoodi aa laga so eryay asay lug haya rabaan inay bililiqaysaan muuse baqtiyay ayaa ba.aas noo keenay waase balan inaan isna jilacow geeyo ciiriin cunto cinqaabo oo aan sona 5 soo celsho💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Insha Allah waa hoogooda iyo halaagoodii wlhi waxa ku filan kaliya burcad badeedka wiilasha eey reer galbedka u yaqanan ana aan u aqano geesiyada Somaliyeed ee ilashada badooda. Soomaliya guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
Weeroow ilmahaagii geel ayaa Ku tuntey baa la yiri markaasu yiri mayee waa ari waa runteed itoobiya badda cas wey lahaan jirtey lkn barqo cad ayey bixiyeen ee ha doontaan dekedihii ay hore u dhisteen ee casab iyo musawac haddey marka Eritrea oo 4 million ah Ka baqayaan wallee inaan soomaali igu soo orod aheyn
Kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk itoobiyaanku maalin ayeey qarwayaan oromo hablaha somali ayaa kufilan ragba udiri mayno ha iskeenaan hadii ay run sheegayaan
Somaaliyeey kaca kaca oo media ha baraaru jiyaan bulshada somaaliyeed meel kastooy joogaan hala aruursho lacag lagu soo gado dhoor markab oo kuwa dagaalka ah
Maraykan ingiris iyo imaarad ayaa ka danbeeya damaca itoobiya lkn waa in somali midawdo ta labaaad waa in mr xasan sheekh tego qadar turkey iran algeria iyo cid kasta oo somali u gurman karta
Maxaa guula waa leydin qabsanayaaye, Aniga waxan qabaa dadkii u ogolaadey iyo ayaga in leysu daayo bal haka cabbaan caanahee. Ilaa ay soomali imada dareemaya oo iyagu ay naga dal aan inaan wadanka kala xoeryno xabashida
Waa markii etopia aduunka laga weyn lahaa reer galbeed iyo yahuuda wadato qorshahaan si Somalia baddooda laga qadan lahaa balse la arki doone reer injireey booto badan iyo gaaladii shalay siisay dhulka Soomaaliyeed ayaa sheekadan wada waa tabtii reer Falastiin dhulkooda loo siiyay yahuuda
Waxay ka yimaadeen buuraha afrika ayagoo qolof leh ee dacayda ku wata baaquliyaal iyo jaqafyo markaasey u shaqeyn iyo tuugsi ka bilaabi jireen axmaarada iyo somalida akh
Hadey itoobiyo lahan jirtey badda cas , hadana ragg baa xoog kaaga heysto , badda cas ragg birr ah o somali ah o birr ah o gaalo eri ah ayaa xoog ku heysto
Welcome Ethiopian national army , you are right to defend your interest. We mai mai people stand by you. Hawiyow and Darodow be ready to defend your own land.
Damacan iyo dagaal kan waa kii midday lahaaa soomaali oo dhan الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله ❤❤
Insha allaah
BADDA CAS KU EKAADA GUUL. SOMALILAND IYO PUNTLAND OO SOMAALIYA KA DEGI WEYSEY XALBAA LOO HELAY. MAJEERTEN IYO HABAR AWAL WAXEY SOMAALI INTEEDA KALE UGA DUWAN YIHIIN WAA DHAQANKOODA AH (( CADKAANOW AMA KU CUNAY AMA KU CIIDEEYEY)) MAANTA ITHIOPIA AYAA IDIN CUNEYSA OO IDINKA CIIDEYNEYSA. GUUUL BADDA CAS
Inshaa'Alaah walaal. Soomaaliya soomaali baa leh" baan ku leenahay cadowga qaranka Soomaaliyeed. ee soo gariiraya ee xikuumadda Ethiopia iyo cadowga gadaal ka soo riixaya.
Haduu Etonian leeyihiin maxay ugu tageen walee waa markii soomaali dagaalka gali lahaayeen way isku dayeen waana ku guuleysan waydeen ❤❤❤❤
Talaabada koowaad safiirka itoobiya ha la eryo.....shahiidmimo ama sharaf.....نسأل الله العفو والعافية
Nin gardaran iga jooog kama jooojiso☝️☝️👍☝️ Caajiib Waan fahaney siii fiican War cad cad
Soo dhawaada ayaan leeyahay waxa ee naga helaan ayee leeyihiin
Soo soco Amxaarow wale wala idiin yaaba
THANK YOU MUSE BIHI TO HAVE ACCELERATE THE END OF ETHIOPIE , you have done a great job.
