Dagaalka K/Galbeed Gaarka u Ah ee Dowladu Federaalku Kuqaaday | Waraysi Abdisalan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 сен 2024
  • Subscribe | Share | Like Comment

Комментарии • 42

  • @faatixaxmed8105
    @faatixaxmed8105 2 часа назад +6

    xasan sheekh doorashada aad layaabteen ee qof iyo cod ah wuxu kawadaa xamar kaliya in ay matasho Somali oo dhan iyadoo wakiil ka ah Somali reer xamarku codeeyaan oo

  • @calibare1641
    @calibare1641 Час назад +2

    Xasan sh qubuuraqode go aan adagmaqaadankaro waaninkii ugudiciifsanaa oosomaaliya soomara waadhaqaalodoon madaxeyne nacasa allahanoobadalo. Aaamiin

  • @AslixasanMaxamed
    @AslixasanMaxamed 34 минуты назад +1

    Xasan Sheekh Wuu Fashilmay Wax uu Sameyn Karo Ma Jirto. Tankale Laftagareen Waa Madaxweyne Koonfurgalbeed Wuuna Ahaan Doonaa Insha Allah

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 2 часа назад +3

    SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faatixaxmed8105
    @faatixaxmed8105 2 часа назад +3

    xasan sheekh wadankan halaga badbaadiyo maamulgoboledyada maanta fursad bayhaystaan itoobiya bad kabaqeysen maanta xasan iyo itoobiya waa isku dhacen punland galmudug jubalnd kofurgalbed hashireen go.aan adag haka qaateen xasan

  • @cumaryuusufibraahin18
    @cumaryuusufibraahin18 2 часа назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 3 часа назад +1

    Xasan sheekh waa munaafuq DM SSC lama tusi karo ilaahey ha qabto umada

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 часа назад +2

    Allow sahal umuuraha doqon daman oo dusheeda lagu ciyaarayo oo qabyaalad laga buuxiyey caqli iyo garasho aan lahayn xassan iyo maamul goboleed yadaba waa shaqaalo gaalo waxaase kaxun kuwa qabiilka kutaageersan goor aan dheereyn yaad shaleyn doontaan xassan wuxuu noqon doonaa siisiga soomaaliya waana sababta siisi loogu lifaaqey kuwa qabiilka kutaageersanow hubka aad kufsrxeysaan ood qabiilada kale ugu faaneysaan uguna goodineysaan cida ugu horeysa oo lagula dagaalami doono waa idinka oo hubka inta looga dhigo sacabooley sida larabo loo gali doonaa waa idinka hawiyow ama diida ama doona xassan iyo abye iyo masar intuba reergalbeed yey u shaqeeyaan xassan iyo abye na wey is ogyihiin laba shaqaale oo yeelyeelaya xassan waa lahayste wax looyeeriyo dantiinana mawado ee wuu idin dakaneyn ee idina iska qabta umadana kaqabta in aan soomaaliya balaayo kale qabsan ooydaan shalaayin

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 3 часа назад +2

    Asc waan idin salamay dhamantiin

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 3 часа назад +1

    Asc.suleebaan.xaashi

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Час назад

    Federal sharciyan wax shaqo ah kuma leh Doorasho maamul goboleed

  • @MubaarikQamashi
    @MubaarikQamashi 3 часа назад +2

    Asc umada somaliya Waxa juga waqooyiga somaliya harigesa
    Waa salimayi hurfadhi
    Waxa waa dinaya seyilac shiidali maa ku jirani

    • @abdallaelmi7231
      @abdallaelmi7231 3 часа назад +2

      Haa walalo, banka ka soo sareeya ayay ku jiraan, oo iyadoo dawladdii soomaliya ay qoddo oo gaba gaba ku dhaw dagaalku dhacay, oo way afsaaran yihiin. Reer say lac baana lehe maxaad ka rabtaan walalo 😅😅.

    • @MubaarikQamashi
      @MubaarikQamashi 2 часа назад

      @@abdallaelmi7231 itoobiya ayaa ku degdeg dhoolka nasiya baadi bilasha

  • @Suadabdirizak
    @Suadabdirizak 2 часа назад

    Waryayahee war shekadan maanta aniga wa igawayntahay maba famhayi things are interlinked
    War hashi sebaadnogashay manta
    Wanba fahmi la ahay anigu

  • @MuscabSaciid-rv5mn
    @MuscabSaciid-rv5mn 2 часа назад +1

    doqan oo ravweyn ah iyo mid cbb ah ooo darood ah

    • @Yt-Three_2
      @Yt-Three_2 Час назад

      😂😂😂 calacal beeled baa ku haya
      Xasan iyo dhaman Somali bay maraysaa xaarwiye

  • @maroodi4949
    @maroodi4949 Час назад +1

    nio waxaan is waydiiyay ma iyagoo sidan isku cunaya ayay anagoo somaliland ah nala rabaan BADHAADHE
    walahi qofkii caqli le wuu fahmayaa badhaadhahaas ay inoogu baaqayaan.

