Laascaanood oo Xalay kulmisay Kumanaan Ruux oo kasoo qayb galay Bandhigga Buuga Abwaan Jaamac Kadiye

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024
  • Laascaanood oo Xalay kulmisay Kumanaan Ruux oo kasoo qayb galay Bandhigga Buuga Abwaan Jaamac Kadiye iyo Madaxwaynaha SSC khaatumo iyo Garaad Jaamac oo ka hadlay

Комментарии • 72

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 месяца назад +13

    Allah U naxariisto abwaan Jaamac kadiye guuuuuuull SSC khatumo❤💪💪💪💪

  • @bellazio7410
    @bellazio7410 2 месяца назад +1

    ❤🎉❤🎉 from somalia 🇸🇴 muqdisho banadir

  • @aminamohamed7486
    @aminamohamed7486 2 месяца назад +12

    Allaah ha u naxariisto Jamac Kediye

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 2 месяца назад +3

    Mansha Allah guul khatumo ❤❤❤

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 2 месяца назад +2

    Ilaahaw unaxariiso❤🤲🏻

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 2 месяца назад +3

    beautiful people beautiful video❤ ( Allah ya Rahma Mr. Kadiye Amin❤)

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 месяца назад +6

    Guul iyo Gobonimo SSC

  • @salmaan6233
    @salmaan6233 2 месяца назад +2

    Man sha alah

  • @halimo.a.mmohamed7785
    @halimo.a.mmohamed7785 2 месяца назад +4

    Allaah ha u naxiisto jaamac kediye

  • @KowsarCumar-p6c
    @KowsarCumar-p6c 2 месяца назад +3

    ❤ manshalaah

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 2 месяца назад +8

    Mashlh gobanimo ayaa ka dhacday

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 2 месяца назад +5

    Maa shaaallahu agbar ilaahoow umada soomasliyeed qalbigooda burcad isku mari

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 месяца назад +4

    Alle ha u naxariisto adeer abwaan jaamac kediye !

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад +5

    Masha allaah khaatumo khaymo badan❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaksypher571
    @zaksypher571 2 месяца назад +1

    Allah ha u naxariisto abwaanka iyo intii ku shahiiday nimcadana sllah haydin barakeeyo

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 месяца назад +3

    Alaha haunaxaristo abwanka dhelinyarada rer lascaano shahiiday

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 месяца назад +3

    AUN jaamac kediye

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 2 месяца назад +3

    Maashaa Allah iaahiw soomaaliya midee

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 2 месяца назад +6

    Ilaahey quruxuda ka muuqato ah Barkeeyo

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 месяца назад +6

    "Somali baan ahay, Sanku Neefle ma ogoli in uu iga Sareyn Karo",: Abwaan Jaamac Kadiye!

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 месяца назад +2

    WAA GUUL IYO GOBANIMO NOOSOO HOYATAY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan 2 месяца назад +4

    Mashaa Allah aun abwaanka jamac kadiye amen 🙏 📚 qurbaha ma la soo gaarsin Kara talow

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @farhiya4040
    @farhiya4040 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад +1

    masha Allah

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed7521 2 месяца назад +1

    GUULEESTA

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 2 месяца назад +1

    Somali faanloodah

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @IkranBihi
    @IkranBihi 2 месяца назад +3

    May Allah grant him Jinatul Firdousa. But his assassination was suspicion

  • @عليعمر-ذ2ق7غ
    @عليعمر-ذ2ق7غ 2 месяца назад +1

    الله يرحمه ويغفر له

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад +2

    Yaah Reer Laascano Nabadana wanu Naqana Dagalna wanu Naqna iga dheh
    Lajiifiyana Banaan Lajoojiyaana Banaa miyaa sheekada
    Reer Laaska Cimaamadoda Lama Haysan karo

  • @SARAHSGAMIIEZZ
    @SARAHSGAMIIEZZ 2 месяца назад +1

    WAA INLAGAXOREEYAA LAASCAANOOD ARGAGIXISADA UU GARAAD DARAWAL WADO VIVA SOOMAALILAND GUUL

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni 2 месяца назад

      Baroor looma bahna ppe😂

    • @SARAHSGAMIIEZZ
      @SARAHSGAMIIEZZ 2 месяца назад

      @@ASRAAbdi-px4ni INDHAHAAGA AYAAD KU ARKI GAROOWE KASOKEYNMAAYO WAA INOO IYO YOOCADA IYO XUDUUDKEYGOONSOOXIDHO GUUL JAMHUURIYADA BARAKEYSAN EE SOOMAALILAND

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni 2 месяца назад

      @@SARAHSGAMIIEZZ 😅aan aragno ppe

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 2 месяца назад +2

    Waala hubaa harti mideysan daelada somaliya iyaga ah xasan moryan ilahy ku dhaafi somsliya oo nin isla doonta noogu bedel

  • @OmarAhmed-c5p
    @OmarAhmed-c5p 2 месяца назад +3

    Xage laga heli kara??