So socda. 😂😂 from. Hargysa. Wale. Wadkodi ba. Wada. Daya.
Hadaa hinina Ethiopia dag dag ku taga waliba
Badoodi aa laga so eryay asay lug haya rabaan inay bililiqaysaan muuse baqtiyay ayaa ba.aas noo keenay waase balan inaan isna jilacow geeyo ciiriin cunto cinqaabo oo aan sona 5 soo celsho💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
May eratereeye aad aan ma anagaa xoog Yare nabidadaya
An
Malaha dhamaadkii injireyda Ethiopië ayaa la garay ,wadamadii dariska dhan col ayay la noqdeen, Eritrea, Somalia , sudan, jabuti ,masar intaba dagaal ayay kula jiraan
Sharkoda eabi hakuceliyo
Dalka somaliland guul ayuu gaadhay
Hasbunallaah wa nimco wakiil subxaanallaah subxaanallaah allow naga qabo yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲😭😭‼️
Macnuhu waa somaliyoo dhan ayaan leenahay
Xabashidu Baalaxoofto waynaa.
Waa burburkii Ethiopia 🇪🇹
Maasha Allah Aad baan ugu faraxsanahay sida fiican ee akhbaarta u soo gudbiso somalida🌹🌹♥️
Ha soodonta way nawareriyeba itoobiya
Insha Allah waa hoogooda iyo halaagoodii wlhi waxa ku filan kaliya burcad badeedka wiilasha eey reer galbedka u yaqanan ana aan u aqano geesiyada Somaliyeed ee ilashada badooda. Soomaliya guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
Haaheey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴insha Allah waa hoogooda
1:51
2:09
May Allah make peace 🕊️ insha Allah
bismillah asc nimakaan raggi nadhicin lahaa ayaa naga maqan marka anaga illaheyba lenahay rabitalo kufilan
Difaacu wuxuu ka bilaabmaya Diridhabe iyo wixii ka shisheeya soo dhawaada Ethiopiyay
waa aduun oromo somali laga kari lehyahay
Jama jacayl Sxb waku salamay landhere
Geeska afrikaa waa xabashidii hore
Daandaansiga xukuumadda Ethiopia waa caddeysteen waa cadowgii oo soo 2 kacleeyey oo gadaal laga soo riixayo.Dowladda Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliyeed waa iney si wsda jir ah diyaar u noqdaan cadowga baq leh ee Ethiopia. SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH ayaan leenahay cadowga dhag dhaga ah.
Sax Weele waxab sooo socda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋☝️
WAR IIGA CALLOOL XANUUN BADAN DHEGAHAYGU HORE UMA MAQLIN
RABIYOOW ADIGAA ADUUNKAN ISKALEE CADAW GACANTA HANOO GALIN
Allahuma Aamiin😢🤲
Hassan sheekh malah bada Somali oodhan balehe
Way riyoodeen
Waan arki doonaa waxay kamacaashaan waxaa gadaal kataagan uk iyo mareykan laakiin waan arkeynaa xasan sheeq siduu jayeelo
Amxaarka didiyaay didiyaay soomaaliyay qeylo dhaan waa waray heego cadhooley eryada waa siidhacaysaayee ✅💯📢📢📢📢📢📣📣📣😎
Jaamc waa arin yaab leh bal soo duce mamo ❤
Ethiopian way jabi InshaAllah
It’s impossible for them to say Red see that’s far away from the reality they don’t have what it takes to do so
Weeroow ilmahaagii geel ayaa Ku tuntey baa la yiri markaasu yiri mayee waa ari waa runteed itoobiya badda cas wey lahaan jirtey lkn barqo cad ayey bixiyeen ee ha doontaan dekedihii ay hore u dhisteen ee casab iyo musawac haddey marka Eritrea oo 4 million ah Ka baqayaan wallee inaan soomaali igu soo orod aheyn
Muse bixi dagaal ayu soomaliya u hootseedey❤
Tariikh xun ayu galay a
