“Madaxda dhaqanku 5 sanno oo kaliya ayay ictiraafka ku keeni lahaayeen haddii...”Sul C/raxman Good

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 73

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 3 месяца назад +3

    Masha allaah illaahay ha ku xiftiyo sultan sharif korkaaga ha ahaato illaahay nabad hanoogu dhameeyo dorashada soomaaliland khar banu u rajeenanaa insha allaah

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 3 месяца назад

    Masha allah suldan somali waxa baabiyay kuwan sheeganayo siyasiyiinta ee ay gumaystuhu towbarteen umadii Babi yay hadii loomali loo dayn laha in ay xukuman madax dhaqameedka manta dinidan ugu horeyn lahayn

  • @buraale134
    @buraale134 2 месяца назад

    Garxajis wa gobta somaliyeed mashallah

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 3 месяца назад +4

    Tuug dhaqan kani ma ahaaaa waaa cadoowgaaa kudahaaa.....

    • @ashanor8035
      @ashanor8035 3 месяца назад +1

      Amxaaro Amxaaro dhashay adigaa ah

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 3 месяца назад +5

    Reel WADDANI WAA HUMANTA GUDAHE YUSRA HARTI

    • @ashanor8035
      @ashanor8035 3 месяца назад +1

      Kulmiya waa amxaaro Amxaaro dhashay

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 месяца назад

    Suldaanka waa caaqil wanaagsan oo nabadda waqti badan giliya iyo maslaxda guud

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 3 месяца назад

    Maashaa Alaaha geesi Geesi dhalay noolow noolow cadawgaa hajabo cadawgaa hajabo aamiiin yaarabi

  • @dacar2345
    @dacar2345 3 месяца назад +2

    Adeer walaahi wadani xukunka dalku waa ka xaaraan ee orda danihiina raacda muuse intuu nin dalka uu ku aamino helayo wuu joogayaa

    • @HassanBasri725
      @HassanBasri725 3 месяца назад

      Dalka miyaan loo sinayn sxb
      Ninkii yidhi sinaan mayno
      Adna buri sarayntiisa
      😂😂😂😂😂

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 3 месяца назад

      @@HassanBasri725waa loo siman yahay lkn rag wadanka caloosh u shaqaytaal

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 3 месяца назад

    ALLLLA MAXAA CUMAAMAD QASAARE LASAARAYYYY AFXUMO UUNN AYUUNBAAD KA ADAGTAHAYYY

  • @sacadjaamac9991
    @sacadjaamac9991 3 месяца назад +1

    Waraabautaagii qadka 571 burco

  • @MaxamedaliHaybe
    @MaxamedaliHaybe 3 месяца назад

    Mashallah

  • @ahmedhersi9193
    @ahmedhersi9193 3 месяца назад +1

    Waar waxanoo kale bulshada ka qariya ha u sheegina wax aan umada dhegahooda u wanaagsanayne

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 месяца назад +1

    Muxuu yidhi oday aw afxume , waxaabu doonayaa shaqadii arrimaha dibada duulkan cadawga gudaha doqoniimadoodu qiyaas maleh

  • @hassanalinour8812
    @hassanalinour8812 3 месяца назад

    Somalia iyo wadani aya ku ganac saneyen

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 3 месяца назад +3

    XISBIGA WADDANI WAA CADGWA GUDAHE YUSRA HARTI

    • @ahashi7828
      @ahashi7828 3 месяца назад

      Hooyadaa iyo adigaba Anaa wasa Ey Ey dhalay oo ku nool xoolaha shacabka waxaad caayaysaa waa ragii lahaa wadanka Somaaliland ee umada u sinaa

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 3 месяца назад +2

    TUGASS TUGA TUGA ZULDAN WAA HUWAN YUSRA HARTI

    • @josephyasid9142
      @josephyasid9142 3 месяца назад

      Mxy qabteen 7 sanno ayay maamulayeene

    • @Safiirka09
      @Safiirka09 3 месяца назад +2

      Leadership xumo ayay inagu hayaan kornayladu waqtigoodu dhamanaayo

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 3 месяца назад

    Waraysanayow adigu Suldaanka haku istaadhin muran iyo mukirifonkaga,e jooji xasarada

