Masha allah mcnto aad ayaad ugu mahadsantahy sida aad codsigeena u tixgelisay allaha ku sharfo like yaal iyo wax ka bandana waad u qalantaa hore u soco aduunyada kuma ciisho aqirana halkii room.
Abaayo video kaso samay sida loo duubo video hada sidad u duubtay nanaca adigoo sameysay ayad na tustay marka hore gadaal na waxaad naga tustay waxaad ka samaysay waxan rajay na inaad so samayso anagana like iyo share ❤️❤️💯💯
Faadumo has nanaca maanta ayaan tijaabiyey si fcn ayaan u kariyey Lkn markaan arkay inuu dhulka ku dhagaayo ayaan ku naxay shaqo bdn ayuu i galiyey iyo inuu meel waliba ku dhago ka wrn intuu wax yar soo qaboobaayo Waan sugi waayay
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971ama +252613712029
Janalkii ugu horeeyay ee somaliya oo nanac luubaani sokiliya waa adiga
xaqiiq wlhi anigab wa jeclhy
M.shalaaah❤❤❤❤❤❤
Nac nac burbur kii Somalia laga heli jiray no so suubi xabibti ilaahay haku xafido.
Maasha allh🎉
Nanac burbur
Soogili
Masha Allah qurux wlh codsi iga dhex guuxaayay mahadsanid qaali iyo intii codsatay💗❤💯🌻⚘🍬
Ninac bur bur plz hawo mcn 🥺
Salanta idishay faadumo haas وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Masha allah mcnto aad ayaad ugu mahadsantahy sida aad codsigeena u tixgelisay allaha ku sharfo like yaal iyo wax ka bandana waad u qalantaa hore u soco aduunyada kuma ciisho aqirana halkii room.
Masha Allah abayo aad ayaa umahadsantahy wallaahi Todobo sano macunin nanac luubaani aad ayaana ujeclahay ilaahey gacmaha hakuu barakeeyo
Fadumo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abaayo video kaso samay sida loo duubo video hada sidad u duubtay nanaca adigoo sameysay ayad na tustay marka hore gadaal na waxaad naga tustay waxaad ka samaysay waxan rajay na inaad so samayso anagana like iyo share ❤️❤️💯💯
abaayo nac nac bur bur noo sosame
Masha allah waan kahelay
Fadumo haas alle hku barakeeyo
❤agah.hn.mashal.wamaxay.wamaxay.wamaxy.wan.sugilahay
Masha Allah weegen ayan samayabaya insha allah 🌹🌷🌷
Masha allah thanks Abyo
nancnan tictooga noosoogali wllo blz
Mash
Alaah
Abyo waxa noo soosamaysa xalwo plls pls🙈🙈🙈🙈
nuskob sokor iyo meqo biyo
❤❤❤❤❤❤
Mash Allah xabibti cadi mahan gacanta Allah ha ku barkeyo
Masha Allah faduma haas fariid badaneey
Masha Allah 🤤👌👌👍🏾👍🏾👍🏾
Saan uraadinayay mahadsanid
Qurur 😋 abaayo ninac bur bur soosameey please 🌷❤️🌷
m.a laakiin sokor gaduud ma laga sameyh karaa
Asc abaayo nanac bur bur noosoo gali hadaa taqaan
Shukran macnto hadaan sameenayaa
Masha Allah abaayo gacanta Alle hakuu barakeeyo ❤❤
Mansha allah faadumo has gabadha keliyeen ugu jecelahay dumarka youtubarada ah mahadsanid wllo qaali
Mansha allah❤
Abayo mcn waxad no so samaysa siida loo sameyo cunto waad brown ah macal coffee plz abayp mcn
Mashallah 👍😋👌🌹🙏💜💜🤝👸
Abyo wakuso duceyna San ujeclahy abyo thank you so much
Ninac burburna noo soo sameey
Nac nac burbur noo so gali please thanks
ninac bur bur so samey
Maasha allaah qaali alle gacantada hakuu barakeeyo
Mansha allah 😋
Wan daawaday
Mansha alaah
Faadumo has nanaca maanta ayaan tijaabiyey si fcn ayaan u kariyey Lkn markaan arkay inuu dhulka ku dhagaayo ayaan ku naxay shaqo bdn ayuu i galiyey iyo inuu meel waliba ku dhago ka wrn intuu wax yar soo qaboobaayo Waan sugi waayay
Nenac bur bur noso gali
Thankz abyo
Masha allah xppti
Mashalaha ❤❤❤
Masha.allah tabarakkallaah gacantada allaha kubarakeyo
Masha alh uqti casharada nasiiso arday kaso baxday .inaa.noqona.jclhy
Mashallah waxa tahay warshad soomaliyed cadawga jaab walashay
Apyo nanac burbur sosamey
Maasha allah jazaakallahu kheyran walaashey
Foodcolor xalwada lagusameyo makusameynkara
Masha Allah abayo shugran
Mashaalah
Masha allah😋👍❤️
abayo manshaalaah ninkii ganacsi karabo meeqo kiilo uukarina
M.a
Wow so lekker yummy
Mansha Allah aad ayaan u jacelaa 26 sano ma cunin
Masha Allah xabiiti👌❤❤💋❤💋❤💋
maha alh abyo ilaah hku fududeyo
masha allh
food color makudari kari miyaa inta kareyso sonkorta abyo
food color haku darin cusbo ayaa ka buuxdo
Masha Allh ilxun kuma Arakto Abayo iyo inta uurka kaceceb Dadan ogahay Rer kobi orde Idinkane so galsha Hada komontiga idinku Rifin beena idin shegay Adinkon xusin magaceda Abayo fadumo fariido faceda karon car tee copiy tiraahda ♥️♥️♥️♥️👌😍😍👍
MashaAllaah
M.a abyo
Masha Allah xabiibti
Asc
Sonkor caadiyuu noqday
M. Allh abAA🥰YO
Shukran abaayo
شكرا حبيتي الغالية
Ideey ideey 😂
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971ama +252613712029
Macanto telf.ka ga ma heli karaa adigoo mahadsan
Fadumo waakuyee celahsy
🥰🥰🥰🥰😍
Mnsha Allah xabiibti allah ya barik
Alaapti timaha laisaga qaadaaye waayebe thank you so much abaayo
Abayo
Ani abayo wa isku dayay lkn gacmaha ayow iga dhagdhay wana iga biyobay
@@Raxma22Nuur aso ceeyriin ah ayaad dajisay gacmaha neh saliid yar iska Mari markaad qawaneeysid
Masha allah mahad sanid
Nanac bur bur noo soo gli
Nacnac barawe anrabaa wlle
Aniga ku sheega
Ok
Masha allah
Bal balow
Mashallah abayo qurux macan
abaayo kalarka maheli karo sacfaraan kawaran qali
maloogu talagalin wll
maad isiisd
Waad karisay anna waan cunay
😂😂😂😂💙💕💞💕💙💞💙💕👈😍
210 baa igu dan beeysay galkacyo ban ka cunay
Malwx
Masaha alah
Mansha allah❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashalha Allha
M.a
Asc
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