Minki cadoowga wadankisa gacanta ka gashey 😂
Somalia maaha ee somalilamd dheh
@@cabdibarafcabdiyoow walee baraf dambe sii cuni maysid ee taa ogsoonoow
@@Cunaayeleefaaye zxp madax baa tahey lkn nio maxaanu sameynaa nio malaha waa qiyaamalihii somalidii is madhisey adduunka waxa ka socda waad aragtaa
@@cabdibarafxageey ku taal soomaali dhul
War waxas wa sheko walahi wasosocda dalkayga riyo malagu qadan karo 😂😂😂😂😂
we love somaliya we will be win insha Alaah
Waa riyo
Abaysyniya iyadaa argagixisaa😊
Ninkan xun ee oramada ahi xabashida ayaa ka adage
Soo socda 😅😅😅😅Ethiopia vs SOOMAALIYA we will never allow 😅😅😅
Usheeg Dal bad Leh Ayaa burcadbadeed yeesha
Soomaali soomaalibaaleh
Waa goolaaftamayaan xabashidu waxayna ka arkeen baqdinta ay ka arkeen biixi iyo xasan sh.oo markay shisheeyaha la joogaan been u sheega
Kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk itoobiyaanku maalin ayeey qarwayaan oromo hablaha somali ayaa kufilan ragba udiri mayno ha iskeenaan hadii ay run sheegayaan
insha Alaah kabtay ma aragtay kadhici waydo
asc itobiya waa in dagaal daran aan lagalno jigjiga wixi kashisheeya waa in kamiinada miinooyinka hawl galada lagala hortago
Walee .uuse biixi cadow ayuu dalka afka u geliyey lkn waxan umaleynayaa in ayaga wixi albaabka u furey leysku daro
Fahanay ithopiya lkn wey dhamaaneysaa warkooda
Waxey heelan beey leeyhin itoobiya
Somaaliyeey kaca kaca oo media ha baraaru jiyaan bulshada somaaliyeed meel kastooy joogaan hala aruursho lacag lagu soo gado dhoor markab oo kuwa dagaalka ah
Oromo aqli ma laha Ethiopia ma jirto hada waligiin bad ma yeelaneysaan insha Allah
Muuse Biixi talow ma wuxu yidhi yahuuda iyagana I aqon sada aniga bada siinayo Ethiopia si eey xuutiyiinta idinka difacan.
Waxaa. La. Gaarey. Woqtigii. Dhamaan. Leheeyd. Baabeceysey. Jaamac galad. Waa. Ku. Salaamey. Korneel Hussein Afgooye
Ereteria oo dhowr malyan ah hadaad ka baqdeen anaga kalay noo. Imada oo caano naga dhama oromo injirleey hasoo daahina soo carara
Aawey kiradii waa lahaano jir ey aaa
ASC tvga daljire dhamaan bahda idacada waxan idin waydiinaya waxbaan leyahay iyo heshiiska baangalanay nalasiiyeey ooy nasiiyeen bayaland ama Jinni land
Somaliya tooss oo ISTAQUERAA oo iskadhiciya CADOWGA abiye iyo biixi
Fine
Haa iyaga le haidin daarod iyo irrir kuhsin waaye Somali waa dxal kuwa kadiidi lahaa sow kuwa Ka ammusan oo awadalao kaca lassko kaca yaa laiskuleeynayaa sow Somali mahha
Geel baan lahaa jiray waxaa karoon dooraan leeyahay. Ingiriiskaba waxaa ladhihi jiray bogortooyada aysan qoraxdu udhicin.
Badda cas ay sheeganayaan waa tii Eritrea ee ma aha tan soomaaliya
Maraykan ingiris iyo imaarad ayaa ka danbeeya damaca itoobiya lkn waa in somali midawdo ta labaaad waa in mr xasan sheekh tego qadar turkey iran algeria iyo cid kasta oo somali u gurman karta
guul somaliland
Gumeysiga maad guul u taqaan mase oromo afka bartey ayaad tahay waa bilowgii dhamaadkooda isha allah soomaali wey guuleysanee
reer sheikh Ictiraaf kkkk
Maxaa guula waa leydin qabsanayaaye,
Aniga waxan qabaa dadkii u ogolaadey iyo ayaga in leysu daayo bal haka cabbaan caanahee.