  • @Mksijj
    @Mksijj 2 часа назад

    Asc

  • @shuutezbrown2264
    @shuutezbrown2264 20 минут назад

    Sxp codkaga iyo wajigaaaga isma lahan😂

  • @aydorosduran808
    @aydorosduran808 Час назад

    Qabuaaladaan la Aada meelkale

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse7771 24 минуты назад

    Asc jublaan miyaan la xasuusan

  • @KhadijaMuuse-g3m
    @KhadijaMuuse-g3m 2 часа назад

    Kfgd maxaa looga diidan yahay federaal 😢

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 Час назад

    Waaaa cunug qabyaalada aaay makarafoon u dhiiibtaay

    • @Yt-Three_2
      @Yt-Three_2 58 минут назад

      Markii farmojo hayay yaa hawiye aheey ku lahaa maad ilawday

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 часа назад

    Hawiye ayaa Duulaan gaar ah uu ku soo qaaday koonfur galbeed

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING1 2 часа назад +2

    Dowladda Hawiye dhulka koonfur galbeed ayey weerar ku yihiin wax kale uma socdaan

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k Час назад

    Baklava weeye dalku haddii kaas zoo noqdo dalku waa burburayaa

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 Час назад

    Haku mashquulin shidaal iyo koofur galbeed ee ka hadaal duulaanka ethopia hadii aad soomali jecel sharafta soomali tahay xilli gudaha soomali lagu mashquula lama jooga

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 Час назад

    War nacasyahaw umada somaaliyeed ka dhaxbax

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 39 минут назад

    Markii horebaa dadkaa ogadeniya waay soodhibijiree 😂kkkkkkk riyoland maanta oo abiye badii somaliya hunrukalalay waxay uu xasan dhiqo leeyahay itopia dhulbay nagahaysataa 😂kkkkkkk waa foulée bal noosheegaa?

  • @hashigelle7597
    @hashigelle7597 2 часа назад

    Ninkan Hashi munaafaq ayuu school uga baxay iyo damiir xummadiisa ayaa banaan timid shalay Ethiopia ayuu ku eedayn jirey haddana KG ku taageeraya faragalin Ethiopia, ninka uu warsanayo aa Harti kkkkkkk

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Час назад

    Xasan Sheikh always was disaster and unstable man.
    I don't believe Xasan Sheikh was eligible for head of State, because I don't see any quality as leadership.
    Waxaan aaminsanahay in la isweydiin doono Dowladnimada Soomaaliya haddii aan laga hortagin masiibbada uu la damacsan yahay Soomaaliya.
    Labadij Sano uu joogey Xasan Sheikh wuxuu dhisayey Sidii uu Dowladnimada u burburin lahaa waana muuwataa wax Qarsoon ma jiraan.

  • @AcmedGaagow
    @AcmedGaagow 2 часа назад

    Waan kufahan sanahay waxaad iska dhigtaa wariye dhex dhexaada CBB ayaad kadan beysaa shalay markii farmajo ladagalayay jubaland iyo budland waad camabarey nesay mantana waad udoodey saa

  • @ahmedxajimohamed817
    @ahmedxajimohamed817 2 часа назад

    Mr xaashi adiga iyo falanqeyaha ka qeeb qaata difaaca dalka waa xaalad colaadeed

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih Час назад

    Bal fiiri Madaxweeyne ku xegeen oo Hawiye xaq u leeyahay ayeey u diidan yihiin Daarood Khaatumo in loo ictraafo ayeey rabaan walee waa leesku daalaa 😂😂😂

    • @Yt-Three_2
      @Yt-Three_2 57 минут назад

      Konfur galbeed darod maa leh
      Calacal baa idinka Soo haray xaarwiye

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 46 минут назад

      @@Yt-Three_2 waxi calaacal doono horayna u calaacali jiray waqtigaa sheegi doono 💪🏾👈🤣🤣🤣

    • @Yt-Three_2
      @Yt-Three_2 17 минут назад

      @@II-vd4ih pro xiligii farmajo maati calacal badan bad ahaydeen
      Iminkana waa idinka
      Xaarwiye mamul goboledyadii baa talfanka ka qaban wayay hhh
      Xagay maamulan xagay si nabad ah ugu noolyihin wabaa