Macalimadayda aad ayaan kugu mahadcelinayaa Waxana kusoo biiray halkan dhawaan Waxana rabaa inshllllh inaan Barto luqada English Waxana i dhiba Xarfada sida x r Z y H z waxana rabaa inshlllh inaad casharkan oo kale kasoo samayso Allena aqoonba haku barakeeyo anana hanoo fududeeyo ee Markay xarfa raacan ama horay haka raaceen ama gadaal haka raaceen ama dhexda haku siraane way i dhiban xarfaha waxaa jirah marmar ay meesha ku qoranyihiin ana lagu dhawaaqin Intaas ayana rabaa adna alle miisanka xasanaadka haku saaro ajar hakaa siiyo
Macalin su,al ayaan rabaa inaa ku waydiyo waxaa tiri xarfaha (e),(i),(y) haday (g)soracan waxaa lo akhrinayaa (j) hday kadabe yan sida(egg) mawaxaa loo akhrinyaa (g) maclin su,ashas ayaan ku way diyay madamu englishku mac no badan yahay mciln waxan rajenayaa inaa isiin donto fursad ad iga so jawab to mcalin adigoo raliyaa
Waa cadi Teacher ee wxn ku lahaa waxaa mararka qaar jirta english saw looma qaybiyo british iyo american waxan arkaa qaar diida U akhriya( ta) Tadana U AkhriYa (da) Xitaa Uda mararka qaar wax loo akhriyaaa (Aa) Markaa inTaas Ban Rabay In aad i sharaxdo hadad wakhti helayso adigoo mahdsan
TELEGRAMKA t.me/englishConversationSomali
Thanks sister
Ok
Thnks lkn sida loo qoro iyo akhriska igo adag
Mashallah thanks 🙏 groupe ka whatsapp igu dar 00201091769705 wakas abayo aad baan ugu bahnahay
Asc macalin igudar +254745119570
walshay amiira maxamed
ilaahay haku barakeeyo wax badan ayaan kaa bartay🔥🔥🔥♥️
Masha Allah teacher
Thank you so much teacher ilahy haku barakeyo adi iyo ilmahagaba
A s c teacher casharkan aad ayuu umacaanaa sida aad usharaxday aad ayaan kugu mahad celinayaa thank you
Thnks teacher noso badi vedioyada
Maashaa allaah walshy guulayso qaali mcn❤❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah tabrakalaha wllshy qaali keep going
Thank you teacher ameero and good bless you
Same to you!
Mahadsanid%boqorad Ameera walshy qaali mcn♥️♥️♥️♥️♥️♥️💖💖💖💖💖💖🙏🙏🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Shukran ustaado ♥️🙏
Thanks to our teacher
masha allah caafimad allah kusiiyo xabiibti
Keep going teacher
M.allaah
M.a kheer Alle haku sooyo
Masha allh ustaad ameera
Thank you my queen Abaayo macaanto ❤❤❤❤👍👍👍👍
Mansha allh macalimada qaaliya ilhy hku barakeeyo maclin mrka hore maclin wan cusubahy hdan ku sobiiray janankan fican wxn raba inan barto luuqda xageen kahelayaa books iyo sidan kulasocon karo adiga oo raaliya ah wxan rabaa macaluumada kobana inada igasiiso aadiyo aad ayaan uga helay qaabakada wxa u sharaxaysida macalimad qali tahy ilhy hku xafido
WALAAL QAYBAHA HOOS KA SOO BILOW CASHARADA AAN SOO DIRAN LA SOCO SOONA DHOWOW
Masha allah macalin Ameera macalin nagu weyn waxaan ku weydiinayaa in buugii 1 aad iyo buugii 2 aad in ay dhammaadeen. Mahad sanid macalin
MA DHAMAAN WALI
Thanks my teacher
Mnshllh Macal Aad ayaan Wax Uga Fahmay Ma aqan Wxaan Kugu Mahad Celiyo Runtii Waxaad Tahay Qof aan xushmad U Haayo Wana Jecllhy Nolashayda Inaan Mar Uu Kula Kulmo Hadii Rabi Ogolaado Baalna Waad Iigashay Balse balse Madaama aad Ila Jogin kuna Imaan Karin Kaliya Waxan Awooda Duco Inaan Ku Duceeyo Alle janatul Frdoows Hakugu Arzaaqo adiga Iyo Waalidkaa Iyo Dhamaan Muslimiinta Waxaan Jogaa Kenya Nairobi Macqul Inaan Mar uun Naso Buuqo Kenya Nairobi Maclin Haday Dhacdo Inaad Imaato Kenya Nairobi Hubaal Inaan Sifiican Kuso Dhawyni Wabilaaahi Towfiiq 👏👏🙏🙏🙏👈
MAHADSANID WAA KAA QABAA WALAAL. WAX WALBA DUCADA AYAAN IIGA FIICAN.