Ilaa ay soomali imada dareemaya oo iyagu ay naga dal aan inaan wadanka kala xoeryno xabashida
Ilaa adisiababa anaga ayaa laheen Insha Allah waana ku noqon doona
Waa markii etopia aduunka laga weyn lahaa reer galbeed iyo yahuuda wadato qorshahaan si Somalia baddooda laga qadan lahaa balse la arki doone reer injireey booto badan iyo gaaladii shalay siisay dhulka Soomaaliyeed ayaa sheekadan wada waa tabtii reer Falastiin dhulkooda loo siiyay yahuuda
Wa cajaaib
Dadkey dileen Xagee lagu duugey itoobiya.
Somali mataqan cabsi iyo hanjabaad bugteena noo bilaaba
1000 Oroma ah waxaa ku filan hal wiil oo Somali ah soo soco Oromo sukuklay
Baaye talaye😂😂😂😂😂😂😂😂
Insha allaah
Dadkay laynjiren halke lagu asijiray halasowaydiyo 😂warunta lakin malaha way inaga awod badan yihin dhamka hubka alow sahal
Israel iyo ingriiska ayaa wax ka og arintsn.
waa run kaqaata hubay idiin keenayaan nee
They never had a red sea Ethiopia, and they never will under our territory. That’s the bottom line. What do you like or not stay with your damn Desert
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Ethiopia down Ethiopia down Ethiopia down
Asc maxameda Ali ninka sheeganayo inan gumeed inan gumeed dhalay markay somalida iyo itoobiya isdisho ee dagaalku bilaabmo oromada aad sheeganayso ku aad kayso oo ha odhan soomaali baan ahay adoo sida gunta u ooyaya
marka hanjabaadan waxaa ka muuqata badda in aan laga kiraaynin oo la siiyay😭😭😭😭
Ana digniin tii udanbaysay cidan isku sheega Ethiopia lakiin walahi diyarad xanuun badan aya la kora adis
Waxay ka yimaadeen buuraha afrika ayagoo qolof leh ee dacayda ku wata baaquliyaal iyo jaqafyo markaasey u shaqeyn iyo tuugsi ka bilaabi jireen axmaarada iyo somalida akh
Hadey itoobiyo lahan jirtey badda cas , hadana ragg baa xoog kaaga heysto , badda cas ragg birr ah o somali ah o birr ah o gaalo eri ah ayaa xoog ku heysto
Ethiopia was angry because alshabaab is been defeated.
Soo Dhaqsada Ku Dheh Dhamaan inta Timaada Maydkooda Ayaa lagu Gurayaa Bada Cas
Yeeyku sojiidayeen reer galbeedaa warwaxaa rabtiin aqriya soosocda diyaaraa idinnahay
Ugu Bushaaray Marka Maydkooda Markaanu Ku Guro Bada Cas Biya Xidheenka itoobiya Gacanta Geesiyaasha Somaliya Ayaa lagu Burburinayaa Somali Galbeed Gacanta Somaliya Ayaa lagusoo Darayaa Oo Xasab Ah
Xuuti may u dhawaan karaan marekenbaa ka kaadinayo xutiga reer galbedka ayeey garab kaga raadinayaa
Ku waasha Somaliland ileyn waxkale ma haysaan eh, adeer dantiina ku foofa ok.
Waa sheekadi Axaabul fiil cusub waxay u socdaan ilaa makah!
Maxaa kagalay burcad badeedda waxbaa salaqleh
Dagaal uu iclamiyey teda kale reer galbedkaa ka danbeya arintaan bcz hutiyinta uu shekada ku soo darey
4 milyan oo ereterras ah ayaa badii ka xiratay soomaaliya oo 20 milyan a way u hanjabaysaa
Asc wrx wbr
Baye talaye😂😂😂😂😂😂😂
Hacaag wariye ogw heshiiskan badaa wakii laku soocelinayey dhukii horey uu ku maqnaa itopiya
Welcome Ethiopian national army , you are right to defend your interest. We mai mai people stand by you.
Hawiyow and Darodow be ready to defend your own land.
Ninka somaliga ahi 100 itoobiyaana waa ka adagyahay sidaan hore u soo aragnay balse waxbaa ku dhacay somalidii ma inaynu baqayno ayay u haystaan
maxaa hub qanimo aha halka iga muqada
Sax❤
Reer galbeedka & Yuhuuda ayaa ka danbeeya, Muse Oromo ayaana loo soo maray oo gaala jaceyl ka doortay hadafka iyo difaaca diinta, dalka iyo duunyada islaamka. Oo ay Somalidu ugu horreysa.