  • @hassanalinour8812
    @hassanalinour8812 3 месяца назад

    Wa lagu ganacsanyahay

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 3 месяца назад +1

    FAKASH CIRRO CANDHAWENA FUTO HABARYOONIS FALINSTIN YUSRA HARTI LANGAAP CILLAN CIDANKA QARANKA SOMAILAND JABIYEY

    • @ashanor8035
      @ashanor8035 3 месяца назад

      Dhadiga Isaaq Dhadiga laftinagaa Dhadiga laftinagaa

  • @shan-maalsomali8533
    @shan-maalsomali8533 3 месяца назад

    Suldaan adigaa ka ah odayasha siyaasada kumilmay ee aakhiradoodii ku seegay

  • @Safiirka09
    @Safiirka09 3 месяца назад

    Cabdijibaar mxa la baqanysaa

  • @mahadahmed1909
    @mahadahmed1909 3 месяца назад

    Chief caqilka guud beelwanta garxajis heego niikada ka daaya meesha

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 3 месяца назад

    Soomaliland waxa baabiiyey oday xun oo cumaamad qadhmuun sita oo siyaasada ku milmay

  • @mymmym8283
    @mymmym8283 3 месяца назад

    GARXAJISOW NINKAN INA GOOD EE KOLBA MEEL KELIGII KU QABTA SHIRKA JARAA'ID PLEASE INAGA QABTA, WAXAN LOO DIRAN AYUU INTAA KA HADLAYAA, WUXU SHEEGTA INUU GUDIDDA GARXAJIS KUJIRO HADANA INTUU KASOO DHUUNTO AYUU KELIGII MARBA MEEL KAHADLA.
    ARIMAHA XUSBIGA OO ISAGA AAN LOO DIRAN AYUU KA HADLAYAA,
    ARIMAHA REERKA ISAGA OO AANAY DHINICIISA TAAGNAYN GUDIDII KALE AYUU KA HADLAYA KELIGII,
    WAXAN KALA GARAN'WAAYEY INAY IS MUUJIN KATAHAY IYO INUU WAX KALE QALDAYO? 🤔
    NINKAN HADII AYNU TOLNAHNAY AYNU SAXAAFADA KA JOOJINO IYADOON LALLA SOCON😅
    SABABTOO AH HADALKIISI OODHAN AYAA CANTARA BAQASH NOQDAY.

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 3 месяца назад

    Lacagtii Qadar Iyo Jabuuti Laga Soo Qaaday , waxba maydaan keenine umdu waa idin fahan santahye

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 3 месяца назад

    Kaniii waaa kii dadkaaa buurta u saaray si ay u burburiyaaan somaliland.

  • @dacar2345
    @dacar2345 3 месяца назад

    Reerkaagii ayaa kalsoonidii kaala noqday ee orod oo qaadkii aad iibin jirtay ku noqo adeer

  • @hassanalinour8812
    @hassanalinour8812 3 месяца назад

    Wa ben

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 3 месяца назад

    Dadka heegada ee comment ku rafanaya wxn leyehey doorasho wa khasab arinkasna beesha Hj hadan nahey anaka masuliydeda qaadney anakana commission kii ah ee muse wxba kama badali karo doorashada November 13

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 3 месяца назад

    Madax-dhaqameedku guud ahaan sharaf bay inaga mudan yihiin, dalkana way badbaadiyeen.

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 3 месяца назад +1

    Odey dhaqmeed awoodiisu waxey ku tiirsantahey degaan iyo qabiil. Wax kale oo ay wax ku cunaan ma hayaan.
    Nabadu dan uma aha odey dhaqmeed, colaad ayaa ugu macaash badan.
    Xeer ha loo sameeyo odey dhaqmeedka.

  • @FadxiyeOsman
    @FadxiyeOsman 3 месяца назад

    Malacag baa qiimo kulale boqolayaal baad layseene!!

