2013 studio kuyaalo 10 iyo 9 ka meel udhaxayso ayaan ag daganaa waagaan qoftoo ayaan isku ahayn love lkn allahaa unaxariisto heestaan markay soo baxday galabkii ayaa la soo daayay waan utagay waan dhagaystay waana soo dajiyey iyada leen udiri jiray Waxaad ogaataan jacayl wax lagu tashto ma ahaa in laga tashto ma ahee
10 sano ayaa ka soo wareegatay durba, Xasuus ayay igu leedahay heestan, qoftii aan xiligaa darteed u dhageysan jiray hadda waa marwo, nolol qurux badan baan u rajeynayaa. 19/11/2023 2:45 am, Habeenimo. Nairobi, kenya idinka soo salaamayaa dadkeygow🇸🇴❤
2013 studio kuyaalo 10 iyo 9 ka meel udhaxayso ayaan ag daganaa waagaan qoftoo ayaan isku ahayn love lkn allahaa unaxariisto heestaan markay soo baxday galabkii ayaa la soo daayay waan utagay waan dhagaystay waana soo dajiyey iyada leen udiri jiray
Waxaad ogaataan jacayl wax lagu tashto ma ahaa in laga tashto ma ahee
10 sano ayaa ka soo wareegatay durba, Xasuus ayay igu leedahay heestan, qoftii aan xiligaa darteed u dhageysan jiray hadda waa marwo, nolol qurux badan baan u rajeynayaa.
19/11/2023 2:45 am, Habeenimo.
Nairobi, kenya idinka soo salaamayaa dadkeygow🇸🇴❤
Heesta markasta wxn kuxasusta abtigay King fiqi farah abti asago nairobi kayimid oo mobilka noca ladhihi jiray motorala oo heestanu kujirto ayuu Galdogob igu keenay ana duhurkasta Geedki qabooba ee awowgay Shaambiye ayan kudul dhagaysanjiray sanadkuna wuxu ahaa 2014.Abti abdulahi waliga inoolow♥️💯
Al Fanaan iidle yare ❤️👏 Cod mcn wu ku dhamaaday Axsan Hees 😍👏
Heestan waxaan u qaadi jiray saxibadey oo aan kalla tagnay, magaceeduna waa xanaan🔥
Gob iyo nasab baa tahy wllhi ❤
actually this song is awesome...it makes me remember my sweetheart who is miles away from me
I hope u met her😰
Is she around now though✌️🦋🦉
Indeed it is nice song song and heart touching which whenever I listen I remember my ex😢😢😢
yaa daawanaya 2017 april
thanks sxb mcno badan ayay ii samaysay
Wooow aad baan uga helaya heestan
Wow! heesta caadi ma ahan qalbigeey taabatay xaqiiqdii :)
Alla waxaa u xiisay heestaan qurixda bdn waxaaan daawanaaya 2022 13 AUG🥰
2020 yaa dawanaya
Waaaaw iidle qodob adag ayaad ka hadashay alle haku daayo sxb
7sano kadib ban kusalamaya zuhur😌
Inta bbc ka soo maqshey heestan like saarea
mashaallah iidle yare nice song i like it thank you and keep it up.
xubin qaali iyo qabigeey xadoo xageedaan jiraa❤❤❤🙏🙏🙏
Masha Allah wa ku tagera iidle best fanan
nice song sxp fankii waa kaa muuqataa lkn marka wareysiga lagula yeelanaayo isa sax
nice song sxbkey iidle waayo waayo addis ababa
Xubin Qaaliyo Qalbigay Xadoo
Waah WaaH Idle Yare Hees Mac Tan kaliya Uu Leeyahay
Woow what s great voice. And and good instrument love it
Iconic artist 🎨 ✨ 👏 💜
After 11years am here again😘
Heestaan anoo schooley ah baan dhageeysan jiray 😢
Iidle sxb mncha Allah cod waa uu kugu dhamaadey
Ppppp
Best music and voice
Wakutaagera iidle
Waan kutaageeri doona baradar
oh idle u r best ever Somalia singer
waaw iidle yare boos hestaan caadi maha halkaas ka sii wad boos
woooooooooofff waa ka baxsatay fananka qaranka viva al fanan gaaloz
4162488951
Waa fanaan cod mcn, weey ka muuqataa fankii iyo luuqdii asalka ahayd ee aan dhaqanka iyo hidaba ulahayn
woooooooooooooooooow caadi ma ahan bro
* Xidhiidhkeenna wacan,
* Xajiyoo adkee,
* Xannaanee axdiga.
