Aadan Faarax Samatar - Dhaqaale nafteydaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 14

  • @asii9942
    @asii9942 4 года назад +8

    Masha allaaah waxaan sugaanta deris Ula noqday xasuustina macaan ee weli aan haysano😍😘

  • @abwaanmurtishiiladan5439
    @abwaanmurtishiiladan5439 6 лет назад +10

    Waanka helay heesta aad ayay umacaantahay maansha dhaxal bay nooga tageen sugaan yahanadii somalidii hore illaah janoyinkiisa haydiinku deeqo

  • @warkacalidhagadalool
    @warkacalidhagadalool 6 лет назад +7

    adan farah samater abwaan iyo fanan caan baxay

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 6 лет назад +10

    heestan waa hees aad umacan oo jacayl ah oo mala awaal iyo riyo isugu jirta iyo garnaqsi sidani waxay dhacdaa markay dadku sariitata aytagaan ay seexanayaan ayuu hor i manayaa qofkii uu jeclaa markaas buu kuriyoonayaa qofkii uu jeclaa isaga oo lajooga oo siduu doonayey sheekadu udhacayso oo qalbigii qiiqayey uqabobay ayuun buu soo bararugaa mese barkintii uun baa kulaba ahayd oo hudutuul buu hasaawinayey

  • @mohamuddalac2476
    @mohamuddalac2476 6 лет назад +3

    Abwaankii wayna ee reer jabuuti waa Gabyaa. Heesa iyo waliba abaabule dhaqan

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 6 лет назад +9

    heestan nin ka qaadayaa wuxuu ucod eegyey xasan diiriye

  • @Faashid-Ali
    @Faashid-Ali Год назад +1

    Allah kuu naxariisto

  • @mahamedroblehliban9405
    @mahamedroblehliban9405 6 лет назад +2

    Aden farah samatar ilaha cimriga ha uu barakeyo jubuti tv walal wa mahadsanthy

  • @mustaphavlogs3254
    @mustaphavlogs3254 5 лет назад +5

    Axyaa hees

  • @kaysemuuse6418
    @kaysemuuse6418 5 месяцев назад

    Alle haw naxariisto marxuumka awaan aadan faarax

  • @omarmahamoud4986
    @omarmahamoud4986 4 года назад +2

    Ilahay cafimadka haku siyadiyo

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 6 лет назад +9

    xalaan dhelalaaboo inton nabanka ku qasaday dhaxda gantamariyey kudhunkaday ma ogtay dhaayahaaha markaan furay idhaboobi waydee

    • @mbyt5688
      @mbyt5688 4 года назад +1

      Heestaan aad baan ugahelay