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 3 месяца назад

    Alle kacabso awooddii ciidanka qaranka waxa dhabar jabiyay mucaaradka walaal

  • @salafiyamedia-d5q
    @salafiyamedia-d5q 3 месяца назад

    Waa inuu dhaqanku taliyaa siyaasi baynu eednee

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 3 месяца назад

      Ddhaqanka hablaha reeraha caaya

  • @massmass8300
    @massmass8300 3 месяца назад

    walee beeesha garxejis ilaahy rahbuu ka dhigay hadaamu nahy
    beesha awal ee maanta lagu tuhmayo kursi $ aduunba badhkeed
    ma bixinkaro ilayn hadalwa runkama
    raystee😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 3 месяца назад

    Waxaa bixiyey dahab shiil oo wadsni taageera si uu xirsi ugu guuleeyo doorsha waayo dahab shiil iyio xirsi ficoon waa walaalo markaa eaa fududayn lacagi rG ma noqoto ku dhaqaatiirta jiifa ee aa disheen iskka bixya magtood huwan yahay huwantu dhashay ciro hurdaYs ilaahayooyo xukn ha noogu dhiibin kooyid baclayaash ayaa xadaya inta uu hurdo

  • @FadxiyeOsman
    @FadxiyeOsman 3 месяца назад

    Waar dadka soomaalilaan ayaad dab ku shiaane ictiraafna keeni mayside,umada kafadhiiso 🤔🤫

  • @Xasmas
    @Xasmas 3 месяца назад

    Huwan Kalkal. XISBI OFFWAREEN. Cadowga gudaha yusa harti

  • @CumarMooge-f7q
    @CumarMooge-f7q 3 месяца назад

    wadanka madax dhaqamedka aya badbadiya markasta

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 3 месяца назад

    SUL.ISKU SHEG AYA DALKA WAALAYA

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 месяца назад

    Suldaan taliye guute ah looma baahna

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 3 месяца назад

    Munaafaqnnimo gashay geeljire waa yaab

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 3 месяца назад

    Ragiiii ciidankaaa layaaay waa la xukumayaaa ama lacag bixiyaaa amaaa diidaaa ....... 500 000 dollar qaranka aaaa ka balaaadhan

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 3 месяца назад

    Maangaab Wadani munaafiqnimada jooji. Sowdigii yidhi Somaliland way burbureysaa. Waar xishood oo beenta iska daa.

  • @GuhaadMohamed-x7e
    @GuhaadMohamed-x7e 3 месяца назад

    Jaahil dunidu ma aqoonsan tahay madax dhaqameed waxan aad ula baxdeen dunida meel odayaal ka taliyaan majirto dadka juhalada ah ayaa waxa aaminsan oo leh.

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 3 месяца назад

    Husra.harti

  • @Abdulrahmanhussein-m2x
    @Abdulrahmanhussein-m2x 3 месяца назад

    Qofkan horta ma waxa utagan yahiin tv

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 3 месяца назад

    Suldaan futo dameer iyo futo ey

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 3 месяца назад

    Tuug sida dumarka loo caayo , ka adag tahye maxaad taqaanaa qaadwade

  • @IbrahimYusuf-oe8xj
    @IbrahimYusuf-oe8xj 3 месяца назад

    Caaqil Muuse oo kasoo xigtay, Sahra halgan ayaa sheegay in oofwareen lasoo qabanayo

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 3 месяца назад

    Tvgan xun ee fahad u furay kanyar ee ilig maxaa loo qaban wasyey

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman 3 месяца назад

    Kani maaha suladaan waa siyaasi

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 месяца назад

    Ehlunaar Muuse biixi waa ninka dagaalka ka riday laascaanood iyo Buurta Gacan libaax ilaa maantana waxuu rabaa Somaaliland inuu Baa’bi iyo laakiin Illaahay iyo inta ka so horjeedaaba way iska qaban.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 месяца назад

      Muse bixi aya ku dambey donta wayo nin kan ino dorasho qabto laga ma yabo midas ku shega

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 3 месяца назад

    Tuug cumaamad sita

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 3 месяца назад

    Waar meesha beenta kala muxuu ictraaf keene jaahilkani

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 3 месяца назад

    Tuuug garxajis

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 3 месяца назад

    Waar waxaa idin wada waa hunguri

  • @hajii2033
    @hajii2033 3 месяца назад

    sulden xuun beenale tuug

  • @hajii2033
    @hajii2033 3 месяца назад

    beenale faqasha tuug beenta jooji