Mashaa allah teacher
Thanks dear teacher
my teacher thanks good
Shugran qaali
Walal guruubka. Igu dar fadlan
TELEGRAMKA t.me/englishConversationSomali
R eplying to 'baro english
زادك الله فهمك شكرا لك يا أختاه
Asc abayo mshallah aadban ugu helay macneyntada
Thanks sweetie Amiira
Thnk u teacher 😇
Mahadsanid macalin Ameera
Marka hore waad mahad snthy macalimad Xarafka(c) asna muuqaal noga so samey adoo mahad san
WALAAL CASHARKA C WAA KA SOO HADLAY MAR HORE
Allha haku xafid walaashey
Good teacher
understand Thank my teacher,
Masha allah
Wcs my teacher ilahey haku barakeeyo
Mahad sanid wll ❤
Masha alah jazakalah
Macalin aniga qoralkiisa ugu adag
Labarkaaga wllo
Soo badi sida xarfaha loogu dhawaaqo will ok
Soo badi xarfaha oo lagu dhawaaqaayo
Masha allh teacher thanks a lot waxaan kaaraba oo aan kuwarerey sheyga ah esta ayaan rabaa in aad ifahansiso qabka loo kala isticmalo
Keep giong Teacher
Masha allah waa cashaar qima leh
Ust masha allah ad ayan kula socda ust ilah hakugrabgalo ust wxn xarfaha oodhan sida la aqriyo ust ilah hakugrangalo ust
masha alla walahi waan ka helay
Mahadasanid wlshey
Thanks 👏
jazaa allaahu kheer abaayo
Asc wlle. Waxaan kaadaawaday yuutuubka waxan rabaa lambarkaaga si aan onlay kaaga barto. casharka
Thank you teacher
Thank you my queen Abaayo qaaliy 👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤
Good
Mashaalah
Waad mahadsan thy hadan kugu sobirey xppti🥰
Mahadsanid ustaad
Macalimadayda aad ayaan kugu mahadcelinayaa Waxana kusoo biiray halkan dhawaan Waxana rabaa inshllllh inaan Barto luqada English Waxana i dhiba Xarfada sida x r Z y H z waxana rabaa inshlllh inaad casharkan oo kale kasoo samayso Allena aqoonba haku barakeeyo anana hanoo fududeeyo ee Markay xarfa raacan ama horay haka raaceen ama gadaal haka raaceen ama dhexda haku siraane way i dhiban xarfaha waxaa jirah marmar ay meesha ku qoranyihiin ana lagu dhawaaqin Intaas ayana rabaa adna alle miisanka xasanaadka haku saaro ajar hakaa siiyo
Wcs walal qaali
Asc walashey amira waxan isodirta lambar an kalaso xariro aaad ban ugubahanahay hathalkaga walashey qali
Macalin
Masha alaah thanks
Guulayso
Ascww abaayo ardaydii cusbeed ee decemar aan qadanaa aad dhaheysay ma bilaaben ardaydaas ayaan ubaahanahay plz ila sooxiriir abaayo
HAA WALAASHAY.
Thnx teacher appreciate for your support
It's my pleasure
Asc xabiibti mcn waxaan rabaa Naberkaaga xagee baan kaala soo xiriiraa xabiibti mcn waxa aan joogaa US Virginia
Asc wad mahad santauhy hdan kugu sobiray
Wllo thank you very much
casharada noocasa noo soo badi si aan akhriska aan oga barano
A E I O U may is badalaan marka qoralka la akhrinayo ?
HAA
Shuran
Macalin.xafidulaah
ascm waxaan ahay arday cusub
waxaan joogaa somaliya
My ateacher
M.a
Shugran
🥰🥰🥰
Mansha.allah
Thanks
Macalin class room inoo sameey hadee macquul tahay si aad u ogaato herarka ardayda Kala jogaan
Ok I am
Asc wll wan cus bahay cashirade side isugu xiga maigu cawin karta
TELEGRAMKA t.me/englishConversationSomali
Macalin su,al ayaan rabaa inaa ku waydiyo waxaa tiri xarfaha (e),(i),(y) haday (g)soracan waxaa lo akhrinayaa (j) hday kadabe yan sida(egg) mawaxaa loo akhrinyaa (g) maclin su,ashas ayaan ku way diyay madamu englishku mac no badan yahay mciln waxan rajenayaa inaa isiin donto fursad ad iga so jawab to mcalin adigoo raliyaa
CASHARKA AYAAN KAGA SOO HADLAY.
🥰🥰🥰😍😍🥰🥰😋
Lkn Teacher kamad zo hadal wixii aan ku sheegay
WALAAL WAXAAD IDHAHDAY MA QORANIN EE RAALI AHOW. HADDA INTA IIGU SOO QOR.
Waa cadi Teacher ee wxn ku lahaa waxaa mararka qaar jirta english saw looma qaybiyo british iyo american waxan arkaa qaar diida U akhriya( ta) Tadana U AkhriYa (da) Xitaa Uda mararka qaar wax loo akhriyaaa (Aa)
Markaa inTaas Ban Rabay In aad i sharaxdo hadad wakhti helayso adigoo mahdsan
Teacher waxan u baahna hadad i helayso whatsap group aad igu darTo waayo waxan ahay arday soomaliyed oo jooga dhulkii Hooyo
Please and please
asc
asc amiiro walaale adoomahad san nosamee telegram sitos ah cashiradanoosi
TELEGRAMKA t.me/englishConversationSomali
Macalin aniga wan ku cusubahay mar dhow ayaan ku soo biray mlaga yaba inaa la qabsado madama horay an ku lasocon macalin
soo dhowow
Ok I
Aad baan kugu ducaynaya
Balis calamadad waxku tiil mamay soo muujii walalo
KUMA FAHMIN
12 tense noo dhig ayadoo dhameestiran
INSHAA ALAAH
Asc
Macalin arday cusub ahay waxa raba inaad ardayda igu darto lanbarkayguna wa kan 0633703608 wakaa maclin
Mhdsnd macalin
I'm Single 😍😥
Asc telkaga whatsp
Mahad sanid
Fadlan igudar +254745119570
Asc walal igu sodar ×270610964062
Macali igu dar gurubka 615219461
TELEGRAMKA t.me/englishConversationSomali
Guulayso
Waad mahadsan thy hadan kugu sobirey xppti🥰
Thanks
M.a
M.a
Soo dhowow Mustafe