Muxaadaro Cusub Labo Waa La Cadaabayaa? 🕜6-6-2024 ll Sh Maxamuud Maxamed Xaliike♥️

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024

Комментарии • 43

  • @RashaadMedia
    @RashaadMedia  3 месяца назад +17

    Sh Maxamuud Maxamed Xaliike Ilaahay ha Barakeeyo. Anagana ilaahay ha nagu anfaco Cilmiga hadh iyo habeen aad umadda Soomaaliyeed u jeedinaso Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🏾

    • @sahraahmedayaan7886
      @sahraahmedayaan7886 3 месяца назад

      Ĺmñmmllĺ
      😊😅No to 😮the 😮😮😢😂😊

    • @sahraahmedayaan7886
      @sahraahmedayaan7886 3 месяца назад +2

      Uíòi

    • @sahraahmedayaan7886
      @sahraahmedayaan7886 3 месяца назад

      😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮Hyeh ayeeyo mcn 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮aad to y777😮kugu 😊😊😊😮😮😮😮😮
      😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @SumayaCabdi-xv6gk
    @SumayaCabdi-xv6gk 3 месяца назад +7

    Salaahu calayhi wasalam salaahu calayhi wasalam salaahu calayhi wasalam salaahu calayhi wasalam ❤️ ♥️

  • @xaliimoxaaji6758
    @xaliimoxaaji6758 3 месяца назад +4

    Sheekh alleh hakaa abaal mariyo❤aakhiriyo aduunkaba amiin ❤❤❤

  • @Amran-h6w
    @Amran-h6w 3 месяца назад +3

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @nasrosalat8868
    @nasrosalat8868 3 месяца назад +7

    ❤❤❤masha Allaah illahay ha ku xafido sheikh amin amin amin illahay ha noo aqbalo ducada iyo wacdiga

    • @RashaadMedia
      @RashaadMedia  3 месяца назад

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🏾 ❤

    • @xaawofaarax211
      @xaawofaarax211 3 месяца назад

      Baaraka Allah fiika shaykhunaa

    • @Mohamuudrasta
      @Mohamuudrasta 3 месяца назад

      😊😅❤❤❤❤❤❤

    • @Mohamuudrasta
      @Mohamuudrasta 3 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤

  • @zakiamohmut1693
    @zakiamohmut1693 2 месяца назад +1

    جزاك الله خيرا جزا واحسن الله إليك ❤❤❤❤

  • @SacdiyaCllaahi
    @SacdiyaCllaahi 2 месяца назад

    Allaaha haku barakeyo sheeq

  • @faydefay2591
    @faydefay2591 3 месяца назад +4

    مشاءالله تبارك الله شيخنا الفاضل ❤❤

  • @فتحيه-ح1س
    @فتحيه-ح1س 3 месяца назад +1

    Aamiin yaarabi❤❤❤❤❤

  • @AbdullahiMohamud-jz1hf
    @AbdullahiMohamud-jz1hf 2 месяца назад +2

    Ilaahiyow cadaabta aaqira nagabad baadi yaarabi 😂aamin

  • @CabdiraxmaanMohamed-yv3ge
    @CabdiraxmaanMohamed-yv3ge 3 месяца назад +2

    جزاك الله خيرا

  • @naciimocaday7748
    @naciimocaday7748 3 месяца назад +30

    جزاك الله خيرا جزا وأحسن الله إليك ❤❤❤❤

  • @zahrachide2275
    @zahrachide2275 3 месяца назад +1

    JAZAAKALLAAHU KHAYR ❤❤❤❤❤❤

  • @subanali2558
    @subanali2558 3 месяца назад +1

    Allahu Akbar may Allah make easy for us 😭😭😭

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 3 месяца назад +1

    Jaza kallah qeer sheekh

  • @SumayaCabdi-xv6gk
    @SumayaCabdi-xv6gk 3 месяца назад

    aamiin aamiin aamiin aamiin yaa alaah ❤😊

  • @MaryanFaarax-wd4em
    @MaryanFaarax-wd4em 3 месяца назад

    Macha allah ilhay hakuxifidiyo sh maxamuud

    • @RashaadMedia
      @RashaadMedia  3 месяца назад

      Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🏾

  • @nistehaibrahim6165
    @nistehaibrahim6165 3 месяца назад

    Masha Allah jazakallah

  • @samirr546
    @samirr546 3 месяца назад

    Shugran shiikhow
    Laakiin dadkii iyaga oo og oo muslim ah ayey rabaan in ay dhintaan oo weliba iyaga oo aan diyaar ahayn oo ciil iyo cadho cid kale qaba!!!

  • @HindiyaBare
    @HindiyaBare 3 месяца назад

    ❤❤

  • @XuseenNaasir-u2m
    @XuseenNaasir-u2m 3 месяца назад +1

    Scwscwscw

  • @MaandeeqAxmad
    @MaandeeqAxmad 2 месяца назад

    M.

  • @samirr546
    @samirr546 3 месяца назад +1

    In qabaailka laysku diro oo dagaalama la yidhaahdo iyada oo lawada heshiin karo ma laysku cadaabayaa?

    • @Really2025
      @Really2025 3 месяца назад +1

      Ma Gaalada iyo Muslimkaad ka wadaa?? Mar walba sheekhani dhiigga Muslimka ha layska ilaaliyo ayaanu ka baranaye. Allaha na asturo.

    • @samirr546
      @samirr546 3 месяца назад +3

      @@Really2025 yaa ka bartay oo la arkay meel kasta oo culumo joogto qabyaaladiina waa loo dagaalamayaa
      Masaajidiina waa buuxdaa
      Dugsiyadiina xafid Qur'aan baa ka socda
      Dumarkii oo xijaaban oo qabyaalad u taagan iyo dhalintii oo qabiil dartii u dhimanaysa iyo odayaashii oo ka kacaay wax iska dhiciya leh baan u jeedaa!!!!!
      Kuwii Allah dartii isu jeclaa ee kala qabiilka ahaa wax tarkoodii mee ?
      Masaajidka shiikhu joogo qof qabiilkii la la dagaalayey ahi ma ku tukan karaa isaga oo aamin ah? Waayo!!!

    • @Really2025
      @Really2025 3 месяца назад +1

      SubxaanaLaaah Walaal Allaha quluubta inoo nadiifiyo. Masaajidda waa BaytuLaah.
      Muslinimadaa inaku filane, AYNU niyadda dhisano. Waynu wada ducaysanaynaa. Allaha inoo Khaatima Hagaajiyo.

    • @samirr546
      @samirr546 3 месяца назад +1

      @@Really2025 walaal aniga oo muslimad ah degan tuuladaydii reero badan oo mulim ah oo somali ah ka soo jeeda in hadana reer abtigay iyo reer tolkay isdilaan abtigay iyo ilma abtiyaashay iyo ehel badan oo kale aanay iman karin tuuladayda oo la dilayo iyada oo laysu kaayo. Garanayo waayo ?

    • @Really2025
      @Really2025 3 месяца назад +1

      @@samirr546 Ogow qof waliba maalmo kooban ayuu noolaanayaa
      Adigu cidna denbi haka gelin.
      Aakhiro ayaa Aduunka ka badan.