Muxaadaro: Baraaruga Islaamka || Sh. Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan -Alle ha u Naxariisto.
HTML-код
- Опубликовано: 3 дек 2024
- Baraaruga Islaamka waaa Muxaadaro uu Jeediyey Alle ha u Naxariistee Sheekh Dr Axmed Xaaji C/raxmaan oo ka mid ahaa Culimadii waawayneed ee Soomaalida, Gacan xaqdarro na ku dhintey isaga oo Salaad subax kasoo baxay lagu toogtay Bosaso. Dhaxalkii Dr ka ayaan jecelahay inaan faafiyo, si cilmigiisii aanu u dhiman, Ajarna uga socdo Marxuumka.
Follow us on Facebook
/ shaakirtube
Follow us on Instagram
/ shaakironline
Subscribe our RUclips Channel
/ shaakirtube
Hadii aad Doonaysid inaad Taageertid Channelka ShaakirTube si uu usii wado faafinta Wacyigelinta Waxaad ku bixin kartaa deeqdaada (Your Contribution) adiga oo riixaya Link ga hoose kadibna qoraya Lacagta aad ku deeqaysid. Mahadsanid.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
__________________________________________
/ shaakirtube
__________________________________________
Waxaad Igala Soo Xidhiidhi Kartaa:
📞Call (Wicid): +1 (587) 557-3320
🎙Voicenote + Text (Cod+Qoraal): t.me/Shaakirtube
#Fadlan #Share #garee
Allw haw naxariisto sh dr. Axmed xaaji c.raxmaan
Allah ha unaxariisto sheekh
عليه رحمات رحمن
Alha unxrsto shiikha
Rabi ha u Naxariisto
mashalla alle ha u naxariisto
Illaahey how naxariisto sheek Axmed C/raxmaan xaaji Cabdi
Alle hakuu naxariisto
Mujrimiintii Diley Alle ha uga Aargooyo
جزاك الله خيرا يا شيخ أحمد
Masha Allah
Wuxuu ahaa Cadceed Soomaalidu ay wayday
🦉اللهم امين
Alle haunaxriisto sheekh maxay mutacalin Nagadileen diini iyo maadi Alle hanagaqabto diinlawYaash
maskaxda yaan lagaga ciyaarin maamulka puntland ayaa ka dambeeyay shiiqa dilkisa markaas ayaa shabaab dusha laga saaray
@@mohamedmohamed-fy9hv shabaab iney dileen shaki kumma jiro
Kama daalo dhagysiga dhaxalka aad inooga tagty.
Rabbi hakuu naxariisto.
Waa naxay aragisa markan arkay sheikha
Alle ha u Naxariisto nin la ilaawi karo ma ahayne
Ax alle ha unaxariisto
Maxaa loo diley? Maxa lagu diley?! Ilahay raxmad waasaca ayaan uga baryin.