  • @SamsanIsmail
    @SamsanIsmail 2 месяца назад

    Ilaahay haw naxaristo abwan jamac kadiyee❤❤❤❤

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 2 месяца назад +1

    Tigrai ga ayuu hirkacayay baydhabo nacalaa kuyaal

  • @cabdirashiidcali183
    @cabdirashiidcali183 Месяц назад

    Allah haunaxariisto abwaan jaamac kadiye allah haunaxariisto

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 2 месяца назад +1

    M.a

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 2 месяца назад +1

    Oddaagi 90 jiirka kaa haa eee daarood kuu faashaaday sixirka kuu dhiigi teen raabi haa u naaxariisto

  • @mahdiosman3249
    @mahdiosman3249 2 месяца назад

    Raximahullahu
    Tacaalaa
    Raxmatan
    Waasican

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 2 месяца назад +1

    Buug muxuu tarayaa nin dhintay
    U duceeya

  • @CaaishaCarte
    @CaaishaCarte 2 месяца назад +1

    😊

  • @Caliya7
    @Caliya7 2 месяца назад

    Sooley la,aantaa Somaliba majirileyn ee hore usoco oo sama iigu nooloow that's my hees from HG.

  • @queency7943
    @queency7943 2 месяца назад +1

    Jaamac kidiye sawtaad idinku cunteen illahay idinkama tago guug ilaa tuug

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 2 месяца назад

      Munafaq Munafaq dhalay baad tahay. Gacan ku dhiig afku dhiigle qalbi ku dhiig.

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 2 месяца назад +1

    ninka abwaanka horta ayaa dilay?!

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 2 месяца назад +1

    Xagayaga Dumarka faana.

  • @Qooyskena
    @Qooyskena Месяц назад

    Kor allah niga yeelo rer lascaanod allah niga fujiyay somalinecbka isaaqlan

  • @Charkherad
    @Charkherad 2 месяца назад +7

    Salaam,
    Waar wll alle ha idin sharfee, buugaa dalka france 🇫🇷 ayaan deganahaye sidee ayaan ku helayaa !?

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

    Masar uyeedho

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад +1

    😂JINIGII TALAXUMAHA DHEH MADAXWEYNE😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Hakiimblocktradeshunter
    @Hakiimblocktradeshunter 2 месяца назад

    Somali baan ahay wax macquula maaha wx shaqaynaya maaha dadka dhamaan khatumo iyo puntland iyo qayba ka Tirsan dowlad deganka waa inay Hal qaran oo madaxbanan ay Noqdan
    , idinko dowlad gobaleeda meel magaranysn sida puntland aya noqonaysa weliba waxa idin dhmaan deriskinu waxay rabaan inay dhulkina idinka qadan, meel aad ku badbadi kartan majirto ilaa dowlad harti oo madax banaan calan gooni ah leh noqotona awood buuxda geeska afrika
    Badbaadiso dadka hartiyed ee adunka ku nool iyo lkuwa islaamka ogow harti waxay difaaceen kacbada marku burtuqiska weeraray, Halka inoo banaan waaa madaxbanani keliya hadii kale Hertiga dowlad deganka Joga cagta la marinaya itobiya idinaka Somali land Ayaa Werar idinku ah puntlnd waa maata caana leh malintii laydinso jiro. Hal qaran oo madax baanan sidii b.cisman iyo ini.cali shire maahana anagu xal kale idin ma hayo

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

    Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Failed Somalia italiya Somalia italiya Failed Somalia Somalia Somalia Somalia was soomali wax layidhaa ma jirto

  • @salebanbissad7524
    @salebanbissad7524 2 месяца назад +1

    Soo dinkii dilay idinku abwaanka waar qajila

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 2 месяца назад +1

      Ceel uma qabno waanu u aarnay oo iidoor badan baa u dhintay qaar badana hadanu u maxkamadaynaynaa isaguna wuu shahiiday !

    • @abmoh9216
      @abmoh9216 2 месяца назад +1

      Xabashi lover

  • @safiyacige2735
    @safiyacige2735 2 месяца назад

    Iyaga dilay jamac iyaga more ku samaysay rergan walan ningan dilen bay hadana husayan isma qabtan sixir ay sameyen bay hadana isgu qirayan

  • @sakinourchannel1
    @sakinourchannel1 2 месяца назад +1

    😂

  • @SadiiqAbduwali
    @SadiiqAbduwali Месяц назад

    🎉🎉❤❤❤❤❤😂

  • @ElmiGouled
    @ElmiGouled 2 месяца назад +1

    HANOOLAATO Laascaanood°eeduba

  • @AminzoAbdi
    @AminzoAbdi Месяц назад

    Aowsduuhaaaaaiiiu1❤🎉

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

    Kkkkkkkk soomali destroyed by

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 месяца назад

    Garaadlaawe ma naxaan ubixi dumar dhalayn ayad ku shubtay dabka adiga waxad ku sifaysan tahay dagaal ogay weyn oo manaxan ah oo agmax oo haba yaratsy wax jidh dam qanaya ahayn oo kaligi moolay ah xaraan oi ka ganacsada daliyarada lascanood dhiigooda oo islam iyo gaal wax lagu tilmaamo ahayn oo ka madhan dhanka islaamka oo dhiig yacab ah ey akhiradaada utudhow garaad amba oday dhaqmayd hagaagsan wanaagaviyo wax dadka isku soo dhawaynayad ka talin lahayd hadad qof hagaagsan tahay inta ayan qormadaydan kusoo koobaya ilaahay ha unaxariisto jaamac kadiye oday gabyaa ayu ahaa oo somaaliyed

  • @ShakurKosh
    @ShakurKosh 2 месяца назад +1

    ❤😢🤔

  • @shamsoomar8862
    @shamsoomar8862 2 месяца назад +3

    Masha allah