Eesh calaa hees dheh. Dhawr sanno ka hor ayaa idacadda VOA Somali ka dhaaystay heestan, markii u horraysay.
Wali waan xiisaa heestan.
Mahadsanid, Fannaan, iidle yare
Waaaw cadii maahan heestan wadkabaxsatay
What a nice song , beautiful voice 😍
2024❤
Waa Hees Music Iyo Luuqba Top Ah Laakiin Ereyada Abdi Good Baanu La Kaashan In Habdhaca ,Bujuqtaamuska Iyo Abla Ablayntu Sax Tahay LOOOLZ
but he is right and i fully support how he doing his things and its about future of our children not only us .
Yep .
ttwwwmtj
u
0Lovell
Wwww hees bela ah waaye iidle yare afkada cano dhaay ah lagu qabey eeboow
Www waad ka baxsataay sxb
Masha Allah xisaha galgacal heees macquul
i like it cadi mahan iidle yare
the best song iidle yare i love songs
Waqti waxuu cararaba 10 years maxirtay heesta
woooooooooow nice song iidle nolow abidka sxb
.sad wqg
wow, beautiful voice manshalaah...
caadi maaha iidle yare go ahead bro
Hees i qancisay iidle yare wan ku tageraa bro
Alaa xasuus jecelkeey mar walbo so xasusata markan maqlo😫😫😫
caadi ma ahan waxaan soo xasuustey meel igu qaali ah ala beerka
hhhhhhmmmmm
Haaa hees xus bdan anoo yar baan dhagysanjry
Boqorka Codka
iidle Abdulahi
woooow iidle hestan adba uga helaa xasuus dheer
wawwwwa xananey axdiga
mshlh xisaha galgacal xadud ugu xiro yaaasaaalaaaam
hees xasuus igu leh thanks fanan igu Qaali ah
xanaaneey axdiga yaa salaam heestaan inaba caadi ma aha codka macaan ee iidle yare
Bahal Cunaaye
Waaaaw waka baxsatay
2019👂👂👂👌👏👏👏👏👏👌👌👌inti iga danbeysa👇
Who’s still listening it😢❤
yadawanaya 2019
Xubin qaaliyah qalbigaad xadoo qalbigaad xadoo xagagaan jiraaa
nice oooooooooooozzzzzzyyyyyyyyy brother
Waxatahay xurmoy dumar tan ksxushe xirirkena wacan xajiyo adkee
laxan cajiiiiiib ah
Wooooow 2021 soo booqday
اجمل صوت😍
nada lool
Anaa ka cod qurxoon kan
best fanan wehey.codknna 100/100super
waaw masha alah iidle yare
Woooow 💛
Wwwwwwwwwwwwwwwewweweeeeeeeeeeyyyyyyy cod baa ku
Dhamaadàyyyyyyyyyyyyyyy alfanan iidle yare
wow like it
Still 2023 is 🔥 iidle yare on best
Let me know when
Ya ila dawanaya 2018/11✌❤❤
Back to 2013
waaaw best song ever
ax ax jecliy wlh heeskan igu socta
iidle yare cadi maha
2022 sxbtey u qaadaa cajiib
Wow nice song
2015 xasus heestan gabadh an iskufasal ahen banoqadi jirtee ayadan kabarte 😂🥰
Bbc aya ka dhagestay aso leh heestana iigu horesay saasa uso radiyay adna ils mida tha umalens
@@abdiqaniosoble3988 Haaa sax xasus igu ledhahy
hees xusuus weyn iguleh mahilmaami doono hestan sameynteeda marnaba
Xasuus idle yare 2013🎉
hees cajiib
2021 yaa dawanaya lake isaara
Still 2023 ❤❤
cadi mahan hestan
Alteso hailoobin w walal qali ah ogoow
2024 Istil 🎉
2024 😢
Hi
hees I deeq day xiisaha kalgacal
goood
Xansney sxdiga
Wow😍
Hestan idle Miya leh mise waa coppy aydna axsan hees
🥰🥰🥰
2018
2023
Leyla ladan
fadumo xasan hhhh
wwwww nolow
hhhhhhhhhhh qaniskii ayaa ciyarayo
try to be like him then we will know who is qaanis
try to be like him then we will know who is qaanis
yeah
wwwwwwwww
Wwww hees bela ah waaye iidle yare afkada cano dhaay ah lagu qabey eeboow
wwwwwwwwwwwwwwww caadi mahan weyshitantahay heesta
Susu tutu
Woow what s great voice. And and good instrument love it
yadawanaya 2019