NIMCO DAREEN HEES MASHUP CUSUB OO SHIDAN SHOWGII AWALE ADAN LADIES NIGHT 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 сен 2024
  • Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
    instagram faiza_amir_2019
    snapchat faisa132
    twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
    thanks my

Комментарии • 27

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 Год назад +3

    Mcaan Weeyi hestu🔥🔥🔥❣❣❣🎵🎵🎧🎧

  • @cawaaleyarearimahaculus5360
    @cawaaleyarearimahaculus5360 10 месяцев назад

    Dareen

  • @abdiasishaybe3237
    @abdiasishaybe3237 Год назад +3

    Waaw Nimco yar halkeedii baad dhigtay

  • @halimoabdi7947
    @halimoabdi7947 Год назад +3

    Nimco dareen keep going

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 10 месяцев назад

    Nimco dareen peyonce beautiful

  • @jamalabdi7521
    @jamalabdi7521 Год назад +8

    Keep going waa waxa hablaha sii qaawinaya,Allah kaboq

  • @yasminabdi3493
    @yasminabdi3493 Год назад +3

    Subxana laah maxaa qawiyey😮

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 Год назад +1

    🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @munasarabdukadir5327
    @munasarabdukadir5327 Год назад +2

    Poqorada codka nimca dareen

  • @Degaliah
    @Degaliah Год назад +2

    Kusoco nimco qaawan 2

    • @faizam523
      @faizam523 Год назад

      😂🤣😂🤣😂

  • @laabjacayl1211
    @laabjacayl1211 Год назад +1

    Inkastoon naftaydiyo
    Noloshayda kuu huray
    Inkastoon intaaqiyo
    Nabar adi ku gaadhiyo
    Kaa jiray nitaa qada
    Inkastoon naruurooy
    Badi kugu nabnaa adi
    Nal naftayda haga iyo
    Inkastood ahayd nolol
    Nabad iyo bar waaqo leh
    dhibaatada Nus qaantale
    Weeyaan Nuskaygaay
    Nacfi beelka caashaqa
    Iyo nuxuusta waayaha
    Weeyi nacabka dilayaa
    jacaylkii nimcaystee
    Ku nastay dhex deenee
    Niyad sami ku noolaa
    Naxdin waxay ka joogtaa
    Kala nooc ayaamahan
    Nuxur koodu daran yahay
    Anoon kaa na gaanayn
    Inakoo naf qaybsile
    Waa niyad jabkeenee
    Wakhtigaa nugteeyoo
    Naafeeyey caashaqa
    Anigoo kunaadshoo
    Noolahaba kuu jecel
    dhib ku naban xubigan Baa
    Noqday kala hadhkeenee
    Anba naawilaasbaan
    Nadtan bar is leeyee
    Noqo samirka ruux kara
    Xusuus uun ku noolow🫀🫀🔐🔐🔐

  • @arsenalhalyey2223
    @arsenalhalyey2223 Год назад +2

    subxaanalah maalin baa lays xisaabin qof weyn baad tahay is astur

    • @josephgeorge3543
      @josephgeorge3543 Год назад

      Perhaps you like what befell of Somalia.

    • @weeewchaweeewcha
      @weeewchaweeewcha 2 месяца назад

      Hadaad ogtahay in leys xisaabin doono music maxaad udhageysaneysaa 🤔

  • @cabdimahad9255
    @cabdimahad9255 Год назад

    Asc

  • @siikawesiikaweadan7641
    @siikawesiikaweadan7641 Год назад

    Hees xasuus garal iguleh itobeya

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Год назад

    Nimcaay wa dhar dhigatay hbn kan ma waxa no tuseysay ina wali is haysata

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 Год назад +2

    Cagdheer ilbaxday dhaqanka amxaarada

    • @faizam523
      @faizam523 Год назад

      Reerkii daarood hablihii baa ka waashey tii Kim jaamac oo dabada qaawisatey waa joogtaa meesha, tii deeqo afro iyana show bey new yearkii USA ku dhigayi tiiyoo qaawan, subxaan gabdhaha hala dabiibo sidani fayoobi maahee.

    • @sulekhaahmed8473
      @sulekhaahmed8473 Год назад +2

      Axmaaradaa naga kaa xigta

  • @abdirahmanmohamed80
    @abdirahmanmohamed80 Год назад

    no buuq

  • @YoonisAhmedsaleh
    @YoonisAhmedsaleh Год назад

    Innaalillaah! Heestii Nimcodawo way cuntay oo digada ka dhigtay. Sorry!

  • @faizam523
    @faizam523 Год назад

    Masiibo si xun u ilbaxdey naa umada jidhkaaga ka astur maro aad xidhato maad waayine, naagihii waa sii walaanayaan ilaahow nasoo hadee dhamaantayo.

    • @josephgeorge3543
      @josephgeorge3543 Год назад

      You are part of that disaster. Hope you are still in Somalia.